GULED SIMBA HEESTIISA CK REACTION

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Name King Ck
    Actor / Comedy /
    CZcamsr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

Komentáře • 1,3K

  • @Gulledsimba
    @Gulledsimba Před 4 lety +61

    Thanks Champ

  • @ibraahimmaxamuudxussen2551
    @ibraahimmaxamuudxussen2551 Před 4 lety +395

    From mogadisho like 2000 garisiya Hormar wacan👍

    • @BRUNO8th
      @BRUNO8th Před 4 lety +1

      ii saar subscribe waan ku saaray like

    • @murtiiyomadadaalo9062
      @murtiiyomadadaalo9062 Před 4 lety

      @@BRUNO8th walal wanku saare adna isaar plz czcams.com/channels/SjeYZfnzeIh0lmLi9EF2XA.html

    • @razaamhassan9566
      @razaamhassan9566 Před 4 lety +2

      From Mogadishu darteen ❤️❤️

  • @delitodhalboqortyo4956
    @delitodhalboqortyo4956 Před 4 lety +829

    hoyo mcn darted like iigu team ck

  • @mohamavio437
    @mohamavio437 Před 4 lety +477

    Ogaaw sixirole ma ihi lkn waxaan ogahay commantican adooo hdleeen baa aqrinosaaa marka ogatay ina runta ku shegay waa qososay soo sax ma han hda run shegay like isaar😂😂

  • @khalidfiyoke7266
    @khalidfiyoke7266 Před 4 lety +651

    Reactionka heestaan gulled simba qaaday waan hubay inaad soo sameyneysi yaa ila sugayay like dhac kusii

    • @ATRAXofficial.
      @ATRAXofficial. Před 4 lety +7

      Walaalaha Somaaliyeed Walaalaha Somaaliyeed Walaalaha Somaaliyeed waa walaalkiina aweys baafow Subscribe halagu sooyaaco chanalkeyga cusub

    • @nasteexobashiraadnraxmo6017
      @nasteexobashiraadnraxmo6017 Před 4 lety +2

      Masha allah waaye oky

    • @zeyranvlogs3912
      @zeyranvlogs3912 Před 4 lety +1

      Please subscribe🙏🙏 czcams.com/channels/QslylhCobVZJF27Aa3POAA.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 Před 4 lety

      @@ATRAXofficial. subscribe i sar wll

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 Před 4 lety

      @@nasteexobashiraadnraxmo6017 subscribe i sar wll

  • @saidabdiabdullahi1928
    @saidabdiabdullahi1928 Před 4 lety +124

    Style 100%
    Codka 100%
    Music-ga 100%
    Editor-ka 100%
    Ereyada 100%
    Inta igu raacsan like dhac ha ku siiyaan 👍👍

  • @aziizmodellofficiall8163
    @aziizmodellofficiall8163 Před 4 lety +133

    Wll janada allah kugeyo Aabaheyga ayaageriyoday bil kahor igusoduceya janada allah ugubishareyo

  • @fadumoqasim4347
    @fadumoqasim4347 Před 4 lety +27

    Kuma aqaan reer Somaliland. Baan ahay lk ck waxan huba %100 inaad kadojeed
    Awoow talinjiray calshan caqliyadada iyo garashadada dheer masha allaah

  • @blueboy536
    @blueboy536 Před 4 lety +139

    Reactions ka qibrad iyo aqoon waye meel so fadhiiso iska hadal maaha keep going bro Ck ❤😁

    • @BRUNO8th
      @BRUNO8th Před 4 lety

      ii saar subscribe walalayaal

    • @macalimaadxaliiso2192
      @macalimaadxaliiso2192 Před 4 lety

      Wa haybad*****

    • @murtiiyomadadaalo9062
      @murtiiyomadadaalo9062 Před 4 lety

      @@halqaadofficial4037 walal Subscribe igu cawi plz adna wanku sare

    • @murtiiyomadadaalo9062
      @murtiiyomadadaalo9062 Před 4 lety

      @@macalimaadxaliiso2192 walal Subscribe igu cawi plz adna wanku sare walal czcams.com/channels/SjeYZfnzeIh0lmLi9EF2XA.html

