NEW SOMALI FLIM "NABSI" 2021 'QISO DHAB AB

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • NEW SOMALI FLIM "NABSI" 2021 'QISO DHAB AB

Komentáře • 581

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 Před 2 lety +218

    😢😭😭😭. Wan ilmiyey markay dhahday anoo Somali kuma cidlayn karo 😰😰😰

    • @abdulkadira75
      @abdulkadira75 Před 2 lety +1

      Hodan anigana adigan kuu damqaday

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 2 lety +1

      Hadhoowna Hakufsaddee Ama Hadilo lool.

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 Před 2 lety +14

    Wonderfull dumarka naxariska ku jeclahay really keep going

  • @moussaabdillahi
    @moussaabdillahi Před 2 lety +45

    Nice film MachaAllah from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 Před 2 lety +91

    Maahmaah soomaaliyeed, rag damac iyo dacarbaa laysay,ninkii magaalada ku cusbaa gabadhii caawinaysay,asagoon dantiisiiba gaadhin,damaaciyey

  • @hassannaib4705
    @hassannaib4705 Před 2 lety +4

    Gabadhan jilinkeda hadalkeda cadi mahan 💯❤️❤️

  • @khadargulled
    @khadargulled Před 2 lety +5

    War soumaya anaaba jeclaaday nazap sanaaa inantu 😍

  • @warasamemohamed8278
    @warasamemohamed8278 Před 2 lety +17

    Woooow
    Mashallha waxase ruwada macan
    Oon caadi ahayan. Qayabata labada
    Ayan sugaynaa pR wan salamayaa iyo asxbta kale 👍👍✅🎉🎉🎉🌸🌸🌸🌸❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @suldankhan9333
    @suldankhan9333 Před 2 lety +1

    Indho oomano ama kaksan baad aragtidoda thya sumayey.
    Dhago dhohano dhinac ubadan baad dhugtoda tahay sumayey.
    Qalbi qustayo si u qaqadan baad qoyan kiisa tahy sumayey. Xubno dalayo xakamesan baad xubigoda tahy sumayey. Ruux baaba ayoo raaxo arag baad rubadisa tahay. Al abwaan
    AL ABWAAN ISXAAQ ALI MAXAMUUD

  • @somaliamericantv3858
    @somaliamericantv3858 Před 2 lety +83

    Waa Flim waqti badan galay

  • @ilsane4747
    @ilsane4747 Před 2 lety +14

    Nice 👍 film Mashallah big love ❤️ from Djibouti 🇩🇯

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 Před 2 lety +26

    Waw sumay iyo xasan waa labo Actor horay usocda ❤️❤️❤️❤️

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 Před 2 lety +63

    Xasan waa real actor iyo inantaan wlhi we need more films

    • @suleeqofaarax8334
      @suleeqofaarax8334 Před 2 lety

      😭😭😭😭🥱🥱🥱💞💞💞😳💯💯💯😭😭😭😭

  • @dalmarkiikoofficiallchanne5883

    Waa film 🎥 fiican oo laga sameeyay wax ka jira dunidan siiba soomalida dhibataysan

  • @geedihassan5048
    @geedihassan5048 Před 2 lety +4

    De one and only queen 👸 Zumayo sidad u jisheen wan ka helay wana ku mahadsan tihiin dhamnetiiin

  • @zalabala5176
    @zalabala5176 Před 2 lety +1

    Waa qiso dhaba markastana ka dhex dhacda Somalida waliba Raga indhaha dheer ee garbasaar raaca ah
    Naagahooda khaayima

  • @alle-amintube2004
    @alle-amintube2004 Před 2 lety +25

    Mashaallah waa ruwaayad inyar soconeyso hadana micno dheer xanbaarsan, ruwaayad noocan oo kale oo dhab ayaan haaya inte idinkala so xiriira. Am from CANADA 🇨🇦

  • @FaadumoYusuf-vp8jj
    @FaadumoYusuf-vp8jj Před 3 měsíci

    Ku saliya wllo nabiga

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 Před 2 lety +55

    I’m thrilled to have seen this short film. I gave it a thumbs up seconds in and will definitely share it with my younger siblings and friends.
    I just really wish that this young man had not turned this girl helping him into someone he now wants to romance.
    It just seems as though this is the “typical” Somali man’s reaction to a Somali girl assisting him in a professional capacity.
    In reality this can detour young single Somali girls from having Somali clients. I wish they had taken a different story line. I’ve not seen the end of the film but I’m thrilled to see Happy Khalifa 😆😂😂

    • @fowsiyocabdi9852
      @fowsiyocabdi9852 Před 2 lety +3

      Das hat pppuuu PP

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 2 lety +4

      That's all they know Somali men. If you help them they don't know how to be professional and respect boundaries.

