(( SIDEE WAX U DHECEN )) SUMAYA IYO LII CAATO | PRANKIGII | By Adnan model |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 1,6K

  • @adnanmodelofficial8242
    @adnanmodelofficial8242  Před 2 lety +938

    muqaale kale kuwan oo ka qatarsan ayaa sosocdo mardhow insha allah indhaha nagu haya 😂❤️

    • @suusancabdi1082
      @suusancabdi1082 Před 2 lety +13

      Wll cadnan muqalaha naxdinta lih gabdhaha ka ilaliya duma in ey ur lidahay aya lagayaba gabdhahana suxdin bey qaban marka iska ilali waxyabaha kaso garayo lid

    • @istarinaenjoya7158
      @istarinaenjoya7158 Před 2 lety +5

      Cadnan model boweh plz liicato io zuuzuu waad kusameysay dambo lamane kle hakusameynin plz

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Před 2 lety +4

      WAAR WAXAASI ISKA DHAAF BAAN KU ODHAN LAHAAA

    • @najmoabdiwali2584
      @najmoabdiwali2584 Před 2 lety +4

      Cadananow been ku sheegi mye lmbrkgan mr rdiyy xita qof grnyaa hbeen dwdee mdxa xnuun sexnwyy wx lga xumdo bu ahaa hdi igaso hor bixi lehed kuma cfiyen mdxa kugu dhufn lhaaa🤣🤣🤣

    • @rahmamoalinxuzain4197
      @rahmamoalinxuzain4197 Před 2 lety +2

      wareysi ka soo qad

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial Před 2 lety +516

    Cadnaan & Lii Caato & Sumayo Pranka waalan ayuu ahaa Lakin waan Ogaa labadiina inaa Actors tihiin wa idin wataa mid kale noo soo sameeya

  • @Mss_somalia
    @Mss_somalia Před 2 lety +40

    Cadnaan nest qurux kudhiigle iyo marish kusamee😂😂😂

  • @kafiaabdirahman9994
    @kafiaabdirahman9994 Před 2 lety +35

    Liicaato funny wye wlh😂 meel uu kujiro wan ba jeclahy❤💯

  • @burhanbii
    @burhanbii Před 2 lety +257

    ‏﷽
    ۝ إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى
    النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا
    عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ۝ ﷺ

  • @FNA941
    @FNA941 Před 2 lety +120

    Mashaallah i like the way she respecting her husband 😍mashaallah marku hadlaa xitaa maa hadley that is another level

  • @idilcabdicaynab4299
    @idilcabdicaynab4299 Před 2 lety +29

    Qurux ku dhiigle ku sameeyay duqa prankika 😂😂

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 Před 2 lety +2

    Nabigena maxamed scw wuxuu yiri⊹⊱Ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa⊰⊹ walalhy muslimka I caawiya isoo booqda kuna soo biira janalkyga 🙏🥺

  • @sabrinahassan5008
    @sabrinahassan5008 Před 2 lety +334

    Qurux kudhiigle soo qabo Abaha prank 😍😍

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 Před 2 lety

      Abayo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin

    • @khadiijosiciid6841
      @khadiijosiciid6841 Před 2 lety +1

      Quruxa kudhiiga le so qaba ta aaba ha barn 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @khadiijosiciid6841
      @khadiijosiciid6841 Před 2 lety

