Gabar Igaxanaajisey | UMA QALANTID vs WAAD UQALANTAA | Gulled Simba vs Cawil Koyla

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 05. 2021
  • #arimaheena​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​ #gulledsimba #umaqalantid
    Channelkeena labaad • FIKRADO YAR HADDANA WA... ​​​​​​​​​...

    ​My Social Media Accounts
    / arimaheena​​​​

    ​​ / arimaheena1. .

    ​ / arimaheena​​​​

    ​snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    527,688 subscribers
  • Zábava

Komentáře • 828

  • @abdullahiabdi9308
    @abdullahiabdi9308 Před 3 lety +94

    Ifraax waan ku wataa gar io gardaro ba lkn sameyso CZcams plz inata igu raacsan like ta haila dhaafin

  • @muxamedaamiin3344
    @muxamedaamiin3344 Před 3 lety +90

    gabadhaan Youtupe in loo furo inTa igurcsan like
    she have a tallent

    • @nimconajah5326
      @nimconajah5326 Před 3 lety

      Kuwi ka horeyey ba faaiido kahayn sanay cadi ku thhy

  • @zamzamahmed8408
    @zamzamahmed8408 Před 3 lety +174

    Hhhh qof fiican oo kaftan badan arimaheena guulayso wll

  • @maankahasan4042
    @maankahasan4042 Před 3 lety +192

    intii ila,Aragto iney Gabartan Fani Thy Like dhac👍

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Před 3 lety +86

    Adoo Aamusan hadaa comment Akhrineyzid jawabtu haa hadey thy ha is waalin subscriber igu sharaf uun😂👍🥰🥰❤👍

  • @idirisMoe
    @idirisMoe Před 3 lety +102

    waa reaction kii uugu horeysay 2 hees hal mar reaction laga bixiyo Arimaheena one love 💘 💖 this is another level

    • @mushtakabdi5026
      @mushtakabdi5026 Před 3 lety +2

      Arimaheenoo zhp miyay uqalantaa takula
      dhaltay qalbi jab iyo xanuun

    • @mushtakabdi5026
      @mushtakabdi5026 Před 3 lety

      Xasuuso gabdhihii gobolka raga

    • @mushtakabdi5026
      @mushtakabdi5026 Před 3 lety

      Runtu fanto Maaha wlo haxanaaqin happy

    • @mushtakabdi5026
      @mushtakabdi5026 Před 3 lety

      Gabadhaa zaxan sababtoo gabadhaa soomaliyeed umaqalmaan dumarku soomlida

    • @mohaniboss9860
      @mohaniboss9860 Před 3 lety

      @@mushtakabdi5026 hadii ay dhaqan xun tahay wey u qalantaa

  • @Somali122
    @Somali122 Před 3 lety +148

    Arimaheena maanta waa lagu dhaganyahay😂

    • @pro_____aadam2370
      @pro_____aadam2370 Před 3 lety +2

      Arimaheena waxaan asad way soodhibtay waxaan iska eri zhp

    • @wllmajor6117
      @wllmajor6117 Před 3 lety +1

      @@pro_____aadam2370 😂😂😂😂😂😂😂oo cadaa😂😂

  • @shamuuqcaddeofficial1469
    @shamuuqcaddeofficial1469 Před 3 lety +62

    Yaa ila qabo cudurka comments aqriska loo yaqaano keep going Bro #ARIMEHEENA 👍👍👍👍✌✌❣❤

  • @queenamal7358
    @queenamal7358 Před 3 lety +32

    Gbadhas aniga wan la jira wlhi wa legendary abyo keep going isku fikr banahy🥰🥰🥰🥰

  • @craxmanxuseenmuuse9094
    @craxmanxuseenmuuse9094 Před 3 lety +33

    first ana caawa ah qofki iga danbeya likta igu caawiya☝🏽

  • @hodanmawlid540
    @hodanmawlid540 Před 3 lety +51

    Farxiya waad nadifacdee markaleh iyo mar sadexaadba soonoqo huuno respect 👑❤🙌👏👏

  • @ambhazanozman5206
    @ambhazanozman5206 Před 3 lety +70

    Arimaheena app mac quul ah oo lagu editor kareeyo inoo soo bandhig awalba adigaa inaga dhizi jiray dhanka macalin nimada ✌😁😁

