NAJMO CUDOON PRANK WAALI AH LAGU SAMEEYAY

Sdílet
Vložit

Komentáře • 971

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry5329 Před 4 lety +861

    Reer mudug hada tahay farta taaag☝️☝️💚💚❤❤mashallah nasab najma

  • @sayidcumar6614
    @sayidcumar6614 Před 4 lety +150

    Plz dhaarta iska yareey big barow wllkey qalad ha ifahamin🙏

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 Před 4 lety +53

    Najmo cudoon waa qof hadal nool oo iska dhicisa cid kasta
    Reer mudug waa hadal adag yihiin

  • @abdirisackmacaka1142
    @abdirisackmacaka1142 Před 4 lety +61

    4:19 look at big bro's face says it all..... thank you najmo for being reer mudug dhab ah💓

  • @muqtarmuqtar2129
    @muqtarmuqtar2129 Před 4 lety +178

    Hhh gabar saas ha kaa ahaato ad adeeeg viv najma cudon😅💪🙏

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed Před 4 lety +225

    Please guys an advice swearing by the name of Allah like that is not a joke; So please stop it..

  • @sagalsimon4432
    @sagalsimon4432 Před 4 lety +81

    Najmo caadi maahan naagna weeydhaaftay ninna magaarin naag ad adag weeye wlhi

  • @huzka4095
    @huzka4095 Před 4 lety +231

    Gabadhaan waa jeclahay wlh nimankii meelbey saartey mudug iney tahay maxa lugu ogaanaa😂😂😂😂

  • @abdifatahtv8805
    @abdifatahtv8805 Před 4 lety +55

    Prank Dharta kadaa allah kabaq

  • @mimicute4041
    @mimicute4041 Před 4 lety +123

    Lol nasiib aa ledihin hadaysan idinku odhan kuwaan xaar maasoo haaya kkkkk

  • @hamseyoussoufabdi5286
    @hamseyoussoufabdi5286 Před 4 lety +57

    Nio Gabdha Reer Mudug Ma Sidan Baaa
    50 Nin Iga Bixi Kulahaa

  • @omarsasab2698
    @omarsasab2698 Před 4 lety +72

    Gabar rer mudug ah ayow raba jacel in aw u shegto. War rer muduga caruurta xoog ayaa lagu dhala

  • @wiilkareermoalim8383
    @wiilkareermoalim8383 Před 4 lety +47

    Ma mooda bullo inee u aareso tnx najmo cadey

  • @nucmaansr3683
    @nucmaansr3683 Před 4 lety +50

    Waxn ayaa ku fiicanthy iska daaya reactionka tabartiina ma ahee😅

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 Před 4 lety +212

    Inta ila aragtay big sister inuu yahay lax maxbuusan ila qosla halmar😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mariamamohamed4831
    @mariamamohamed4831 Před 4 lety +83

    ✋✋Landhera nimo reer mudug jiljilec lguma yaqn dumarka wx baanu dhernhy wele reer mudugnimo❤❤

    • @xamsecade1720
      @xamsecade1720 Před 4 lety +4

      Adaa iska dhaadhiciyay

    • @MADARA111
      @MADARA111 Před 4 lety +3

      Ada wxs isku shege jileec ana ka kenaayo 😂

  • @mohamuddirie666
    @mohamuddirie666 Před 4 lety +33

    Gabdhaha ree mudug najmo cuduun aa iga matashay wlhi iga bdn👊💪 kulahaa 50 nin aa ari cml iigusoo xiree😂

  • @ibaarofficial7343
    @ibaarofficial7343 Před 4 lety +47

    TEAM ISMADHAANTO MAIDINKA HELIKARAA WAX AAN HAL SANO KU WAAYEY OO AH 1K SUBSCIRIBE ILAAHAY WUXUU YIRI ISCAAWIYA WAXAAN IDIN HEEYIDOONA SHARAF IYO WANAAG MARWALBO

