NOLOL CUSUB: #32: GABDHUHU MA WAXAY JECELYIHIIN NIMANKA XUN?!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 07. 2017
  • #5 FIKRADOOD OO NIMANKU SI KHALDAN UGA AAMINSANYIHIIN GABDHAHA!
    KA DHIGO CHANNELKEENA SAAXIIBKAAGA GUUSHA!
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin
  • Jak na to + styl

Komentáře • 223

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 Před 7 lety +37

    "WAA HAMBALYADII DHIIRI GALIYE USTAAD AYUUB YUUSUF SAKIIN WAA MARKAAGII" hambalyo aroos iyo meher iyo dhalasho toona maaha Ee waa hambalyo aan ugu mahad celinaayo fikradihii midha dhalka noqday ee uu inoo soo diyaariyay wakhtigii imtixanaadka ee MUDAAKIRADA Ahaa Waxaan mahad oo dhan is kale Alle SWT mar labaad waxaan u mahadcelinayaa Ustaad Ayuub oo Abaalkiisa Gudi karin Waxaan Leeyay Jazakallahu khayr waxaan Ugu Hambalyaynayaa In Aan Kaalinta Kowaad galay Imtaxanaadkii Caamka Ahaa wlhi Farxad Aan Caadi ahayn ban dareemay markan arkay guushan ka gaadhay imtixaanka Alxamdulillaah Iska kolkaan arkayba waxaa niyadayda kusoo dhacday waa talooyinkii ustaad Ayuub ee Aad Adna dhaqan galisay Manshallh tabarakallah huno kunjeeer mahadsanid,
    yaanan illaawin iyana naftayday hambalyo oo mahadsanid waliba sida wanaagsan ee aad wajibadkaaga ugudatay😂😍

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  Před 7 lety +85

    GABDHUHU MARWALBA WAXAY JECELYIHIIN OONA JECLAAN DOONAAN NINKA WANAAGSAN, NINKA U NAXARIISTA, NINKA DAREEMA, NINKA KA DHIGA BOQORAD, BALSE WAA HADDII AYNU SI DHAB AH U FAHANO SIDA AY U FIKIRAAN!
    DHIG RAADKAAGA: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. MAHADSANID.

    • @deeqamaxamed1067
      @deeqamaxamed1067 Před 7 lety +1

      Ayub Yusuf Sakiin thnx wll

    • @mohammeda5803
      @mohammeda5803 Před 7 lety +1

      Ayub Yusuf Sakiin hhhhhhh Asxaabtaydu miyaay sii dhex seexdaan CZcams ka hhhhhh

    • @mohammeda5803
      @mohammeda5803 Před 7 lety

      Ayub Yusuf Sakiin Thanks my teacher

    • @mamasomalia4013
      @mamasomalia4013 Před 7 lety

      Ayub Yusuf Sakiin ayuub alle haku xifdiyo runti qof jecel qof xun majiro aqi wiil dariskeena ah aya xajigeyga so racay malin markasu ka shegeynaya nag u furay matkasu yiri nagaha waxey jecelyihin ninka bahdlo oo naxarista daran majeclo nin unaxarista ayu yiri wlhi waan is celin wayay markasa ujawabay

    • @jamaadosomali701
      @jamaadosomali701 Před 7 lety +1

      Ayub Yusuf Sakiin ASC
      walaalkeey

  • @drshalimamohomoudmouse9195
    @drshalimamohomoudmouse9195 Před 7 lety +24

    Ayub waad ka mahadsantahay video gan aad uqurux badan ee aad nooga faa,iidaynaysi wax badan oo aan ubaahanay
    waxaad jeceshahay horumarkaya iyo inaan gaadhno hadafkayaga aan hiigsanayno run ahantii anigu wax badan ayaan kaafaaiiday
    noloshaydana waxaad kaqaadatay qayb wayn baarikallahu fikum wllky alla ha noo kaadaayo.

