Night Routine|| Jadwalkeyga Habeenki Iyo Waxa aan qabto By Nasra Abtidoon

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 515

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +84

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi tacaalaa wabarakaatuhuu asxaabtayda Qaaligaa aan jeclahay soo dhawaada Meel walba dunida daafaheeda ka joogtaan waa markale iyo waalashiin nasra abtidoon oo idin wada muuqaal kaloo cusub abayo Kalmadaas mudo 1year ku dawanayy Waad ku bilowdaa manshalah 🥰♥

  • @xidigshorts7342
    @xidigshorts7342 Před 2 lety +21

    Nasro abtidoon💓💕💖💖💕
    Best youtubers of the women ❤ 💙 👏

  • @bilalmarijuana1959
    @bilalmarijuana1959 Před 2 lety +17

    Always nice to see you happy nasro, you one of a kind

  • @mariamabdirsak9106
    @mariamabdirsak9106 Před 2 lety +10

    ilaahay amarkii cid aan nasra abtidoon ahayn cuntada inaa kadawado majecli you are amazing

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 Před 2 lety +10

    Inta dhibatesan dhibatada Allah ha kaqado aamiin isoopoqo wll 😣😞

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud Před 2 lety +53

    masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Nasra Abtidoon 🥰❤

  • @sabirinahmetabubakar6380
    @sabirinahmetabubakar6380 Před 2 lety +45

    Gabarta keliya aan ku daysado allha ku sharfo abaayo👸🏻❤️adun io aakhirba baayo

  • @umusuunaa
    @umusuunaa Před 2 lety +17

    Keep going Queen Maasha Allah Waan Ku Jeclhy Saaxiibey Hormar Wacan Narso Gabar Ku Dayasho Mudan Asxaabey i soo booqda si aan u ilaalsano familadeena hadaad i aragto muhiim ayaa ii tahy adiga waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ubadan hadaad qiso ii heyso ila soo xiriir

  • @asiamohamed3160
    @asiamohamed3160 Před 2 lety +3

    Nasra gabar aan ku daydo akhlaaq ahaan iyo aqoon ahaanba rll model ♥wanaagsan horay uso sis

  • @fardowsosheekhsalad6498
    @fardowsosheekhsalad6498 Před 2 lety +5

    Nasro abtidoon abyo si qaas ku salamay ilahay hamigad haku rumeyo aduunka aaqirane janad allah ku geeyo xpptii manaal kula faraxdo maalin kasta ku aragto ayaan sugi la'ahay rajadas sugeynaa mrki aad hamigad gaarto isnha allah❤😘🥰from guricel kaso salamaa

  • @khadijoabdiqadir1856
    @khadijoabdiqadir1856 Před 2 lety +5

    Nasra xabiibti aalaabta i yofajaq haxerenin laan nu washire☺️

  • @ayanledirie8971
    @ayanledirie8971 Před 2 lety +1

    Gabadh karti leh oo aan taageero waa nasro ninkii helay wuxuu ahaa nin nasiib leh ha u fahmina inaan cunto ka hadlayo, karti, xadaarad, labis, daacad, farax sanaan intaba u qiray maansha Allah

  • @user-bm5zf7bf3u
    @user-bm5zf7bf3u Před 2 lety +4

    ماشاء الله تبارك الله أخوه جميل الله يبارك فيكم.الله يسهل لك في إمتحانك

  • @halimah7164
    @halimah7164 Před 2 lety +2

    Maasha Allah ilaahay ha ku barakeeyo kaliya waxan ku odhan lahaa fiitamiinada subaxda ayaa la cunaa because active ayay kaa dhigayaan so habeenkii ma fiican na

  • @fardowsamarwa6713
    @fardowsamarwa6713 Před 2 lety +2

    first one ☝️ nasra keep going xxbt mashalah

  • @zahramohammed9371
    @zahramohammed9371 Před 2 lety +6

    Horey usoco xabibty Nasraay❤🥰hadan awodho 1M intan ku gaarsiyo wan ku garsin lahaa😍❤Love you Umu Maahir🌹🙏❤

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 Před 2 lety +4

    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑🤲💕👏🧠

  • @saliimasoomaali6379
    @saliimasoomaali6379 Před 2 lety +2

    masha allh walasheey hormuudka hablaha soomaliyeed ayad tahay hormar wacan insha allh allha ku xafido

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 Před 2 lety

    Nabigena maxamed scw wuxuu yiri⊹⊱Ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa⊰⊹ walalhy muslimka I caawiya isoo booqda kuna soo biira janalkyga 🙏🥺

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 Před 2 lety +2

    Waalid somalYED baann ahay kor ii qaadaa youtuber keyga adeaer.