  • @hassanmohammed985
    @hassanmohammed985 Před 4 lety +50

    Nag adeg waye wnku wataaaa najma cudon

  • @sudeysidhicisofficial5148
    @sudeysidhicisofficial5148 Před 4 lety +42

    Landherenimo m.j anu qofta wa wata💖🇺🇿🎤💖

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin5708 Před 4 lety +188

    Naag majerten ah weeye raqiis mahan naagtan Waa landhere

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 Před 4 lety +5

      Yaab majeerteen iyo mareexan iyo babargidir leellase midkay tahaa taqqaan LAHJADAAN INTAA SOO QABIILAA KU HADLEE🤪

    • @abdiwaliabdullahguduud6231
      @abdiwaliabdullahguduud6231 Před 4 lety +2

      Hh hadday landhertahy ninkii guursaday ku dhibee ee adi miyaa og

    • @abdifarahsomali3007
      @abdifarahsomali3007 Před 4 lety +2

      Somali Production Lahjada lkn dadkaas loogu tagaa kkkkk iyagaa leh

    • @sucdiabdi4540
      @sucdiabdi4540 Před 4 lety +1

      Somali Production wa majerten iyada tirahday orod so Dawo markay shegaso

    • @sucdiabdi4540
      @sucdiabdi4540 Před 4 lety +1

      Somali Production tan kale habargidir sida konfurta u hadlan

  • @faadumoguuleed9735
    @faadumoguuleed9735 Před 4 lety +50

    Big bro been buuku dharanayaa dhaarta ciyaarta kadaa jaahilyohow

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 Před 4 lety +70

    Najmo cuduun naag nool Iga dheh Walahi wad ku sugtay bulo say ugalayn ayaa.ciil Iga hayeey waa u aartay Walee 👍

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 Před 4 lety +1

      AD ADAYGA DADAN OGAHAYN U NAHY DADBA IS YIRAHSDA SUUR AKALIYEY HAYAN LKIN WXANO MIRANBA NO QARSOON

  • @miskihaji2832
    @miskihaji2832 Před 4 lety +17

    Konton nin sidii ari ahaan igusi xir kumlhoo 🤣🤣🤣🤣

  • @umunaslihan1875
    @umunaslihan1875 Před 4 lety +60

    Wlhi waa qoslay 50 qof o cidina iso xireysa kulaha najmo kk

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 Před 4 lety +1

      NAGHA NOL HERAN OGAHAY BAN U NAHAY🤣🤣WLHI WA LAYS BRANA

    • @rahinarow811
      @rahinarow811 Před 4 lety +1

      @@suweytacali6468 wtf r uh talking about bruh we're mj xalal💗💖🇸🇱

  • @xaawoali8912
    @xaawoali8912 Před 4 lety +53

    Inta ila aragty inuu big bro taxi intuu dhigY uu CZcams cml kadhigty like isaara 🤣🤣🤣

  • @axmadsaalax6476
    @axmadsaalax6476 Před 4 lety +103

    Inta ila darentay inuu barnkigan been yahay lekta iisar

  • @dhiqeysteofficial3955
    @dhiqeysteofficial3955 Před 4 lety +36

    Hhhhhhhhh wlhi Waad ega qosliseen rer isma dhaanto

  • @faizoabdullahi7044
    @faizoabdullahi7044 Před 4 lety +46

    Ala beerka kkkkkk najuu sis wlhiy saida u qoslay wlhiy

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 Před 4 lety +27

    Ar bigii Dictoor garabka hee hh
    iga daa cayaarta mataanaha one love😘

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 Před 4 lety +42

    Doqon big sister hadal xuma u dhimo
    Xay tahay waxaad inata ku leedahay sidii nin cml mamuuso xaa ladhahaa labaa ku dhashee caqli yeeelo laxeey
    Siddan talo kuma ahan xaytahay prank sidan ah

  • @faadumofarxaan5155
    @faadumofarxaan5155 Před 4 lety +114

    Big baro jaahil baa tahy dhaarta ciyaar baa u taqaan ilahy ka baq subxaan allah wax beena laguma dhaarto bilees

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 Před 4 lety +26

    She knows ineey prank tahy 😹

  • @abdiweliibrahim2664
    @abdiweliibrahim2664 Před 4 lety +45

    Naag waalan iga dheh lkn sheekadan ma la isla ogaa?

