Wareysi Laga Qabtay Fannaanada Khadra Daahir Cige đŸ”„Iyo Barnaamijkii U Fiirso Fankaaga

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 1. 04. 2021
  • 🌟Wa wereysi laga qabtey fanaanada weyn Khadra daahir cige waxana wareysiga ka qaadey ustaad cabdallah nuuradiin aun 1976
  • ZĂĄbava

Komentáƙe • 179

  • @bashow9993
    @bashow9993 Pƙed 3 lety +11

    Qatra dahir you really reduced my heart into joy,I dnt know how to describe you but your incredible voice really moved me.mashallah

  • @issemohamed9953
    @issemohamed9953 Pƙed 3 lety +7

    Yaa salaam khadra dhool, waa fanaaniinta aan waligood fankoodu xusuusta ka go'in cimri dheer cafimaad iyo danbi dhaaf Leh Allaha ku siiyo mama khadra🙏

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad Pƙed 3 lety +4

    Abwaan Wariye Cabdalle Nuuradiin Allow kuu naxariiso

  • @yahyeahmed9783
    @yahyeahmed9783 Pƙed 3 lety +5

    waxanba ismodayaa inan 1976 jogo walahi nasiib uma yelan khadra dahir allha ku dayo

  • @mohamedahmedmohamed1587
    @mohamedahmedmohamed1587 Pƙed 3 lety +13

    Aduun bal eega weriyayaashii hore sidda wareysigĂČoda loogu raxaysan jiray. Bal eega fanaantii hore codkooda macaan iyo siday dareenkĂČoda u muujin jireen. Aduun waa xiligayagii dugsiyadda dhexe. Waqti wacan iyo dawladnimo ayaanu haysanay. Xiligii jacaylka uun lagga sheekey jiray. Ilaahay cimriga haw barakeeyo khadra daahi.

  • @bulshadacusub
    @bulshadacusub Pƙed 3 lety +14

    Al ustaad Cabdalla Nuradiin Axmed Al Qaysar Weriye Weyn iyo.Abwaan heeso badan leh XUSUUS Bilaajo.Carab iyo Studio YAA-WELI.thanks Ustaad Waayo Waayihii Wacnaa

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Pƙed 3 lety

      Studio Yaaweli ma u dhowaa dukaankii Muraayadaha aan ka fogeyn Afar Irdoodka?

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub Pƙed 3 lety

      @@roblemaer4834 DUKAANKII CILMI CALI BULAALE

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Pƙed 3 lety

      @@bulshadacusub Spare Parts ma ahaa dukaankaas?

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub Pƙed 3 lety +1

      @@roblemaer4834 Alaabta Dhismaha.Muraayadaha.Dariishadaha iyo albaabada

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Pƙed 3 lety +1

      @@bulshadacusub Waan xasuustaa Yaaweli, goobtii baan illoobay. Shankar Phone iyo Iftin 1 buu Yaaweli la tartami jiray.

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 Pƙed 3 lety +9

    Mama khadra dahir cige Fanaanad Qaaliya Rabow cimriga io cfimadkaba kuu barakeeđŸ€Č

  • @abdirahmanhaashi6557
    @abdirahmanhaashi6557 Pƙed 3 lety +6

    Anigu wxn ahyd dadka aad u dhagaysta heesaha khadara daahir cige kolay erayo kuma soo koobi karo lovely legend alle cimiriga ha kuu barakeeyo

  • @drsacadhussein4154
    @drsacadhussein4154 Pƙed 3 lety +2

    Masha allah khadra daahir cige
    Mid ka mida tiirarkii ugu waa weynaa ee fanka alle cimriga iyo caafimaadkaba ha u siyaadiye baal dahaba ayay kaga jirtay fanka

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 Pƙed 3 lety +5

    Masha Allah wlhi way yarayd codkeedaa laga dareemayaa ilaahay cimriga hakuu barakeeyo ayeeyo khadra

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 Pƙed 3 lety +7

    Waayo waayihii hore waadi xareedaa naga waraabisaan maalin walba hore u socda insha allah

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 Pƙed 3 lety +10

    Inaba caadi ma Ahan Maalintaas Rajadeedu waxay Ahayd iney Heer ka Gaarto fanka waan Hubaa iney ka Gaartay Heerkay Rabtay
    khadra Dahir Allaha inoo xafido â™„ïžđŸ™

    • @mohamedsharif6647
      @mohamedsharif6647 Pƙed 3 lety +2

      Mashaa allaah qadra daahir cige waa gabadha 2aad ee aan heesaheeda aad u xiiseyo marka laga reebo hibo mohamed ilaahay ha idiin xafido dhamaan fanaaniinta soomaaliyeed inta dhimatayna ilaahay ha u naxariisto

