DEG DEG BALBALAARKA OO ILMAHA KASOO HALAABEEN ARIN NAXDIN LEH MAXAY TAHAY SABABTA?!…

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 227

  • @user-hx6jb2rh2e
    @user-hx6jb2rh2e Před 2 lety +1

    Fartun maanta iigu horeyso m.a wana kuu saarey xppti qali wngsn badal qeyr qabo rabi ha ku siiyo

  • @queenasli5422
    @queenasli5422 Před 2 lety +98

    Allh ku cafiyo uqti😭 qof kasto muraad leh rabi ha u sahlo murugtinah Allah farxad idiinku badaalo 100 subscribe I sara xawiwiyaaal 🥰❤️🙏

  • @ifrahawil7889
    @ifrahawil7889 Před 2 lety +36

    Allah kusiiyo abayo gabdho badan iyo wiilalba inshalah 😢😢

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 Před 2 lety +1

    Xabiibti hore u soco cidna ha u joojin farxad ku noolow

  • @shukriiidow3938
    @shukriiidow3938 Před 2 lety +7

    Fartuun istareeski baa kabatay miskin illahy ha ku caafiyo gabar cafimad qabto illahy ha ku siiyo😪

  • @nasraabdi3610
    @nasraabdi3610 Před 2 lety +11

    Fartuun teena waanu ku wadanaa guul iyo guuldarabo💞💪guulayso

  • @xamdamaahir534
    @xamdamaahir534 Před 2 lety +2

    Allah ha ku cafiiyo xayati fartun

  • @hkharshe2424
    @hkharshe2424 Před 2 lety +2

    FARATYUN HADA WAXAD TAHAY XOORA NINKADARABATO GIURASO 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍HORE U SOCO

  • @ramlacraxamn4672
    @ramlacraxamn4672 Před 2 lety +9

    Waa qof qalbi wacan!
    Wl wxn ku rajynayaa noloshada farxad waarto iyo alle hamigag laga filnaado

  • @user-hx6jb2rh2e
    @user-hx6jb2rh2e Před 2 lety +1

    Saqiirka aaqaro allaha ka aga dhigo

  • @sumayasaidmohamed5840
    @sumayasaidmohamed5840 Před 2 lety +3

    Sister qali kuwo aan wiil ama gabdhoba haysan baa aduunka kunool iyo owlada bixiyo kuwana isku dar bu Siya kuwana gabdho ama wiila kaliya kali dheeH alxamdulihaH. Hadba wixi uu ilhy kusiyo

  • @abyancabdullahimaxamed6388

    Qabilka jareer Wayne gabadhaan ayaan ujeclahay abaayo ifka ku noloow nolol qurux badan ku nolow love ❤ 😍

  • @abusuraqali1131
    @abusuraqali1131 Před 2 lety +2

    Wll fartuun waxaan rabaa nabarka catoosh yare ama dumashi maslaxo fadlan

  • @nataashamohamett5308
    @nataashamohamett5308 Před 2 lety +17

    Allah yaramah cruurta danbe eray iyo war haiska galin 🙋‍♀️

  • @5-starsnews
    @5-starsnews Před 2 lety +71

    "Nolosha waa sida dugsiga oo kale Maalinba cashar iyo dad cusub ayaad ka baraneysaa Hanoqon qof aan ka faaideysan casharka uu soo dhigtay, shalay qofkii ku khayaanay suurta gal maaha inuu maanta nolol qurux badan ku siiyo"
    F.G:"Noqo qof garaad leh oo maalin walba ay wax ukordhaan"

    • @xagsoabdikadir6728
      @xagsoabdikadir6728 Před 2 lety +2

      Masha alah waxad nasiisay talo wlla siiyo tan ugu wngsn 🥰caqliga alaha kuu barakeeyo waanan kuguso xermay wll

    • @5-starsnews
      @5-starsnews Před 2 lety +2

      @@xagsoabdikadir6728 wll qaali alle haku sharfo wanaga aad mujisay marwalba kama daali doono inan dadkeyga lawadago waxa aan akhriyy ama talo ahan maskaxda ku hayo..

