Sidee Shaqsiyad Saamayn Leh Looga Sameeyaa Internetka? Personal Branding - somX

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Webinaarkaan waxaan kaga hadli doonnaa sida loo sameeyo shaqsiyad saamayn digital ah leh.

Komentáře • 43

  • @DibadAliDibad
    @DibadAliDibad Před 5 měsíci +3

    Si heersare ah ayaan kaaga mahad celinaa sida fahamka ku dhisan, maanka deeqda sido kalena kooban ee aad aqoontaan noo soo gaarsiisay. Runtii waxaan haleeli waayey maalinkii uu baxayey oo aan kamid ahaa dadkii iska soo diiwaan geliyay balse in aysan waxba i dhaafin waa fursad kale. More than thanks Eng Mohamed Muse.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před 5 měsíci +8

    Anigu wali Maan arag marka laga reebo culimada diinta
    Nikan wax dhaama

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 3 měsíci +4

    It's better to star your own business instead of staying one work

  • @LHamash
    @LHamash Před 5 měsíci +3

    It was an amazing lesson thank you Ustad Mohamed muse Hassan

  • @anisaxuseenmaxamed9774
    @anisaxuseenmaxamed9774 Před 5 měsíci +1

    I am so lucky to listen such a fruitful lesson which I have undertood allot of important things in a view minutes. Thank you dear teacher.

  • @mohamednor8402
    @mohamednor8402 Před 5 měsíci +1

    wax badan ayaan ka faaidey runtii Stad Mohamed Musse Thanks you so much

  • @addowabdullahi7236
    @addowabdullahi7236 Před 5 měsíci +2

    M.a thank you Dear Mohamed Muse

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah Ustaad Mahadsanid In Badan wax bdan baan kaa faaiday❤

  • @daadir2020
    @daadir2020 Před 5 měsíci +1

    Thanks ustaad Mohamed Muse Hassan

  • @kaafi-gacalka
    @kaafi-gacalka Před 5 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad Mohamed wax badan baad noo iftiimisay .

  • @folaadtv9943
    @folaadtv9943 Před 5 měsíci +2

    alx waan nasiib badanahay hadaan helay muqaalkan maan furka ah , ilaahay ha kaa abaal mariyo ustaad.

  • @user-nn2tj6gd7q
    @user-nn2tj6gd7q Před 5 měsíci +1

    Thanks ustaad ma soo koobi karo inta aan kaa faaidey caawa. Allaha kaa abaalmariyo.

  • @HusseinIyaye
    @HusseinIyaye Před 5 měsíci +1

    Thank you dear Mohamed.

  • @dalmar2285
    @dalmar2285 Před 5 měsíci +1

    Xaqiiqatan wax wayn ayaan ka faaidey waana dhaqan gelina insha allah abaalkada janada allha ka dhigo ustad

  • @yosquare6300
    @yosquare6300 Před 15 dny

    Thanks

  • @Farahboska
    @Farahboska Před 5 měsíci +1

    usefull video thanks ustaad

  • @mohamedabdinuur-bs8ny
    @mohamedabdinuur-bs8ny Před 5 měsíci +1

    Aad iyo aad baa u mahdsantahay ustaad

  • @maanmaalchannel6918
    @maanmaalchannel6918 Před 3 měsíci

    Sida qiimaha leh ee aad tusaalaha iyo sheekada leh aad baan kaagga mahadcelineynaa ustaad shukran

  • @abdirizakibrhm
    @abdirizakibrhm Před 5 měsíci +1

    Thank you Teacher Mohamed

  • @abdallaboy2386
    @abdallaboy2386 Před 5 měsíci +1

    Thanks ustaad Mohamed muse

  • @mahamedidris7009
    @mahamedidris7009 Před 5 měsíci +1

    Your deserve more likes and love

  • @abdallahashi3153
    @abdallahashi3153 Před 3 měsíci

    Mahadsanid Ustaad Mohamed Muuse

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 5 měsíci +1

    Mahadsanid wax badan baan ka faa iidaysa

  • @mustafaabdullahi4047
    @mustafaabdullahi4047 Před 11 dny

    Shugran ustaadi

  • @abdikaniabdallamohammed4889
    @abdikaniabdallamohammed4889 Před 5 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad M.muuse ❤

  • @addowabdullahi7236
    @addowabdullahi7236 Před 5 měsíci +1

    thank you Ramadan Kareem

  • @mcaadif1907
    @mcaadif1907 Před 2 měsíci

    Thank you so much Brother MMuse

  • @ayuubkarlo1636
    @ayuubkarlo1636 Před 5 měsíci +1

    Thanks ustaad mohmed muuse

  • @Somatechnology01
    @Somatechnology01 Před 5 měsíci +1

    thanks ustaad

  • @ismailisack5720
    @ismailisack5720 Před 5 měsíci +1

    Thank you

  • @zekidhagacade
    @zekidhagacade Před 5 měsíci +1

    thanks ustaad ❤

  • @abdulaahihassan
    @abdulaahihassan Před 5 měsíci +1

    Thanka ustaad

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před 5 měsíci +1

    Maashaa alaah codkar iga dheh

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515
    @rahmaabdilkadirmohamed8515 Před 3 měsíci

    Thankz ustaad🙏

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 Před 3 měsíci

    thanks sir

  • @fuaadabdullahixusen9687
    @fuaadabdullahixusen9687 Před 4 měsíci

    Thanks ustad

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 Před 5 měsíci +1

    ustd aniga waxan ku fiican nahay dhageey siga dad ka iyo xalin ta prolem yada sido kle communication ka dadka iyo team managing ayan ku fiicnahy
    waxan leeyahy khid rad yar oo ah supervisor nimada waxan kale so shaqeyey mid 1 kowad comapan wen oo UN agency ah wharehouse kiisa iyo reastron wen ayan labadu ba supervisor ka kale noqday sido klle shaqoyin bdn oo garab rarato wan so qabtay ee susha shey da waxa waaya ? maxan ku bilaabi kara ? maxan noqon kara ? maxan maxaad igula talin laheed > ? macalimu ??> digital ka busines wan jeclhy lkn a qoon uma lihi technology ? non skills ayan ahay kaliya shaqa la ii diro ayan waq taa oo 100\200 ka so dhalaaa un oki talo i sii ustdi plz and plz thnks

  • @mubarikyusuf2094
    @mubarikyusuf2094 Před 5 měsíci +1

    Thank you sir, really helpful.

  • @mohankariim8409
    @mohankariim8409 Před 5 měsíci +1

    Mhdsnd ustad❤

  • @mosabhassanomar1633
    @mosabhassanomar1633 Před 5 měsíci +1

    Thanks Ustaad Mohammed. Ramadaan Kariim

  • @goohiye3916
    @goohiye3916 Před 3 měsíci +1

    The five p-da anaaba kusoo sameyay macalinka ilaa coursadan aan kuso dhaco😅

    • @MMBariise
      @MMBariise Před 2 měsíci

      Lol 😂. Mahadsanid, Ustad.