Deg Deg: arin layaab leh ayaa ku qabsatay Turkiga diyaarad Rakaab oo ay israaiil leedayay,

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 06. 2024
  • Deg Deg: arin layaab leh ayaa ku qabsatay Turkiga diyaarad Rakaab oo ay israaiil leedayay, masuuliyiinta israil ayaa siweyn uga carooday falkaas, tolow Turkigu muxuu samaaeeyay, war xiiso leh, iyo warar kale

Komentáře • 373

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Před 2 dny +33

    Turkiga guul guul

  • @hodanabdi3418
    @hodanabdi3418 Před 2 dny +10

    Turkey waa ku saxsan yahay waxa u sameyey dadku hadii kibirka kabato waa in Latusaa thank you nadaara media 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @zahraabtidon4033
    @zahraabtidon4033 Před 2 dny +9

    Biniaadan nimada Isreil iyo xulafadeeda ayaa god ku riday. Marka in aysan la yaabin waxa uu Turkiga sameeyey!!❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Před 2 dny +28

    Ilaahey ha jabiyo yuhuud iyo America reer galbeed

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 2 dny +12

    TURKI AAD AYEY U MAHADSAN YIHIIN, WA LOO BAAHNA IN AY YUHUUDDU SIDAAS IYO SI KA XUN ULA DHAQANTO.

  • @rahimohussein4414
    @rahimohussein4414 Před 2 dny +10

    Wa ku sugay turkiga
    Mashaa Allah

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d Před 2 dny +5

    Masha Allah Turkiga guul guul gacan ayaan kuu taagey wooow ❤❤❤❤

  • @saacidcaafi1045
    @saacidcaafi1045 Před 2 dny +6

    Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar waa xaq reer Qasa walaalayen ayaan siiy lahaa diyaarataas kufaarta ama waan gubiilahaa Allah akbar ❤❤❤❤❤❤ Turkey 🇹🇷 Erdoğan ah jiro Allah akbar guul guul isha Allah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Před 2 dny +6

    Allaah akber Axdulaah guul turkey 👏🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🌹🌺

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg Před 2 dny +1

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @suwezali9056
    @suwezali9056 Před 2 dny +1

    Wooow great job turkey 🇹🇷 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Před 2 dny +14

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib Před 2 dny +31

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 Před 2 dny

      May ahaato wadan carbeed ayagoo beadle haku urureene

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 Před 2 dny +1

      Asc.allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allow jebi yuhuuda iyo inta taabacsan una gar gaar walaalaha falastiin allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @user-wh4dc3pn3r
    @user-wh4dc3pn3r Před 2 dny +21

    Waan idiin salaamay inta Qalbiga wanaagsan ee Akhyaarta Nadaara..🎉

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před 2 dny +1

    Guuleysta turkey Mashallah allah akbar ❤❤❤

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed Před 2 dny +3

    Waa lakala shakayey macalinka weyn iyo.....turkiga sifiican ayoow sameeyay👍👍👍

  • @muxyadiincabdi7307
    @muxyadiincabdi7307 Před 2 dny +20

    ASC TURKIGU ARINTAAS WAA KU SAXSANYAHAY

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před 2 dny +1

    Waa ku saxsanyahay turkey arintaas Mashallah ❤

  • @LibanDjamaDjama-bl6gj

    Wa sax Turkiga guul guul

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige7 Před 2 dny +9

    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

    • @calicabd.717
      @calicabd.717 Před 2 dny

      Waxay argagaxiso dunida Ku harawsadan ayaga ayaa argagax Ku dhacay galadi

  • @saadiamohamudhulbaale6669

    Mashaa allah tabarak allah wukusaxanyahay kher allah hasiyo❤

  • @user-bc2xc1fg6j
    @user-bc2xc1fg6j Před 2 dny

    Waa soo dhaweynayaa arrinta uu Turkey gu ku sameeye dayuuradda ay leedahay Yuhuudu . Waa fal ku haboon Yuhuudda VIVA TURKEY

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc Před 2 dny

    Ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 Před 2 dny

    Alxamdulilah turkiga ilaahay ha guuleeyo Masha Allah

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Před 2 dny

    Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Před 2 dny

    ALLAAHU AKBAAR ALLAAHU AKBAAR ALLAAHU AKBAAR ALLAAHU AKBAAR SHAAQO FIICAAN AAYEY QAABTEN

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997

    Masha Allan

  • @CabdulaahiAdm-bf1bp
    @CabdulaahiAdm-bf1bp Před 2 dny +1

    Waxa aan sugaayay hada ayaa arakay mahad sanid walaal ❤❤❤
    MAHAD SANID WALAAL ❤❤❤