  • @ubahsaredo8924
    @ubahsaredo8924 Před 2 lety +1

    I love u wllshey nasro

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 Před 2 lety +2

    Masha alaah abaayo nasro kuwiin adbaad umahadsantahay waxyaabobadan waankafaaiiday jazaaka kalaaha qeeyr

  • @ducaysanofficial849
    @ducaysanofficial849 Před 2 lety +2

    mnshallha abaye walhi wan ma seeray sidaa ad biisada ukaarineeyso ani sida loo kaariyo man aqaano abye guueyso insha allha

  • @khadranor960
    @khadranor960 Před 2 lety +6

    M.a aniyga iyo adiyga labo mid ayan iska lenhay 1:waxan jeceylahay ina sariirta waxa ku aqariiyo
    2:Quran lantiiy ma hurdiy kariy ad ayan u jeceylahay allha haku xafiido abyo👸😘

  • @Maalinlechannel
    @Maalinlechannel Před 2 lety

    Nasroy midigta u seexo sida sunada nabiga ah scw

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 Před 2 lety +2

    Nasra Abtidoon I love you wlaahi Allah yaxfidak wllo 😍😍😍😍😍😘😘😘💚🧡

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 Před 2 lety +1

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal lahey muslimka I caawiya isoo boqda kuna soo biira kheyrka kafaideyso 🙏

  • @sacdiyacadey7117
    @sacdiyacadey7117 Před 2 lety +1

    kartidiyoo qofa abaayo waxa tahay qiimaha hawenka dhanwalbaa alaa kuu dhameyey mash alaah aloow isha cadawga kaa qabo

  • @shamsimaxamed116
    @shamsimaxamed116 Před 2 lety +2

    masha allh abayo nasara allh ha ku fududeydo imtihan inasha allh wa ka gulesane lee keep going xpipti

  • @ayanahmednur5773
    @ayanahmednur5773 Před 2 lety

    Masha Allah alle haku xafido abayo nasro waxa kugu jeclahay dadka love u sarta dadka canka halkey dadka yasan oo mashaqul iska dhigan adiga waxa tahay qofka kaliya oo caan ah oo dadka inta ugu badan love u saro una so jawabo shugran abayo

  • @xawoahmed91
    @xawoahmed91 Před 2 lety +5

    Wow masha allah . Kaninigaa womens one fahfahin kle badan nagaa sii sis markaa fursad hesho . Wadamada dhan malaga helaa

  • @deeqoomar7816
    @deeqoomar7816 Před 2 lety

    Mansha alaa walsheen narrow aad Baan kuusalaamay

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Před 2 lety +2

    Mashaa Allaah xabiibti waan ku salaamey Allaah ha ku fududeyo hore u soco kartideda aa ledahay Allaah ha ku xafido. Aamiin 🤲❤️💚💙😍🥰

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 Před 2 lety +10

    Keep going queen 👑♥️👊

  • @fatimaahmed6143
    @fatimaahmed6143 Před 2 lety +4

    Qofka kaliya an waligy arag hadana an hawds ka jeclahay guulayso Mcney❤😍

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 Před 2 lety +2

    Ma abyo marwaliba aaan kuugu xeranahay aad aayaan ujeclhay muqaladaada quruxda badan allha ku dasto abayo😘

  • @ayaanmaxamad1165
    @ayaanmaxamad1165 Před 2 lety

    Mnshaa allah wllshey nasra abtidoon illahay haaku xifdiyo aakhiro iyo aduunba aad ayuu ii cajabiyay vedio gaaga horay usoco

  • @maryammahamed5097
    @maryammahamed5097 Před 2 lety

    Nasra keep going

  • @samaramo633
    @samaramo633 Před 2 lety +4

    masha allah nasro, routine fiican aa leedahay lakin abaayo markaa alaabta dhaqdit kowdi hoori kabacdi shukumaan kutirtir intaa armaajada gelinin hadii kale armaajada halaawayso sidoo kale biyaha meesha yaalo bacteria ayaa kudhalanayso

  • @janaat11
    @janaat11 Před 2 lety +3

    Manşhallh Çook güzel Canim Ablam🌸🌼💞

  • @shaqalecabdikariim9233

    ما شاء الله اختي الكريمة الله يعزك ما أجمل أختنا الصومالي المحجبة shaqao wcn wllshy

