New Somali Film Qalqaalo iyo Qoomamo,

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • New Somali Film Qalqaalo iyo Qoomamo,

Komentáře • 407

  • @mohammedalpha2091
    @mohammedalpha2091 Před 2 lety +218

    Mesha Dunida ugu wacan ee lagu nolaado waa makkaha iyo madiina dhulka barakyzan

  • @hiboabdi3541
    @hiboabdi3541 Před 2 lety +36

    liicato sumaya inta markay aragtay soo carartay like me farta taag

  • @kaldeeqaadan7521
    @kaldeeqaadan7521 Před 2 lety +85

    Meesha ugu wacan ee lagu noolaado waa janada ❤️😭

    • @MrLuunge
      @MrLuunge Před 2 lety +3

      Sax shaqaase ka horeeso wll

  • @ikraanjimcale9874
    @ikraanjimcale9874 Před 2 lety +142

    Mashallah muqdisho meesha dunida ugu quruxda badan anku noolahay Alx🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 2 lety +27

    Plz khaladadka so daaa liil caato sumaya afsomaliga utoosinayo aan aragnee🤣🤣🤣
    Lamanahaas wa jclhy alle ha isku daaye 😘❤️🙏

  • @hibaaqkhyrdoon8002
    @hibaaqkhyrdoon8002 Před 2 lety +135

    True love sumaya and liicato❤️👏🥰

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Před 2 lety +53

    runti sumayo san aya u fican haday wax jilayso ninkeda inay la jishi because ninkeda wa u xalal m.a 😍

  • @GaradGR47
    @GaradGR47 Před 2 lety +173

    Filmkasta in aad half kaga tagtaan ma waxaa ku soo wada balanteenbaa soomaaliyeey, wadankii baa half ah oo meel kastaa half laga dhigayaa macnaha????!!!! Anaa aqaana san ana half idiinka dhigayo, like ma saarin, commentkana…..
    Half ban kaga tagayaa 😂😂😂🙌🏽

  • @sundusnuuni4290
    @sundusnuuni4290 Před 2 lety +44

    Sunaya licaato qalaladkooda noso daaya 🥺🥺

  • @saynababdirahman6030
    @saynababdirahman6030 Před 2 lety +9

    Lii zida uu suu u eegyo walhi jacayl ka muuqada alle idinma kala qaado lamaanhygiih

  • @ubaxqaran7220
    @ubaxqaran7220 Před 2 lety +23

    lii caato waa isku ciyaaray wadan gaalo silac lagu shaqeyo no xayisiina yaab war hedhe dunida mesha ugu wacan waa Makkah guriga Ilaahey iyo Madiina qabriga nabiga ee ku dhaqan diintada subxnallah wadan gaalo gaajaa taal ee cibaadeyso

    • @muhsinosman7265
      @muhsinosman7265 Před 2 lety +1

      Mashaa Allah wanaa ficaan baad siisaay liicato brother Runti Anigaa hada mareeykanka waxaan ku Nolahaay 21 sana dhibkaa iyo barafka kaa jiraa Allah un baa og Aduunka xarmkaa Allah meshuu ku yelaa iyo Raadki Nabiga iyo saxabadaa Aya wax walbaa ogu qalisaan

    • @nadiacumarcabdalla1528
      @nadiacumarcabdalla1528 Před 2 lety +1

      Ee waxan ruwayad lee mahino se waye adi

    • @anasmohamoud8621
      @anasmohamoud8621 Před 2 lety

      @@nadiacumarcabdalla1528 dadka qaar wa masaakin run ayey umalenayan kadibne Tahriib kadibne badda ama magafe lugta lala galaaa marka ogaw dadka isku maskax io caqli ma ahan👋👍

  • @princessfatima5427
    @princessfatima5427 Před 2 lety +101

    Liicato and Sumaya😍

  • @Steve00133
    @Steve00133 Před 2 lety +4

    I loive it , masha,allah, asxaabta cashada iyo romanciyadda liicaato.👍😭

  • @liphanissack2192
    @liphanissack2192 Před 2 lety +7

    Please team xogmaal deeqa bilan film kasto hanoo soo jisho sidaan uga helo lee jiliinkeeda macaan waaye♥️♥️♥️💯💯big fans deeqa bilan