      Liicato had La diisi hada kudaayo kula ha

    • @calisheek1194
      @calisheek1194 Před 2 lety

      Someone snitch sent screenshot of ur message to qurux kudhiigle already 🤣🤣🤣

    • @ilhaanxasanbacadow3570
      @ilhaanxasanbacadow3570 Před 2 lety

      Waa marish beauty, waa prank, waa barni afweyn🤣🤣🤣🤣

  • @messi-fi4ot
    @messi-fi4ot Před 2 lety +155

    Qurux ku dhiigle halagu sameeyo prank inta igu raacsan like saara

  • @saadbedri6425
    @saadbedri6425 Před 2 lety +13

    ShaYdaankii qurux ku dhiigla ahaa ku sameeya😂

  • @arimaheena4664
    @arimaheena4664 Před 2 lety +87

    Qurux kudhiglee kusosame prank🤣

  • @adamhazaninhio105
    @adamhazaninhio105 Před 2 lety +123

    Gurux Ku Dhiigle Soo Gabta Inta Igu Racsan Like Saar

  • @sumayoahmed6085
    @sumayoahmed6085 Před 2 lety +416

    Qurux ku dhiigle rapnaa in parnk lagu sameeyo 👏👏👏👏

  • @naciimaabdisalan2446
    @naciimaabdisalan2446 Před 2 lety +14

    Qurux ku dhiigle pranka ku sameeh😂

  • @aftinmaalim5126
    @aftinmaalim5126 Před 2 lety +57

    thanks guys and thanks Adnan accepting my apologies to Sumaya

  • @ITSIDABOSS
    @ITSIDABOSS Před 2 lety +475

    Adnan Model 🤣🤣🤣 Next Muniir Aqaa Are you ready

  • @ismailabdiaziz8391
    @ismailabdiaziz8391 Před 2 lety +43

    Qurux kudhiigle kusamee prank asaa rabaa in laga yaab sado

  • @whizzdaahirdarba4465
    @whizzdaahirdarba4465 Před 2 lety +7

    Qurux ku dhiigle soo qabo 💍💯

  • @ruweydhaajiofficial8552
    @ruweydhaajiofficial8552 Před 2 lety +12

    WlHi wxu aha prank waa uZameyay Darenka DuMashiDaY sumaya
    Queen sumaya Ciirtira dhaP aH wayE
    Liitac0 Boqor NasiiB Badan bathy pr0therkyGa🤩😍

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +279

    AlhamduliaH 99jeer
    Subxanalah 99jeer
    Allaahu akbar 99jeer
    Laa illaaha illaalaah 99jeer
    Aqri walal insha Allah
    Ilahay malintada hakuu
    Nuuriyo

  • @hoodoabdilaahieid9906
    @hoodoabdilaahieid9906 Před 2 lety +113

    Cadnaan sumayo iyo lii waraysi ka qaad waliba noo waydii siday isku barteen war jacyl😅😅

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Před 2 lety +14

    Qurux ku dhiigle prank waali ah kusoo samey😂

  • @fjfitaaxjiileh6766
    @fjfitaaxjiileh6766 Před 2 lety +1

    Qurux kudhigle inta igu racsan love isara

  • @KINGTAAMIR1
    @KINGTAAMIR1 Před 2 lety +30

    War qurux ku dhiigle ku sameeya ninkaasan ciil u hayaaye😅😅

  • @ahmedabshir9970
    @ahmedabshir9970 Před 2 lety +17

    Jack iyo Maariish oo wada jira. Fadlan kaas ii tixgaliya.

  • @najaxcabdiraxmanmaxamed2543

    Niyaw prank gas waxa iga gadna markay sumayo tiri Warya ninka Yuu iga dhirbaxin Yaa😂😂😂😂😂 keep going xppti sumaya😂😂

  • @maankacade3310
    @maankacade3310 Před 2 lety +10

    Qurur ku dhiigle ku samey botolaha ✌

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 Před 2 lety +31

    Adnaan waa wiil aan dhib badnayn waan jeclahay, wiilkaas walaal key oo iga yar, Illahay haku xifdiyo

  • @suusanziciid2071
    @suusanziciid2071 Před 2 lety +31

    Ala qurux kudhiigle iyo maarish ku xiji meshan dhan sas cml dhahoyan yaa ila qabo🤣