    • @Ayaan8912
      @Ayaan8912 Před 2 lety

      Saxiiix 💯✅

    • @jihaanshariif7915
      @jihaanshariif7915 Před 2 lety

      شكرا لك

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 2 lety +13

    Sax walashay
    Ilaahay haku siiyo gabar khayr qabta
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @hudaqurux9075
    @hudaqurux9075 Před 2 lety +6

    Inankaga yar wahel hakunoqde soo cesho isaga kafarxin isaga hooyo ubahan isagad intabadan wakhtigaga qadan tan wa aduunyo

  • @anasmaxamed8802
    @anasmaxamed8802 Před 2 lety +1

    Fartuun waa ku wataa

  • @khadraqaali5015
    @khadraqaali5015 Před 2 lety +12

    Fartuun abayo samir iyo iman allha kaa siyo saqiir aqiro allha kaga dhigo

  • @xafsoyuusufomar339
    @xafsoyuusufomar339 Před 2 lety +1

    Wallashey horo usuco🥰🥰🥰🥰🥰

  • @bilanstl8979
    @bilanstl8979 Před 2 lety +6

    Maash allah wallshy horoisoco haeegin qof kaadan beeya 💞 🙏

  • @noorshariff123noor3
    @noorshariff123noor3 Před 2 lety +1

    Masha Allah keep going abyo

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 Před 2 lety +1

    Sist saqiir aaqiro Allaha kaaga dhigo

  • @user-ii8gi1uh4u
    @user-ii8gi1uh4u Před 2 lety +1

    Balbalarka.caafimad.ayaan.ku.rajeynaa

  • @zeynababdi5130
    @zeynababdi5130 Před 2 lety +1

    Fartun cisman marabta haa ama Maya sawabta ah magacisa waba deyni ladahay

  • @haawasharaf4822
    @haawasharaf4822 Před 2 lety +8

    Allah ku cfiyo aamiin aamiin yaarabi

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Před 2 lety +1

    Sister sroy fartuun💔🙈🤲🌹🌹🌹🌹🌹

  • @binwaelle1138
    @binwaelle1138 Před 2 lety +2

    Fartun you the best woman and clever 💪🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁💐

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 Před 2 lety +8

    Mash allah caafis ayaa naga tahay xabiibti🥰

  • @badriyodayib3591
    @badriyodayib3591 Před 2 lety +1

    Waligay kuma daawan caawa ku dawaday kaliya wlhy balbalarka ninkaagii meee timaha badnaaa

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Před 2 lety +15

    Naa Ninka hada Jeceshahay orod ku Laabo dhagahadal free Calafkina hadu dhamaday qalaas ka har maxa ku dabo dhigay 90ka waa ka daba laalaada Nagaha noocaan ah waa necbahay Nin i furay maxa idabo dhigayo bismilahi Abateedkasba malihi aa qof ku mashquulaayo

    • @kindho9455
      @kindho9455 Před 2 lety

      Naf wax jecel ma daasho sistr😂😂

    • @xaliimosiidi4709
      @xaliimosiidi4709 Před 2 lety +1

      Nyaaa nin ka waa ku naqdy lkn iyada ma rabto adi niydeeda Kuma jiryid faraha ka qaad

    • @xaliimosiidi4709
      @xaliimosiidi4709 Před 2 lety +1

      Nin meesha ka ma sheegin

  • @zuuzuusaed6322
    @zuuzuusaed6322 Před 2 lety +1

    ax ax wllo ale hakuu caafiyo hana guu gargaro

  • @sabiriin9848
    @sabiriin9848 Před 2 lety +3

    Wax kasta oo aad jaceshahay u khayir kugu jiro ilahay ha ku siyo aduunyo iyo Akhiro ba abayo

  • @amiirocabdirisaaq6245
    @amiirocabdirisaaq6245 Před 2 lety +2

    Allaha ku caafiyo qalbihana kuu qaboojiyo riyadaadana kuu rumeeyo queen 👸♥🤲

  • @firdousadam9475
    @firdousadam9475 Před 2 lety +3

    Stress ka iyo buuqa,waya dilaan ilmaha uurka kujira Rabbi haku caafiyo wll

  • @shukriamiir2389
    @shukriamiir2389 Před 2 lety +2

    Masha allah strong women fartuun xppti bedel qeyr qabo allah ku siiyo

  • @safamaxamedibrahim
    @safamaxamedibrahim Před 2 lety +13

    Alaha haku cafiyo abyo srry🥺😇

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 Před 2 lety +13

    Badal qeyr babo sister 💕😍😍

  • @naciimomaxamed4602
    @naciimomaxamed4602 Před 2 lety +5

    Subxnallah reer xamarow ilahay ka baqa oo ilmaha dilma ha dhihina waa halaabay waayo rabi waxba ma haleeyo subxnallah

    • @Rose_1s
      @Rose_1s Před 2 lety +1

      Sax abayo wa run.💯

    • @daarood9835
      @daarood9835 Před 2 lety

      Waa language qaldan abaayo waa saqiir akhiro

  • @sundusmaha6485
    @sundusmaha6485 Před 2 lety +5

    Ilaahay haku caafiyo mcney

  • @hassangure8540
    @hassangure8540 Před 2 lety +1

    Sorry Fartuun

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 2 lety +3

    Dhibaatoyin badan aad soo martay Alxamduli'Allah saqiirkaaga aqira ku anfici lahaa Allah ha kaaga dhiggo adigana samir iyo imaan Allah ha kaa siiyo keep going 😊 💖❤