  • @umuiashaali5013
    @umuiashaali5013 Před 7 lety +7

    Asc ayub walaal waa sax sida aad u sheegtey waxaa modaa in aad Aniga iga hadleyso 11 sano ayaan rabey in aan qof bedelo Aan ka daw ordi jiray lkn waxa qof bedela waa allah

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 Před 7 lety +12

    horta Ayuub Shukran huuno jazakallahu Khayr,wa saad sheegtoo Inamadu waa in ay fahmaan in qof walbaaba uu jecelyay qof wanaagsan oo naxariisle oo karti iyo dulqaadba leh Qof dabci fiican dhaqan leh qof kastaaba uu jecelyay taas rag & dumarba run ahaantii wà saad sheegtoo qofka ad wax walba aad usamaynayso ee wanaaga hadana aan kuu soo jeedinba Qalbigiisa ayaanad degin oo dookiisii banad noqon dee khalad haw fahmina markaa huuno👉guulaysta inta hamiga sare leh inshllh.

  • @aishamaalin7051
    @aishamaalin7051 Před 7 lety +6

    asc masha Allah tabaarakallah ustaad ayuu jizakillahi khayran meeshaada kasii wad barnaamij wanaagsan ayaad bulshada soonaaliyeed runtii u heysaa keep going bro

  • @abdirahman7323
    @abdirahman7323 Před 5 lety +1

    Maansha allah akhii filaah ayuub alle hakaa abaal mariyo talooyinka fiican ee aad Nala wadaagayso ee Nolosha ku saabsan anigu waan ku faraxsanay inaan ku cusubahay page wax badan duratadiiba wllhi ka faaiidey alle miisaanka xasanaadka hakugu darro anagana hanaga yeelo kuwii wax ku qaata

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677

    أخي يوسف سكين حبيتك ابتساماتك يارب أحلى تنوى وجهك فرحه جزاك الله خيرا

  • @asiyacadey8174
    @asiyacadey8174 Před 6 lety +1

    أشكرك ياايوب أحسن قناة رأيتها في حياتي انا جديدة في قناتك أندم علي ما فاتني جزاك الله خيرا

  • @kaafiyodheel1200
    @kaafiyodheel1200 Před 7 lety +1

    masha allah walaal sida quruxda badan oo uhadashid allaha nokaadayo will fican batahay

  • @ciiseahmed840
    @ciiseahmed840 Před 6 lety +6

    Lol yaa nacayo Ninka wngsn wllo
    Alle ha ii sahlo nin wngsn oo nxris bdn Insha allah

    • @reallynice8998
      @reallynice8998 Před 6 lety

      Asho Ahmed sifcn halkee kunoshahy walal waba kanaa nasiib ledahay so dhawaw

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 Před 7 lety +2

    mashallah Walla qali waad mhdsantahy Allah haku siyaadsho cilmiga iyo aqoonta

  • @marwokafiaayan5659
    @marwokafiaayan5659 Před 6 lety +3

    Ma'shall'allah am I very happy what u do and thanks, I love that's great

  • @kaisehamze6868
    @kaisehamze6868 Před 7 lety +3

    Mahadsanid Ayub waxbadan baan kaa faa'idnay

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia Před 4 lety +1

    Yakushekey wall ayubow wad iga yabisay wllhi masha Allah aniga hada waxan jeclahay nin muqallisa u eg libax ama shabel laga cabsado ey Nagaha dhan kacabsadan iyo nimanka xita kacabsadan daqilkisu Fican o i naxarisanayo hadana ijecel wax walba ila qeebsanayo o waqtigisa wax igasihayo magaratay lakin ninka muqalkisa maskin ah o baqaq ah hadana qawow ah haqisana hadana qadankarin wllhi majecli runti wax jeclahay ninka dadka dhel hadalada qaar ey dheh ula imankarin shaqsiyadisa adag
    Ayan jeclahay aniga sidi wilkan dortay
    by abdi qeys afrikan keyga an jeclahay ilaheey hasosabe o jaceylkana calafka aya kaween meqo sano ayan radinayey doqeyga ayuub 25sano hada ayow ilaheey ikeney e isoducey shukansina magaranaye
    Balse jaceylki ba abwaan iga dhiigaay
    Xita golaha ayey galan anigu golaha hadagasho ar amow arka inad kudabaqeyso wax goglaha kakentay ow jacelkada ben moda o kahada ayan is irada o wan cabsada kalmad kirto jadid ban maskaxda kasosara e ducadana wa xagina Sheikh ayuuboow magaratay 💘💘🌏👌👌👑💓❤🙄🙄🤲🤲🤲