  • @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487

    Alhamdulilah waaye haduu prank yhy wanba naxsanaa

  • @mofarah3972
    @mofarah3972 Před 2 lety +25

    Wuu u kla kcay prank gaas😂❤

  • @queens5170
    @queens5170 Před 2 lety +86

    Soumaya i like it kulahaa😂😂😂
    Ani dirislaa raacsanaa 50/50 ahay😭😂😂😂😂

  • @c.qiyaaryare9645
    @c.qiyaaryare9645 Před 2 lety +29

    Muniir in lagu sameeyo inta igu raacsan in prank laga sameeyo like hhh

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Před 2 lety +7

    Lamaanaha qarniga & walaalkood respect 🙌

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 Před 2 lety +5

    masha allah say isugu faraxsanyihiin day masha allah dhaha

  • @safiyaxusen6605
    @safiyaxusen6605 Před 2 lety +72

    Ar halkaas qof qurux ku dhiigle ka dhiga kaas mucjiso waaye🤣🤣🤣🤣

  • @xidigshorts7342
    @xidigshorts7342 Před 2 lety +123

    Qurux kudiigle boqarka prankiyada💕💕💓

  • @ruweydhaajiofficial8552
    @ruweydhaajiofficial8552 Před 2 lety +8

    WlHi wxu aha prank waa uZameyay Darenka DuMashiDaY sumaya
    Queen sumaya Ciirtira dhaP aH wayE wlHi
    Liitac0 Boqor NasiiB Badan bathy pr0therkyGa🤩😍

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 Před 2 lety +51

    Prank somali lee dahy ma rumeesto lkn gabdha dhacday ayaa isdhahaayey amee sintiyaal ku jiraan 😂😂😂

    • @najmacalitimacade7045
      @najmacalitimacade7045 Před 2 lety

      Hhhh meldher ayad wax karabiner wlhi

    • @iam_neeha1906
      @iam_neeha1906 Před 2 lety

      Wllhi same nahay sintiyadhas ine rumoban sugayay 🤣🤣🤣

    • @ameyra1
      @ameyra1 Před 2 lety +1

      Waa is la ogeen mee dheheen hada

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi Před 2 lety +28

    Next qurux ku dhiigle ku sameya😂🤣

  • @nurkeybbe9488
    @nurkeybbe9488 Před 2 lety +16

    Qurux kudigle car prank kusosameya

  • @ipraahimxasan5093
    @ipraahimxasan5093 Před 2 lety +13

    Qurux ku DHiiiGLe soo qaaBo 😂😂

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial Před 2 lety +2

    Waa Idin Wataaa Gar Iyo Gardaro Walalaheyga One Love #Somalinimo_Naga_Badan 🇸🇴❤️🔥✌️💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirahiimmohamed8190
    @abdirahiimmohamed8190 Před 2 lety +56

    It was amazing prank cajiiiiba😂😂 jiifka ku dawnayoo beerka i casaaday😂😂😂... from hargeisa thank u guy's 💓

  • @mrsayid3236
    @mrsayid3236 Před 2 lety +135

    Quruux ku dhiigle ku sameey😂😂😂🤩

  • @jamalbashir9487
    @jamalbashir9487 Před 2 lety +1

    Marish beauty plzz prank kusamey

  • @sweetally5829
    @sweetally5829 Před 2 lety +1

    Muniir aqaa la lagu sameyo inta igu racsan like 👍

  • @barwaqocabdi8698
    @barwaqocabdi8698 Před 2 lety +44

    Next qurux ku dhiigle😂❤

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 Před 2 lety +33

    Sumayq cafeewy eeedo ma nooshahay waan ka naxay 💪🏽❤️❤️❤️

  • @amincano9255
    @amincano9255 Před 2 lety +108

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @Najm152.
    @Najm152. Před 2 lety +1

    Qurux kudhiigle ama jamal jecelow 🤔✌🏻

  • @sabiriinmohamed8758
    @sabiriinmohamed8758 Před 2 lety +16

    Iso duceeya inu ilhey awlad isiiyo walalahey

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +94

    The best couple In the world 🌎 😍
    Waka qabnaa raali galiNta CadNan❤👊

  • @itskowsar9703
    @itskowsar9703 Před 2 lety +5

    Ala liicato ilaahaw da walahay qosolkii baiga dhamaaday 😢🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @atom_graphics1
    @atom_graphics1 Před 2 lety +8

    cadnaan model bro you are my role model waan ku wataa lkn video -gi hore waan soo daawaday xoogoo prank nuucaas waa laga fiicnaay adba waad ogtahay naag in xaaskeed lagu hor dili karin ee taas cml ka taxadar walaahi ishood kaasoo bexee