  • @suheybsheikhahmed1891
    @suheybsheikhahmed1891 Před 3 lety +22

    Waa Wataa Gabadhan
    Gabadhan Talentiye Leedahay Wx kle Wye
    CZcams So Fadhiisiya Mar Walbo

  • @Abdifataax.Buraale
    @Abdifataax.Buraale Před 3 lety +5

    Gabadha marka la qabo waa inay reerkeeda iyo ninkeda ku eekaato, waana laga wangsnyay iydoo marwo la qabo ah in rag kale ay dabada ku wadato, warqada ka qaado iskaga tag 3 da bilood ee cadad baxuna mrku kuu dhamaado iska shukaansi tag sidaas ayaa ah dhaqankeena iyo diinteena wangsn. Mahadsanidiin🙏🙏

  • @whizbiofficial7508
    @whizbiofficial7508 Před 3 lety +38

    Keep going pro arimaheena and ifrax two legend

  • @king...3695
    @king...3695 Před 3 lety +5

    Wll ku sali nabiga scw.

  • @cabdicaziizfarahsugow1641
    @cabdicaziizfarahsugow1641 Před 3 lety +25

    Heest looguma tala gilin gabadh waayo abwaanka sameey wuxu ugu tala galey wiil gabadh uu qabey ka tagtey ilmhiisaane ka qaadatey oo isbitaal ku jiro

  • @shehudanfodio8946
    @shehudanfodio8946 Před 3 lety +4

    This guy is jxt a legend Mashaalah...keep going#Arimaheena

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 Před 3 lety +5

    😁😁walhi this lady made me smile and the way I had a bad day🤣 arimehenA bring back this lady

  • @lipansheik1337
    @lipansheik1337 Před 3 lety +20

    Haduuusan qaBin Ma hapeeNkii puu usoo Hurdo dooNaN Lahaa waa aragtaa inay habeen tahee😅

  • @ismailyare5569
    @ismailyare5569 Před 3 lety +1

    Waa markii iigu horeesay video arimaheena ku caajiso meesha muuq aa ka dhigteen

  • @kamalabdi6095
    @kamalabdi6095 Před 3 lety +9

    Arimaheena legend 👑 keep going sxb

  • @hooyomcn4108
    @hooyomcn4108 Před 3 lety +5

    Arimahena wll qali 2.M wad uqalanta 😍♥️🇸🇴

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 Před 3 lety +4

    Waaaaw Arimaheena best Reaction iyo ifrax🥰❤❤❤

  • @miskimiski254
    @miskimiski254 Před 3 lety +7

    Ifraax anigoo kale ayaa youtube loogu bahan yahay legend ayaa tahy ilahey aqligaga safiga ah hakuu dayo queen 💋❣️❤💯

  • @user-op1rp3te6h
    @user-op1rp3te6h Před 3 lety +11

    Hahaha. That is cool bro
    Love you mahena❤❤

  • @Xirtakaftankaofficial
    @Xirtakaftankaofficial Před 3 lety +6

    Captain Arimahena Adga & ifraah reaction waa ku wada Qurux bdn tihin sidan ku wada socda labadina keep going ifraah waa wllshyna ifraah

  • @cabdiladhiif2261
    @cabdiladhiif2261 Před 3 lety +1

    Arimaheena wll aan dar alle u taagera thy tan io 2011ki adoo fanan rabar ah ahaay
    Keep goin my protherke