    • @mohamedsharif6647
      @mohamedsharif6647 Pƙed 3 lety +1

      👍🏿

  • @somalinetflix3533
    @somalinetflix3533 Pƙed 2 lety +3

    She was a little kid Amazing ❀
    Codkeeda waxa laga dareemayaa in aanay weli qaangaadhin
    Xabeebtan markay waynaatay way ka baxday oo Dhuunta ayay dilaacsatay
    Khadra Daahir cige

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 Pƙed 2 lety +1

    Maansha allh khadra daahir hooyada jacaylka hablaha soomaaliyeed weeye run ahaantii wakhtigan waa wakhtigay xabeebta lahayd ee axmed cali cigaal garan waayay uu jeesjeeska ku falay
    Heeseheeda ayaa laga gartaa hees jacayl ah maahaane waxkale ba ma qaadin aan mid ay la qaaday axmed cali cigaal wakhtigii ay is guursan dooneen

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 Pƙed 3 lety +13

    Khadra daahir cige (khadra dhool) waxay ku jirtaa hablaha ugu cajiibsan hoboladii waaberi kuwa loogu jecelyahay ayey ku jirtay waa axsan fanaanad wlhi illahay ha xafido mamada

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 Pƙed 3 lety +9

    Codkeedu waa dhiig joojin axsan inaabtiday walee waan ku jeclaa inkastood iga waynayd

  • @abdibotan9911
    @abdibotan9911 Pƙed 3 lety +5

    Mashaalah walashey cafimad iyo cimridher khadro dahir â™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžđŸ‘đŸ‘â™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžâ™„ïžđŸ‘â™„ïž

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 Pƙed 3 lety +3

    Khadra Dahir Cige,fanaanad leh cod la yaab leh.
    Waxa waraysanayey wariye ( ALLAHA u Naxariisto) Cabdalla Nuuradiin waa xusuus la yaab leh.
    Soomaaliya guul iyo gobanimo.

  • @abusameeribrahim2847
    @abusameeribrahim2847 Pƙed 3 lety +1

    yaaaaaaaaaa rabaaaaaaah
    fankii hore fan iga dheh
    hooyadii jacaylka alamaxay
    sabab u ahayd laba ruux oo
    is caashaqay kadibna is guursaday❀❀❀❀❀
    maama khadra jiroo joog

  • @mohamedibrahin6072
    @mohamedibrahin6072 Pƙed 3 lety +4

    Waw we love mama qadra I am from xmr

  • @Janno190
    @Janno190 Pƙed 3 lety +2

    Khadra Daahir habo alle cimriga hakuu labanlaabo caafimaad kana alle hakuu siyaadiyo maasha Allah nooloow

  • @marshaalmuumin1466
    @marshaalmuumin1466 Pƙed 3 lety +8

    Afka qalaad waxa lagu dhahaaa (In Tune) only Waaberi legends got it.

  • @jablibaax
    @jablibaax Pƙed 3 lety +27

    Yaab! Dadkii hore dhinac walba way inagaga wanaagsanaayeen. Intaynaan cid kale hiigsan horta dadkeenii hore aynu gaadhno halkay gaadheen.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Pƙed 3 lety +1

      Fanku maskax badan buu u baahan yahay. Faca Khadra iyo ficii ka horreeyayba waa laba fac oo meel weyn kaga jira taariikhda dhaqanka Soomaalida.

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan Pƙed 3 lety

      Wllhi waan kugu raacsanahay bak eeg inantaas aan 20 sank jirin mrkaas sisay u dhisnayd

  • @elespanol1932
    @elespanol1932 Pƙed 3 lety +3

    Amazing voice long life K.D.i waberi living legend

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon Pƙed 3 lety +22

    Waxaan ahaa xiligaa ninka idaacada qeebta farsamada u fadhiyay

  • @1972543
    @1972543 Pƙed 3 lety +8

    Legendary khadra Dahir .