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 Před 2 lety +78

    Alx hadey dumaashideyn iyo wllkeyn inoo kheyr qabaan ✌

  • @saciido1235
    @saciido1235 Před 2 lety +17

    Wad nagu sanaysen parky naxdintisa wataa hada lii cato kusamayso maka xumaden asma waa u sameyaa mid wali ah qof nool oo la leyahay wuu dhitay. Su u lahaa war waa nolahay ayuu ozu asna ohin qabsaday wlhi ee waxa aan ka xanaq nay waa gavadhena sumaya yarisay oo dhulka ku dhacday wlhi waa naxay lkn hada wax ba kuma haysano cadnaan. Waxaa layiri laga baray laga badi lii cato 🤣🤣🤣🤣🤣👍🇸🇱

  • @quenqadra4256
    @quenqadra4256 Před 2 lety +9

    Wllhi Cadnaan funny ayaad tahay😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @amiirjrtube8814
    @amiirjrtube8814 Před 2 lety +7

    Dad wnagzaN....❤🙏

  • @nimcodagan1552
    @nimcodagan1552 Před 2 lety +17

    jack qurux ku dhiigle rbnaa🥰

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 Před 2 lety +33

    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @Koyama548
    @Koyama548 Před 2 lety +60

    Keep going legends 🙏

  • @UpDirashiiD135
    @UpDirashiiD135 Před 2 lety +1

    Next qurux ku dhiigle ku samey prank

  • @khadraaadan9001
    @khadraaadan9001 Před 2 lety +23

    Cadnaan inaa legend thy waan kuu qirnay bro madaxaa noo saarantahy❤️❤️

  • @fosab9518
    @fosab9518 Před 2 lety +163

    I"ve been laughing for days😂 that prank was somethingelse. Im happy sumaya is ok my dhiiga❤

  • @zalmacali7824
    @zalmacali7824 Před 2 lety +21

    Wllhi prank ka khatrsan ma arag prank funny ahaa😂

  • @ifrahabuubakar6179
    @ifrahabuubakar6179 Před 2 lety +3

    Qurux ku dhiigle soo qabta io marish❤❤

  • @saciido1235
    @saciido1235 Před 2 lety +8

    Hada. Ani qof qorsheeyo muniir ama qurux ku dhigle ama zaki caruska kii hadba idin sura galo war yaa igu racay 👍

  • @najmaqurux1919
    @najmaqurux1919 Před 2 lety +10

    Ad ban oga xumadhe wallhi hawenkas 😢😟 wan jeclahy dadkan 💕❤️

  • @mozaki9279
    @mozaki9279 Před 2 lety +5

    Prank lama odhankaro wixii halkaas ka dhacay layaaab u ahaaaa🤣🤣 weligay intaa prank arkayey midaan ka helay kana jirayay 😂😂😂 liiicato sida loo dalacay 😂😂 ilhayow qof dhuban u gargaaar😀

  • @M.R.L302
    @M.R.L302 Před 2 lety +1

    Qurux ku dhiigloow is ilaali sxp qaali walee waraa kuu yaal pro hayeey

  • @mohamudbashir4450
    @mohamudbashir4450 Před 2 lety +16

    Qurux ku dhiigle ku soo samey adnaanow bro

  • @kawsarsimanbbe5249
    @kawsarsimanbbe5249 Před 2 lety +80

    Waan jacelahay familykan wlhi ❤️❤️❤️❤️

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 Před 2 lety

      Abayo youtube booqo adigo mahad san♥ hana ii dhib sanin

    • @halimaali5305
      @halimaali5305 Před 2 lety

      Walalayaloow haadnaha hanajojinina an idiin duceye manshaallah tabarakallah hadeyba kanolyihiin cadnanow cadi matihiid

  • @mkamka3993
    @mkamka3993 Před 2 lety +2

    Qurux kudhiigle kusameee

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 Před 2 lety

    Cadnaan sumayo hakuugu dhimato naxtin tarteed lii caato waa waalanaa lee runti waa xaqiiqo

  • @dhirigaliyechannel1495
    @dhirigaliyechannel1495 Před 2 lety +45

    Waar nio wan idin salamay zhp dhamantiin from hargeysa🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 waxad prank ku soo samaysaa qurux ku dhiigle ninka odayga kuso sameeeyaa😍😍😍😍👀

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial Před 2 lety +120

    That was great prank. One of a kind. Wow.