    • @bosteyacali790
      @bosteyacali790 Před 4 lety

      Asc ck wanku salamey, salan kadib waxan karabaa inaad ilaso xarirto waxan kuhayaa qiso aan rabo inad igudbisee wllkey Thanks

  • @ceeriinmedia886
    @ceeriinmedia886 Před 4 lety +18

    Walal Ck horay u soco somalinimida wan Ku faraxsanahay adigaba hadaan Ku heeysano walal hormar ayaan Ku rajeeynayaa we love you 💓💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓

  • @rowdabotan8597
    @rowdabotan8597 Před 4 lety +132

    Abdirisaq anshax hees laga yaabo soo wada Waqal Studio baa duubaya Ck la soco waa coming soon heesta markaa reaction ka bixiso leeba macataa ilah amarkis

  • @samaahirlovesheekhal3428
    @samaahirlovesheekhal3428 Před 4 lety +57

    Ck Keep going wllkey Hormar wcn mar walipo io daqiqada kasto wn ku xiisan team Ck On love ❤❤❤❤🌍💪

  • @khadarinhothelegend499
    @khadarinhothelegend499 Před 4 lety +18

    team ck🤪 first
    subscribe hayga ilawina sxbyl

  • @abdirashidmohamed2221
    @abdirashidmohamed2221 Před 4 lety +132

    Ck musiga waxa garaacay nin cadceed la yidhaa oo fadhigusu yahay hargeisa oo faraha ka waashay ciduu kaso xaday majirto musiguna waa is matalikaraa .

    • @cawaaledhulqas2045
      @cawaaledhulqas2045 Před 4 lety +7

      Sxp ninkan ck ladhahayo dadka uun buu ceeb uraadshaa aysan lahayn wax baa,xaday buu kasheekee yaa mar la arko guuled hadal maleh heestiisü

    • @asliomar7713
      @asliomar7713 Před 4 lety +4

      @@cawaaledhulqas2045 was ika hadashay ck cidna macayo beenale hinasaha iskadhaf ck nin jira ee haku qaldamin😤😤😤😤😤😤😤😤😘😘😘

    • @adamali2035
      @adamali2035 Před 4 lety +1

      wuxu ka soo xaday maclimkiisi Maclimkii macalimiinta AHMED WALI FURINLE.

    • @minnicute2497
      @minnicute2497 Před 4 lety +3

      @@cawaaledhulqas2045 wan kuguracasanahay

  • @suhanna7suhanna714
    @suhanna7suhanna714 Před 4 lety +22

    Goat fanaaninta waa gulled simba🥰
    Goat youtubers somalida king ck🥰
    Long life mia king brothers

    • @suhanna7suhanna714
      @suhanna7suhanna714 Před 4 lety

      Lpdooda kala madhacaan waa wada dhageesta ani lkn gulled n.o1 ii ah

    • @suhanna7suhanna714
      @suhanna7suhanna714 Před 4 lety +1

      Suldaan seraar snadkiisa wyeh liskuma heysto lkn ninkan gulled halka mar usoo heeso eeba u shidmee

  • @iraaqiyare2522
    @iraaqiyare2522 Před 4 lety +2

    Cky Aniga ad aya ku tagiraa duuled simba si diga guuled sima on lov cky on lov

  • @zainepzeinep7835
    @zainepzeinep7835 Před 4 lety +9

    Gulled simba waa my favorite fanaan horey usoco ayaan leeyahay

  • @abdihakimmohamed9367
    @abdihakimmohamed9367 Před 4 lety +2

    Gulled simba meel laga jafi kara malahan so ck big up for the positive reaction no jafow am happy

