Episode 3: Aq-balaad| Acceptance |Kabasho|

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 117

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 Před 6 měsíci +12

    Cid weliba oo barnaamijkan kabasho xalqadan iyo kuwii kahooreeyey soo dhageestay hal talo ban siin lahaa oo ah;
    -in xalqad walbo aad dhageysato waxay kusaabsantahy kulalaabato naftaada si aad siwacan aad oogu kabato
    Haiska dhageesan wll wlahi waa rare cilmigan oo kale ay wlaasheen inoosoo gudbisay
    Miizaanka xasanaadka illahy ha'usaaro wlsheen💓💓

  • @maimunahmedgulled2833
    @maimunahmedgulled2833 Před 2 lety +21

    Anga o aad u yar baaan aqbalaada bartey marki dhib isoo gaarey alhmdulilah marki dadki ogaa dhibtayda markay i arkaan ano qoslayah o faraxsan waxay i waydiyaan sababta markaas u sheega ina aqbaladaan la imi ay lahayd sababta qosolkayga hada marka tiri laguma cabsin karo waxa taqaano baan xasuustay barigii thnk u qliyey💕💕

  • @maxamedshaafiqalbi5055
    @maxamedshaafiqalbi5055 Před 2 lety +13

    Waxaa tahay barbaariyahayga
    Waxaa tahay tababaraheyga nolosha,
    Ilahay hanoo kaa daayo xamdaay,
    Abaalkaaga janno Allaha ka yeelo..

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 Před rokem +8

    Ustaad xamda manatay ayaan kanalkaada kusoo biiray allh kaa abaal mariyo episode 3 ayaan siwa can udawanayaa isoo duceeya nolosha ayaa igu yara adag kamalyad ahaaab 😢❤

  • @Khadari2013
    @Khadari2013 Před 9 měsíci +2

    The girl is so educated Maasha allah tabaarakallab walaashey ❤.

  • @boqor4353
    @boqor4353 Před 2 lety +22

    Hamda abayo aad baa umahadsantahay, Waxaa la deal gareynayaa mid kamid ah waqtiyadi igu dhibka badnaa inaa noolaa.
    Marwalba waxan la noolahay waxii tagay iyo murugtii ay igu reebeen, waxey ii horseeday inaa horey usocon waayo.
    Marwalba oo aan go’aan ku gaaro inaa horay usocdo waxbaa dib ii celinaya.
    Alxm everything will be alright.
    Wax badan ayan ka faaiday hadalkaaga, you motivated me❤️.

  • @BigBroSadiq
    @BigBroSadiq Před 7 měsíci +2

    may allah make it easy for all the practicing Muslims ameen

  • @mustafeaidid5357
    @mustafeaidid5357 Před rokem +4

    Islamic psychology waa waxaan u baahnayn Hore u soco idam alle

  • @umalkhayrfadhiyarre8549
    @umalkhayrfadhiyarre8549 Před 2 lety +4

    Hamda Hussain Mahmoud huuno mcneey illahay haku xifdiyo ku jecelahay wllhi ♥️♥️👑

  • @amiirasaid4311
    @amiirasaid4311 Před 2 lety +8

    Plz gbdha like usaara wlalayal adgana wax kumayelayso ayadana waa udhiirigalin wayn Thnk u Hamda

  • @DHEEREHERO
    @DHEEREHERO Před 2 lety +6

    Hamds cilmigah allha kuu barakeeyo wll barnaamijkaagah saamayn balaaran ayuu noloshayda ku yeshay
    Habeen habeenadah kamidah anigo wabigah niilka jiinkiisah ku qaxwaynayah ayaan bilaabay daawashadiisa habeenkaas waxay nqotay hbeen taariikh igu leh ilaa aan garay inay subaxdii qoraxdu iguu soo baxdo bartii aniga iyo note buugaygabah

