Vlog Baashaalka ani iyo ilmaheyga 🫶

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • #Hannihannan #hanan #hani #qisadahani #hani #america #muqdisho #nairobi #canada #somaliamerican #socialmedia #somali #somaliland #hargeysa #hargaysa

Komentáře • 693

  • @Jacelow37
    @Jacelow37 Před 5 měsíci +255

    Wan isku dayan inan ku caawiya lkn waxan dhaafi wayay inan kudawada ama like kusaaara bas

  • @Theblazingfirewithinme
    @Theblazingfirewithinme Před 5 měsíci +63

    MashAllah Sister, I am so happy for you. You deserve every Happiness. You are very funny and well mannered. You are also kindhearted human being. Alhamdulillah you are out of Abuse. Insha’Allah I will be watching you growing. May Allah grant you goodness. X

  • @yazminmohamed5514
    @yazminmohamed5514 Před 5 měsíci +87

    Don’t worry abayo wax kasto oo sogaliso anaga ku dawaneyno oo ku joogno quruxsaneey😊❤

  • @user-zw8xr8hy8l
    @user-zw8xr8hy8l Před 5 měsíci +39

    Mash Allah wlshy waxn ka codasanay wllo inaad iska dayso kalmad ala bayeey

  • @munoidiris4185
    @munoidiris4185 Před 5 měsíci +36

    Wacan ku faraxsanahy dumashiyaashada xumaa iyo ninki xumaa I ay arkaa hormarkaaga😅

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 Před 5 měsíci +41

    Video Ridwaan isaaq
    Ku waraystay ee dambe part 2 ga inaad tidhaahday ahay channel kayga aan soo dhigo

  • @ISMAHAN-7
    @ISMAHAN-7 Před 5 měsíci +13

    Mnsha Allah walahi adban ufarxay markan ubadkaga iyo noloshiina farxadeysan an arkay illahay abayo hakusiyadiyo nolosha eed kujirto ubadka tariqdoda an maqalnay inan aragno weyno farxad wllo cimriginiina allaha dhereyo idam alle❤❤

  • @mahirjunior493
    @mahirjunior493 Před 5 měsíci +13

    No problem wakudawaneyna lee❤❤

  • @kdejamoh6416
    @kdejamoh6416 Před 5 měsíci +2

    .السلام عليكم ورحمة الله وبركاته habaryar is astur qoortaada iyo laabtaada asturo ilaahay khayr haku siiyo yuu ku fitnayn shooshal miidiyaha allaah ha ku xafido adiga iyo caruurtaada

  • @mustafduceysane2288
    @mustafduceysane2288 Před 5 měsíci +7

    Masha allha ilahey Farhad haku sacidiyo inasha allha Wan ku rajeynaya Farhad jogto ha inbadan

  • @user-em1cq6ld6v
    @user-em1cq6ld6v Před 5 měsíci +34

    😊abyo haniyee ba ayda iska dhaaf mismillaah ku badalo ama subxanallaah

    • @MaryamoCabdiqaadir
      @MaryamoCabdiqaadir Před 5 měsíci

      Masha allah waana wanaagsan

    • @Cadeey
      @Cadeey Před 5 měsíci

      Haa walahi ma fiicna iska jaar eraaygaas

  • @Dagan.0
    @Dagan.0 Před 5 měsíci +37

    Nolol farxad badan kuu rajeyna adi io nuunayasha Qurux dumar❤🎉

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal Před 5 měsíci +5

    Masha Allaah ninbaa qofkaa faniga ah haysan waayey 😂😂😂

  • @yaasmiincabdi9760
    @yaasmiincabdi9760 Před 5 měsíci +9

    Hani fariideey Ilaahay haku caawiyo walashay adiyo ubadkaaga

  • @idilmawliid9745
    @idilmawliid9745 Před 5 měsíci +8

    Keep going hani Hanan❤

  • @nimcoiid7029
    @nimcoiid7029 Před 5 měsíci +10

    Qalpiyeey inanta yar madaxa u astur
    Alle haydin barakeeyee

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 Před 5 měsíci

      Maxaa huur iyo kuleel looga dilaa waa saltire?