  • @ilwaadaskar6873
    @ilwaadaskar6873 Před 7 lety +1

    jazaaka laah khayran akhii

  • @munacawil4815
    @munacawil4815 Před 7 lety +4

    mansha allah ayuub alle ha ku sharfo walaal

  • @mariamaomar5209
    @mariamaomar5209 Před 7 lety +12

    gabadhu waxay jecelyihiin ninka xun waayo oo bad boyga kan u fiican nacas ayey moodaan laakiin hadhow ayey ka shalayyan

  • @hudamohamed9137
    @hudamohamed9137 Před 7 lety +1

    jazak Allahu khayr

  • @farxiyofoos7416
    @farxiyofoos7416 Před 7 lety

    thanks my bro ad ayan uga helay barnaamijkan

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 Před 7 lety +4

    ASC Ayuub Abwe waa runtaa mahadsanid

  • @engabdirahmanahmedali7786

    Mnsha Allah Ayuu waad ku mahadsantahah fa'idooyonka aad usk jedisay bulshawaynta somaliyeed

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 Před 7 lety +4

    Ayub Yusuf waa sax walahi shugran walaalkey ilahaye ha ku xifdiyo

  • @leylajimale5455
    @leylajimale5455 Před 6 lety +2

    Ayub waku mahadsan tahay videogan quruxdabadan ayub warkaga mahad celinayaa qimaha an aktada kalenahay waruntaa waxyabaha adka dhawajise waku mahadsan tahay ilahay hakujaseyo

  • @farxiyabarre6542
    @farxiyabarre6542 Před 6 lety

    Waa mahadsantahay ustaad ayuub illah aqligaaga iyo figradahaaga wanaagsan allaha ku siyaadiyo

  • @ubaxcabdiraxmaan5128
    @ubaxcabdiraxmaan5128 Před 7 lety +1

    mahadsanid

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 Před 7 lety

    Masha allah wll ayuub waa sax hadalkaada illahey haku barakeeyo

  • @zamzamtaakilo2854
    @zamzamtaakilo2854 Před 7 lety +4

    Maasha allah ayuub ayaan taan waan iswaynay ilaahay haku janeeyo

  • @abdirahmanhussein3491
    @abdirahmanhussein3491 Před 6 lety +1

    Jazakallah

  • @zamzammaxamad9866
    @zamzammaxamad9866 Před 6 lety +1

    Asc wll sidee nolosheeda hadaf ugu yeelaa
    Sidee ugu gudbi karaa kacabsashada guul darada thanks

  • @aazaaahmedok1016
    @aazaaahmedok1016 Před 4 lety +1

    Xaqiiqa tan runta ayaa ka hada shay iyo arin xasasi ah thnks wll jazakallah

  • @khadiijoyuusuf92
    @khadiijoyuusuf92 Před 6 lety +1

    Masha allh walalkey wa sax hadal murti leeh allaaah ku xafido

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 Před 7 lety +1

    waa run gabdhuhu aduunyo kuma raacaan raga ee dadnimo iyo bini aadantinimo iyo diin uun bay ku raacan

  • @user-nk3wm7se5q
    @user-nk3wm7se5q Před 7 lety

    masha Allah

  • @xilojanoqaranjecelqabyaadd370

    mashaa Allhu ayuub kalmado qiima badan Allh ku barakeeyo fikirkaa ah inaanu danayno ninka xun ayaaa nalaga Aminay