  • @alisalax5279
    @alisalax5279 Pƙed 3 lety +3

    Khadra daahir hooyadii jacaylka waxay isku darsatay heeso macaan cod iyo soo jiidasho gabdhuhuna ad bay u jecelyihiin cimridheer ito c/fimaad qabaan u rajewynayaa 👍👍

  • @barisamaadtv5176
    @barisamaadtv5176 Pƙed 3 lety +5

    Xabeebtii Buu Leeyay Codkeedu
    Khadra Daahir Cige Tolaw
    Ma Tusaa waraysigan Si ay Xasuus Dheer Ugasho
    Muqaalka ay Maalinta Lahayd Khadri
    Wacnaan Lahaydaa
    Alle Wax Ku Dhiba Kuma Tuso

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 Pƙed 3 lety +1

    Waaaaw khadra daahir khadra dhool sharaf beey huwaneed ilaa haddana eey huwantahay Allaha noo daayo InshaAllah

  • @AhmedHassan-jg5hp
    @AhmedHassan-jg5hp Pƙed 3 lety +1

    Waa waraysi taariikhiya waxaa waraysanaya aun cabdla Nuuradii kabanka waxaa u tumaya axmed Cali cigaal

  • @sidcinur1463
    @sidcinur1463 Pƙed 2 lety

    ALLE ha unaxariisto khadra dahir manta oo ay bishu tahay 03 07 022 aya lagu asay magalada hargaysa ALLE QABRIGA HA U NUURIYO

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Pƙed 3 lety +5

    Naturally talented singer. Very gifted

  • @faaomar8598
    @faaomar8598 Pƙed 3 lety +7

    Inta dumar heesta khadraan ugu jeclahay ❀

    • @ahmedjama3750
      @ahmedjama3750 Pƙed 3 lety

      Aaxxxxx sowtu thahab yaa khadra Dahir runtii waa xasuus qaaliya oo kolleyba aniga tilmaan gaar ah ii leh 1974 iyo HARGAYSA the Center of the love

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 Pƙed 3 lety

      Anaaa kula mid ah

    • @ibraahinmaxamuud3711
      @ibraahinmaxamuud3711 Pƙed 2 lety

      Ala haw naxariisto khadra daahir shalay baan magaalaada hargaysa ku aasnay

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Pƙed 3 lety +4

    Cajiiiib khadra daahir cige nutural voice

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Maashaa Allaahuye reer somaliland waa dad wada talent's u badan,waa dad uu ilaahay waxyaabo badan u hibeeyay, Cid kalena la wadaajin mucjisooyinka ay huwan-yihiin,, wixii wanaagsanbaan wad laga Karine waxan xasuustaa intii 60kii ilaa 80kii u dhaxaysay in uu qof kasta oo laga sheekeeyo amba wax laga yaabay soo kordhiyaaba 90%reer somaliland ahaan jirey, sida siyaasadda arrimaha dibadda, waxbarashda, cilmiga iyo sayniska, hal abuurka ilaha dhaqaale ee dal leeyahay, baayacmushtariga iyo sida wax loo Kala macaasho, aqoonta iyo xidhiidhada caalamka iyo sida loola xisaabtamo amba loola dhaqmo, dhismaha awood ciidan qaran oo lagu faani Karo iyo hibooyinkii dagaalada iyo sida cadawga looga guulaysto oon xuduud lahayn, muwaadinnimada iyo sida bulshada loo hanuuniyo, maaweelinta qaran dhan iyo sida niyadda iyo rajada shacbi waynaha loo dhiso iyo qaar kaloo badan,, wax kaloo kastaba iska daayoo soo qaado oo kaliya AUN cumar carte qaalib iyo jaamacaddii carabta iyo hadana cumar carte qaalib iyo United nation-ka, iyo hadana cumar carte qaalib iyo xayle sellaase,, dhismihii ciidamadii xooggii dalka(cir iyo dhulba) iyo xirfadihii sirdoonkii qaranka( gudo iyo dibadba) iyo mahadhooyinkii dagaaladii 1964kii iyo 1977kii oo ilaa maanta caalamka lagaga sheekeeyo noloshii geeska afrikaadna wax weeyn ka badalay, halgankaa dhinacyada badan lahaa ee la soo maray min 1846kii ilaa 1960kii oo ahaa ilaalinta xuduudahii 5tii soomaaliyeed iyo in Aanay xuduudahaasi waxba iska badalin intay gumeeysiga ku hoos jiraan,, iyo hadana 1960kii ilaa 1980kii oo ahaa sidii shantii soomaaliyeed meel qudha layskugu keeni lahaa ayaa waxa naf iyo maalba la daba taagnaa ummadda reer somaliland oon yar iyo wayn meel kasta oo dhiilo laga soo sheego u Kala hadhi jirin, nasiib darrose waxay tahay suaashaydu toloow maxay reer somaliland tacabkay galeen iyo abaalkay soomaali oo dhan mid walba meeshiisa ugu gaysteen iyo abaabulkii iyo halgankii ka midha dhalinta soomaaliweeyn ka macaasheen kana dhaxleen?????? Reer somalilandoow jawaabtu waa xagiinna insh tcaalaa,,,