  • @maxaadsiciid6990
    @maxaadsiciid6990 Před 4 lety +20

    Iska Hes MaHa EH marwalpaH wuxu LeYaHaY fanku xirfad ugaraH.
    SoLapasHo GuLed simpaH. receion king cK LpH Horumar wcn 😋

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 Před 4 lety +10

    Kkkkk oday music ga iyo dancy gaba waan kula qabaa yacni same music with nasteexo indho so good advance ayaad siiyey I think guled will accept that

  • @rumaanmaxamedmaxamed1211
    @rumaanmaxamedmaxamed1211 Před 4 lety +9

    Best fanaan and best youtuber guuleed zimpa iyo king ck mncha allah laba qof oo aan aad u taageero

  • @hoodomaxamed1523
    @hoodomaxamed1523 Před 4 lety +2

    Ck adaa u liita fanka wllhi😂

  • @basbas6004
    @basbas6004 Před 4 lety +4

    musicte maftuux cadceed ducaale waa ninka ugu muusica wacan wakhti xadirkan.
    🎹🎸

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 Před 4 lety +2

    Viva Guuleed, Mr CK falaqfalaq Big respect

  • @mohajamacofficial
    @mohajamacofficial Před 4 lety +15

    Ck Reactionka Saad Ugu Dhax Jidhay Musica Xataa Var Ayaad Kasoo Qabanaysaa Nabar Ayaa Tahay Keep going Bro😂

  • @abdiabdillahi9360
    @abdiabdillahi9360 Před 4 lety +5

    Guuled simpa Fanka hibo ayuu u leeyahay 👏👏ck reaction wacan Ayaad ka Bixisay thank you brother

  • @umumahirchannel8841
    @umumahirchannel8841 Před 4 lety +6

    Ck heestan weli mafiirsan reaction kaagee igula soconee illahey amarkiis guuleyso eebow

  • @ugbadyusuf9223
    @ugbadyusuf9223 Před 4 lety +6

    Miss you Ck Wlhi welcome back wllky Allxamduliha ❤️💉 ilahay ha nagu wado cafimadka dhamanten ❤️💉💋😍

  • @wllliiban7036
    @wllliiban7036 Před 4 lety +3

    THE ONE AND ONLY CZcamsR KING CK FLIMIS & VOLOGZ ...
    ...WAN KU WATA BROH. ❤❤❤

  • @foziali8493
    @foziali8493 Před 4 lety +2

    Cjk wallahi he is the only you tuber that I watch and makes me like things that I don’t Evan like sometimes horey u soco sxb I’m your #1 fan 👍

  • @mamiin-ks3ur
    @mamiin-ks3ur Před 4 lety +31

    Ck waan ku taageraa in kas too aan english aqoon waxaan kuleeyahay KAB KOOYIN

  • @mubaarigcabdilahi9598
    @mubaarigcabdilahi9598 Před 4 lety +5

    ALle coViD19 alLe hayNGa BaDbaDiYo likE iZaRa ❤

  • @KacaanMediaKM
    @KacaanMediaKM Před 4 lety +88

    Somalinimo igu caawiya Subscribe ii saar Nabi Muhammed Dartiis

    • @hankamediaproduction3990
      @hankamediaproduction3990 Před 4 lety +1

      Ku sare sxp isar an wada faidnee

    • @maryancalicabdi8105
      @maryancalicabdi8105 Před 4 lety +1

      astaaq furol laah wall nabebiga hasoogali meeshaan subasr waa lagoo saaraa wall ale kacabso oky

    • @murtiiyomadadaalo9062
      @murtiiyomadadaalo9062 Před 4 lety

      @@legoforzo walal Subscribe isaar plz adna wanku sare plz czcams.com/channels/SjeYZfnzeIh0lmLi9EF2XA.html

    • @Som-respect
      @Som-respect Před 4 lety

      *captooy oo imanka ka kacay a tahay zpp zuubanaha scw ukeenee meshaan waryaa rabi dambi dhaf weydiso*