  • @luulabdi5908
    @luulabdi5908 Před 4 lety

    Masha allah alle ha kuu barkeeyo caqligaag wllo

  • @xaawaluul1391
    @xaawaluul1391 Před 6 lety

    Masha allah ayuub

  • @suadsuad4405
    @suadsuad4405 Před 7 lety +3

    mashaa Allah bless you like you

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 Před 7 lety +2

    Manshalah Ayub walal jira.
    oo Nin Somaliyeed mudan iney kudaysadan.nolow

  • @samiromumin6013
    @samiromumin6013 Před 6 lety

    Thanks ayub

  • @caliaxmad5407
    @caliaxmad5407 Před 6 lety +1

    ustaad Ayuup yusuf wan ku salaameY

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow Před 6 lety +2

    masha allaah caqligaga wanagsan alle haku deysto bto

  • @abdibasidalibilyan6875

    Mash Allh we fikir wangsen

  • @alishaarab7838
    @alishaarab7838 Před 7 lety

    waaaa runtaa walal qaali ah waan kaa faidnaa xaladaada ilhy ha ku siyadiyo

  • @cadnaanmukhtaar3641
    @cadnaanmukhtaar3641 Před 5 lety

    Msh allah waad mahad san tahay yuusuf zhp qli

  • @dulmidiid6998
    @dulmidiid6998 Před 7 lety +2

    Sxb Mahadsanid Qalbiya badan baad Nalka udaartay
    Tankale Waxaa Jira Isfahan Waa Iyo Aqoonyari Baahsan oo udhexeeya Ragiyo dumarka markaa Ha La isbarto insha Allah

  • @qummanqalanjo4570
    @qummanqalanjo4570 Před 5 lety

    Ustaad aad iyo aad aa u mahadsantahay

  • @khadijojamac451
    @khadijojamac451 Před 7 lety +1

    shugran wll ayuub 🖒🖒🖒

  • @cabdisamedcabdi2094
    @cabdisamedcabdi2094 Před 7 lety

    Mansha allah

  • @xaawaluul1391
    @xaawaluul1391 Před 6 lety

    Allah hakubarakeyo

  • @isbishaaltv9507
    @isbishaaltv9507 Před 5 lety +1

    mash allah

  • @aishaabdirashid4220
    @aishaabdirashid4220 Před 7 lety +3

    Allah hakuabl mariyo wall

  • @iam_a_aziz9690
    @iam_a_aziz9690 Před 6 lety +1

    good bro maclinka nolash

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 Před 7 lety +1

    waa run qofka nolosha kula qaybsanaya ayunbu qof walba jeclanaya

  • @rahiimaali7952
    @rahiimaali7952 Před 7 lety +1

    Thanks

  • @zahraabdulkadir9358
    @zahraabdulkadir9358 Před 6 lety +2

    Ben mahan wllke ani we igu dacde alxh wana kuguleste lkn nasib ima yelan qofkas wad ku mahdsantahe wll qali

  • @ibrahimAhmed-zq5hj
    @ibrahimAhmed-zq5hj Před 4 lety

    Very true my brother

  • @rumaanquruuxrumaanquruux2423

    Ayub love you dar alle warunta sida dhaptaa waasaad kashegtay wish you long life 🙏

  • @amalhassan6811
    @amalhassan6811 Před 7 lety

    mashallah

  • @princessnish3842
    @princessnish3842 Před 6 lety +1

    Wlh markaa barnamijkan firsanayo wan iska ilmeyaa I like it

  • @mawliiddibiliqe4103
    @mawliiddibiliqe4103 Před 5 lety

    Waa run

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 Před 5 lety +1

    Walhy waxy jecel yihiinka xun badan kood taas anaa cilmi baadhis ku sameyey ayuub wa fikirkayga

  • @sakariyemahamuud2246
    @sakariyemahamuud2246 Před 6 lety

    Maanshaa allah

  • @boqorkasweden5247
    @boqorkasweden5247 Před 7 lety +1

    Ayuub Sakiin

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 Před 7 lety +1

    Masha Allah beenta ma ahan ayuub Yuusuf

  • @salmansicid826
    @salmansicid826 Před 6 lety

    Masha alh my tobabarheena i love you

  • @mofarah5689
    @mofarah5689 Před 7 lety +2

    waaalhi waa ruun gabdhahuu nimanka xun ayee jacel yihiin.

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 Před 7 lety +1

    waxan aaminsanahay fikirkaga mid ka duwan oo ah inay dumarku naxariista ay ku raacaan

  • @fartunomar3150
    @fartunomar3150 Před 7 lety +1

    waa runtaaaa walal 100/100

  • @tafaaulkheer8602
    @tafaaulkheer8602 Před 7 lety

    aadba umahadsantahay walal Ayuub

  • @katrahaaji5033
    @katrahaaji5033 Před 7 lety

    ustaad ayuub maxan u xiisay dhiire galintadii intii qadka naga maqnaa shukran ustaad ayuub