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 Před 2 lety +1

    Maskiin abaayo sedkaada wad helaysa

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Před 2 lety +4

    M.a alaha ku cafiyo

  • @munaismail7158
    @munaismail7158 Před 2 lety +4

    Abaayo الله hakucaafiyo🥰💎✅

  • @ramlacali9378
    @ramlacali9378 Před 2 lety +1

    Haduu naagna idaawanayo😂😂😂

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Před 2 lety +8

    Allaha ku cafiyo xabibiti cadawkaga hajabo

  • @xagsoabdikadir6728
    @xagsoabdikadir6728 Před 2 lety +4

    Badal qeyr qabo Alaa kusiiyo abaayo gebdha baariyaalo cfmd qabo alaha kugu arsaaqo

  • @beelodagan7983
    @beelodagan7983 Před 2 lety +1

    😭samir sister

  • @maayaabdinasirabdulahi2234

    illahay danbigeen ha dhaafo😘😍❤

  • @muslimlady4981
    @muslimlady4981 Před 2 lety +1

    Wa istareska waxasi

  • @badriyodayib3591
    @badriyodayib3591 Před 2 lety +1

    Ninkiii makala tagteeen heedhe

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 Před 2 lety +28

    masha Allah keep going abayo 🥰 🙏

  • @munaalahmed3664
    @munaalahmed3664 Před 2 lety +2

    Allah haku Cafiyo wllo🤲🥺

  • @hawolullremedies
    @hawolullremedies Před 2 lety +2

    Abayo Allah ku cafiyo aniga horto naag kuma dhihi kari e waxa tahy naagrag ah

  • @najaxxasan9116
    @najaxxasan9116 Před 2 lety

    Ilahay cafimad hakusiyo wll

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před 2 lety +2

    Walaaheey keep your head up life is a test we stumble and fall at times you have to pick yourself up dust yourself up and hit the lami like you mean it! You are a beautiful soul

    • @luulabdullah9030
      @luulabdullah9030 Před 2 lety +1

      😂😂😂😂😂 makuu fahmee hee waxad sheegeeso xasan toob waa in eey wacdaa alaabtii al abaadir oo kasoo bartay boo ugu fasiraa

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 Před 2 lety +3

    Especially energy drinks

  • @amiizahmohamed
    @amiizahmohamed Před 2 lety +2

    Allah ha ku cafiiyo sister

  • @maryancali9552
    @maryancali9552 Před 2 lety +3

    Apyo ani wa ku jeclahay wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @malabey197
    @malabey197 Před 2 lety +19

    Inna lillaahi wa inna ilaayhi raajicuun 💔😭 Saqiir aakhiro ILAAHAY hakaaga dhigo

  • @hawiabdi6335
    @hawiabdi6335 Před 2 lety +2

    Alha kucafiyo.walal

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 Před 2 lety +5

    Kaas ilmihiisa hadaateenee iga dhaf waad nasaneysaa ninqayrqaba alle hkuu sahlo

  • @aadansidiiq157
    @aadansidiiq157 Před 2 lety +1

    Naa xishood waxan kadhexbax iska cibaadayso

  • @fatimamo5390
    @fatimamo5390 Před 2 lety +2

    I’m so sorry sister

  • @user-rm4wv4xl9k
    @user-rm4wv4xl9k Před 2 lety +2

    MashaAllah ♥❤ ♥❤ ♥❤

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 Před 2 lety +5

    Nin Alaab yar xitaa ha ahaado waa raba hadu lacag lee yahay. kulaha. Alaab yar maxaay ka wadaa??

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Před 2 lety

      Wllo subscribe isar please

    • @fathimamohammedxusen5839
      @fathimamohammedxusen5839 Před 2 lety

      🤣🤣🤣 Al cabaaska raga kuyaalo jareerta nin jareer naag jareer le heyn karto naag jareer nin jugta culus jarer hen karo raga jileeca isku shegan isku awood ma ahan raga jareer

    • @badriyodayib3591
      @badriyodayib3591 Před 2 lety +1

      Anba mafahmin jarertan afka wayn

    • @nimcocarab317
      @nimcocarab317 Před 2 lety +1

      Gus yr ee kawda😂far waweyn kugu soqry igu qdo

    • @abdiqafar8219
      @abdiqafar8219 Před 2 lety

      @@nimcocarab317 🤣🤣

  • @nimcociise1198
    @nimcociise1198 Před 2 lety +1

    Naa maada soo riday

  • @hidaayocilmi9369
    @hidaayocilmi9369 Před 2 lety +1

    Badal kher khabo Allah ku siiyo abaayo

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 Před 2 lety +1

    Abaayo sorry illaaha ah ku siiyo. Badala khaara badaan inashallaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 Před 2 lety +3