    • @dhacdooyinkadunida86
      @dhacdooyinkadunida86 Před 2 lety +1

      @@Cici_mimi Isagoo la caawiyay Si Professional oo respect leh miyuusan wax ujeclaan karin hhhh

    • @Supr93
      @Supr93 Před 11 měsíci

      I the am 😅 Still we can talk do not disturb 👅 me up 🆙 if you're busy I will touch totally but if you're exhausted 🥱 you are certainly going out through a long weekend I so amused myself bystanders are going through this all and I'm not sure exactly what's wrong 😑 I'm sorry 😢 I'm so tired 😴 sadly I'm falling apart today in a 🤔 I 😂

  • @hannaaj9889
    @hannaaj9889 Před 2 lety +13

    Omg Sumaya owwwww😘 please do it more movie 💋 I'm already fan❤️

  • @mohamedstudio9831
    @mohamedstudio9831 Před 2 lety +11

    Wlhi filmadan inaan jilo wan jeclahay lkn Waa in la helo gabdh sidan aktarad u ah ala maxay jishay best aktarad

  • @Khalidsci
    @Khalidsci Před 2 lety +31

    Good somali movie 🎬 good editing and acting. Well done guys👏

  • @aragsan9200
    @aragsan9200 Před 2 lety +18

    Sumaya yar wangsan Woooooow 🥰

  • @khadramedel647
    @khadramedel647 Před 2 lety +6

    Ww hassan waa actor farta kaxidhan iyo sumaya soo badiya

  • @hamdaabdirashid3749
    @hamdaabdirashid3749 Před 2 lety +12

    zumaya wooow mncha allah fikirad wanagzan weeyi

  • @Aboorey
    @Aboorey Před 2 lety

    Xabada uu teelka ka qortey Gorgeous waaye

  • @HOBFILMS
    @HOBFILMS Před 2 lety +34

    nice film keep going 💥

  • @Fidow88
    @Fidow88 Před 2 lety +4

    10/10
    Horta film ka qisadiisa aad bay ii qancisay inkastoo qiso xanuun badan ay eheed ragana ku socoto, waxaan Lee yahay jilaayaasha iyo director ka hormar wacan halkaa kasii wada, waxa si gaar ah udhiiri galinayaa Sumaya oo film ka qeyb weyn ka qaadatay sida aan arkay.

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Před 2 lety +4

    Wxan film waa dhafaay noso baadiyaa labadaan atore iyo atarishada'wey shidan yihiin cadi mhn 😫❣ best film

  • @Kassimyare
    @Kassimyare Před 2 lety +8

    Loved this😍🇸🇴💙

  • @axmedxasanxuseen6732
    @axmedxasanxuseen6732 Před 2 lety +8

    Waa filin diyaarsan , oo heer calami ah

  • @cabdifiyeera6475
    @cabdifiyeera6475 Před 2 lety +1

    Wwwww.tHe bezT fliM in the somaLi 😉

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 Před 2 lety +7

    Masha allah Sumaya yar dhuubo dheer dhex yar quruxley ayaad tahay alle haku xafido quruxsan.

  • @jacobbouhofficial
    @jacobbouhofficial Před 2 lety +4

    Jecliyaa sidey u jilayaan

  • @dhindhiin3885
    @dhindhiin3885 Před 2 lety +2

    Sumayaay iskudooq ayaanahey wax igasii fadiilada 🤗🤭🤭🤭😘🤣

  • @AhmedMohamed-zm6xj
    @AhmedMohamed-zm6xj Před 2 lety +1

    Cajiiib Cajiib horey u socda
    Dareeen Goooniya ayuu leyahay this short film❤❤❤

  • @khadijadagan7421
    @khadijadagan7421 Před 2 lety +13

    Walaladey iso boqda waa walshin 🙏 San iso boqda cml😥😥🙏🙏🙏

  • @ub3894
    @ub3894 Před 2 lety +4

    She’s very talented😉

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 Před 2 lety +2

    Wow what a refreshing fabulous film😘 i just dont understand why we cant just help each other and go our separate ways instead of some hope for a romance . This is why baan nimanka loo jaf jafin, sadly waraabe bilaa abaal ah ayeey noqdaan .