  • @user-ji8si3ii5r
    @user-ji8si3ii5r Před 2 dny +2

    Waay ku saxaykhin. Very nice to do it 👍👍

  • @Hoodah114
    @Hoodah114 Před 2 dny

    Absolutely they are right!!!!!!!!! ❤ Turkish people❤❤❤❤

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h Před 2 dny +2

    Yaaaa allah yaaa allah yaaaa allah gurmad awliyo

  • @xabibohussien9174
    @xabibohussien9174 Před 2 dny +2

    Turgaga waa saxanyahay👍👍👍👍👍👍👍👌🇵🇸fre plastiin

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 2 dny

    Falastin iyo Hamas iyo Hurdiyinta Yaman illahay ha Xafido o ha guleyo insha ALLAH

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 Před 2 dny +1

    S.C.W
    ALLAHO AKBAR ALLAHO AKBAR ALLAHO AKBAR.
    TURKIGA MASHA ALLAHA TABARAKALLAH
    HAMAS GUUL GUUL GUULIYSTA WELIGEN.
    YUHUUDA IYO AMIRIKA ALLAHA HA JABIYO
    INSHA ALLAHA

  • @SaidAhmed-gg5pc
    @SaidAhmed-gg5pc Před 2 dny

    Masha alah wakusaxayahy Turkigu tilabade uqaday

  • @user-xj1ql1sd7k
    @user-xj1ql1sd7k Před 2 dny

    Thanks sheeq nadaara waad mahad santahay

  • @ahmedosmanshidane1840

    Allaahu akbar Allaah la jiro muslimiinta

  • @user-cl8uq5pk3k
    @user-cl8uq5pk3k Před 2 dny

    Arintaa turgigu sameeyay waa mid sax ah mahadsanid nadaara

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur Před 2 dny +1

    Guul.shacabka falastiin❤❤❤

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 Před 2 dny

    Asc Somali weyn ❤manta waa malin weyn hanbalyo dhaman umada somaliyeed turky sifican ee yelen yahuuda waa in go doon la giliyaa si ee u guuran ee melahee dagna jiren ku noqdan ugu kacan dhulka falastine ❤

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen Před 2 dny

    turkey waan ku farxay wllhi waliba waxay ahayd in diyarada ay hawada ku qalibmato marka shidalka loo diido oo dhibatada caruurta ay ku hayaan ay wax yar ka dhadhamiyaan ❤

  • @sabamoumin6259
    @sabamoumin6259 Před 2 dny

    Alaahu akbar guul turki waakusaxanyihin

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Před 2 dny +1

    Xaaji. Nadara. Qaybtada. Sadexad. .. wakhti danbe ayad ku aadisay. Cid soo jeeda xiliga. Somalida ma jiraan ... illaahay waxan ka baryaynaa inuu cadawga sahnuuniyada baabiyo aamin yaa rabi

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 Před 2 dny

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido falastiin guusha allaha siiyo insha allah ❤

  • @user-pj1mj2ms9x
    @user-pj1mj2ms9x Před 2 dny +1

    Masha Allah wu ku saaxanyahay boqolkiba boqol Allahu Akbar

  • @user-cg7zl9xi3f
    @user-cg7zl9xi3f Před 2 dny

    Alle ha iskudiro xisbullaah iyo israa iil wxaa ii farxad ah laay taanka israa iil

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em Před 2 dny +1

    Turkiga hil walaal❤

  • @sabcajasiirachannel1
    @sabcajasiirachannel1 Před 2 dny +2

    Xuuti haku wareejiyo. Diyaarada

  • @abdikadirsalat6841
    @abdikadirsalat6841 Před 2 dny +2

    KUSUGAY KUSUGAY MAKUSUGAY AAD IYO AAD SIDAN YELILAHA AYEY YELLEN🏅⭐️🎖️🏆🇵🇸🔥✈️🔥

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 2 dny

    Illaahow awoodaada ugu hiili walaaleheen palestine iyo muslimiinta oodhan yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @Allah-My-Lord2
    @Allah-My-Lord2 Před 2 dny +6

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~:-◖-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹▪︎;,‘:.`|;,‘:.`|;,‘:.`|;,‘:.`|;,‘:.~:~¡~¡¡~;I.i.i.i.i.i.i.I.|-◖:`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.\&|√\√|\√|\^•🎉😢😢😢√|\√_:^√:

  • @tartaraayesaalax3067
    @tartaraayesaalax3067 Před 2 dny

    War sxb c/qaadir war macaan ayaa caawa kasoo yeedhay war waxey xaquuqal insaanka udhibeysaaye majiraan weyna kusaxsanyihiin turkiga in ey saas ula hadlaan iyo waliba hadal kasii adag oo beerka jara marka sxb waad naga farxisay aniga iyo asxaabta kuxiran nadaara show mashaa allaah sxb adigana halkaaga nooga sii wad hadalkaag sadaqo allaha kaaga dhigo insha allaahu

  • @user-hu7wm1sv5m
    @user-hu7wm1sv5m Před 2 dny +1

    Allaha guuleeyo Turkiga waa dad nool xaqii Muslamiintii ey layeen boqolkii sano ee laso dhaafay ayaa Alla weyne ka jasi dona Allxamdulillah Allaha guuleyo umada dulman oo dhan

  • @yaasinmohamed6667
    @yaasinmohamed6667 Před 2 dny

    Waad idin salaamay asxaabta Talaawada turkiga qaadey wuu kusaxan yahay

  • @alihajiyousuf
    @alihajiyousuf Před 2 dny

    😂😂😂😂😂 aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in Turkiga jawaab ku haboon siiyo xaalahii yuhuuda aheyd baga baga

  • @Official-gt4we
    @Official-gt4we Před 2 dny

    Turkiga guuleso wadkusugatay

  • @xamdiaxmad928
    @xamdiaxmad928 Před 2 dny

    Waaa mahadsanta ha nadaare yahuuda allaha jabiyo

  • @user-oj2sd5uc7q
    @user-oj2sd5uc7q Před 2 dny

    Turkey guul

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc Před 2 dny +2

    Verry nica Erdoğan

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 Před 2 dny +9

    Turkigu waa dowlad caalami ah oo go aan leh ee maaha carabtaan CABUURADA waaweeyn ee yuhuuda iy mareykanka u adeega

  • @cabdimaalikmohamed8480
    @cabdimaalikmohamed8480 Před 2 dny +2

    muraad baan leyahaye ii duceeya😪

  • @carwosafari9500
    @carwosafari9500 Před 2 dny

    Asc maxamed safsr waa cadalad Turkish wuxusameyey
    Ma sha.allah

  • @MohamedOsman-md2di
    @MohamedOsman-md2di Před dnem

    Thank you Sheeq nadaara

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt

    Waa ku saxsanyahay nadaar ma israaiil ba ah wax axsaan loosameeyo waamaya

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 Před 2 dny

    Allah ha xafido Tukiya

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 2 dny

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oo wanaagsan

  • @user-lg1hp7gb1q
    @user-lg1hp7gb1q Před 2 dny

    Waa tilaabo Ku habooneed in uu qaadi turkiga waayo waxay Ku sameynayaan gasa ayay lamidnoqoneysaa oo waxaan la tusay in laga aarsan Karo guul xamaas

  • @user-wi3hp5cn1x
    @user-wi3hp5cn1x Před 2 dny

    Nadaara waadmahdsantahay turkigu waa sax sax sax

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 2 dny

    ilahay ha isku diro galadan islamkana illahay ha ka xafido islamku mel u jogaba

  • @warsameabdilahi4495
    @warsameabdilahi4495 Před 2 dny

    Nadaara salaam! Turkigu waxuu sameeyay Waxii ay wadamada islaam ka ay sameeyn lahaayeen. Waan ku raacsanahay.