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 Pƙed 3 lety +2

      Waatii nabogsatay halkii soomli noo xanuunijirtay imaacil c/ laahiyw viiva soomlilaan

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Pƙed 3 lety +3

      @@cabdisheekhidiris6566 maashaa Allaahuye thanks oo hadana thanks,, allaylehe meeshii way inna bogsatay oonay dib Inoo xanuunayn waana ilaahay mahadii,,maantayse garanayaane ha qasnaato waligeed,, anana muxibiyo kalgacal milan maanshee farxadii magaabinayeey maanshee farxadii magaabinayeey,,, viiiivaaaaa somaliland rep,,,

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 Pƙed 3 lety +4

      Waxan jooga jiida hore ee gobolka sool tukaraq waxan ahay askari ciidanka qaranka saacadaa aan kulahadlayo dufaacan kujiraa walaal

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Pƙed 3 lety +2

      @@cabdisheekhidiris6566 maashaa Allaahuye Nooloow mujaahid intay nololi jirto insh tcaalaa,, aniguna sidoo kale saacadan Aan kula hadlayo waxaan jooga barta koontaroolka magaalada sheekh,, insh tcaalaa maalinta khamiista waxa la ii badalayaa xadka jabuuti iyo magaalada lawyacaddo hadii alle idmo,,,, barasho wanaagsan walaal,,, viiiivaaaaa somaliland rep,,,

    • @ismaaciilmaxamed880
      @ismaaciilmaxamed880 Pƙed 3 lety +3

      Ismaaciil.yuusuf anigu waxan ahaa ubadkii yar yaraa ee madaaafiicda iyo diyaarado aanay weligood aragi ay ka dul hinqadeen ee ku asadehay waxaan xasuustaa dhibaatadii indhaygu qabteen 20iyo30 30 aan wada garanayo oo iykoo dharkoodii xidhan god qudha lagu afmeerayo waxay ahayd markii iigu horeysey aan meyd arko nasiibdrose dad xabadi ha jartay ama kaare mary oo shacab ah baan ku indho dilaasasay wadankayga oo nabad. Ah labor sano kabadan kamasoo toosin waayo 88wixii ka horeeyeyna waxma kala aqoon 88 ilaa 90kiina qaxbaan ahaa 90 I'll 95 habar habar iyo maamul xumo 96 ilaa 2000 itopian joogey 2000kii ilaa hadana maraykan ayaan joogaa illaahayow anoo caafimaad waba over wadankii oo nabad maansha candhadii golaha marisee anmaalno hasjeena maandeeqeeyñ

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon Pƙed 3 lety +5

    Waa waxay fanaaninti hore kuwan uga ficnayeen. Markay heesayaan darenkooda soo xadirinjireen heesta markay qadayana metelaad xalada markaas ay kaheesayaan bay mujin jireen iyo codkooda oo orginal ah iyo rag qalabka sifiican utumaya

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan Pƙed 3 lety

      Dabcan taas waxaa keenaysay fahanka ereyada iyo macaanka ereyada naftooda, sidoo kale heesaha oo qisooyin ku qotomay,

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Pƙed měsĂ­cem +1

    Sanadku waa 1974 gugeedu waa 17 sano jir waxa ay nasiib u yeelatay in ay kamid noqoto fanaaniintii kusoo shaacbaxay Magaalada Hargeysa, waxaa heeskeedii ugu horeeyay laga sii daayay "Raadiyo Hargeysa" sanaddii 1974, heeskaa oo ahaa "Afka Lagama Sheegto" Midhaha heeskaa waxaa u lahaa Aun, Maxamed Cabdi Weyrax, halka laxankana uu saaray Saalax Qaasim Naaji qofka aan sheekadeeda idiin sarkaxaadinayo waa Allaha Janeeye Khadra Daahir Cige. Waxaa'se xusid mudan in heeskaa aan soo sheegnay uu uga horeeyay hees kale kaa oo ay ka qaaday beerta xorriyada Hargeysa sanaddii 1972. Xilligaa oo ay ahayd ardayad Iskuul dhigata. Meerisyada heeskaa hadaan wax ka xuso waxaa kamid ahaa
    "Ha Noolaato Guushiyo,
    Hawl Iyo Hantiwadaagiyo
    Hayaan Baa La Geleyaaye