  • @kowzarupdisicith621
    @kowzarupdisicith621 Před 2 lety +1

    Hh Rag waa Damc marki LaLaHaa been ahyN WleeH😁😃

  • @ronaldojr1256
    @ronaldojr1256 Před 2 lety

    WAAAAW WAA FILIM QATAR AH IYO GABADH U EK PHILIPINI LKIN WAN LA DHACAY WAA QATAR IN SHLLHA WAN ONE I WELL COME USA AND TO SEE MY BROS

  • @khalidzeed2538
    @khalidzeed2538 Před 2 lety

    Dalaa Dalaa sumaya codkar wllhi

  • @arfahnoor2112
    @arfahnoor2112 Před 2 lety +10

    Oh my goodness! I'm already a fan. Need more

  • @MohamedAhmed-zo3gh
    @MohamedAhmed-zo3gh Před 8 měsíci

    Eey ey dhale waaye walahi kan

  • @cabdilaahicumar7490
    @cabdilaahicumar7490 Před 2 lety +1

    Allha no barakeyo gebdhahena

  • @halimanoor1666
    @halimanoor1666 Před 2 lety

    Aniga walal aya iga badan walahi dab ayan uilmeyey wah walibo walaltinimo aya kawen ❤️

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Před 2 lety +7

    Welcome back waan idin xiisay ♥️♥️🥰

  • @abdikanidihuntermohamed9180

    You guys are so incredible it’s another level keep going ✌️

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 Před 2 lety

    War naagtu af dheeraa oo balaayeesanaa. Ha i soo marin.

  • @caashocabdulle5514
    @caashocabdulle5514 Před 2 lety +8

    Wwwww wad kabaxsaten m.a sumeyo wan ku jecel haya walshey noloow

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Před 2 lety +1

    Manshaalaah wan ku faraxsanahay jilinka laakin waa wada ugul waxad ku Dartan in yara oo macan oo diidma ah wax walba wa ugul

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig Před 2 lety +1

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @aslamhassanofficial8084
    @aslamhassanofficial8084 Před 2 lety +1

    Gabar ama garoob America joogto oo guur iyo isfahan diyaar u ah reply isoo dheh thanks

  • @Samantha-oe9nx
    @Samantha-oe9nx Před 2 lety +11

    Cadi mah walhi waan ladhacy keep going guys 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @highflyer215
    @highflyer215 Před 2 lety +1

    Yarka wuu khalkhalay walai shukaansi sax ah Inuu kujiraa moodaa,
    but really I'm falling for sumayo myself guys🤣

  • @habibomoha9961
    @habibomoha9961 Před 2 lety +1

    Keep going guys it’s incredible

  • @rashidohassan7820
    @rashidohassan7820 Před 2 lety +8

    Very talented people I like it really

  • @somdaily4338
    @somdaily4338 Před 2 lety

    Gabadhan haleydoono balayo kula qurux badnatay

  • @arsenal4eva431
    @arsenal4eva431 Před 2 lety +2

    Wuu flim dhaafey kani keep going Hasan & Sumaya ❤️

  • @naimanaima2527
    @naimanaima2527 Před 2 lety +7

    Perfect film sumeya thanks Xbbt

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 2 lety +4

    Sumayo mommy illhy maskaxdada hku ziyadiyo iyo caqligaga cimri dheer iyo cfimaad rpi hku siyo I.n ina kulno rjeynaa mardhaw sfar america usoo ahy♥️🥰

  • @mokhtar1258
    @mokhtar1258 Před 2 lety +9

    War naga taga BR nagusoo qaladeen waxaas waqti nooga lumiseen anaga iyo idinkuba NABSI kulahaa Yaahuu

  • @user-vc1ng7vi5e
    @user-vc1ng7vi5e Před 2 měsíci

    Waan kahalaya gabadha😅😅

  • @aminaesse1031
    @aminaesse1031 Před 2 lety +5

    Abdixakiin waad Ka gaarsiisay 😂😂😂 dhib badanidaa ninyahoow!.naagaha ayaa la dhihi jiray xanta iyo isku dirkey Ka shaqeeyaan laakiin hadda ragii ayaa Ku soo kubaareeyey howshaas!😂😂😂😂cabdixakiin actor iyo majaajiliistaha aan si weyn u taageero ignana qoslliya markasta Thank you all!.