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před 2 dny +3

    waa sugaa warkaaga oo aan daawadaa nadaaro show

  • @gaabow8
    @gaabow8 Před 2 dny

    Turki wa gesi wa sifiac acyey samayen💪💪💪💪💪💪👌🧠

  • @user-py4yt9rd2m
    @user-py4yt9rd2m Před 2 dny

    Masha Allah. Allah habarakeeyo

  • @ChoukriAbdi-rd5hf
    @ChoukriAbdi-rd5hf Před 2 dny

    Turkigu waa walaalaha qaza baarakalaahu fiikum

  • @mymoto1248
    @mymoto1248 Před 2 dny +1

    Sida ay iila muuqato arinta diyaarada Israel, waa arin xasaasi ah oo xambaarsan 2 arimood
    1. Waxaan la soconaa in Israel ay doonaysay ciidamo dagaalama, waxaana macquul ah in waday ciidamo caloolshood u shaqeeystayaal ah, sidaas ay ku diiday in ay shidaal siiso,
    2. In dowlada Israel ay adeegsatay shirkadeeda diyaaradaha si ay isga hor keento dowlada Turkiga iyo shacabkoods oo hada ka carayasan sida ay dowlada uga qaabisay in la difaaco shacabka reer Falstiin, si marka ay shidaal ka qaadato ay shacbka u gadoodaan kadibna banaabaxyo, iyo dhibaayoonin kaleba,ay ku gaadi rabtay.
    Maxay sameyn shacabka Turkida hadii la gaadi lahaa, oo laga qàadan lahaa shidaadl iyo wixii la doono

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Před 2 dny

    Turkey ❤ wa sax

  • @abdijimaale3797
    @abdijimaale3797 Před 2 dny +1

    Turkiet good

  • @mfjk1377
    @mfjk1377 Před 2 dny

    Turkigu waa ku saxsan yahay jawaabta uu bixiyay goormeey israa,iil biniaadanimada tiqiinay ama baratay waxaan dhihi karaa waa jawaab waqtigii ku haboonaa timid mahadsinidin turkiya❤❤

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 Před 2 dny

    Maasha Allah Turkish waa sax laakiin waxaa fiican lahayd in Muslimiinta oo dhan mowqifkaas qaatan

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před 2 dny

    Marba haduu dambiile yahay meel kasta uu ka cabsanaa qalbigiina cabsi iyo qoof ilaaheey haku salido

  • @mohamedabdirizak1715
    @mohamedabdirizak1715 Před 2 dny

    فلسطين 🇵🇸 حر

  • @adanbashiradan592
    @adanbashiradan592 Před 2 dny

    Asc, nadaara, congratulations to Turkey government for show humanitarian is required by very human , country etc let. also Israel and American understand in another way their required humanity thank example leader of turkey MashaAllah

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Před 2 dny

    ❤ 1. Luul❤ waa malinxoriyada soomali❤

  • @user-kr7dm9vj7f
    @user-kr7dm9vj7f Před 2 dny

    Bi idmi rabi argagax Allah haku rido diyaaradii dhagaaqdaba hasoo dhacdo mid rabaani ah

  • @user-fo5ez2fg1u
    @user-fo5ez2fg1u Před 2 dny

    Waa saxyahay Turkey

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Před 2 dny

    Waa tageen ❤
    Bagaa loo diiday
    Waa sax in loo diiday ❤

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 Před 2 dny

    Viva nadaara❤❤❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Před 2 dny +1

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @user-bn1tb1mr6q
    @user-bn1tb1mr6q Před 2 dny

    Allahu akbar mar hadey yuhud diyaradeed nosoo gacan gashey shurud haloga dhigo oo aan kubadalano in week cunto nockasta leh iyo daawo Qasa lagaliyo markas diyarada hala cawiyo Turkiga home workas h udhiban yuhud markas ayey Qaza u hillyer insha allah

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 Před 2 dny

    Asc,Nadaara doowlad ,Turkiya weey saxantahay ineey tusto moowqifkeeda mahadsanid walaal

  • @mohamedabdirizak1715
    @mohamedabdirizak1715 Před 2 dny

    Haggoog insaanka way ka kor maren iyo Maxkamadda adduunkaba
    Caruur ,Hawenka iyo day Asha
    Uma Narrisan way layeen iyo Qaajo
    Ku dileeyan
    Turkeya ayaa jawaabta siyeye
    Alaaah Akbar الله اكبر

  • @user-sd9jn8vz3i
    @user-sd9jn8vz3i Před 2 dny +1

    Madharo Hua mahadsantahe

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 Před 2 dny

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 Před 2 dny

    Turkiga power viva people 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷 yaraabi free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🫶🤲

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 Před 2 dny

    Guul Bithin’Allah

  • @HiboMaxamed-jp3wc
    @HiboMaxamed-jp3wc Před 2 dny

    Thanks to Turkey.❤

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 Před 2 dny

    Yes they right good turkey

  • @BouhMok-tn3rr
    @BouhMok-tn3rr Před 2 dny

    ❤❤❤❤❤❤ waa uu kusaxsanyaa hey

  • @user-cj8yl8dw8e
    @user-cj8yl8dw8e Před 2 dny

    🇹🇷 Turkeye bravo 👏

  • @cabdi.ismaacilcabdi-xg9nu

    Waa ku saxanyay tugrigu arantaa