  • @lagahelaatv2660
    @lagahelaatv2660 Před 4 lety +28

    Nio waxan itad naga dysan flimki me
    Xalyna manu hayne

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 Před 4 lety +21

    Prank laisla Ogyahay waye Lalaabta waxaas 🙆‍♂️😂

  • @kaahiyepoi8151
    @kaahiyepoi8151 Před 4 lety +37

    Najma cudow nag rer mudug ah kuwataa sister qapilkada dhan sosaf

  • @saalimkey3284
    @saalimkey3284 Před 4 lety +25

    Istaqfurllah booto baanah nAgta se cml 😂😂😂

  • @xamdim.i681
    @xamdim.i681 Před 4 lety +47

    Bulo miskiin nimdeedi bay ubarteen walle waad ku sugtay😂😂😂😂😂😂

    • @naygajr3122
      @naygajr3122 Před 4 lety +1

      bulo wa gbr yaro hawiye anaga gabdhaheenu wa qaaaaali uzheg viva mj 😄

    • @abdirihimarts1504
      @abdirihimarts1504 Před 3 lety

      @@naygajr3122 😂 hwiyuhu soo dad ma aha maxaad uliidin

  • @ayubosman9676
    @ayubosman9676 Před 4 lety +24

    Big bro gabar dhan mageeyo wasay shegtay najmo🤣😂🤣💯

  • @sahramaxamud1430
    @sahramaxamud1430 Před 4 lety +41

    Najma hesta carurta lagu sexinayo mad imoda wlhi nag adag 😅🤣✌️

  • @abdirizackshire3570
    @abdirizackshire3570 Před 4 lety +75

    Najmo cudon naag reer mudug ka aadadag malhn makunika kulahaa 9:14

  • @yuusufyare3486
    @yuusufyare3486 Před 4 lety +33

    Wllhi big pro qozol igu dizhay sxp reer mudug jeclow waa dhib wllhi ad adeeg badnaa qofta

  • @zainapabdukadir6959
    @zainapabdukadir6959 Před 4 lety +32

    Reer mudug ahaN U daawanaya 🤘Najma cudoon Our girL❤🙏 big bro naag ba ku heshay wlhi😂

  • @cabdallamohamed6608
    @cabdallamohamed6608 Před 4 lety +12

    Waa wax iska cad in ay wax isla ogyihiin sababtoo ah waxaad ka dareemee sida ay hal mar isku beddeshay .

  • @mrdajiyeofficial7742
    @mrdajiyeofficial7742 Před 4 lety +20

    Dadka reer mudug ah hadii aad lakaftantid dhulkaa lagu lagaraa wllhi ee pig bro wll ciyaal ka xaafada la kaftan bro

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 Před 4 lety +63

    Naag nool wlh njma cudoon 💪🏻👍🏻😂❤

  • @ahmedgermany5409
    @ahmedgermany5409 Před 4 lety +19

    Wllhi Najma Caadi Ma Ahan Makiish Buraa Iiqabtaa Kulahaa🤣🤣🤣🤣

  • @Zaki-qj2zb
    @Zaki-qj2zb Před 4 lety +23

    Big bro xaywaan dameer ah kala taag waxaaa maacaac

  • @user-xt1rs3ho8p
    @user-xt1rs3ho8p Před 4 lety +11

    Waad iga qosliseen walaahi indhaweyd sidaa uma qoslin hore usocda team ismadhaanto