  • @hodanahmed8961
    @hodanahmed8961 Před 2 lety +2

    Sumaya jalinkeda wan jeclahay maa lo so badisan filimadan cml🥰

  • @haaruniofficial5279
    @haaruniofficial5279 Před 2 lety

    Woow ceshlaa film waadkabsxsatay su 🌹wali man arag filim kanokale sida wanaaga iyo kartida sosaraha iyo ninki alifayba iyo jilaayasha horay usocda 👑

  • @cabdalezcar9798
    @cabdalezcar9798 Před 2 lety +10

    Filma qurux badan wlhi

  • @bilana289
    @bilana289 Před 2 lety +13

    Akhas raga qaar wanaaga ma xejiyaan waxkale ayay raadiyaan markaasay cidla ku dhacaan

  • @nadacadey4556
    @nadacadey4556 Před 2 lety +28

    Ma qofbaa kudhihi leyma aamini karo wah wey iga qoslisay wllhi🤣🤣🤣🤣

  • @sharmaboy6888
    @sharmaboy6888 Před 2 lety +21

    Allah help those help others
    God bless you sisters and brothers 💔

  • @salamsk1779
    @salamsk1779 Před 2 lety +1

    Runtahanti filimada sodigto ad ayan ugu hele

  • @ayanshire1049
    @ayanshire1049 Před 2 lety +5

    2021 best film 🎥👌👏❤

  • @guuleedbashiir7275
    @guuleedbashiir7275 Před 2 lety +2

    Wooow nice move keep going abayo sumayo💔💔💔

  • @naseemabdirahman662
    @naseemabdirahman662 Před 2 lety +9

    Woooow best film soo badiya soumaya susu and hassan happy

  • @fahmiabdilahi1842
    @fahmiabdilahi1842 Před 2 lety +6

    90'ka jewiga ka waran buu leeyahay waar dee inan ma hayada cimilda ayey ka shaqeysaa ?

    • @axmedcali6010
      @axmedcali6010 Před 2 lety +2

      😁😁😁😁 wa gashy wlhi

    • @fahmiabdilahi1842
      @fahmiabdilahi1842 Před 2 lety +2

      @@axmedcali6010 bro naahadaya laga hadla hadii aad waxba fahmi weydo laguma dul xumaado sidii gaadhi kharaabe lolz

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet Před 2 lety

      😂😂😂😂

    • @somaligirl6046
      @somaligirl6046 Před 2 lety +2

      😂😂😂😂 hayada cimilada

    • @axmedcali6010
      @axmedcali6010 Před 2 lety

      @@fahmiabdilahi1842 bro intuu aqny way dhfty lipxu waynata hdu ugarsi ku bilabo wa sidaa 😁

  • @abdihakimsulaiman112
    @abdihakimsulaiman112 Před 2 lety +1

    Nice dadka qaar naxarista jili kra jira weli😂😂😂

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 Před 2 lety +1

    Jilid aad iyo aad uwanaagsan , balse somali jecel meel dheer majiro specifically raga soomaliyeed buubaaba yaal, tiicawisay ayuu durba tukale eeg eegayaa rageeu waa damac katiir ,

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag Před 2 lety +9

    Marka adoo eber ah naag xooga ku dheer gursatid ay ku tirahdo anaa wax kaa dhigay see dareemi lahayd

    • @Hana-997
      @Hana-997 Před 2 lety +3

      Qofka adigo eber ah ku joogsadey oo hadana khiyaantey wuxu dareemayo.