  • @iswanaajetube3506
    @iswanaajetube3506 Pƙed 3 lety +2

    Aduun Khadroo yar iyo wariyahan cajiibka ah runtiii❀❀❀

  • @mardaadisana6962
    @mardaadisana6962 Pƙed 3 lety +6

    Waa kayd cajiiba
    Nuuradiin waan xasuustaa moto blue ah
    Oo vespo ah ayuu wadan jirey
    Waxaase cajiiba iyo yaab
    Abwaan riwaayadiisii ugu horeysey
    Iyo fanaanad riwaayadeedii ugu horeysey
    Oo umada somaliyeed ka yaabisay
    Jawaabtu waa heeeeee
    Hadal kama noolo
    Hoyga fanka
    Dadku warkaa gaboobaan waa isu ekaadaan
    C/laahi qarshe ayuu ixasuusiyey sawirkani
    Khadra cimri dheer iyo caafimaad-qab
    Baan urajaynayaa
    Waxaana filayaa inay ahayd
    Fanaanada keliya ee sadexdeeda magac
    Bedelin markay fanka gashay ilaa hada
    Laandheere-nimo waataas oo ah isku
    Kalsoonaan
    Maaha abtirsiinyo la toxo

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 Pƙed 3 lety

      Sahra ahmed jamac kinsi xaaji aadan aun

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 Pƙed 3 lety

      waxa la mid oo sadax deeda magac wadata
      sida sahra axmed jac
      xalimo khlif cumar magool
      khadija cabdilahi camey

  • @cabdisuley7469
    @cabdisuley7469 Pƙed 3 lety +1

    Qadra daahir cige fanaanadeena weyn cimriga allaha ku barakeeyo

  • @abdullahijama3268
    @abdullahijama3268 Pƙed 3 lety

    ilaahay ha u naxariisto ayaamihii tegey, dhadhan iyo macno gaar ah buu ii samaynayaa waraysigan kooban ee cajiibka ah, khadra Daahir ma garanayo ereyo aan ku cabiro kaalintii ay fankeena ku soo kordhisay , balse aan ku soo koobo inay ahayd welina tahay xidigad aan iyada oo kale dib loo heli doonin. yaa salaaam

  • @Cawil.Gaashaan
    @Cawil.Gaashaan Pƙed 3 lety +1

    Aax Mama Sahra Codkeedu markaas wuxuu ahaa Dab Damis caadi ah, bal eeg inantaas yar ee aan 20 sank jirin markaas siday u dhisnayd, haddana Guumayso cod Dameeraad leh ayaa nagu waalay jir qaawan iyo qaylo.

  • @ibraahinmaxamuud3711
    @ibraahinmaxamuud3711 Pƙed 2 lety

    Ala haw naxariisto khadra daahir shalay baanu magaalada hargaysa ku aasnay

  • @husseinabdille
    @husseinabdille Pƙed 3 lety +3

    Caadi ma ahan qadra dahir

  • @jecelkaakhiradaabdi35
    @jecelkaakhiradaabdi35 Pƙed 3 lety +2

    Ma shaa Allah. Fanaanimo halkey ku uruurtay waatan .

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Pƙed 3 lety +3

    Horaa loo yidhi Dee ama waa dhab u hees sida Khadra Dhool ama waa iska Aamus

  • @alihanash9986
    @alihanash9986 Pƙed 3 lety +3

    Xusuus dheer
    Codka Khadra markii aan maqlay xussus dheer galay.(jacaylo)
    Amina A.iyo Sahra Ahmed ka dibna Khadra jishay.
    Wariye Nuuradin iyo Adinkuba
    Mahadsanid

  • @sucaadcali2653
    @sucaadcali2653 Pƙed 3 lety +2

    Masha allahi waa barigay yareyday

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Pƙed 3 lety +2

    Thans caadi maaha waar inoo soo badi walaalo😍

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 Pƙed 3 lety +3

    Bal eeg mucjisada heesaha waxay qaadeysaa wareysiga oo socdo
    Cajal lagama shidaayo
    Kalsoooni iga dheh

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 Pƙed 2 lety

    Khadroy alaha ku naxaristo

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 Pƙed 3 lety +2

    Mashallah www iyo wereysi qiimo leh

  • @musiiabdirahman5767
    @musiiabdirahman5767 Pƙed 2 lety +1

    Khadra inaba caadi maaha waa fananadayda gaarka ah gabion ahaan fanaaninta aadbaan u jeclahay fankeeda

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 Pƙed 3 lety +3

    Bahda chanel waad mahadsiin

  • @absiiyecalibaar455
    @absiiyecalibaar455 Pƙed 3 lety +1

    Khadra Dahir safka hore Bay kaga jirtaa fanka Somalia ❀❀❀❀❀

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 Pƙed 3 lety +1

    What a beautiful voice

  • @farahahmed3116
    @farahahmed3116 Pƙed 3 lety +2

    waa xasuus cajiiba waxay ahayd gabadh yar oo ay ka muuqato kalsooni qayn waxay lahayd cod dahabi ah da. deeduna waxay ahayd 17 markii waraysiga laga qaadayey