  • @m.s7087
    @m.s7087 Před 2 lety +12

    Inantas qurbaha jogta hadana edabteeda m.a ❤️🥺😫 I like

  • @samiirojaamac6568
    @samiirojaamac6568 Před 2 lety +28

    Sumayo io liii illahey ha Ina barkeyo 🥰🥰

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 Před 2 lety +8

    Waaaw sumayo saafi iyo lii caato aakuleh filimka🏆 allah idin xafido🤲

  • @fatimamohamud1232
    @fatimamohamud1232 Před 2 lety +10

    Another level music saaran oo raaxeeyaha ah ayaanba la quurin

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 Před 2 lety +13

    Ar ya kuhaysta riwayadaha melahas iyo kuwa hargaysa, 👌👌😘😘😘

  • @ramlocali619
    @ramlocali619 Před 2 lety +5

    Sumayo iyo liicAto dartooda aya uso galay♥️

  • @abdig6153
    @abdig6153 Před 2 lety +18

    Jummah mubarak your two right Nairobi plus Africa only God nows mohamed and my sister both of them two funny 😄 😆 🤣

  • @sabnaaaliniisahil781
    @sabnaaaliniisahil781 Před 2 lety +14

    @liicato & sumayo 💖
    Xogmal lii & sumayo ayaan ujooga 💖

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 Před 2 lety +9

    Talow gabadha deeqo ay rabto iney haadaanka ka tuurto iyo Smaya ma walaalo run ahbaa sibey isugu egyiin Mashaalaah

    • @xidigtachenal2507
      @xidigtachenal2507 Před 2 lety +2

      Horta maila aragtay wlhi caadi ayeeyba is kuugu egyihiin waa walaalo aan umaleynayaa

    • @ayuub_hassan
      @ayuub_hassan Před 2 lety +1

      Wlhi anoo comment kaaga arkin baku fikiray wllo miyaa 😂 comments yasha hada aqriyay na adi cml baa arkay

  • @ismahankassim5390
    @ismahankassim5390 Před 2 lety +4

    Deeqo caadi mahan best act🥰 waa kuwata

  • @mankahaji3548
    @mankahaji3548 Před 2 lety +6

    Liicato flimkan inuu America marketing uyahy yaa Ila arkay 😁😀😀😁👌👍🇸🇴🌎❣️🥰🇸🇴

  • @zeina4057
    @zeina4057 Před 2 lety +47

    Sumayo iyo Liibaan♥️😍

  • @nasiib_isxaqq254
    @nasiib_isxaqq254 Před 2 lety +16

    Waw 🇸🇴🌍💯❤️ Welcome back my favorite films MASHA'Alah miss you all today my pro liicaato 🥰💞😍

  • @mssqosol
    @mssqosol Před 2 lety +2

    Sumaya si si beey u maskiinsantahay wajigeeda laga dareemi inee walac tahay allha u adkeeyo hadeeyba uur leedahay😍❤

  • @cabdiwaaxidabdi7773
    @cabdiwaaxidabdi7773 Před 2 lety +7

    Rayaan bajaaj iyadoo tiktok iska duubeyao cml beey u hadleysaa 0 waye jilinkeda
    Sumaya is another level iyada iyo liiban iyo paracetamol 😱😍

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 2 lety +9

    Film somali maba I dhafo wan dawada yaa ila mid ah❤🤣✌🏼

  • @asmapintumahamed2523
    @asmapintumahamed2523 Před 2 lety +4

    Liicato and sumaya 😍

  • @shukrimoulid9618
    @shukrimoulid9618 Před 2 lety +3

    Maan shaalaah liicaato iyo❤❤🐎🐎🐎🐎🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰 suumeeya

  • @AA-cx6sg
    @AA-cx6sg Před 2 lety +37

    Sumaya💯

  • @farhiyaabdisalam5275
    @farhiyaabdisalam5275 Před 2 lety +5

    Masha allah sumaya uur bay le dahay indha heeda laga garanaya

  • @fathiaa.salaam9617
    @fathiaa.salaam9617 Před 2 lety +4

    Practemol caadi ma ahan cadan Aya ku badbadiyey kulaha funny thn liicto,sumaya wxa thn another level