  • @cuudyare8472
    @cuudyare8472 Před 3 lety +43

    Wad uqalantan Ragooow qoomayiyoo ciiil wa Uqalantaan qiiriyo ciiil🎧🎧🎧🎧🤣🤣🤣🤣

  • @khaalidkaamilofficial7166

    Legend arimaheena

  • @hamzeozil313
    @hamzeozil313 Před 3 lety +3

    legend arimeheena we love you sxb keep going 😍😍😍😍😍😍😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤😍😍😍

  • @somaliashorts4929
    @somaliashorts4929 Před 3 lety +8

    The Best reaction ever ❤️

  • @cumarxasan582
    @cumarxasan582 Před 3 lety +12

    16:42 fiiriya wara tan ciyala suq waye kulaha... ............................

  • @roblehnima3575
    @roblehnima3575 Před 3 lety

    Tank you siester

  • @xamdiabdi2320
    @xamdiabdi2320 Před 3 lety +2

    boqorad wlhi gabadhaan m.a sidaan ku sii soco xabibti 😀😀 arimaheena waliga gubo

  • @lionafrica8349
    @lionafrica8349 Před 3 lety

    Welcome arimaheena and ifrah

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 Před 3 lety +2

    Mashallah Zxb iyo abaayo

  • @kingsahal24
    @kingsahal24 Před 3 lety +1

    Arimaheena keep goin pro mar walbo maalintena ayad sameysaa

  • @fartunhussein8402
    @fartunhussein8402 Před 3 lety

    Arimaheena Wish you the best🥰🥰

  • @saladibrahimmohamed9284
    @saladibrahimmohamed9284 Před 3 lety +2

    Arimaheena ayaa saxan inta uguracsan👍

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Před 3 lety +6

    LEGEND ARIMAHEENA 🥰🥰📌📌📌

  • @fardowsasacidhalane8307

    Maasha Allah walaalkeey waan idin salaamay Abaayo ifraaxna waxaan leeyahay soo dhowoow

  • @c.qaadirosmaan7959
    @c.qaadirosmaan7959 Před 3 lety

    M.a zxp arimaheena gabadha wey Aqli badantahay

  • @estii___jookar4442
    @estii___jookar4442 Před rokem +1

    The best CZcams arimaheena the Lagan of soomalio

  • @cmktiger4086
    @cmktiger4086 Před 3 lety +4

    Keep going pro ❤🇸🇴

  • @ayaandhalad1863
    @ayaandhalad1863 Před 3 lety

    M.a ifraax gar iyo gardaraba dumarkee tagerosaa waaaw keep going sister👏👏👏👏

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Před 3 lety +17

    Ifraax FUNNY....ARIMAHEENA....HHHH🥰🥰🥰❤👍

  • @ayanleabdi6544
    @ayanleabdi6544 Před 3 lety +4

    Arimahena wey u qalantaa wax walbo gabadas_💯💯💯💯

  • @usamecalami9895
    @usamecalami9895 Před 3 lety

    Arimahayga arimihiisa Arimaheena

  • @akramdahir2409
    @akramdahir2409 Před 3 lety

    Best reaction forever wllhi nice
    #Arimaheena nd Ifrah

  • @miimii_43
    @miimii_43 Před 3 lety +3

    Welcome ifrah😘😘

  • @fartunhussein8402
    @fartunhussein8402 Před 3 lety +26

    Arimaheena waa kuwataa 🥰🥰goftaan khalad cad naga dhaadhicinoysaaa😃

  • @cabdiyare1085
    @cabdiyare1085 Před 3 lety +6

    Deg Deg Deg Aremaheena MaQaL
    Ma jiRaaa Waa in Aad IfRaax Youtub
    Loo Furo RunTii Wa Gabar Cod Kar ah
    Palan Teenu Waa in Aad Ifraax Loo Furo
    YOUTUB DEG DEG AH ARIMEHENA KEEB GOIN ADIGA IYO TEAM AREMEHA
    SALAN SARE