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před 5 měsíci +2

    😂😂😂manshallah fariid yar oo qurux badan ❤️💯♥️ kartı iyo Cawqli iyo diin leh badan baa tahay iskuna kalsoon baa tahay manshallah illahay ha ku siiyadiyo allaha ha kula kırıyo hana idin xifdiyo ! 💕👍❤️❤️❤️

  • @HANAD_AHMED
    @HANAD_AHMED Před 5 měsíci +3

    My sister HaNi masha allaaa Mar walBa saas u FaraxsanaaDa Balze Abaayo Caruurta Youtoube Ha keenin AaDey u Yar Yaryihiin Mustaqbalkodana Ma U Fiicno

  • @muslimaadan9764
    @muslimaadan9764 Před 5 měsíci +5

    M.a wllhi saaki kafikirayay kwrn hani cayalkeda gormee arkeysa islaha m.a Allh haiden xafido 🤲❤❤❤❤

  • @fadma8449
    @fadma8449 Před 5 měsíci +8

    Masha allah ilaahey ka kuu daayoh mcanto ❤

  • @ubaxdugsiya363
    @ubaxdugsiya363 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah wllshey hani iYo Caruurteeda Allah idin barakeeyo faraxadiina ha waarto❤❤❤❤❤

  • @aswanqani6306
    @aswanqani6306 Před 5 měsíci +6

    MashaAllah alle haydin dhawro wllo

  • @amalomar3138
    @amalomar3138 Před 5 měsíci

    Mash alah tabarakaraxmaan carurtaasu dayacay inkaari kugu dhacday noloshu idinma ciisho soo barbaara habo

  • @FartuunCabdi-eb2bv
    @FartuunCabdi-eb2bv Před 5 měsíci +3

    Masha Allah nolosha allaha idiin qurxiyo aduun iyo aaqiro ❤❤❤❤❤

  • @malak-tn5ic
    @malak-tn5ic Před 5 měsíci +4

    Mn.a abyo horey u socda adi ilmahaga hbo mcn soo barbaara❤❤❤❤❤❤

  • @adarshire1777
    @adarshire1777 Před 5 měsíci +2

    Allahumubarik May Allah keep you guys safe and blessed ❤CELEBRATION ❤❤❤❤

  • @ilyaascabdiyuusuf
    @ilyaascabdiyuusuf Před 5 měsíci +1

    M.a wlshey horay u soco

  • @quenkowzarsulyman2969
    @quenkowzarsulyman2969 Před 5 měsíci +10

    Inta so dawaty
    watysigeda danbe
    ridwan isaQ
    Dar ilahy ku jeclhy wllshy keep going 🎉❤❤

  • @DowloIbrahim
    @DowloIbrahim Před 5 měsíci +6

    Mansha allh abaayo wn ku jeclhy wxaa thy hoyo ilmaheeda jecel wlhi xin ayn ufurayaa video kasto ood dhigto wlhi mrkuu ridhwaan soo dhigy CZcams kada adigon wxba so galin ayn kuu saary

  • @naimadaar7431
    @naimadaar7431 Před 5 měsíci +22

    A Abaayo ku tageersanahay ilmaha camerada ka daa ebbe haku koriye

  • @najiibalpha-ms1tx
    @najiibalpha-ms1tx Před 5 měsíci +4

    Masha allaah abaayo lkn ereyga hoogey iska dhaaf Ok say alxamdu lillaah all time

  • @SadriiisKhabir
    @SadriiisKhabir Před 5 měsíci +5

    Keep going 💪 abya

  • @user-uf2hc8tj9k
    @user-uf2hc8tj9k Před 5 měsíci

    Waaw m.a keep going my sister

  • @jeylaninuurjeylani3446
    @jeylaninuurjeylani3446 Před 5 měsíci +3

    Allaah Hakula kuriyo ilmaha abaayo hanna

  • @ImanGouleed
    @ImanGouleed Před 21 dnem +1

    Guuuul ❤❤❤❤❤🎉

  • @sagalabdirahmaan4815
    @sagalabdirahmaan4815 Před 5 měsíci +2

    Inadeertayey lascanood ban kaaso salamayaa inader nolol qurux badan ban kuurajeenayaa ❤❤❤❤❤

  • @husseinmohamed9984
    @husseinmohamed9984 Před 5 měsíci +1

    M.a abayo qali ad ban ugu farxay noloshada inay wax iska badasho wa alle mahadis adiga iyo carurta illah ha’idin xifdiyo 🙏🏻

  • @abdizojunior1434
    @abdizojunior1434 Před 4 měsíci

    This is the most pure vlog😂

  • @xamdi8130
    @xamdi8130 Před 5 měsíci +1

    Wooow mnsha Allaah abyo mcn guulaysta adiga io ilmahaaga farxad ku noolada❤❤❤

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 Před 4 měsíci

    Wcs sister, Macha Allah horey u soco insha Allah, ramadan Moubarak

  • @queenfaatima9213
    @queenfaatima9213 Před 5 měsíci

    Masha allah waankula dareema farxadada allaha ku siyaadiyo

  • @jannah120
    @jannah120 Před 5 měsíci +1

    ALHAMDUILLAH all praise belongs to allah stw so Happy for you wallahi ❤️❤️❤️

  • @user-en1vd7dw2m
    @user-en1vd7dw2m Před 5 měsíci +4

    Walee gabar karti aqli dulqad samir iiman dadnimo kudhamaatey bad thy isha bani adamka Alha kaaxijabo qisadaada bilow iyo dhamad wan dawadey 😢😢ridwan isak Allah daayo iska noolaada intey nolol jirto Alha nagarali noqdo aniga rer baydhawan ahay soomaliya ❤❤❤😂