    • @murtiiyomadadaalo9062
      @murtiiyomadadaalo9062 Před 4 lety

      @@legoforzo i.a walal cibadadu wa lama huran e adi Subscribe igu cawi sidan an kugu saray o kale

  • @abnaajr851
    @abnaajr851 Před 4 lety +134

    Wll hoyadaa janada Allah geyo #subscribe ii saar Like

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 Před 4 lety +1

      aamiin adigana ii saar waan kuu saaraayaa

    • @abnaajr851
      @abnaajr851 Před 4 lety

      @@KINGMOHA5388 waa ku saray

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 Před 4 lety

      @@abnaajr851 ii saar waan kuu saaraayaa weli kaagama jeediyee.

    • @aminaqaraami
      @aminaqaraami Před 4 lety

      Abnaa Official
      Subscribe kuu saaray adna iisaar poqortoyo

    • @aminaqaraami
      @aminaqaraami Před 4 lety

      Moha Media
      Adna kuu saaray adna iisaar poqortoyo

  • @nasriinahmett4980
    @nasriinahmett4980 Před 4 lety +5

    Sidoo u maqan yahye hal mar buu nawala ♥️🖤keep going gulled Simba

  • @qaaalidcabdirasaaqaxmedqaa7455

    Ck bro hore usoco tagerahada ku garab jookee nolw ❤❤

  • @balqiisacabdi3328
    @balqiisacabdi3328 Před 4 lety +33

    Gulleed simba sidada cml maaha adeero heeso micno ku fadhiyu soo qaada adu shuturu iyo falaq falaq cidna musiga kamuu xadin

  • @lionistlion9399
    @lionistlion9399 Před 4 lety +2

    Hees aadan jafin maba gadmato illahay amarki legend king ck waxayabaha kucusub youtuber da somali (var) wilka wiil uwayey noloshada farxad kuqado legend ❤👑👑 👑 keep going

  • @mumtazahmed6553
    @mumtazahmed6553 Před 4 lety +22

    Asc asxabey qof aad igu qaliya iga xanuunsane igu so duceya inu ilahay i cafiyo intii xanuun san alle ha cafiyo inti cafimd qabtana alle ha u siiyadiyo inti murad leh na ilahay ha u sahlo amiin amiin😭😭🙏

    • @barwaqonuraa
      @barwaqonuraa Před 4 lety

      Alah kucaafiyo cafimad taam ah

    • @murtiiyomadadaalo9062
      @murtiiyomadadaalo9062 Před 4 lety

      Walal Subscribe igu cawi plz adna wanku sare plz czcams.com/channels/SjeYZfnzeIh0lmLi9EF2XA.html

    • @mumtazahmed6553
      @mumtazahmed6553 Před 4 lety

      nafta uroon naftaa uroon amiin amiin amiin ya rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲wll qali waxa kasto jeceshahay ilahay haku siiyo i.a

    • @malyuncali9222
      @malyuncali9222 Před 4 lety

      allaha haku caafiyo abaayo caafimaad taama ku rajeena 🤲🤲🤲

    • @abdiyare5199
      @abdiyare5199 Před 4 lety

      Allh cafiyo wllo

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 Před 4 lety +2

    Reaction kaan musalsalka cml u sugayey 👏👏👏👏👏FATHER OF REACTION KING CK 👏👏👏

  • @xayadxurmo515
    @xayadxurmo515 Před 4 lety +62

    Ck ku taa geersanhy Hadii aan anaga istaageerin cid na taageereyso ma jirto keep going wllkey

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 Před 4 lety +2

    aniga heesta wxa iga gadan
    ereyga yaree wa digtoori dhaya .wlhi aadban uga helay sidu u leyahy iyo sidu yahy ba
    Keep going guledkana
    And ck wllo qlih Boorama kazo zalaamaya adna hoygii cilmigaH geezka africa