  • @yoman7762
    @yoman7762 Před 2 lety +25

    xafiduhullaah madaxwayne umada soomaaliyeed mudane Mohamed Abdulahi Farmaajo 🇸🇴👈🏽 21 years again

    • @luulsuuley1884
      @luulsuuley1884 Před 2 lety +4

      Adiga iyo asigaba umada alaha idinka qabto

    • @bakalbulle9278
      @bakalbulle9278 Před 2 lety

      @@luulsuuley1884 masocodo ninkan shidalna kuma socdo lerna mabixino 🤣

  • @sameea1
    @sameea1 Před 2 lety +9

    Liicaato& sumayo🥰😍

  • @mursalmaxamed7347
    @mursalmaxamed7347 Před 2 lety +20

    True story for the somali youth😪☝️

  • @muhanadqoorka2553
    @muhanadqoorka2553 Před 2 lety +10

    Yarka prstamol aad uga helay qabkii mukhalasinta cadigu uhadlaya aniga markan so tahriibiyey oo addis aan marayey waxaba isu qabay yurub inaan joogaba hdlka io sida wax lakaga dhadhicinayo inan naftayda soo haligay waxn ogadey markn xududka sudan soo karey magalada xajar halkas ka dib safarkii saxaraha aya no bilowday wxna saxaraha noka geriyoday 3 qof wlhi rafad bdn xabsiyo silac 2 years io bar aan libiya jogay aan la kulmay 2 jeer doon fulay mar way nla dhacday 10 qof noka dhintay markabkii libiyanka naso badbadiyey oo dib noku soo celiyay libiya ka dib xabsi dheer kalny markii 2aad aan doon fulana iydna way nla dhici karyay waxa na badbadiyey markabka Italy sea watch4 alx hda wadanka sweaden ku noolahay tahriib wax fcn mha dhulkga hoyo wax dhma ma leh waa talo walalnimo inta ika dambeyso jcl inay soo tahriiban😥

    • @nimconalka6394
      @nimconalka6394 Před 2 lety

      Sorry 😔 abowe mcn 🥺

    • @muhanadqoorka2553
      @muhanadqoorka2553 Před 2 lety

      @@nimconalka6394 alx abayo mcn waa ka baxay inta ku hadhayna allaha soo dhafiyo cadabta😥

    • @amalozil2108
      @amalozil2108 Před 2 lety

      Sorry😭

    • @keyfkafisa2161
      @keyfkafisa2161 Před 2 lety

      Wlhi dhib waa marty

    • @muhanadqoorka2553
      @muhanadqoorka2553 Před 2 lety

      @@keyfkafisa2161 nolosha waxay ibartay casharo io dulqad io nolol kalinimo bila hoyo io aabe io bila family waxyna iku reebtay xasuuso aad ufolxun oo markan xasusto kalinimo la ilmeeyo waxana rajaynaya in ilahy hoyo io aabe family dib noo wada kulmiyo😥

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 Před 2 lety +21

    Its a good storey line eh, laakiin why every somali film that I like is always a half done job? Waxani waa emotional abuse . Part 2 miyaad soo diyaarinaysiin, mise waaba intaas?

  • @alixsaansom
    @alixsaansom Před 2 lety +1

    Kulahaa nolosha saxda anaa ku dareen siina. Maay iska dhahdo nolosha qaldan anaa ku dareen siina

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 Před 2 lety +35

    THIS FILIM IS ANOTHER LEVEL 💥

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 Před 2 lety +6

    Deqo wa funny😁😁😁 ayeydeye iso xasusise kulaha😁😁😁

  • @saabriinsuusuu3923
    @saabriinsuusuu3923 Před 2 lety +9

    The best film 🥰🥰

  • @axmedalto7142
    @axmedalto7142 Před 2 lety +22

    The trues stories amazing 👏 😍 🙌 👌 ❤ ✨

  • @cabdifitaax489
    @cabdifitaax489 Před 2 lety +14

    Filimkan waxyabo badan ba iga baxay wana xaqiq intan hada arkay

  • @mohamudabdi1695
    @mohamudabdi1695 Před 2 lety +2

    Khalad liicaato mesha adunyada uguwacan ee lagunoolado waa mecca,

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Před 2 lety +1

    Mashallaha flim cajiiba laakiin l prati 1 miyaaa mise soo kala cadeeya ika daay. Cayaarteee kkk