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 Pƙed 3 lety +3

    Khadra Daahir Cige (Khadra Dhool) curudda hooyaday ayey isku eegyihiin OO yadana Khadra layidhaahdo.. Khadra Daahir tolow gabdho ma ujoogaan

  • @diinigole380
    @diinigole380 Pƙed 3 lety +2

    Ad iyo Aaaad. Ayaan uugu xiisiay khadra dadkiii hore

  • @guledabdi4646
    @guledabdi4646 Pƙed 3 lety +2

    Anuu waxan layaabay heerka stodioga uu saafiga uyahay coskiisu walee heerbaa lajoogay dib baa se loonoqday

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 Pƙed 3 lety +1

    Waayo waayo

  • @mohamedabdimohamoud8328
    @mohamedabdimohamoud8328 Pƙed 3 lety

    Khadro ma gaboobin mana gaboobi doonto heesaheedu waxay dawo u yihiin fac-kasta(jiil-kasta), heesaheedu dhiigayga bay dhaqaajiyaan love from xamar

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Pƙed 3 lety +1

    #LEGEND GOLDEN VOICE

  • @sucaadcumar4420
    @sucaadcumar4420 Pƙed 3 lety +1

    Waaw qadra daahir cige ruwaayadii jin iyo jaceyl magoolbaa tiri hala ii dhiibo hablihii ayaa ka codsaday abwaanka xasan xaji c/laahi inuu u daayo qadro si ay ugu soo baxdo akraku waa axmed cali cigaal waxaan aad uga naxay berigii ay aaday jigjiga maadaama ay heeso badan oo wadani ah ka qaaday dagaalkii Ethiopia iyo somaliya lkn ilaahey wax dhib leh ma tusin caafimaad ku noolow qadra dhool

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 Pƙed 3 lety +3

    Khadra dahir cige asal

  • @adenshilow7639
    @adenshilow7639 Pƙed 2 lety

    this is awesome

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 Pƙed 3 lety +11

    Jacaylkaan u qabay codka dahabigaa ee khadra daahir xaajiyadaydi ayaa ku hinaastay waaba naloogu garnaqay ama cajaladaha khadraa guriga joogaya ama aniga markii la waydiiyay xaajiyadaydi ma cajalad ayaad ku hinaasaysaa waxay tiri markuu dhagaysanayo heesaha khadra cid kale lama hadlo wax baa ka dhacay markii danbe heshiisiyey xaajiyadaydi iyo cajaladii khadra ee aan dhagaysigooda jeclaa hhhhhhhhhhhhh
    Waanu wada xashnay khadra 2011 waraysi dheer ayaa na dhex maray waan u sheegay in codkeedaa dahabigii guraygi duman gaadhay way qososhay
    sheekh khadra ilaahay ha xafido

    • @hibaaqsaakin9790
      @hibaaqsaakin9790 Pƙed 3 lety +1

      Habartaydii waaxay habas kugu xaar maku dhahaa 😂😂😂

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 Pƙed 3 lety +2

      @@hibaaqsaakin9790
      Inaabti hibaaq maxaa dhacay hhhhhhhhhhhhh nin walba xaajiyadiisu waa habartiisiye naag walba xaajigeedu waa odaygeeda
      oday iyo habar ceeb maaha

    • @hibaaqsaakin9790
      @hibaaqsaakin9790 Pƙed 3 lety +2

      @@abdirahmansheekh5525 hhhhh inabti reer waqooyigeenu waa bilaa soomali habar waa wax xun dee islaantaydi baa dhaanta

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 Pƙed 3 lety +1

      @@hibaaqsaakin9790
      Waa isku mid habartaydi iyo islaantaydi
      Ta kale afsoomaaliga saxda ah ayaynu ku hadalaa hadaynu nahay somaliland jabuuti iyo dawlad degaanka soomaalida

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 Pƙed 3 lety

      Kkkkkkkk funny

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Pƙed 3 lety +1

    Wariyaha cabdalla nuuradiin fanaanada khadra daahir kabanka axmed Cali Cigal

  • @ahmedmacalin2248
    @ahmedmacalin2248 Pƙed rokem

    Khadra dahir cige janatul firdowso alha geeyo

  • @absiiyecalibaar455
    @absiiyecalibaar455 Pƙed 3 lety +1

    ❀❀❀

  • @Janno190
    @Janno190 Pƙed 3 lety +2

    ♄❀♄❀♄♄❀

  • @bakalbulle9278
    @bakalbulle9278 Pƙed 3 lety +2

    hesan ad ujeclahay ayay kusoo xirtay qadra dhol erYadi abwan kariye

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Pƙed 14 dny +1

    Qofkan khadra inuu yahay ilaa hada igama dhaadhicin😼

  • @somalinetflix3533
    @somalinetflix3533 Pƙed 2 lety +1

    Walow ay hargeisa ku dhalatay kuna barbaartay ilaa imikana joogto hadana codka khadra daahir waxan in yar ka dareemaya lahjada Gobolada dhexe ee somalia oo aad aniga beryahan iila macaan
    Lahjadii ciidagalaha markan way sii daysay Maamamdu kkkkkk