  • @sakariyeaadan1327
    @sakariyeaadan1327 Před 3 lety +1

    Arimaheena qoftaaan waan jecladay majirtooo❤❤❤❤❤

  • @mahadahmed2004
    @mahadahmed2004 Před 3 lety +2

    Gabadha videoga ayey kabaxaysaa arimahena video ayuu ka hadlaa sax qisada

  • @khadarchannel907
    @khadarchannel907 Před 3 lety +4

    Hablaha somalida alleh how dhowro
    One love❤

  • @barawanitv779
    @barawanitv779 Před 3 lety +2

    Keep going pro

  • @faizaabdi7330
    @faizaabdi7330 Před 3 lety

    Ifrah wllshey mcn tnxs anaga anagategereyso m.a keep going farxad kunolow mcnto ❤❤❤❤👌👌👌

  • @ifraxhazzanhazzan6388
    @ifraxhazzanhazzan6388 Před 3 lety

    Soo dhawaaw sistr na difaac ifraaxeey

  • @Ballo_moha39
    @Ballo_moha39 Před 3 lety +4

    Arimaheena legend
    From hargaysa
    Gabartu si maskaxaysan uma hadlin
    Adiga ayaa ka saxsan

  • @abdinajiibmohamed2581
    @abdinajiibmohamed2581 Před 3 lety +10

    Hhh first inaan ahay ma uqalmaaa😀 arimaheena ✌

  • @abdibasitnoorabdi8308
    @abdibasitnoorabdi8308 Před 3 lety +3

    The one and only arimahena keep going❤🙏. Ifrax waxaa ugeye shiidnima ayeey kadarenty ninkii hore umaleynaaa😂😂😂😂

  • @wizzwardi2579
    @wizzwardi2579 Před 3 lety +1

    Legend keep going ¥🔥✌️

  • @nuurkaskey2437
    @nuurkaskey2437 Před 3 lety +2

    Arimahena Qoftan wey ku qalan ta ku qabso yaqey Guuuli bro i.n

  • @ayanahqannih2571
    @ayanahqannih2571 Před 3 lety +29

    Keep going arimaheena wllo
    ifraax funny thy😂

  • @abasini2579
    @abasini2579 Před 3 lety

    Arimaheena Hormar wacan ayan kuliyahay qof qalbi fican ayatahay

  • @abdirahmanibrahim4773
    @abdirahmanibrahim4773 Před 3 lety

    Keep going legend Arimaheena

  • @Somali122
    @Somali122 Před 3 lety +3

    Inan laga yaabey burco ayaan kasoo salaamaa

  • @cawowacan5577
    @cawowacan5577 Před 3 lety +3

    Arimahena legend 🥰🥰

  • @deeqdarajo8059
    @deeqdarajo8059 Před 3 lety +1

    Arimahena in the legend taagero number one kuu ahay

  • @aarkaboy5166
    @aarkaboy5166 Před 3 lety +29

    Haa Arimeheena waa uqalantaa gabadhaas maxaa yeely ninkeeda ayey xumeyday waxkastoo qaraar waa uqalantaa like iisaare asxpta💗💗💓💓❤❤💯💯

  • @chamacpheisal8001
    @chamacpheisal8001 Před 3 lety

    Arimaheena youtube kii gameing ahaa aawe 🌎

  • @kinglostofficia9084
    @kinglostofficia9084 Před 3 lety

    Legend arimheen wan ku wata wllhi gar iyo gar daro bo inolow itii nololo jirto pro

  • @maahirmaxamed5826
    @maahirmaxamed5826 Před 3 lety

    Legend arimaheena muuqaalkaan waanbo ku xamaaqay gabadha madaxee iga gashay

  • @user-kh2no1in1e
    @user-kh2no1in1e Před 7 měsíci

    Arimaheena continue frr

  • @ahmedxanawi4710
    @ahmedxanawi4710 Před 3 lety +2

    Asxbta Yaa fahmi kro Swabta uuu arimaheena videoga official ugadigy 🤔🤔

  • @jeimiabjie2160
    @jeimiabjie2160 Před 3 lety +2

    Keep going pro legend

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 Před 3 lety +2

    Arimaheena legend always legend team arimahena like dhac ku sii 👍 team arimahena ismujiya 🙏