  • @saara1436
    @saara1436 Před 2 lety +2

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252613712029

  • @iamjeeyofficiall4996
    @iamjeeyofficiall4996 Před 2 lety +1

    Qurux ku dhiigle ku soo sameeya

  • @suubby3923
    @suubby3923 Před 2 lety +15

    Adanan model apowe qalbiga wngsn leh ♥️

  • @saidamoallim5410
    @saidamoallim5410 Před 2 lety +43

    Mash allh queen sumayo iyo liicato my family qurux badan oon Tagero u ah ayaa itiin

  • @simansahal9658
    @simansahal9658 Před 2 lety

    Next qurux kudhiigle soo qabo sxb kusameya🥰🥰🥰

  • @naftaabdalla7657
    @naftaabdalla7657 Před 2 lety +1

    Waa rabay in laku sameyo lkn waxa ficna in aa nodhameyso

  • @fmfootball9225
    @fmfootball9225 Před 2 lety +13

    The Best Prank Liicato Io Sumayo wa ku dhacdey wllhi

  • @Ifrah89
    @Ifrah89 Před 2 lety +16

    hhh licaato kulaha halka waxba ku jira 😂😂😂 waa u yabay. Dadka hada lama Amini karo siday gabadhna reerka u inkiraysay nina gabadh ano qabin isku go dedejinayay 😂😂

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 Před 2 lety

    Mashallah liiwan iyo sumayo adnanmodel nolada

  • @nimcobile7515
    @nimcobile7515 Před 2 lety +1

    Liibaan iyo sumayo mid kale ku samee waaa xaraabee

  • @king_xamiit8425
    @king_xamiit8425 Před 2 lety +10

    Habeenkaas Lee San unaxayaa
    Intii Ila naxday lik

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 Před 2 lety +13

    Masha allah guleysta qurux ku dhiigle kusosameya

  • @ardomohamed3638
    @ardomohamed3638 Před 2 lety +2

    Qurux kudhiglee please

  • @amish6567
    @amish6567 Před 2 lety

    Qurux ku dhiigle ku so samee wuuw inta ila rabta like dhag😡😀😅😂

  • @nimcosooya7926
    @nimcosooya7926 Před 2 lety +15

    Qurux ku dhiigle😂😂

  • @Hayupoi
    @Hayupoi Před 2 lety +8

    Next Qurux ku dhigle bro

  • @abdiazizmohamudofficial7898

    Qurux ku dhiigLe kusameeya shp

  • @khalidjawhar1406
    @khalidjawhar1406 Před 2 lety +1

    Qurux ku dhiigle soo sameeya

  • @asmaxirsi5589
    @asmaxirsi5589 Před 2 lety +46

    Prank iga dheh lamanaha iyo adnan nolaada ❤️❤️❤️

  • @Wareeriso5737
    @Wareeriso5737 Před 2 lety +20

    🤣anu suxdintan horan uso arkay 2015ki ano form form ah ban macalin faji ulaqnay ani iyo midan zhp nahay wayo imtixan adagban galaynay imtixanka siuu no dhafo awadi ba waxan sameyay gabadhiban dhahay zhp manta qof suxday iska dhig mar aliyo marku macalinku so galo o classka qas wayahybay idhahday mar aliy marki u macalinku so galay bay suxday show ilayn nagtan aan modayo inay fajidi laqayso dhabdhabay usuxdayba hhh anigi fajidan dhigay bay gidarka igu masaxday classkana ana ugu dhubna 30gabdhod iyo macaliminti iyo mamulki nagti an zhpka ahayn ma waxayna iga furfuri kari wayinba hhh wlhi hada marka xasusto wan qosla

  • @fatuushfarxsan8301
    @fatuushfarxsan8301 Před 2 lety

    Qurux ku dhiigle iyo marish pls 👏👏👏👏

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 Před 2 lety +1

    Qurux ku dhiigle iyo Marish Beauty ee ku samee prank waa iga codsi