  • @khadijomohamed8312
    @khadijomohamed8312 Před 2 lety

    mnsha Allah Allah yaxafdkum abaayo mcn

  • @maanka305
    @maanka305 Před 2 lety +3

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯💔

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle6137 Před 2 lety

    ماشاء الله تبارك الله

  • @hafsafarah4280
    @hafsafarah4280 Před 2 lety +2

    Keep going Nasra Abtidoon

  • @haala552
    @haala552 Před 2 lety +6

    Asc abayo alaabta ayado qoyan qaanadaha gelisay

  • @happyofficiall
    @happyofficiall Před 2 lety

    Chef nasra

  • @hafsoaraye421
    @hafsoaraye421 Před 2 lety

    The best women of the world duniya uthy tusale 💯🥰❤🌍

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe Před 2 lety +4

    Hore usoco 👍👍❤ keep going sister 👍

  • @qalbiuroon8645
    @qalbiuroon8645 Před 2 lety +1

    Muqalada so badhi abayo si an daqso ugarno 600k

  • @muniiraxassanofficial126

    Masha Allah nasray wlh you are my role model abaayo wxn jeclahy you tuber hadaan noqdo inan sdhadha cml udhaqmo gabar fcn oo asturan ayaa tahy ilaahey hakudaayo ❤😘

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 Před 2 lety

    Mahadsanid wlshen nasra abti-doon

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 Před 2 lety

    Masha allah queen always queen Nasro’

  • @rasmireysofficial4470
    @rasmireysofficial4470 Před 2 lety +5

    Masha allaah abaayo hore usoco keep going my dear and friend ❤️

  • @sabaadnuuracookingandnatur1476

    Mashaa allaah walaashay nasro walahi melo badan ayaan iska shabahnaa ilahay haku xafido

  • @mohamedavez615
    @mohamedavez615 Před 2 lety

    Nasra Abtidoon keep going my sister so beautiful 😍❤💖 I am from Djibouti 🇩🇯❤💖 we love you

  • @amalkasim5640
    @amalkasim5640 Před 2 lety

    Masha allh huno

  • @cazmicadced9620
    @cazmicadced9620 Před 2 lety

    Muuqal Kal iyo laap ah weye Allh ka xafido Isha bini Adam,ka

  • @nimcosaeed46
    @nimcosaeed46 Před 2 lety

    Thank you teacher

  • @hilaacconstruction4229

    Masha allh wllshay wan ku tageera

  • @munafarahsan9903
    @munafarahsan9903 Před 2 lety

    Masha allah xbbti nasra keep going♥️💥💥 xbbti ma sanadki u danbeeyay ayad kujirta jmacada

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 Před 2 lety +1

    M.a gabadhan waan iska jeclahay guulayso abyo❤❤❤❤

  • @umuyusro3302
    @umuyusro3302 Před 2 lety +4

    Masha Allah keep going 🥰🥰

  • @laki521
    @laki521 Před 2 lety

    Mnsha allh fariido

  • @nasrohassan9441
    @nasrohassan9441 Před 2 lety

    Washey nasra abtidoon allh ku dhowro exmkane allh kuuu fudeediyo washeeyeey

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856

    Nasra abtidoon adan maanad mar uun hargesa imanen ku farxi lahaa insha allah wakhti kalay hdii wakhtigu ku saamaxo

  • @safiahachine7602
    @safiahachine7602 Před 2 lety

    ماشاءالله الله يبارك فيك

  • @qamarcabdule675
    @qamarcabdule675 Před 2 lety

    M.a allah hor mar wacan wlshy nasro ❤❤

  • @xalimobootan6460
    @xalimobootan6460 Před 2 lety +2

    Wlhi abyo waax badan aya ka Faiidey qeyr Allah Haku seeyo xabbti 🥰🥰🥰🥰

  • @nuuneycabdullahiyare5270

    Maasha Aallah Wallshay mcn hore usuoco Qurxeey badan❤️❤️❤️

  • @ruqiyocilmi6332
    @ruqiyocilmi6332 Před 2 lety +1

    Maasha allaah hbo nasro keep going

  • @nuuroahmed5527
    @nuuroahmed5527 Před 2 lety

    M.a nasro ilhy haku xiftiyo qali dumar♥️♥️♥️

  • @layladaahir735
    @layladaahir735 Před 2 lety +3

    Masha allah abaayo waxaa tahy gabdha kaliya ee markan muqalkeeda daawanaayo aanaku caajisin aanoo sii rabo iga dhamadaa runtii taageera buuxaan ku ahy ilaa 2018 kii ku fiirsan jiray wllhi