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Před 5 měsíci +2

    Mansh allah hooyo fiican ayaa tahay usoco abyo❤

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl Před 5 měsíci +4

    Wan ku la dalxiisnay Hani qrx badan ❤❤🎉

  • @munohassan5207
    @munohassan5207 Před 5 měsíci

    Caan caan dhalay adi iyo ilmahaga😊😊

  • @Cudoon100
    @Cudoon100 Před 5 měsíci

    Masha allah wllshy mcn hambaliyo guuleyso waligaa guul wcn love you my dhiiga baby

  • @user-so4uh8lj2o
    @user-so4uh8lj2o Před 5 měsíci +4

    Keep going siz❤

  • @anisaabdulkadir711
    @anisaabdulkadir711 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah muqaalkaagu ima dhaafo waqtigaa Janis helo ku daawada Allah ha idin xafido adi iyo caruurtaada hormar wacan kuu rajaynaa abaayo ❤

  • @AbdallaSheikh-ou7mf
    @AbdallaSheikh-ou7mf Před 4 měsíci

    Keep on hani hanaaan

  • @nusaybaxasan8260
    @nusaybaxasan8260 Před 5 měsíci +3

    Guuleyso huno🎉❤

  • @user-hy6de2qh4n
    @user-hy6de2qh4n Před 5 měsíci +1

    Alla yacizzak xppti don't give up

  • @user-zi6zh9qe3e
    @user-zi6zh9qe3e Před 5 měsíci

    Maash Allah wllshey qaali

  • @SahraAhmed-jn9fg
    @SahraAhmed-jn9fg Před 5 měsíci +3

    Mnsh allah ❤❤❤allaha ku barkeeyo

  • @user-ep5oq9dj9z
    @user-ep5oq9dj9z Před 5 měsíci

    Maasha allh wllashay qaali

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 Před 5 měsíci +1

    Guuleeyso hani illahaaga allaha kaga dhigo kuwii la muto mustaqbalka insha allaah. Lkn waxaan kugula talin lahaa inaadan ka illaalin caruurtaada abohood waayo ilmo iyo abahood lama kala ilaaliyo waxaan taas kuu iri waxaan dhageystay adigoo dhahaya hadii daawo u qabato lama yaabo inaan tuso

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 Před 5 měsíci +3

    Keep it uppp haniii!!! We love u girl ❤❤❤

  • @safiyamustafe7368
    @safiyamustafe7368 Před 5 měsíci

    Keep going abyo

  • @user-ms2fk4vt6g
    @user-ms2fk4vt6g Před 5 měsíci +9

    Keep goin payo ❤

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Před 5 měsíci +1

    Masha allah keep goıng sıster

  • @sahrayusuf1274
    @sahrayusuf1274 Před 5 měsíci +1

    Maansha Allah ❤❤

  • @user-ns4ni5lv3u
    @user-ns4ni5lv3u Před 5 měsíci

    Mshaa alh wlshy alahakuudaayo

  • @user-mk4wr7gn5e
    @user-mk4wr7gn5e Před 5 měsíci +1

    Mash Allh abyo macan ilmah ha iska sogalinin mesha abyo macan um ficno

  • @user-qh3kw8rv7o
    @user-qh3kw8rv7o Před 5 měsíci

    Maanshallah walshy mcnto ❤

  • @XFi-ey4ln
    @XFi-ey4ln Před 2 dny

    M.a wllshy hanin❤❤❤❤❤

  • @halilsamaleh3830
    @halilsamaleh3830 Před 5 měsíci +1

    Keep going my sister ❤❤🎉

  • @nuurasaalax
    @nuurasaalax Před 5 měsíci

    Mnshalh Qurx ayad tihiin ❤❤❤

  • @bashka10
    @bashka10 Před 5 měsíci

    Mashaa’ALLAH

  • @user-fg2xp9tq4o
    @user-fg2xp9tq4o Před 5 měsíci

    Usare asega masha alh ❤

  • @seed3966
    @seed3966 Před 5 měsíci +1

    Asc maa shaa allaah caruurto aday kuu eg tahay hadh galay. 😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎

  • @faadumaabdirahman8442
    @faadumaabdirahman8442 Před 5 měsíci

    Hani wllshei mcn hormar wcn mr wlipo grbkaga ayn ahay❤🎉

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 Před 5 měsíci

    Masha alaa fariid

  • @sahrashmxmd1323
    @sahrashmxmd1323 Před 5 měsíci +7

    Hani qurixeey iminka waxad tagtey meel quruxbadan caruurtii yaryaraane wey soobaashaaleen waxad kuhilmaamidoontaa maalmihii qaraaraa ee kusoomaray