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 Před 4 lety +15

    Lol 😂 😂 😂 naaga Reer mudug Jaceyla usheego dhibkas leedahay

  • @jannatmohamed5944
    @jannatmohamed5944 Před 4 lety +13

    Rer mudug hadan nahy sas ban uhadlnaa 😂😂

  • @flishah6812
    @flishah6812 Před 4 lety +29

    😂😂😂😂😂😂 Najmo cuduun faraha lagala yaa dhahy 😂😂😂

  • @anisomaxamed37
    @anisomaxamed37 Před 4 lety +12

    Najmo cudoon naag walan 90ka booto kujirta kkk😂🤣🤣🤣🤣

  • @deeqrabichanaldeeqrabichan8241

    Hhhhhhh prankigaan wuuu fashilanyhy ileen waa la Isla og yahay eee kan waa

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Před 4 lety +18

    Waan cunsuriyad oo saangur ah🤬

  • @mohaahmed268
    @mohaahmed268 Před 4 lety +26

    Qokii u horeyey maan ahy 😂😂

  • @najkaofciall1995
    @najkaofciall1995 Před 4 lety +29

    Dhaka weyne yaa ila fhmy 😂😂

  • @farah1ali970
    @farah1ali970 Před 4 lety +5

    Wallahi ayaa ku dhimatay meesha
    War dhartaa iska kala yarey magac illah ben ben ha ugu dhaaran

  • @xasanxaaji7137
    @xasanxaaji7137 Před 4 lety +33

    Najmo cudon illeen beer jileec wad taqaana

  • @malowofficialchannel8206
    @malowofficialchannel8206 Před 4 lety +23

    Dis video has to reach 1 million views 😂😂😂

  • @xhakratycon3557
    @xhakratycon3557 Před 4 lety +20

    Anaa u hreryo hla i siiyo

  • @whizkid7813
    @whizkid7813 Před 4 lety +7

    ApTi Yaa Lagu DiLine Dadka wareerka ha uLa Tagin🙌🏽😂😂

  • @alicalimuxumedchannel2686

    inta ila aragta inuu talefoon kasta big bro oo aduunka joogo oo caan ah like dhac

  • @fatuushawad3684
    @fatuushawad3684 Před 4 lety +44

    🤣🤣🤣🤣iyada io bulo wakla.labo tani tii guursda war uyaal🤣

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 Před 4 lety +11

    Big bro keep going ilaa mareykanka ok

  • @utun_jaceyl
    @utun_jaceyl Před 4 lety +23

    Antal catiin Antal baquur wa anaa fisaliim😃😂

  • @queenmarium4642
    @queenmarium4642 Před 4 lety +21

    o dadka kallunka cunaa miyey jilicsanyihiin
    dadka kallunka cunaa wa ka sharfan yihiin dadka

  • @qaalidumar1779
    @qaalidumar1779 Před 4 lety +3

    Qof reer mudug in ay tahay hadalkeeda ka dareemay horay u soco

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Před 4 lety +13

    Big bro, Aabah beenta iyo faataalanimada😂😂😂🤪🤪🤪🤪

  • @sucadosimanofficial6014
    @sucadosimanofficial6014 Před 4 lety +6

    Prank inu ahayn Wanba ogee lkn najman ku hystaa😂😂😂😂

  • @yuusufgorgor2192
    @yuusufgorgor2192 Před 4 lety +11

    Gaw 50 nin o qarabadada isoo xir xir kulahaa war Big Bro Ma Masai baa wan yabaye Tan kale "Ima jeclaan-karo imana Gayo kulahaa" hhhhhhhh Nag reer Mudug ah o ad adag.

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 Před 4 lety +25

    Najma cudoon dhalboqortooyo cute

  • @malientertainment1921
    @malientertainment1921 Před 4 lety +16

    Wlhi waad dhimaneysa iyo billahi 😂😂😂

  • @asmaahmed6082
    @asmaahmed6082 Před 3 lety +4

    🤣🤣🤣🤣wlhi qof nool najma👏👏🏃‍♀️wx iga kululba adaan ku hayaa wlhi

  • @qaaliluulachannel9408
    @qaaliluulachannel9408 Před 4 lety +26

    Reer mudugaygii allow iidaa

  • @mohamedisack3005
    @mohamedisack3005 Před 4 lety +6

    Subxanalh ninka big buro lagu hayo wlhi hida kabahisa miyu umaleya

  • @abdallagullwarsame2464
    @abdallagullwarsame2464 Před 4 lety +3

    SUXANALLAH, BIG BRO FOLKAANA AYAA KU QARAXDAY, DHULKEY KU JIIDAY, NAAGTA QORI IYO BAMBO FAAL UGU SHEEKEE, WAA MAXAY JILEECA.