  • @amaaljojoo898
    @amaaljojoo898 Před 4 lety +42

    Musigaas horee waxaa iskaleh ahmed wali furunle macalinki soo baray music ga yarki tumay heestaan maftux cadceed way isku fara ekaan karaan dhib kuma jiro

  • @amunaxasan521
    @amunaxasan521 Před 4 lety +2

    Ck somali imawa waxa ka sugonaa muqdisho showa in ad ku qabati yaa igu racsan like dhac igu siyaa

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 Před 4 lety +6

    King ck reactionkan wa sugaya keep going❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saddamofficalbage7966
    @saddamofficalbage7966 Před 4 lety +4

    Gulled simba nin tagay keep going👌🙏🏻🎶🎵

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond4821 Před 4 lety +4

    Ck ninka kaliya CZcams nagu haya 😘HORMAR WACAN WLLKA 😘😘😍😉

  • @rayanabdirashid7763
    @rayanabdirashid7763 Před 4 lety +8

    Wa ninka kaliya oo an hesahisa ku qasarin🤣🥰

  • @MatanTube
    @MatanTube Před 4 lety +6

    heesta music la'an ah isoo booqo channelkeyga iyo dhamaan heesaha somalida oo music la'aan ah

  • @mametamein5119
    @mametamein5119 Před 4 lety +2

    Somalidu waxay ku maahmaahda
    Ku mashquulka qayrka
    Qorsha dhaamaba jira 😂😂😂

  • @kokorashiit2569
    @kokorashiit2569 Před 4 lety +15

    Best CZcamsr Somali keep goin wllky ck 🥰😍
    Guleed simbe🎤💋

  • @abdulazizse4961
    @abdulazizse4961 Před 4 lety +17

    Leave him alone and stop maseer nio!!!
    Guleed Somba is the besy singer Somali! #Gulled_Simba 🇸🇴

    • @neyza375
      @neyza375 Před 4 lety +2

      Abdulaziz SE I agree with you

  • @aktatiko9854
    @aktatiko9854 Před 4 lety +24

    Reactionka Ck Inta Sugeeysay Like Saar👍👍👍🙏🙏

  • @Lovee.b
    @Lovee.b Před 4 lety +2

    Gulled simpw inader xgn kuzo mara😂😂😭
    Mi Fav Singer💜🍀
    King ck Keep Forward👐😊

  • @Khadarnero
    @Khadarnero Před 4 lety +7

    King Ck Sxb Reaction Cid kuguma Haysato Wlh Hadaadba Music so qabatay Aniga Wan Ka Qayliyay😂♥️👏🏻

  • @tusheyofficial504
    @tusheyofficial504 Před 4 lety +6

    Asxaaabta Kng ck nagusooo yaaaca inshllllh wanaga heli dooontaaan waaana idinsoo dhawaynana

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Před 4 lety +17

    Hhhhh ck vartu heestan musiceda qabatay saw maha

  • @mehdiabdi4631
    @mehdiabdi4631 Před 4 lety +69

    Runba wacne qofkii 33 baan ahee
    Hadad iga danbayso pls liketa ha igala dhicin😂👍

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 Před 4 lety +1

      subscribe ii saar sxb waan kuus saaraayaa adigana sub

  • @muridimuumin7861
    @muridimuumin7861 Před 4 lety +25

    Isla heestan arooski ku ciyarayay reer garaasi ah reaction kaso saar sxb 😂

  • @cabdizalam8674
    @cabdizalam8674 Před 4 lety +51

    ck musiga waxa leh
    legend maftux cadceed

  • @deeqsanabdirahman8969
    @deeqsanabdirahman8969 Před 4 lety +6

    WAAR NIYOW CK IL DHEERAA HALKUU WAX KA EEGO👌👌👌👌👌

  • @mcxaamid1055
    @mcxaamid1055 Před 4 lety +2

    Director waalan❤ 👍👍

  • @ramlaabdi6059
    @ramlaabdi6059 Před 4 lety +12

    Guleed🔥🔥

  • @saadiaismael1355
    @saadiaismael1355 Před 4 lety +2

    Beats can happen to sound same... am your fan CK bro but....please keep off this Legend 😭😭.... Simba for life✌️❤️🥰