  • @ikhyarmaxamed2768
    @ikhyarmaxamed2768 Před 5 měsíci +3

    Wax kasta oo aad soo gelisid waa daawanaynaa walal guuleyso🥺

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 Před 5 měsíci +2

    50K coming soon 🔜🎉❤❤❤✊💪

  • @UmuAbdourahman-rb2tk
    @UmuAbdourahman-rb2tk Před 5 měsíci

    masha alh hno

  • @user-gn8jn9ii7t
    @user-gn8jn9ii7t Před 5 měsíci

    M.sha allah horey usoco wshy wan ku faraxsanhy nolasha m.sha allah horey usoco ❤

  • @nimadiis9471
    @nimadiis9471 Před 5 měsíci +1

    Mashallah wlashey 😢😢😢 i wish i could have 😭😭😭😭😱😱 something that i help 😮

  • @user-zw3pc9ms7e
    @user-zw3pc9ms7e Před 5 měsíci

    Keep going sister❤

  • @hodanhassan1333
    @hodanhassan1333 Před 5 měsíci

    Mashalah allaha kula korsho alah yaxfadkum sis be happy be healthy.

  • @xaajizaki4850
    @xaajizaki4850 Před 5 měsíci +1

    Masha'allah hooyo adadag keep going

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před 5 měsíci

    Maansh Alaah ♥️♥️♥️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @bulshaawi-xj4sl
    @bulshaawi-xj4sl Před 5 měsíci

    M.a abaayo hormar wanaagsan ayaan kuleeyhy qalbiga ayaan kaala jiraaa wllshei igu Qaaliya❤

  • @keyfosman7385
    @keyfosman7385 Před 5 měsíci

    Allah ha kula koriyo sis

  • @qabuulqabuulmaxamed-fe2vc
    @qabuulqabuulmaxamed-fe2vc Před 5 měsíci

    Maashallah

  • @user-pr6ju2nk3c
    @user-pr6ju2nk3c Před 5 měsíci

    Imaha ale hakuu koriyo

  • @ayaanmali6056
    @ayaanmali6056 Před 5 měsíci

    Kabo buudh ah soo xiro marba hadda ciyaalka ciyaar u wadayso waayo energy badan ayaa kaa baxaya. Hore usoco hanna quruxeey ❤❤

  • @AbdallehAhmed-xm7fc
    @AbdallehAhmed-xm7fc Před 5 měsíci

    ❤❤ ale hakugu wado anaga farxadadu anaga farxad bynotahay

  • @mohamedcabdicali1354
    @mohamedcabdicali1354 Před 5 měsíci

    M.a wll keep going

  • @AbdallehAhmed-xm7fc
    @AbdallehAhmed-xm7fc Před 5 měsíci

    Masha alah

  • @sofiaabokar8949
    @sofiaabokar8949 Před 5 měsíci

    Hadalkedaba qosolahhhh

  • @roodabille8859
    @roodabille8859 Před 5 měsíci

    Alla bay iska dhaaaf wlll hani

  • @maryanabdullahi2612
    @maryanabdullahi2612 Před 5 měsíci

    Maashaa allah keep going eedo ❤❤❤❤

  • @ahmedmohamudadawa9396
    @ahmedmohamudadawa9396 Před 5 měsíci

    Masha Allah qaali illahey haidin xafido adiga iyo ciyalkaba

  • @SaynabAadanGuure
    @SaynabAadanGuure Před 5 měsíci +1

    Jah abyo allah ha kuu desto 🤲🤲🤲🤲

  • @wardaayaanle989
    @wardaayaanle989 Před 4 měsíci

    Hhhhh guuul inzha allah 😢😢

  • @user-lt3pu7ci7w
    @user-lt3pu7ci7w Před 5 měsíci +3

    Hani keep going ❤🎉

  • @user-ve8ju3lr8r
    @user-ve8ju3lr8r Před 5 měsíci

    Maasha Allah maasha Allah
    Waan kula dalxiisnay qaali
    Ilaahay adiyo ilmahaaga Allaha isku kiin daayo
    Masha Allah hooyo wanaagsan baa tahaye Nolosha hakuu wacnaato .
    Allahana idin ilaaliyo
    Waxkastoo soo dhigto waanu daawanaynaa ❤ 🎉❤😊❤❤

  • @user-cy3nn5cu5f
    @user-cy3nn5cu5f Před 5 měsíci

    Manshaallah hpptii qli alle haydin xafido adiyo caruurta alle haydin barakeeyo guulaysat horay usoco

  • @hawaali3152
    @hawaali3152 Před 5 měsíci +1

    Mashaalah gulayso inchaalah 1 m ban ku rajaynaya qali