#WAR_CUSUB

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • #WAR_CUSUB Hay'ada Duulista Hawada Iyo Madaarada Somaliland Oo War Cuu=sub Sheegtay
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 78

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 17 dny +1

    Viiva viiva somaliland viiva viiva Somaliland

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 17 dny +6

    nin raga iag dheh !!!!!! war ma ninba magacisa beenkasheega ? we are who we are and we are proud to be who we are ! from saylac city somaliland republic ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 Před 17 dny +2

      Adigu hays cunaqabatayn. Shirkaduhu waxay ku dhaqmaan shuruucda aduunka u yaala . Shuruucda aduunkana kuna jirto wax la yidhaahdo soomaaliland .
      Isaaqland sheekta oo munaafaqada iska daaya

    • @Ayaan8912
      @Ayaan8912 Před 17 dny

      @@abmoh9216😂😂😂

    • @maxamedyuusuf6593
      @maxamedyuusuf6593 Před 17 dny

      ​@@abmoh9216 Somaliland wa Qaran e kada Adu Qabyaalada

    • @zakariapoi2514
      @zakariapoi2514 Před 17 dny

      ​@@maxamedyuusuf6593qaranka aaway caadi isku cunuqabateyn rabtaan ku socda

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Před 17 dny

      @@abmoh9216 shurucda calamiga abaha nuu dhigin calamkana waynu u siman nahay khaladkaygii anigoo dowlad la aqonsayahay ah bilaashurud iyo somali jacayl abeeheedbay wastay lakum dinakum waliyadiin !!!

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 Před 17 dny +2

    SOMALILAND ♥️

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před 17 dny +2

    Guul SOMALILAND 💚🤍❤️💚🤍❤️let’s go!✈️✈️

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp Před 17 dny

      Soomaali ayaynu nahay.
      Alxamdu lillaah

  • @haboonadan
    @haboonadan Před 17 dny +1

    Guuuuuuuuuul Somaliland❤❤❤❤❤

  • @CaliCabdilcasiis
    @CaliCabdilcasiis Před 17 dny +2

    21 cisho way ubadiyeen
    Kaadi badane waa loo gogol badiyaa
    ĢUUUUUUUL
    Somaliland
    Somaliland ❤

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp Před 17 dny

      Soomaali baynu nahay.
      Ha dafirin isirkaaga

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 Před 17 dny

      Idinkaa la idin ku madadalinaa wax lee dheh waaye ma maqleysid wax lagu sameyay shirkadahaa somaliland aqoonsi iska daye in ay hesho xataa isma arkayaan inta ay ku dhagan tahay taarikhda beenta ah ee 1960 aan dowlad xurnoqonay iyo baraaciska kale 21 maalmood isku eeg inta ay qabatay tan faderalka io tan mala awaalka ah waa ka farqiga udhaxeya been iyo run😂😂😂😂

  • @amzing2652
    @amzing2652 Před 17 dny +1

    warkaasaa i deeqa❤❤

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg Před 17 dny +1

    Good job 👍

  • @abdiali6949
    @abdiali6949 Před 17 dny +1

    🇸🇴 ❤

  • @user-wt1be4sl4l
    @user-wt1be4sl4l Před 17 dny +1

    waxkaayeelaya majiraan nacnacdaas soomaaliya ayaana katirsantihiin

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 17 dny +1

    Guul Somaliland

  • @NuurAxmed-xv4vr
    @NuurAxmed-xv4vr Před 17 dny

    Ectopia airline soraca to hargaysa somaliya

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 17 dny

    Mansha allah

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Před 17 dny

    Haddii hal diyaarad aanay ka soo degayn madaarka ma siisanayno magacayaga iyo wadankayaga Somaliland.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 Před 17 dny +1

    Meeshan ayaa lahad hawadii ayaan la soonoqonay maxaa qayaali lasheegaya

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 17 dny +4

    Murankan wuxuu keeni karaa inaan diyaaraduhu iman HARGEYSA.... Dadka shacabkana kasoo degaan JIGJIGA IYO GAROOWE

  • @mohamedsuleiman4153
    @mohamedsuleiman4153 Před 17 dny

    Maansha Allah somaliland guul iyo horumar iyo gobannimo ❤❤❤❤

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp Před 17 dny

      Guul iyo horumar dadka soomaaliyeed

  • @khadnor4020
    @khadnor4020 Před 17 dny

    Maxaad 21 cisho u siiseen waa wakhti dheer oo lagu iloobikaro arintuna ku qaboobeyso