  • @afkakudhufo8774
    @afkakudhufo8774 Před 2 lety +2

    Keep going queen 👑💕💯

  • @xasantaliye
    @xasantaliye Před 2 lety +5

    Lkn abayo computer ka waxaa loogu talagalay in miis sababtoo ah computer ka wuxuu leeyahay maadibood wax ladhaho marwaxada hoos kaga yaala marka isbuunyo lasaaro waxaad arki in uu neefta kuceshoomo uu kulaado markaasna waxaa ku imaanaayo cilad tnz abayo nasro waxaan rajaynaa hadii macquultahay in aad mar kale samayndoonin tnz

  • @caaliyoshiikhxasanmashaaal7687

    Masha aalh abaayo wax kuleyhy hory usoco abyo waxan nasiibleh qof adi kugu xiran

  • @UmuAlaakitchen
    @UmuAlaakitchen Před 2 lety

    Channel ka ugu jeclahay

  • @aishabosslady710
    @aishabosslady710 Před 2 lety

    Ilahi hakufududeyo abayo qali

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 Před 2 lety

    Masha allaah wlshy ilahay haku xafido Nasra qurux

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 2 lety

    Masha allaa quruxey il xun idin ma arak to adiga iyo xajigaaga iyo caruurtada insha allaa quruxey ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @UmuAlaakitchen
    @UmuAlaakitchen Před 2 lety

    Manshallah wllo guleyso

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 Před 2 lety

    Hi nasro home tourka soo duub

  • @bisharocali2392
    @bisharocali2392 Před 2 lety +2

    Mash allaha xabiibti allaha ku xafido

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 Před 2 lety +2

    Wllshey nasra my levo you❤❤

  • @saamcabdalla8114
    @saamcabdalla8114 Před 2 lety

    imtixaanka ilaahey hakuu fududeeyo walaashey

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 Před 2 lety

    Masha allh

  • @xaliimoali3985
    @xaliimoali3985 Před 2 lety

    Nasro abtidoon imtixanka allaha kufududeeyo

  • @caaisha__siciid271
    @caaisha__siciid271 Před 2 lety +1

    Nolow abid quruxey

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 Před 2 lety

    Maasha allah tabaaraka laah abaayo allah haku xifdiyo, aamiin aamiin

  • @Kaalsomalitv
    @Kaalsomalitv Před 2 lety

    Sooseej weeye xbbti

  • @aashadaud1494
    @aashadaud1494 Před 2 lety

    Allah kufudeyo imtixaanka abyo guul wacan💪

  • @qalpisaafi1164
    @qalpisaafi1164 Před 2 lety

    Maasha allah aduu uwanaagsantahy nasra hormar wacan quruxey

  • @Abdiraheamoscar
    @Abdiraheamoscar Před 2 lety

    ManshaAlah walaal.
    Quraanka markaad shidato inaad dhegeysato weeyi laakin markaad seexanayso laguma seexdo intaad daarato وَإِذَا قُرِئَ الْقُرْآنُ فَاسْتَمِعُوا لَهُ وَأَنصِتُوا لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ
    ف

    • @Lakimohamed197
      @Lakimohamed197 Před 2 lety

      Ani wn sii dr taa sbabta kenty wa inan hurdada ka selelo abyo dhip ma ledahy hdii sii shito

  • @amiiratulahlaam7845
    @amiiratulahlaam7845 Před 2 lety

    Manshaa allaaah xirfadada alle ha ku barakeyo

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 Před 2 lety

    Waxan soo gudbiya sheekooyin walalhy igarab istaaga ilhay ajar xasanaat hniga dhigo, janalkyga ku soo biiro🙏😔🥺

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 Před 2 lety +1

    M.a my sistre 🥰🥰

  • @abuuzahuur7715
    @abuuzahuur7715 Před 2 lety +1

    Maa shaa allaah

  • @amaleyamaley4029
    @amaleyamaley4029 Před 2 lety

    Mashaa allh xbbtii allh kuxafido

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Před 2 lety

    Masha allah tabarak allah abyo

  • @aishaahmed3637
    @aishaahmed3637 Před 2 lety

    Mnsha Allah Queen keep going 🙏