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 Před 7 lety +2

    mashallh ilahay. ha ku xafido wll gabdhuhu wiil fiican oo wanagsan Bay jecel yihin Lkn waa calaf wax walba oo ka hor yimaada ilahay khyr ha iskaga dhigo Dadka is qaba iyo kuwa is guur san rababa inashalllh

  • @queenjujuinasaid7509
    @queenjujuinasaid7509 Před 7 lety +8

    wax run bad ka hadashay aad umahdsantahy wan jeclahay sxbkeyga ina badalo wana kudadala wlh

  • @kalid1060
    @kalid1060 Před 7 lety +7

    _Asslamu Alaikum Ustaad Ayuub Yuusuf zakiiN aad iyo aad ayaan ku salaamay waxaand ka hadshay 5Arimood oo muhiim ah oo aynu khald ka aamisaneen waxaan ku xidhamahay channelkaaga waxaan jecelaan lahaa inaan fikirad kul wadaago_

  • @zamzamibrahim8926
    @zamzamibrahim8926 Před 6 lety +2

    asc wall ayub yusuf sakiin jasaka llahu kheyran walal waxa xaqiqa dumarka in ay jecl yihin in ay kaso saran nin wanagsan niman koda ayna ku fanto

  • @umoridwaan1020
    @umoridwaan1020 Před 6 lety +1

    Asc. Jisaaka laahu kheeyeran

  • @wanag.ayaa.wanag.dhalaa

    Dhiragaliye wanagsan bad ahayde kheerbadan Allaha ku siye xaged adbay

  • @zakariaabdi2478
    @zakariaabdi2478 Před 7 lety +3

    waa jawaab aan ubaahnaay hadda ayeyba iheysataa...gabar ayaan wanaajiyay kadib ima qiimeyn kadib waan iska jaray kadib iyada ayaan iska reebi waayay ileen mashruuc in loo sameeyo ayey rabaan.

  • @mohmedaden6016
    @mohmedaden6016 Před 7 lety +9

    Mid aan jeclaan jiray oon unaxarisan rabay waxay IGA racday xarfan muqayil ah markasuu berka kaso garacay

    • @ismailhussein9348
      @ismailhussein9348 Před 7 lety +1

      Mohmed Aden kkkkkkkk kkkkkkkk magacedna
      😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂

    • @omarr_neio6177
      @omarr_neio6177 Před 7 lety

      Mohmed Aden hhhhhhhhhhh

    • @mariamaomar5209
      @mariamaomar5209 Před 7 lety +1

      Mohmed Aden nimanka xumi waa af mishaarin ma aqaan waxay hablaha ku akhriyaan kolba way ka caqli badayaan dumarka inta wanagsanse runta ayaa laga cararaa dumarku nahnah layshaasha ayey ugu baxdaa guurka hore marka danbe miyirsaday sadan afka dhulka loogu dhufto sida gabadha aad sheegayso

    • @hindaomar684
      @hindaomar684 Před 7 lety +1

      Mohmed Aden kkkkk

    • @limanilmulkuyomlilaahilwax5964
      @limanilmulkuyomlilaahilwax5964 Před 7 lety +1

      +Mariama Omar Walaal Aaad u caqli badan ayaad tahay allaaah haku barakeeyo amiin yaa allaaah kkkkk

  • @dontworry3390
    @dontworry3390 Před 5 lety +3

    Qalbiga iyo wadnuhu isku mid miyaa jacayl xun ayaa ihaye 😭

  • @alinhojuinjrjr1146
    @alinhojuinjrjr1146 Před 7 lety +1

    Anaichda magaceda igu cawiyaa Akhyrta Tnx.

  • @caishamaxamedaxmedmayaani6105

    Mahasanit ayub Yusuf sakiin

  • @ugbaad30ibraahim39
    @ugbaad30ibraahim39 Před 7 lety +5

    Wa sida u walaakeen ino sheegay naf walba wa jeceshay nafta u roon xata xayawaan ka