  • @Fahoudy111
    @Fahoudy111 Před 9 měsíci +2

    شكرا على هذا الكلام المؤثر والجميل ، جزاكِ الله خيرا ❤😊

  • @nimca-baar1579
    @nimca-baar1579 Před 2 lety +6

    Masha Allah tabaraka raxmaan, Allah hakuu xafidoa Hamda, farxaad ku nooloow. Mawduuc aad u fiican💐💖

  • @nuurahassan9470
    @nuurahassan9470 Před rokem +6

    Psychology waa jeclaa inaa barto lkn iima suurtoobin hadaa waxaan bartaa finance lkn buugaagta psychology waan aqriyaa 😊

    • @hasahm8145
      @hasahm8145 Před 9 měsíci

      alla aniganba waan jeclaa aad lkn iima surowin hada waxan dhameyay finance qof ila mida ayaa thy wan faraxsanhy inaa qoralkaga arko❤

  • @filsancawad208
    @filsancawad208 Před rokem +2

    Wllo mcn rabi ha ku xifdiyo wllhi wxd tahy kiniin camal masakxada ayuu dajinaya hadalkaaga iyo balaqadadaba.

  • @nazraabdiaziz7166
    @nazraabdiaziz7166 Před 8 měsíci

    Hamda Hussein aad ayaad u mahadsantay جزاك الله خيرا حبيبتي الغاليه

  • @moe689
    @moe689 Před 2 lety +23

    Thanks for doing such a priceless and unselfish or altruistic community work and May Allah rewards you for it!

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 Před 2 lety +2

    Masha Allah ustaadah hamda shukran xabibti

  • @addowabdi4388
    @addowabdi4388 Před 2 lety +4

    Shukran Ustaada Hamda 🙏🙏💙❤

  • @saadiqubdilahi
    @saadiqubdilahi Před 2 lety +2

    Alla wll allab kusharfee mawduucyada noosoo badi adun iyo akhiraba liibaan hamdiyey

  • @munocabdimayow23-km1cz
    @munocabdimayow23-km1cz Před 6 měsíci +2

    Mahanida wllshey❤

  • @hibaqali194
    @hibaqali194 Před 2 lety +2

    Mnsha allah xppti illahay ajar iyo xasanad haka siiyo ad bd u mhdsanta

  • @habonjama9437
    @habonjama9437 Před 2 lety +2

    Madsanid hamda hussein jazkalahu khayir qalbi ❤❤

  • @abdirizakfarah7166
    @abdirizakfarah7166 Před 2 lety +2

    Masha'alh jisaa kalaahu khayr

  • @seynabaxmed7083
    @seynabaxmed7083 Před 2 lety +2

    Waa barnamij cajiiba alle cilmiga iyo caqligaba haku siyaadiyo machallah.

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 Před rokem +2

    ماشاء الله

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 Před 2 lety +18

    Thank you so much gacalo.🥰

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 Před 2 lety +2

    Shukran dr hamda wll alle hakaa abaal mariyo

  • @Somali_arts
    @Somali_arts Před rokem +2

    Ma wa mawduuc wangsan

  • @maxamudsaleban7826
    @maxamudsaleban7826 Před 2 lety +2

    Allaah hakaa abaalmariyo wllo

  • @ayanita124
    @ayanita124 Před 7 měsíci

    proud to be an educated woman M.allah keep goıng

  • @xamdajamal7730
    @xamdajamal7730 Před 2 lety +2

    Waaw qofkii ugu horeeyay baan ahaa.😁🤗🤗

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Před 2 lety +4

    Masha Allah, mahadsanid abyo💯💯👏👏

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 Před 2 lety +2

    Mashallah sister

  • @nimcomohamed1503
    @nimcomohamed1503 Před 2 lety +4

    Codkaga waa raaxeysanaya marka laga dhageysanayo abaayo m.a wlahi waxaad uhadashaa si degan oo aan very low aan ahy aanan waan ladhacay wlahi codkaga qli 🥰🙏