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp Před 17 dny

    Soomaali baannu nahay

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 Před 17 dny +3

    Sawdinkii lahaa waxaan la soo noqonay hawadii Somaliland kkkk

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra Před 17 dny

      Waanu lasoo noqonay oo hadda ayay xuutiyiintu fantastic soo dhiibeen.
      Hahaha

    • @user-sr86ui3xsuhsw
      @user-sr86ui3xsuhsw Před 17 dny

      Horta Somaliland waa Fadhi kudirir caadiya.... Run iyo been makala yaqaanan

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 17 dny +2

    Labada shirkadod danbi weyn ayay ka galin somaliland khaldka ay ka galin wa inay ka noqdan hadi kale waa la jojinaya

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 Před 17 dny

      Adiga markaa saa uhadleyso waxaa kaa dhadhacsan in somaliland ay tahau dowlad hhhh iyana maxay dhahday 21 malmod igu soo war celi hadii ay wax ka qabtaan 21 malmood kadib kaliya waxay awoodaan in ay shacabka madadaliyaan oo been uga shegaan xamar aa cadow idinka jiro iyo Ethiopia aa na aqoonsaneyso Ethiopia haday ka go,antahay in ay idin aqoonsato amarka faderalka uma hogaansami laheyn 😂😂😂😂😂

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 17 dny +1

    Hada shacabkiina iman lahaa HARGEYSA ayaad qalqal iyo baqdin geliseen....Dad badan oo tigidho goostey ayaa ubedeshay jihjiga 😂

  • @noorabdulle8603
    @noorabdulle8603 Před 17 dny

    Qoralkan waa kii asxaabta bal sifican uu akhriya

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 Před 17 dny

    Regemeka Somaliya kulahaa waa

  • @IsraIsmaciil-f8l
    @IsraIsmaciil-f8l Před 17 dny

    Somalind hada haa hada haaa

  • @Wardoon__Plus
    @Wardoon__Plus Před 17 dny

    War daadka masakiinta tikidhada haloo badalo umadii waa lamarin habaabiyey raali noqda shacabka hargeisa ku dhaqan siyaasiyiintaana iska dul qaada oo 30ka sano huu haa'da beentaa idinku wadey adinkoo so jeeda ayey qaraw idinku rideen😢😢

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy Před 17 dny

    Caacdheh waagoorma waar kuwani Xamarbay ushaqeeyaan ee hala kaladiro oo dad inooshaqeeya meesha halageeyo

  • @MyShakuur
    @MyShakuur Před 17 dny

    Weriye ma sheegin labada shirkadood haddii ay amarkaan iska dhegatiraan talaabada xigta

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 Před 17 dny

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤️❤️🤍🤍💚💚💪💪💪💪💪

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 Před 17 dny

    Waxaa umaleena in diyaarad tagta hargeysa lawaayo

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 Před 17 dny

    Marka itopiya cintiraaf miyaad ka sugesaan

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 17 dny +2

    Guul somaliland fly dubai iyo itopiya airline waa in laga jojiya somaliland haday awamirtida ku shaqyn waayan

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp Před 17 dny

      Soomaali baynu nahay.
      Waan ku faanayaa

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 17 dny

      @@Kadar-ex8xp ana somaliland ban ahy wan ku faanay

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 17 dny

      Somali sheegyso mad nabada ku samystid so diga sodonka sano is dillaya

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp Před 17 dny

      @@MaxamuudMaxamed-sm3ub waaryaahe laand maxay tahay.
      Magac af soomaali ah inoo bixi.