  • @abdisamaddirir3740
    @abdisamaddirir3740 Pƙed 2 lety

    Khadra DAHIR warld 1 alaha ku xafido

  • @mahamedali5299
    @mahamedali5299 Pƙed 3 lety +2

    Inantaa saalax qaasin ayaa la waydiiyaa waayo isaga iskuulkeedi kasoo saaray danbigeeda badh ayuu ku leeyahay

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 Pƙed 3 lety +1

    Walaahi sanad ka dib ayaab dhashey wareysiga xiliga la qaadeh

    • @nasriabdale4552
      @nasriabdale4552 Pƙed 3 lety

      Oo inaadeer sanadkee ayuu ahaa adigoo sanadkii aad dhalatay qarsanaya kkkkk

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 Pƙed 3 lety

      Lol 1978 buu dhashay

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Pƙed 3 lety +1

    Wariye Aqoon Buuxda uleh Sida Wareysi loo Qaado, iyo Fanaanad Yar Oo Hiigsanaysa Meel Sarre...

  • @ahmedfaandho9513
    @ahmedfaandho9513 Pƙed 3 lety +1

    Muustig majiro laakin codbay haysay hada kuwa jira muustiga bay hayaan ee cod mahayaan

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Pƙed 3 lety

    komatiga badana waxa ay ku shekeen wariyaha cabdala nuuradiin isaaq Allh u naxaristii

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub Pƙed 3 lety +3

      He is not ISAAQ.Abdalla waa weriye cana ah oo Reer Xamar Cad cad ah. Abdalla Nuuradiin Axmed Al qeysar Dayib la dhahaa.

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 Pƙed 3 lety +3

    Tolow qofka kabanka ku laray barnasmijkaan Ahmed cali cigal u gacan ekyahay

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 Pƙed 3 lety +1

      Axmed nuur jaangoo

    • @MohamedMohamed-qk2bs
      @MohamedMohamed-qk2bs Pƙed 3 lety +1

      Laxanka waa cigaal kamankana waa cigaal

    • @bakalbulle9278
      @bakalbulle9278 Pƙed 3 lety

      wa sideetahay wa cigal wariyaha dadhinayana wa cabadala nuradin al qeysar alaha unaxaristi sanakii 2009 ama 8 ayan fila ayu xamar ku geriyoday

  • @salansacad
    @salansacad Pƙed 3 lety

    Waa wakhti aan dib loo helyn anagu maanu soo gaadhin laakiin waxay ahayd mucjiso

  • @cabdicasiismaxamed4266
    @cabdicasiismaxamed4266 Pƙed 3 lety +1

    waa goorma tolow waraysihani

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Pƙed 3 lety +1

    waa sandkee

  • @adenshilow7639
    @adenshilow7639 Pƙed 2 lety

    unforgetabl

  • @abdulkadirmohamedyusuf
    @abdulkadirmohamedyusuf Pƙed 2 lety +1

    1:50 Heestaas oo Kaban ah Xagee ka helaaa😱

  • @absiiyecalibaar455
    @absiiyecalibaar455 Pƙed 3 lety +1

    Khadra Dahir

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Pƙed 3 lety +1

    wariyaha waree sanaayo noosheega hadii aad garaneysaan walalayaa mahad sanidiin

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 Pƙed 3 lety +2

    Waraysi taariikheed. Mahadsanid Waayihii Wacnaa. Kabanka yaa garaacaya?

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed Pƙed 3 lety

      Kabankii Cigaal buu u eg yahay ilaa xad, lkn asxaabta kaleeto baa na sixi doonta, Cigaal siiqad gaar ah oo cajiiba buu kabanka u tumaa.