  • @higaadhashi8727
    @higaadhashi8727 Před 2 lety +2

    Mashallah,mashallah

  • @xamdakayse5537
    @xamdakayse5537 Před 2 lety +2

    Mashallah tabarkallah jazakallah khayer ❤️👏

  • @hoodoabdirahman3766
    @hoodoabdirahman3766 Před 2 lety +2

    Masha Allah wllo hamda Alle caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo❤

  • @mahadibrahim8737
    @mahadibrahim8737 Před 2 lety +2

    Maansha Alalh Hamda Husein

  • @NajahAdan-bl6zh
    @NajahAdan-bl6zh Před 10 měsíci +2

    Waxan kugudhirin galinya inaad Book kasamayoso kabaasho iyo dareen duco ilaahiya haka abalamariyo

  • @aqhasan
    @aqhasan Před 2 lety +2

    M.a waa cashar aad muhim u ah -Allah haka ajar siiyo wll

  • @ikramahmed7682
    @ikramahmed7682 Před 2 lety +2

    Tabaraaka rahmaan wllo allah yaa baarek😘

  • @user-pj6bp6np8t
    @user-pj6bp6np8t Před 6 měsíci

    Baraka Allah fiika walaalo
    Qali hooray iso weliga bi'idni Allah, guuleeyso Aduunyo iyo Akirah Amiin ❤

  • @mohamedabdiqadir8708
    @mohamedabdiqadir8708 Před rokem +2

    Walac kaste an dareemo wan ku dagaa manzha.allh

  • @ladan8644
    @ladan8644 Před 2 lety +6

    MashaAllah walashey jazakillahu kheyran♥️👍👍

  • @abdisamedjama4113
    @abdisamedjama4113 Před 4 měsíci

    Aadban uladhacsanhay mawduucyadaada ustadah ❤ brakalhu fik

  • @sofiaadenbarre6431
    @sofiaadenbarre6431 Před 2 měsíci +2

    Waxan layabanahay waxad farintan soo dhigtan bartada youtubekaga 2 sano kahor Balse aniga manta aya ka faiday cajiib 😮😮😮😮

  • @hanaahmuch9488
    @hanaahmuch9488 Před 2 lety +2

    Waxan aad kuugu hanbalyay nyaaa aqontaa aad gaadhy ALLAh na haku siyadiyo mahdsnidna 👑♥️

  • @muminoabdirisak1564
    @muminoabdirisak1564 Před 2 lety +2

    Mnch alah sister rabi janada haku geeyo 🤍🤍

  • @zainababdi2604
    @zainababdi2604 Před 2 lety +4

    Shukran xpptii ugu yaraan 10 sano bn dabarkaa ku jiray anoo lay dhibaataynayo bn uxamili jiray waa lagu koriyee wd nagu jizaartay yaan lagu odhan wxnse ogaaday dabarkani inaan annigu ka baxo mooyee aan waligay ku jirayo 2sano ka hor bn ka baxay inkastoo dabarkii nafeed iyo dhaawacyadii isoo gaaray aan wali la tacaalayo

    • @Marianmoha
      @Marianmoha Před 2 lety +1

      💔😢

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Před 2 lety

      Abayo waxa iga caawisa side aqbalada losameya aniga wan sameyay wanku aflaxay mel dhiidhiin ah markey imareyso ayay iga burburtay arinki o dhan o ano mel cidla iyo cirirsi iyo isdidsin ah taagan is arkay wan qaracmay side dadaalkagj uburburay waxan gareystay in inbadan lakufayo o halmar wax kutoseyn ugu dambeyn isbadal diyar ayan u ahay e aqbaladi ayanba kari la.ahay xita kuwi tagay maha kuwa haatan taagan weye arimo broblem qof family member ah ayan daremaya wa habaryartey hoyo ladhalay ad iximineyso side u aqbala in dadka kale e familka aysan iga hor istagin yada