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 17 dny

      @@Kadar-ex8xp somalia maxay thy magca af somali ah ino bexi

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 17 dny

    Kuwan waxan ku nacay baqbaqdah war qabil dowlad mah noqdoh museh oromoh intah u sheg

  • @abdiali6949
    @abdiali6949 Před 17 dny

    Hhhh Daily dreaming aad kujirteen ee kac kac kakaca hurdada 😂

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 Před 17 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 Před 17 dny

    warqadan aad noo akhriyaysaa maxay ahayd miyaad wayday warqadii ka soo baxday hawada somaliland tii ururka hilaac ayuunbaad meesha soo dhigtaye

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 Před 17 dny +1

    Qabiilkan waxaa madax marey goosasho
    Raboow caafi

  • @yahyamohamed5101
    @yahyamohamed5101 Před 17 dny

    Wali waa dad caqligoodu joogo amarkaan danbe inuusan fuli doonin waa ogyihiin sidaa darteed hadii uusan fulin tilaabta xigta ay qaadi doonaan ma sheegin🤣
    mida kale waa ogyihiin Garowe iyo Jigjiga uun inee u faaiideyn doonaan umadaa soomaaliyeedna safarka ku silci doonaan taasna caqliga saliimka ah aqbali makaro cunaqabatayn aqoonsi waligeey kuma fakarin wasiirada soomaaliyeed waaba another level

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 Před 17 dny +2

    Itopiya soow tii idin jecleeyd ee cintirafka idiin soo wadey maxay uga sartay

  • @Mboqole
    @Mboqole Před 17 dny

    Suliyadina ayad uu madaxbanan tihin in aad ku xaartan wax kale maya

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Před 17 dny

    Marka Marka ka danbeeysa waxaa sii cadaanaya in Somaliland noqotay Isaaqland. War Samaroonoow meesha ka daneysta inta goori goor tahay oo aan Itoobiya la idinka iibin dad iyo dalba.

  • @abdilahiyusufyusuf3395

    Kkkkkkkkkk

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Před 17 dny

    Madaar lahane gegida dhaha

  • @zakariapoi2514
    @zakariapoi2514 Před 17 dny

    Shirkadahan hadii amarada fulin waayan hargeysa ha imaanina sow maaha adinka lee is cunaqabateeya Somaliland dhiiqa luga niila galiyay

    • @Wardoon__Plus
      @Wardoon__Plus Před 17 dny +1

      Isaaqow dheh somaliland beeel😂😂😂😂😂😂 war adinkalee is cuna qabateeye dadkiinuna madaarada jigjiga iyo garwoowelee kasodagayaan Eithopia iyo fly dubai na lacag kama baaqaneyso waayo adinkaa u bahaan inaad raacdaan ee isaaqow ha is bahdilina siyaasi kursi raadisana yuunan idin cuna qabateynin

  • @ayubansari5379
    @ayubansari5379 Před 17 dny +1

    Prank ayaad ku nooshihiin isaaqow😂

  • @user-bs9do4en8y
    @user-bs9do4en8y Před 17 dny

    Guul Darro Somali land 😂

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 Před 17 dny

    Macaruur ayaad noo qabtaan arimaha dibada shaqo kuma laha sland

  • @user-lb8gk7qc9c
    @user-lb8gk7qc9c Před 17 dny +1

    kuwani benbadana sownigi laha hawadii wan lasonoqonay

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 Před 17 dny +1

    Shacabow iska qabta Kooda ina Biixi haddii kale Garawe iyo Jigjiga ayaa ka soo digidoontaan

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 Před 17 dny

    Warkaan sugayey waa warkan. Waad la raagteen laakiin koley xog ururin ayaad ku jirteen

    • @Wardoon__Plus
      @Wardoon__Plus Před 17 dny

      😅😅😅 yaaah ma itiri ma waxaa sugeysey in aad madaarka jigjiga iyo garoowe kaso dagato, you got it😂😂😂😂 faham hadaa caqli leedahay midkaani yarow caqliga la xaday 😂😂😂

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Před 17 dny +1

    Isaaqland raali ahaada. Arintu waxey u dhexeeysaa labo shirkadood iyo Soomaaliya.

  • @SNAcomando
    @SNAcomando Před 17 dny +1

    Dal madax banan hada tihin meyday calanka aad qadaten xurnimada marka ay qadatay teda kale jamhuriyad ha oron mamul goboled somalia kamid ah inaa dhahdo maa ka cabsane yey xuriyad ka qaten engalish midki ay xambari jiren saxarada ka dhaqi jiren ma kuwas ayaa xurnimo qatay gobol yar oo tuulo ah gormu wadan noqday qaranki hawada aya lagu cunay
    Awdal state of somalia waa mamul goboled somalia kamid ah wayen
    Somaliland state of somali waa mamul goboled somalia kamid ah wayen marka buuqa jojiya marqanland maad la baxdan