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 Před 4 lety +12

    Hada Maku Maqashiiye Kulahaaa😂😂

  • @fatimagoldenfg5582
    @fatimagoldenfg5582 Před 4 lety +4

    Najmo cudoon naag adag waad iga qoslisay waawarey ar qoftu adagaa

  • @abdikadarahmed1349
    @abdikadarahmed1349 Před 4 lety +25

    Dhaarta iska daaya walaalayaal, ruwaayad oo markii horaba been ahayd ayaad magacacii Ilaahay prank kadhigaysaan, War ilaahay kabaqa aduunkan iyo prankigiisa waa laga tagiye.

  • @kingrasha2773
    @kingrasha2773 Před 4 lety +7

    Hhhhh big bro wuu qal qalay oo walaahi ah😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi7605 Před 4 lety +21

    Najma cudoon 👌😂😂❤️

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 Před 4 lety +17

    Big pro wa nin adag kkkkkkk

  • @bilecali6813
    @bilecali6813 Před 4 lety +6

    Ad aday ga waa lagu dhin ta hoora loo idhi

  • @fatimaabdi7974
    @fatimaabdi7974 Před 4 lety +11

    Digtore irbada garabka igazii😅✌

  • @shuebashikir7593
    @shuebashikir7593 Před 3 lety +2

    Wlhi kareeb sxb dhaarta meel iska dhig xoolo big brother

  • @deqowabditakal3046
    @deqowabditakal3046 Před 3 lety +2

    Dakaweyna waiting 🤣🤣🤣# watching this prank like no one else's business
    Oh my God

  • @yaasirkaize9160
    @yaasirkaize9160 Před 4 lety +5

    Naagta anuu faaankan Ku diidaY sida kle waa Naag Adage😂

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 Před 4 lety +2

    Dr meeshuu cirbada kaa siinayo loo tilmaamayo waligay ma maqal garabka iga sii dr kulahaa😫

  • @axmedqani1283
    @axmedqani1283 Před 3 lety +1

    Najma cudoon wlhY ficil.leedahaY inaan ku helaan jeclaa from zomalilnd burco🤩🤩🤩

  • @dhiiriyetube5378
    @dhiiriyetube5378 Před 4 lety +5

    Ragii hadalkiipa ka dhamaday ♥

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 Před 4 lety +8

    Hhhh waa sheeko laysla ogyahay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Před 4 lety

    LAAA ULLLAHHH HAADANA DADKI NAIROBI MAAYKA BIILBTAY BIG BRO IYAAA

  • @alimohamedabdi7847
    @alimohamedabdi7847 Před 4 lety +1

    Ragii ugu doqonsanaaa abid an youtube ku dhex arko.

  • @ilhaangeedi3687
    @ilhaangeedi3687 Před 4 lety +4

    Kkkkkkk 50 nin oo reerkiina kulaah Cafayada waa maxay ma isku xaarta kulaah alla beerka ma Noli wlhi🤣🤣🤣

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 Před 4 lety +8

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi naag nool najmo❤🤟❤🤟

  • @xugmaalmedia3778
    @xugmaalmedia3778 Před 4 lety +1

    Walahi kulaha Subxanalah Abowe walahi laguma ciyaro 🙏🙏

  • @ahmedarale4275
    @ahmedarale4275 Před 4 lety +4

    Beeen cad ayey prank nooga dhigayaan

  • @baariyeya6693
    @baariyeya6693 Před 4 lety +8

    Waa idinku sugtay wlh 🤗🤗