  • @universaltv8526
    @universaltv8526 Před 4 lety +24

    Inta ila argta in ck ino qabil aqoon like

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 Před 4 lety +5

    Finally the king is back ✌❤✌

  • @ebrahemmohamed6096
    @ebrahemmohamed6096 Před 4 lety +4

    King ck wax kale 😂😂😂 dhiiid far far 😂😂 ck wax. Ma lak qaban karo 😂😂😂😂 ee ❤❤ iii sara rer ck 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @shukrixasan8106
    @shukrixasan8106 Před 4 lety

    walaakeyga king ck waan ku salamayaa waan ku xiiney koow koow 💞💞💞💞💞💞👌👌👌♥️♥️♥️ keen going 💯💯💯💯💯🌹💯

  • @hooyoiloveyou7520
    @hooyoiloveyou7520 Před 4 lety +9

    Walal Ck waxn kaa codsanyaah inaad mobel ii gado walhi kaftan igama ahan hadad qoraalkyga argto☺

    • @coonkacadechanel4708
      @coonkacadechanel4708 Před 4 lety +2

      ar oday xaayoow kabdhaan dhiniceeda soo fiiri qandho madax wadnaaleh intaasna waa kaftan

    • @mohamedkhalif205
      @mohamedkhalif205 Před 4 lety

      Waan rajaynaaya in u arki doono qoraalkaaga.

    • @jasminechannel7777
      @jasminechannel7777 Před 4 lety +1

      He can wlhi but insha Allah i hope inu comment gada arko good luck

  • @ZEZECHNAAL
    @ZEZECHNAAL Před 4 lety +2

    مشالله اخي ck بتوفقك دايما 😍👏👏👍👌

  • @somalidhalad5999
    @somalidhalad5999 Před 4 lety +10

    Ck xasan top heestu so qaady reaction kso bxi 💪

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 Před 4 lety +2

    Guleed hees uu leeyahay oo top ahayn maba jirto❤❤❤👌👌👌👌✅✅

  • @abdirisackrajka5096
    @abdirisackrajka5096 Před 4 lety +10

    Ck boqorka reaction ka keep going bro✋

  • @user-fu8rz3wj8r
    @user-fu8rz3wj8r Před 4 lety +2

    King ck vlog Istanbul nooga Soo duub after show inzha Allah one love ♥️♥️

  • @xamsesaban3384
    @xamsesaban3384 Před 4 lety +4

    Reactionka heestan in badan baan sugaayey
    King ck prother keep going
    🙌🙌🙌🙌🙌

  • @mahikonjo5325
    @mahikonjo5325 Před 4 lety

    Ruunti Guled simba Gacan ayaan u tagay walhi so hees kala kacsan weye Guled keep going bro

  • @sumayahussein2250
    @sumayahussein2250 Před 4 lety +12

    بحبك بموت فيك عمر 🇸🇦
    seni seviyorum cümer 🇹🇷
    wan kujeclahay ck ❤😘❤🇸🇴
    💋💋💋💋

  • @abdiwaxidkhalif3512
    @abdiwaxidkhalif3512 Před 4 lety +1

    Woooow wxnalagamaqabankaroh guleeed simpa 😉😉😉

  • @ahmedkp1628
    @ahmedkp1628 Před 4 lety +7

    Wllhi Ninka Kaliya Reaction Kiisa Aan Jecelahy Waaye King Ck

  • @deeqowbisle4328
    @deeqowbisle4328 Před 4 lety +2

    Romantic glued simba hestan ❣❣

  • @illarapoi746
    @illarapoi746 Před 4 lety +50

    King ck Abaha var ka aa noqotay
    😂😂😂😂

  • @caliahmed5541
    @caliahmed5541 Před 4 lety

    Abti heestan haku ceeboobin Ninkani taylanti ayuu leeyhee viva guleed sinba

  • @awosalepan9384
    @awosalepan9384 Před 4 lety +4

    The King Of Reaction👑 ......ck😍

  • @jamaalabdinasir2815
    @jamaalabdinasir2815 Před 4 lety

    king CK Music ga wuxuu aad ugu eg yahay heestii dhawaan soo saaray SULDAAN SEERAAR ee mahan Nasteexo indho Hal ninbaana wada tumay labada Hees