    • @bashirabdulkadir1263
      @bashirabdulkadir1263 Před 2 lety +2

      @@quruxleyqalanjo5485 wll Asc.. marka wan ku salaamay , marka xigta haddi aan talo yar kugu darsado.. Shayga Kowaad ee muhiimka ku ah waxa weeyan Inad ogaato qofka ku ximinaya waxa Ku sababya Arinkaas, marka kiwaad xinka , Xasadka IYo in aad Aragto qof ku Necbaysanaya waa Labo mid uun
      1 .. qofkaas in uu Yahay Ruux aad ka Sarayso, haddi ay shaqo tahay, haddi ay aqoon tahay IYo haddi wax kle o Nolosha ku taxaluqa ay tahayba, marka waa quuri waa IYo Hinaase naftiisu la xarbaiyeyso, ogowna qofka ku ximinya asaga ayaa ka culays badan, Inta Aad adigu Dareemayso Kun Jibaarkeed asaga ayaa dareemaya dhuunta ayaad u fadhidaa Si uu ku liqanaya Garan maaYo.
      2... waa qof Aan kalsooni lahayn oo Naftiisi, maalkiisi IYo nimcadda u eebr siyey aan ku qanacsananyn Somalidu waxay u taqaanaa Doqon Fiiro taqaan wa sadexda Xtaa Aan lala dagi jirin waagii Hore.. waa doqon fiiro taqaan, BakhayL damac yaqaan, IYo fulay daandansi yaqaan
      Sidee uga Guulaysan kartaa
      Inaaad inkirto o aad kaso qaado Qof Anan jiriba, sido kale qof caaqilka ah o wax fahmaya isla markaana aad ku kalson tahay, o aad la wadaagto in ruuxaani Xumayn IYo ximin kuugu tooran yahay ..
      Intaa kadib markad og tahay waxa ruxan ku sababya dhibtaasi in ay tahay Culays isaga haysta iYo kalsooni darro uu ku quuri la'yahay adiga is ilawsi waxbana haka so qaadin, Ceebayn, xan, iYo magaca dil kasta o uu kugu samaynayo adiga o aan ogayn.. Haddise ay dhacdo in adiga o taagan o maqlaya uu Arinkas ku gaysto sharafkaaga meel uga dhaco xalku waa in aaad Gacan u qaado waliba adigu la Horayso, adiga o aan Dakhar IYo daano u gaysan wayo wa daawada ugu dhaw ee markaas qofkaasi cirbad ahaan u qaadan karo kaagana Hari karo mahad sanid

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 Před 2 lety +2

    mnsha Allah waa barnamij aann wax badan ka faa'iidaystay

  • @FadxaAbdikarem
    @FadxaAbdikarem Před 2 měsíci

    Xamda alle haka abaal mariyo wllo❤

  • @NaimaQasim-pn3qr
    @NaimaQasim-pn3qr Před 4 měsíci

    Masha allah shukran hamda qali 🥰

  • @mizzanhaar8522
    @mizzanhaar8522 Před 2 lety +2

    Mash allah ustaada allah haku barakeeyo cilmiga iyo caqligaba ❤🥰

  • @munahasan4803
    @munahasan4803 Před 2 lety +2

    MashAllah guulayso walal

  • @munahassan1130
    @munahassan1130 Před 2 lety +2

    Mahadsanid hamda hussein

  • @samsamcabdi8611
    @samsamcabdi8611 Před 2 lety +2

    m.allah wllshy if iyo aakhirraba halkii roon

  • @iqramahamuddahir5293
    @iqramahamuddahir5293 Před 10 měsíci

    M.a taliso alle ha ku xifdiyoh janooyinkiisana alle ha kugu casuumo hana inagu kulmiyo walashay macaneyyy🤲♥️👸