    Oo hada ma lihin miyaa maskax oo ma fikirno
    Suu isku waalayo usaa meel fadhiisanaayo kkkk
    Keep going sis caayda Lee kugu necbhy mahee

  • @abdirizackmohamed917
    @abdirizackmohamed917 Před 2 lety

    Guuleyso walaaashey fartuun🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @calimaalindhuxulow6490
    @calimaalindhuxulow6490 Před 2 lety +1

    😭😥😓😭🥺😓my sister ilaahi naxniirsiito Queen 🥰

  • @amiizahmohamed
    @amiizahmohamed Před 2 lety +1

    Waa run walahi

  • @umiilin8408
    @umiilin8408 Před 2 lety

    Ma’sha’Allah true 🥰

  • @harethaabdi8588
    @harethaabdi8588 Před 2 lety

    Abayo Allah kuberakeyo

  • @nasrayussuf17
    @nasrayussuf17 Před 2 lety +1

    sorry abaayo Alle kheer xakugu bedelo

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 Před 2 lety

    Alle ha ku caafiyo wlshey mcn😭😭😭

  • @nimcosiciid6388
    @nimcosiciid6388 Před 2 lety

    Masha Allah wllo

  • @CabdiRaxiin-rm8zw
    @CabdiRaxiin-rm8zw Před rokem

    Asc wllo sthy xld

  • @nuurulceyn9838
    @nuurulceyn9838 Před 2 lety

    Allaha ku caafiyo abyo 😭😭😭

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 Před 2 lety +1

    😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @cabdiraxiinrooti9585
    @cabdiraxiinrooti9585 Před 2 lety

    Allaah unaxariisto

  • @cqaninani7939
    @cqaninani7939 Před 2 lety +1

    Ilaahy ha ku caafiyo

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 Před 2 lety

    Insha Allah thanks

  • @HassanMohamed-jm4lx
    @HassanMohamed-jm4lx Před 2 lety +1

    Sorry Saqiir Aqiro
    Kugu anfaco Allaaha
    Kaagadhigo aamiin

  • @maryancali9552
    @maryancali9552 Před 2 lety +1

    Saqiiir akhiro allr hakaga dhigo apyooo

  • @ayaanmohamed9764
    @ayaanmohamed9764 Před 2 lety

    Abayo ilahay haku cafiyo

  • @rahmoabdi6667
    @rahmoabdi6667 Před 2 lety +2

    Naa ha iska soo halaabo doqon yahay kiikalaba edaa gumaysanaysee waligaa ilmo mad korsane kii kalaa dayacan ilaahay baa arkaaya waxad go aan kugaartay in aad dhasho oo nad korin waa digii lahaa markan dhalo ayaan kuu keeni naa aqli malihide il mo uqubadiisa iskadaaa

    • @haniabdullahi1198
      @haniabdullahi1198 Před 2 lety

      Hooyo caruurteda iska dhigeyso malaha badana ninka kuxumeyn uga qato ee gbdha eeda kada😏kor naaged kabo isma dheero ee waliga gbdh somliyed haku diganin

    • @rahmoabdi6667
      @rahmoabdi6667 Před 2 lety

      Qofkii aqlilaa fahmaaya waxan kahadlaayo cid xoog uga qaadatayna majirto kuwii kalaba hooyadeed baa labalan balaysa hooyo xoog ilmo lagaga qaatay waa tii dadaadha siday usoo ceshan lahayd

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 Před 2 lety +4

    Alha ku caafiyo

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 Před 2 lety

    Alle haku siiyo aamiin

  • @kismayo612
    @kismayo612 Před 2 lety +1

    Saxib guri maqabta

  • @hothanmohammed2631
    @hothanmohammed2631 Před 2 lety +4

    sorry abayo Allah kucafiyo wlal ❤️

  • @suhuusahur6782
    @suhuusahur6782 Před 2 lety

    Saqiir aakhiro allha kaga dhigo

  • @ayeeyokoriskakibirsan3923

    Naa adaa cunuga kas uso xaqy waxs anga naga dhadhicine hda

  • @najmocaseyrofficial7913

    Allaha ku caafiyo mcnto

  • @Fatma-vm7fw
    @Fatma-vm7fw Před 2 lety

    Asc🤲

  • @nimomohamud8224
    @nimomohamud8224 Před 2 lety

    We love you Fartun

  • @aryanberulaberula8902
    @aryanberulaberula8902 Před 2 lety

    Amin

  • @mariacawad2696
    @mariacawad2696 Před 2 lety

    Badal kheer qali