  • @abdifatahismail3263
    @abdifatahismail3263 Před 4 lety +8

    Umalaynmaayo inay isku midyihiin labada music ee aad sheegtay.

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 Před 4 lety

    Gulled waa fanaanka kalia qarnigaan hogaanka u haya fanka somaalida ninkan waa tagey ku dhagis maleh
    ❤️❤️❤️🙏🙏💯💯💯🇺🇸🇸🇴🇺🇸🇸🇴

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse8170 Před 4 lety +8

    Marwalbo wan kuxiranahy channelkan
    illahey amarkiis neh like teydu meh 100
    Magarto ma aqan sabata. Wllhi 😭😭

  • @xakimiyareofficial1589
    @xakimiyareofficial1589 Před 4 lety +2

    Alhamdu lilaah wan cafimad qaba ck❤

  • @cawocali4218
    @cawocali4218 Před 4 lety +5

    King ck waan sugaanay Reaction heestan hore usoco cidi kuma heegsan karto

  • @MasalaxAadan
    @MasalaxAadan Před 3 měsíci

    Alfaan GUULLEED SIMBA Zxp lajan waaye dee oflind heesihiis iyo music asaatumana waa xariif waaye GUULLEED SIMBA Waan taagheera waa lajan dheelgiisa iyo heesta iyo lahanga wey fiicayihin m.a Zxp GUULLEED SIMBA heesihiiisa cidqaari garta malahan fanaanagale waa isgu hadlan laakin GUULLEED SIMBA isguma hadlo

  • @samaxaqueen2186
    @samaxaqueen2186 Před 4 lety +13

    Heesta Guuled simba
    Inta tik tok kuso argtay like isara👍😎👆😍

  • @jugsodhacday2658
    @jugsodhacday2658 Před 4 lety +2

    The first hees oo reaction ck kusameynaye oo dhameyste waaye 🥰🥰🥰🥰

  • @princessamal6742
    @princessamal6742 Před 4 lety +3

    Ck sugeene reactionkan keep going 😂 hadi heestu shidanthy xitte wakashakise 😂 far kagune waxkle wyh😂😂 ilhow reaction igabixin ck 😂😂 funny 😂😂😂

  • @amaliinahassan4497
    @amaliinahassan4497 Před 4 lety +2

    Hees aan ck reaction ka bidin maba fahmi karo Ilahy amarkii
    Ck family 🙏🙏

  • @maanjama
    @maanjama Před 4 lety +15

    Reactionka waan sugayy in bdn taagero num one kuu ahy wllo ck

  • @MasalaxAadan
    @MasalaxAadan Před 3 měsíci

    GUULLEED SIMBA intaa qaasalamey Zxp mcn

  • @falismohamed6742
    @falismohamed6742 Před 4 lety +4

    Reactionka waa sugenay ck keep going bro love you

  • @mawliidyare1435
    @mawliidyare1435 Před 4 lety

    Gobtu qofka wuxu yahay ku shegtaa king ck. Nin adag 💞❤️👌 Simba. Wad u qirtay wuxu yahy hore u soco 🙌

  • @mutaasmaxamed5826
    @mutaasmaxamed5826 Před 4 lety +6

    CK keep going 🔥🔥🔥🔥

  • @hiiloofficialchennal9212

    Waa igaa inaad soo laabanaysid waana ku farxsanahay our king ck👑