  • @iqranuur7617
    @iqranuur7617 Před 7 měsíci

    Mashaa allah, haray u soco
    Mahadsanid

  • @Kuusowpro
    @Kuusowpro Před 7 měsíci

    Msh allah cilmi farabadan ayaan kaa faaidney mahadsanid walaal

  • @maryanmahomett2176
    @maryanmahomett2176 Před 2 lety +2

    JasaakumullaH walal🥰🙏

  • @maxamudcabdi4547
    @maxamudcabdi4547 Před rokem

    💯Absolutely 💯. Ustad runtii aqoonta cilmiyeed waxaa kuu dheer aqoonta afeed. Guuleyso

  • @mohaxagaafe5553
    @mohaxagaafe5553 Před 2 lety

    Ilaahay haku xafido Drs xamda runtii wax badan baa ii iftiimisay oo ihaystay oo aan aqbalay islamarkana markaan aqbalay citiiri waxaas iga haystay iga fuqay.

  • @salmofarxanmohaz4960
    @salmofarxanmohaz4960 Před 28 dny

    manshaal❤❤

  • @araxmaanmaxamuud7003
    @araxmaanmaxamuud7003 Před rokem +2

    Waxan ku faraxsanahay inaan ku barto maanta alx

  • @AbdisalaamAbdulqaadir
    @AbdisalaamAbdulqaadir Před 6 měsíci

    Mash allh abayo allh hku xifdiyo ❤❤

  • @rayaandarwiish5898
    @rayaandarwiish5898 Před rokem +2

    Thanks walal ❤

  • @iqramoallim
    @iqramoallim Před rokem

    Hamda mahadsanid wll channelkaga inan barto wan ku faraxsanahy masha allah codkaga, degenanta , dhumucda erayada dhaman qalbiga ku degaya.

  • @nageeyabeauty2166
    @nageeyabeauty2166 Před rokem

    Masha Allah tabarakallah

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Před 2 lety +2

    Mahadsanid wlo qali

  • @sabirindeeqo8202
    @sabirindeeqo8202 Před měsícem

    Thank you❤

  • @user-qk2zo2kw2l
    @user-qk2zo2kw2l Před 7 měsíci

    Huno makuguurasadaaa❤

  • @saffamaxamuud2359
    @saffamaxamuud2359 Před 2 lety +2

    Thank u wllo

  • @MunoHasanNor-tw7nd
    @MunoHasanNor-tw7nd Před 9 měsíci

    Allah kudhowro ❤❤❤❤

  • @farxiyoaxmed3902
    @farxiyoaxmed3902 Před 10 měsíci

    Waxaan aqbali waayay anigoo yar familyga aan ksoo jeedo dhan walba waa lay amaani jiry oo ma aan dabci xumayn lkn khaladkygu wuxuu ahaa been Ayaan usheegy wiilka aan jeclaa oo waxaa sheegty reer abtigey uma arag wax wayn lkn hadda aadba isku jeclaany isna xaqiiqada ma oga Anna aad Baan uga baqaa inan sheego ma aha family la takooro lkn beentan sheegy waynaanteeda baa iigu filnaanty murugo sabbtoo ah waxa mareynaa heer aan is doonano dadka dhan waxa uu usheegy beentii ❤ila tali wll❤❤

    • @thewhitenight1860
      @thewhitenight1860 Před 9 měsíci

      Talada aan kusiinayaa waxaytahaay walal wiilka Runta usheeg , oo intaadan Runta usheegin Alle danbi dhaafweydiiso
      Beentu waa xaaraane , hadii uu kula joogo lakulan oo sidegen markaad uwada hadashaan , usheeg waxwalba iyo siday ujiraaan waxaan rajaynayaa inuu Aqbali dooni xaqiiiqada iyo runta

  • @nastehokhaireh8673
    @nastehokhaireh8673 Před 7 měsíci

    Masha Allah Allaha kuu xafiido

  • @hafsahussein8558
    @hafsahussein8558 Před 2 lety +2

    MashaAllah Abaayo I like how you explain make people understand everything clearly keep going walalo