  • @Anazz-apdi
    @Anazz-apdi Před 2 lety +13

    M.a gabdhaha ogadeen I love u HG poi🙋‍♂️😍

  • @geedinoor7278
    @geedinoor7278 Před 2 lety +7

    Kan waa must qeybo 2.iyo 3 inlahelo 👌

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před 2 lety +3

    filinka diidan ayaa kamaqan Manuuraayo mashidna Kusoo dara ok ❤❤❤ Keep going

  • @fatinibrahim6000
    @fatinibrahim6000 Před 2 lety +2

    America dhibatada ugu weyn qoysk soomaliyed heysato, waa isku dirnimada waalidka Iyo awladiisa,

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353

    Masha allah filimku caadi ma ahan illahey ha idin xifdiyo dhamantina

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 Před 2 lety +1

    Wealth is nothing to be honest 💯 only when it's paid as Sadaqa tul Jariyah
    God made man
    Man made money 💰
    Money made man mad 😠
    Manipulation and hypocrisy won't allow you to reach you goals of kheyr better be respectful, caring and humble
    Alhamdulillah
    Thanks for the movie and it teaches youth lots and members 😊

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 Před 2 lety +2

    Sumaya waxaan kuugu ogahay inaad sidaas aad u astuurnaantit inshallah sharafey

  • @ruweidaabdi9571
    @ruweidaabdi9571 Před 2 lety +3

    Liicato io sumaya dartos udaawaday

  • @dagandaacad3066
    @dagandaacad3066 Před 2 lety +2

    Sumayo haddaleeba actor fiican heshay.

  • @tilly7322
    @tilly7322 Před 2 lety +5

    Plise landheere xa lagu so daro ruwaayadaha aad ban uxiisesaya idhigaas

  • @faaizaliiibaaan8085
    @faaizaliiibaaan8085 Před 2 lety +1

    Sumayo iyo liiiban my fav person wllhi

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 Před 2 lety +7

    war liiban iyo sumaya wataa❤

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 Před 2 lety +2

    amazing intro music idaacadii Radio hargeisa soo xasuusty

  • @cabdiwaaxidabdi7773
    @cabdiwaaxidabdi7773 Před 2 lety +15

    This is another level 😱😍

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 Před 2 lety +17

    Liicaato n Sumaya Ku Haystaaba😂😂😂🥰❤

  • @faaraxfabkeey5589
    @faaraxfabkeey5589 Před 2 lety +27

    JUMMA Mubarak
    True story for the Somali youth 🤟

  • @ademalaya5906
    @ademalaya5906 Před 2 lety +3

    Wll tahrib wax fcn ma ahn wlhi 4malin io afar hbn aya badda ku jirnay 300 oo qof aya ehn family keyga ina dhintay aye u hesten wllyl tahrib wax fcn ma ahn iska daya

  • @zahiiraabdallah5813
    @zahiiraabdallah5813 Před 2 lety +3

    Inta liicato iyo sumaya markay hdlayan kaliya ila dawaty

  • @ubah_cx
    @ubah_cx Před 2 lety +4

    Kkkkkk from yurub Birmingham kanage claying viva uk

  • @ina_dahir
    @ina_dahir Před 2 lety +7

    Lii & suu 😍😍😍😍

  • @abdirahmanmahmud4738
    @abdirahmanmahmud4738 Před 2 lety

    Film wacan

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Před 2 lety +3

    Masha alaaaah gabdhahen alaah haidin dhoore 😍😍😍😍

  • @zamzamabdishakur4911
    @zamzamabdishakur4911 Před 2 lety +15

    16 minutes 1.1k view 😍 👌 another level 👌 💯 👍

  • @fartunali4501
    @fartunali4501 Před 2 lety +1

    Qebta lawat plz waan dalbay saan uu sugenaay

  • @shankaroon4847
    @shankaroon4847 Před 2 lety +4

    kkkkkk barasitimol waa fani tan baaro waji xuma say u hadlaysaa 🤣🤣🥰

  • @safiyaaxmed9971
    @safiyaaxmed9971 Před 2 lety +1

    Parectemol muxuu soo arkay dad badan oo ku haya indhahaagan ka arkaa inaa yurub tagaysid.