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před 3 lety +3

    Qofta waa nooshahy masha allah ❤

  • @hodanahmed9211
    @hodanahmed9211 Před 3 lety

    Arimaheena waad khaldan tahay iyadaa kaa saxsan markaa taageero kuu ahay ifraax and Arimaheen

  • @farxan887
    @farxan887 Před 3 lety +2

    Salaman Arimeheena iyo Ifraax io Asxbta kuxiran wllken Arimeheena ana wan kusalmaya mid qalbiga kasoo goadey wll💟🤟🤟☑⚽️

  • @zabrinaking1142
    @zabrinaking1142 Před 3 lety +2

    ArimaHeena walhi uu iga qosliyaa markan dawa nayo 😂😂😂😂🙌🙌🙌

  • @hibaaqgobaad4574
    @hibaaqgobaad4574 Před 3 lety +2

    Farxiy0 anigu wanku wata wllshyy keep going wllhi wan jeclhy hablaha mar walba garap tagan hablaha kle

  • @abdinasirfaisal9665
    @abdinasirfaisal9665 Před 3 lety +5

    Arimaheena kulahaa jini maad soo cuntay😀😀

  • @mosavage4097
    @mosavage4097 Před 3 lety +2

    Keep going bosss ✅✅

  • @hudamohamud2650
    @hudamohamud2650 Před 3 lety +5

    Arimaheena murankii oo qofad nokentay😜

  • @Cabdulahi-kw6bj
    @Cabdulahi-kw6bj Před 3 lety +3

    Arimahen ljn loxisiy love sar

  • @Mohamudgaacir
    @Mohamudgaacir Před 3 lety +2

    anaa maanta ugu horeeya

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale Před 3 lety +2

    Welcome Abayo kusodhawaw Family arimaheena Dadwada qalbi furan
    Wllhi gabadha waa faraxsan caadi ah wllhi
    Muqalo badan laso samee wll
    Short films xitaaa soosameya

  • @daahirweedhaafe9098
    @daahirweedhaafe9098 Před 3 lety

    Arimaheena Keeps going

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 Před 3 lety

    Ifrah labada channel ee Arimaheena io Asad Hagio way kala kicisay

  • @xudayfidhoodaan3253
    @xudayfidhoodaan3253 Před 3 lety +6

    Arimaheena legend of lhe legend

  • @aweyslilaahi5212
    @aweyslilaahi5212 Před 3 lety

    Sxb mcn arimaheena intaa leedahay gabar ayaan ogeysiinayaa in ey qaladantahay ha waalan

  • @somalitiktoks3151
    @somalitiktoks3151 Před 3 lety

    Qoftaan arimaheena la fadhiso indha adeeg badnaa

  • @abdimohamed4147
    @abdimohamed4147 Před 3 lety

    Arimahena masha allh qoftan caadi mahan kaftanley waaye

  • @MohamodAbdulS
    @MohamodAbdulS Před 3 lety +3

    12 Hours aya fiirsadi video
    Xaqiiqda rabi ayaa og lkn Bani aadamka wuu qaldamaa waxana wanagsan midka qaladka kasoo labta 🤝🤝🤝❤️

  • @naciimaabdisalan2446
    @naciimaabdisalan2446 Před 3 lety +2

    Arimaheen keep going cadawaga nolow

  • @Abasheikh
    @Abasheikh Před 3 lety +4

    Arimaheena legend🤣❤

  • @rashkapoi4044
    @rashkapoi4044 Před 3 lety

    Keep going

  • @xikambigfunofficial
    @xikambigfunofficial Před 3 lety

    Iyaa