  • @aishaismail6970
    @aishaismail6970 Před 5 lety

    Midaa waa sax in ay badalaan ayay jecel yihin

  • @bushramohamed8024
    @bushramohamed8024 Před 7 lety +1

    waa run in ay tarabiyeyso ayey rabta runta

  • @queenoftheworldlazol6711
    @queenoftheworldlazol6711 Před 7 lety +3

    wll ayuub waad mahasantahy waxaan rabaa inaad ila taliso waxaan jeclahay wiil waxaan isnaqaaney mudo yar oo kooban dhawr bila wuu wangsanyahy balse ilama soo xidhiidho badanka waayo mashquulkiisa yara badan
    intaan isnaqaaneyna waan usamrayey
    ana arintaas ilama fiicna qof ila xidhiidhan rabaa faker baa iyara haysta maxan sameeya go aan cadse maxaan usheega ?wll plz isoo jawaab wali qofna lama tashan adigaan kaa warsugayaa wll wana kusalmyaa

    • @theafrah6252
      @theafrah6252 Před 6 lety

      taas micneheeda maahan inuu ku jecleen balse wa ina u sabartaa, waqtiyada uu fursadaha heesto ama firaaqada ayaad dareemi kartaa oo hadii uu kuso xariiriyo waqtiyadas wuu ku jecelyahay haduuse kuso xiriirinin kuma jeclo 🤗

    • @queenoftheworldlazol6711
      @queenoftheworldlazol6711 Před 6 lety

      The Afrah thnx wlashy ilahy haku xafido

  • @AminaMaxamed-ef4wd
    @AminaMaxamed-ef4wd Před 2 měsíci

    😅😅😅😅 ala anaa jecel nin idila lkn iinaxariista marka jawigu caadi yahy psychology 😢ahaan aniga sasan ahy😂

  • @wllabdikhanimohamedhassan9252

    Asc ustaad aada umahadsantahay marka hore marka xigta waxaad iishegtaa buuug lagu barto ciyaarta chess

  • @abdirisakcaddesalwe5629

    nolosha waa dulqaato waa naxariis

  • @mamoudabdi7782
    @mamoudabdi7782 Před 6 lety +1

    Yaaab ceebadanaa war haceebayn gabdhaha

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 Před 7 lety +1

    gabdhaha waxa ay aad u jecelyihiin intaad iska deysaan wiilasha waxa ay jecelyihiin sheeg gabadh uun maxaad u sheegtaan ?

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 Před 6 lety +1

    masha allah ayub yusuf sakiin qof xun qofna majcla lkn qofba dokh buu leyahau

  • @mawliiddibiliqe4103
    @mawliiddibiliqe4103 Před 5 lety

    Asc
    Wall
    Saxiibe waxa ihay jacel dhaha

  • @islaammydeen
    @islaammydeen Před 6 lety +2

    Lol. That was obvious! She doesn't love him.

  • @sidraaali3687
    @sidraaali3687 Před 6 lety

    Walal waxan ku weydinaa waa maxay sidrtaa guul daradaaa waxan dhahay dad mar walba guuldareystaa😑😑😑

  • @farxiyomaxamedqolif7758

    ani waxaan aamisanahay nin ka aad jeceshahay in aad la noolaan kartid in ti ladoono o waliba khaladad kiisa u dul qaadanaysid hadaa sixi kartidna waa saxaysaa hadii kalana sidiisa ku la noo laanaysaa waayo waad jeceshahay lkn nin aan la jeclayn daqiiqad lalaba joogi karo waayo somalida baa waxay tiraahda gacan in tee kor loo hayaa wax yar baa kor loo hayn karaa marka qof aadan jeclayn saa ula noolaatid waa adag tahay walahi

  • @hamdidiiriye6115
    @hamdidiiriye6115 Před 6 lety +1

    Qalad inaay gabadhu ikudaydoy inaay badasho ninka waayo taasiy Waxay keenikadhaa dhibaato taasoo ah inuu ninku uqaato inaysan gabadhu inaysan kuqanacsanan waxaa fiican inaay gabadhu kujeclaato ninka siduuyahay

  • @AliAli-yf9zl
    @AliAli-yf9zl Před 6 lety +1

    Asc yusuf dumarku ma eey jacelah nin xun lakiin mashruca ayeey noloshu kagashay

  • @najiibkaraama2617
    @najiibkaraama2617 Před 5 lety

    M. A

  • @cimrankahie724
    @cimrankahie724 Před 6 lety +1

    Maya aniga ila masaxsana waxay jecelyhiin nimanka fiican