  • @user-kr2ts4jb3l
    @user-kr2ts4jb3l Před 7 měsíci

    Alx abyyo ilah haka abal mariyyo baranmijyada qimaha bdn ad nozo gudbizid waxa channel kaga kuzo birayy 4/2/2024 waliba anigo ad ugu bahan wana izacidayy waxa rajeyna mlmha izo adan kuwo qrx bdn ineyy inoqdan aniga io inta zideyda o kale ahba 🥰🥰

  • @Hikma251
    @Hikma251 Před 2 lety +2

    Allah ku dhowro

  • @xaalimuse3776
    @xaalimuse3776 Před 2 lety

    Mnsha allah jasaaka allah 🙏 💖 ❤

  • @BaroTaariikhdaAduunka
    @BaroTaariikhdaAduunka Před 2 lety +2

    🥰

  • @user-lq4yu3st6o
    @user-lq4yu3st6o Před 2 měsíci

    Thanks zister waxbadan ban kafa idey mantana bilaabey 2:00 bilabey hadana waxn marayaa xalqadii 3aad ma.

  • @NajahAdan-bl6zh
    @NajahAdan-bl6zh Před 10 měsíci

    Asw walaalo hamad Hussein
    Walaalo waxan ilaahiya kagarajayiny caafimad

  • @xayaatkef7425
    @xayaatkef7425 Před 2 lety +2

    Mnshlh wlloh caqli iyo kartiba isku darstey mahdsanid 😘

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 Před 2 lety +2

    Hamda mahadsanid wllo🦋💕

  • @sadiamohamoud2617
    @sadiamohamoud2617 Před 2 lety

    Masha allh abaayo alaha ku xafido sister

  • @feysaljaamac1122
    @feysaljaamac1122 Před 2 lety +2

    Keep apayo m.a💛💛💛🧡

  • @MO_HOWTO
    @MO_HOWTO Před 8 měsíci

    Wll mahad sanid waxan ku faarax sanahay kusoo buiridda chanalkagga from warsame badde

  • @Asiaherse
    @Asiaherse Před 6 měsíci

    Too late to listen❤❤

  • @asmahassan5630
    @asmahassan5630 Před 2 lety +2

    Hamda mahadsanid wll. Muuqaalkani aad buu ii caawiyay❤

  • @abdullahinuurmahamud2144

    m.a waa dhiiri galin togan mahadsnid

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Před 4 měsíci

    Jazaakalaahu kula khair xabiibatii.

  • @abdulbasidbedri9671
    @abdulbasidbedri9671 Před 2 lety

    Guuleyso walal.

  • @NajahAdan-bl6zh
    @NajahAdan-bl6zh Před 10 měsíci

    Asw ilaahiya baa kudhLiya qabkad waxa usharaxayiso iyo fahanka

  • @hassensheikosman5280
    @hassensheikosman5280 Před 7 měsíci

    Sheekada gabdha dhamanteed inay iga hadlayso

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem

    Mahadsanid walal ❤❤

  • @nashadahmed9730
    @nashadahmed9730 Před 8 měsíci

    Alah raxman Hakudhowro sis Cilmiga Alah kusiyadsho Aqirana Djabaqyada ugu sareyo rabi hakugeyo
    Qisada sarirta dhica logasexana waa itabatey hada yan ogay sababtas waxan heysta sarirta ugu weyn lakin dhica yar ayan uga sexda Mahadsanid sis❤❤

  • @AbdirashidAhmed-bg3bm

    Video audioga see usamaysa

  • @asiyamuse2023
    @asiyamuse2023 Před 2 lety +2

    💔💔💔😭

  • @amalxasan7589
    @amalxasan7589 Před 2 lety

    Asc hamda qlli ducoyinkii noo soo celi