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 Před 2 lety +3

    Part 2 idin kasugynaa wallhi saan ujeclahy filamadiina ima dhaafan waa maxsantihiin dhamaantiina 🙏❤❤

  • @engineeryahyedahir7253

    I like the way she dressing jacket 🧥

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 Před 2 lety +1

    Liicato iyo sumayo best couple

  • @kalsoniduwaamuhiim6849
    @kalsoniduwaamuhiim6849 Před 2 lety +5

    Sumaya iyo liicaaato qurxiyay filmka mrky wad jir uduu en m a

  • @hamdahonesty6318
    @hamdahonesty6318 Před 2 lety +1

    Part2 please

  • @fatumaali4380
    @fatumaali4380 Před 2 lety +2

    Liicaato iyo Sumayo macn🥰

  • @ikraahmed2219
    @ikraahmed2219 Před 2 lety +3

    Sumayo iyo inanta flim ka walaasheed ku jileysa run iney uwada dhasheen yaa dareemaaya

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 Před 2 lety +6

    Aktariinta sanadka liiban iyo sumaya

  • @seniorsamircde9118
    @seniorsamircde9118 Před 2 lety +4

    Filimku waxa kamaqan MR DIDAN!

  • @fardowsakhaalid3687
    @fardowsakhaalid3687 Před 2 lety +2

    Liicaato and sumaya💋💋💕💞

  • @salmomahamed1970
    @salmomahamed1970 Před 2 lety +2

    Wow 💖💖👌

  • @kowsarabdalle2014
    @kowsarabdalle2014 Před 2 lety +1

    Mnsha allah

  • @kunciiltube1791
    @kunciiltube1791 Před 2 lety

    Paracetamol caadi maha waa another level iyo Deeqa Bilan...

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Před 2 lety +6

    xabiibi bay dhagaha nagaga garaaceen😂😂😂😂.waaryaa hargaysa hadhwanag ka daawanaya.qof africa jooga miyaa nool kulhaa paracetmol😂😂😂😂

  • @ibnuissa7279
    @ibnuissa7279 Před 2 lety +4

    Badalki baarinimada waalidka eynu practice usameyni laheyn guys you are to train people people caasul walideyn

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Před 2 lety +1

    Ohh wallahi wacyiga jira bay kahadlayan

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 Před 2 lety +15

    Indhahaaga day
    Already paris ayaa gashay
    Parectimool waa iga gadan yahay siduu u alifo sheekooyinkiisa🤣🤣🤣
    Team. Mprtool is muujiya🤣🤣

  • @abukarlafole2005
    @abukarlafole2005 Před 2 lety +14

    Deeqa bilan darteet ayaan ufiirsanaa 🥰🥰

  • @farhiyaabdirahman8805
    @farhiyaabdirahman8805 Před 2 lety +1

    Sumaya jilitaankeeda 100%

  • @mohameddahirofficial201

    Mansha allah hadalkeeda ayaan kahay gabdan walhi

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA Před 2 lety +11

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af somali ah, inagoo kugu soo gudbina qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂

  • @ayandirie5428
    @ayandirie5428 Před 2 lety +3

    Mansh allah from Snapchat 😂😂😂😂😂😂

  • @user-vx2op6iq3u
    @user-vx2op6iq3u Před 10 měsíci

    Musica saaran xasuus ayuu igaliyay barnaamijkii sybaxnimo ee horn afrik qofkii haayo meel ha iigu sheego

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Před 2 lety

    Maasha alaah waa filim aan inaba caadi ahayn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Před 2 lety

    Wow part two rabilaha kahela m.a

  • @warkahajiofficial3527
    @warkahajiofficial3527 Před 2 lety +7

    Parstamol dhabarka iska ilaali liicaato hayaaay 😂😂