    • @ihatebts4866
      @ihatebts4866 Před 2 lety

      @S. M noloshaa wax kataqaanaa qofyahay

  • @yaskaboy3497
    @yaskaboy3497 Před 2 lety

    Sumeyo manshallah

  • @mohamedibrahimguure6171
    @mohamedibrahimguure6171 Před 2 lety +2

    Runtii shekadan aad bey iso jidatay xaqiiqdi jilitanka iyo qisida dhbta ah qabka lo qoray wa mid so jidsha mudan ku an hayo oo badan hadii macqultahay wa idin la so wadagaya inshalaah

  • @MohamedIbrahim-iz1pv
    @MohamedIbrahim-iz1pv Před 2 lety

    Jilaaga weyn baa isloo qalde sawirkiisa BR Nin weyn fimil ahaan uma daawdeen hablaha mooyee good job anyways horay usocda

  • @salamsk1779
    @salamsk1779 Před 2 lety

    M.a it was nice film keep going especially sumeyo qurux ❤

  • @mulkijabuuti1621
    @mulkijabuuti1621 Před 2 lety

    ninkastoo xun hadii laburin lahaay edabee yeelan lahaayeen wasaqiinta istubidiin inta xunoo dhan ayaa thn uf

  • @abdikadarabduuhusen4652
    @abdikadarabduuhusen4652 Před 2 lety +1

    Sumayo masha allah

  • @khadroxaashi1746
    @khadroxaashi1746 Před 2 lety +1

    Waa ruuna u malaysa sida ay u jiilayan marka aragtit 😭shiit

    • @AmiirNadridov
      @AmiirNadridov Před 2 lety +1

      Xiriirada qaar jaceel laguma badasho ama waaka sareeyan tusaale qofaan uqalmin xumaan ayaa jiro sida qof nolashada samen ku leh tusale qof wanaagsan xumaan aanan uqalmin qof abaal kuguleh oo wax badan kula soomaray qofaad qaarabo tahin ama si fiican utaqaanid familkoda intaasba dooqa waa inaad ka fogeysa waayo jacelka hada jiraa waa bilaa hubaal hadaad masuliyadas qaadi karin qof wanaag idinka dhaxeyay xumaana is taahilin ayaad xumeen waana murugo bilaa dhamaad ah

  • @souadsiman_official9559

    Sh ususli waa yaab wlh waxkasta la waydiya

  • @yaskaboy3497
    @yaskaboy3497 Před 2 lety +1

    ilahi haku dayo

  • @jamaczergio4256
    @jamaczergio4256 Před 2 lety +2

    Another level

  • @kudhanfaraxcumar9845
    @kudhanfaraxcumar9845 Před 2 lety +5

    Nimankana somali wa ba iska sidan in yar moyaa

  • @cawildeeq2569
    @cawildeeq2569 Před 2 lety +1

    M,a walahi waa cajiib

  • @biidmohamed5907
    @biidmohamed5907 Před 2 lety

    naagta yar cadi maha waa actarad tolow aniguna mey sidaa kor iigu so qaado
    kuma balan fureen ❤️🙏🙄

  • @zeiruqadan6145
    @zeiruqadan6145 Před 2 lety +10

    Mashallah nice actor and actress may allah blessed them keep going my walakeyga ❤❤👌👌❣

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 Před 2 lety +3

    Well-done guys I lost in it, the film was so good that I thought it was real.

  • @muzamil2891
    @muzamil2891 Před 2 lety

    Masha Allah ❤❤

  • @yaskaboy3497
    @yaskaboy3497 Před 2 lety

    Wa e cajabiye noh

  • @shafieali3093
    @shafieali3093 Před 2 lety +4

    Heesta dhextaalka ah please yaa qada saxiibayaal 🙈✌🏾

    • @shafieali3093
      @shafieali3093 Před 2 lety

      Fadlan heesta iga caawiya qofka qaada Ama magaceeda mahadsanidiin

    • @Ronaldothegoat73
      @Ronaldothegoat73 Před 2 lety

      @@shafieali3093 waxaa qaaday yasmiin tiina jeel caashaq aala dhahaa

  • @omaribrahim201
    @omaribrahim201 Před 2 lety +5

    Run ahaantii iyo ereya badan soo laalaabanaya editing ka kaxun

  • @haajiracream5492
    @haajiracream5492 Před 2 lety +2

    Wwww sumaya hore aya lo yidhi hada dasada garacato Mida hadasa uba ku dula dhici

  • @maxamedaadanyuusuf2096
    @maxamedaadanyuusuf2096 Před 2 lety +1

    Ruwaayadani qalbi ayay idhaaqajisay waxa dareemi kara qof qurbaha tagay waxaan idin.leeyahay sxbayaal soo.badiya ruwaayadaha

  • @yaskaboy3497
    @yaskaboy3497 Před 2 lety

    Aya nileyahay runtii

  • @ciisexayaata1680
    @ciisexayaata1680 Před 2 lety +1

    Axsan jiliin