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 Pƙed rokem

      Waa Cigaal sida lagu qoray qoraal kooban oo waraysigana channel kale

  • @absiiyecalibaar455
    @absiiyecalibaar455 Pƙed 3 lety

    Kalgacal

  • @mutafaomar1567
    @mutafaomar1567 Pƙed 3 lety

    Khadra daahir ma marbay bari yara adaay lahjadi reer bariga ayay ku hadlaysaye đŸ€”đŸ€”

  • @idrisali891
    @idrisali891 Pƙed 3 lety +1

    Viva Somalilandweyn Viva đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©đŸŸ©âŹœïžâŹœïžâŹœïžâŹœïžâŹœïžâŹœïžâŹ›ïžâŹœïžâŹœïžâŹœïžâŹœïžâŹœïžâŹœïžđŸŸ„đŸŸ„đŸŸ„đŸŸ„đŸŸ„đŸŸ„đŸŸ„đŸŸ„đŸŸ„đŸŸ„đŸŸ„đŸŸ„ đŸŸ„MashaAllah Somalilandweyne

  • @sakariyedayib1491
    @sakariyedayib1491 Pƙed 2 lety

    14:12 ufiirso halkaa haa markay tidhi ayuu kabanka ku dhufanayaa ninka tumayaa iyagoon hadlin heesta magaceedana aan sheegin maxay isku afgarteen bal heesta ay qaadayso

    • @daafeedmuuse4407
      @daafeedmuuse4407 Pƙed 2 lety

      Waxa garaacaya waa macalinkeedii fanka kadibna noqday saygeeda

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 Pƙed 3 lety

    Cajiib tolow khadra Dhiol ma dhageysatay
    Walee waa Hibo iyo fanku
    daacadna wey u ahaayren fanaantii hore
    Dowladna wey qaday ixtiraamna wuu lahaa iyo kala dambeyn
    Balse hada fan waxaa socdo Hunguri iyo xiqdiyo xin faneed qabyaaladna hormuud u tahay murtidiina waxay noqotay gacmo ruxid iyo iska qeyli bal eeg Khadra codkeedu siduu u qurux badnaa
    Dadkoo jeclaa ayay Sharaf uga hadhay fankii Quruxda badnaa waagaa
    Allaha daayo Maamada

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Pƙed 3 lety

    sandkii waresikii ayaa rabnaa

  • @mowlidelmi2731
    @mowlidelmi2731 Pƙed 10 měsĂ­ci

    Khadro ma aha qoftaan fake khadro

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 Pƙed 3 lety +2

    Khadara qaali waa fananad legend ah lakin codkan iyada ma aha sido kale 1970 hargaysa tiknical school ma jirin xiligaa fananada khadra waa nagu qaali please stop codadka been abuurka ah respect former singers 👍 thnx

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 Pƙed 3 lety

    FANAANAD QABIIIIIL UXIIIIBSIIIIBATAY IYADOOO QARANKU SOOBARBAARTAY

    • @ismailomarfarah9585
      @ismailomarfarah9585 Pƙed 3 lety +3

      Qofkii xamar tagi waayay ma qabiil buu u xuubsiibtay,fankii way ka nasatay waana qof da’ ah hadda gurigii ay ku dhalayay ayayna iska joogtaa.waxaan filayaa adigay rooxaani kaa dhex guuxaysaaye shaydaanka naar bro

    • @Ahmed-tl5rg
      @Ahmed-tl5rg Pƙed 3 lety +2

      khadra dahir oo qabyaalad ka sheekeyneysa weli ma arag, ma khadra kale ayaadka hadlaysaa

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE Pƙed 3 lety +3

      Qofka aan khadra garanayn waa sidan oo kale adeer heeseheeda iska dhegayso khadra waxba ka garan mayside ma inay xamar timaado oo sidii saado cali qalataan ayaad doonaysaa. Adeer dhulka nabadda ah soomalida way wada tagtay jigjiga jabuuti iyo hargeysa oo ay ku nooshahay

    • @bakalbulle9278
      @bakalbulle9278 Pƙed 3 lety +1

      dhimasha wa mid qoran sxbiw iyado hargesa jogtaba way dhiman ama sida sado hala qasho ama an laqalane any way qadra fanadbuxda unban u garanaya lkn waxan kayara damqaday sida sado qalataan sado malinkay dhalata lo qoray inay gacan sababsata marka sxb qof kasto tiisa w qorantahay cidi donta halagu sababe

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE Pƙed 3 lety

      @@bakalbulle9278 waar xamar cidi iman mayso dhimashaduna waa xaq halkan hanoogu dhimato oo aanu ku aasano intii hilbeeheeda la waayi lahaa

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 Pƙed 3 lety

    khadra daaahir muwaaadinad qarankiii qabiiiil iiidooora markii soomali burburtay qabiilku wax foolxun soomaali wllo

    • @fehabd3516
      @fehabd3516 Pƙed 3 lety +1

      Mohamed alakudooriye qofwalba magaaladisi ayuu tagee naga aamus