DEGDEG FAYSAL CALI WARAABE KANAXAY AWDAL STATE AMRAY IN LA WEERARO BOORAMA, SAMAROON LALAAYO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • DEGDEG FAYSAL CALI WARAABE KANAXAY AWDAL STATE AMRAY IN LA WEERARO BOORAMA, SAMAROON LALAAYO

Komentáře • 284

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před měsícem +13

    Yaa rabbi inta xun somali ka dhex saar iyo dhamaan dunida islaamka

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před měsícem +25

    Guul reer AWDAL horey usii socda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-rf8eq6xx4r
    @user-rf8eq6xx4r Před měsícem +15

    Darood wa goob Somali odhan wayi ka ficaan yihiin alaw daa aniguu ma ihii menaa kamaa soo gaalow lakiin ruunta laga ma amuus xaata Somali odhan bayi xukumi gaaran sharaf ilahyi baa siyayi hiboo abee kuu siyayi habeen laiskama qadoi❤

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b Před měsícem +7

    😂😂😂😂 wan ku farxad muse il bun walahi in an san loogu so baxin reer muqdisho hadan nahay waan soo dhaweyneynaa reer awdal❤

  • @user-on7fb7hy6y
    @user-on7fb7hy6y Před měsícem +5

    Han ahna rer wajer waxankubaqeyna inay Somalida isracda melkasta oy adunkakajogta❤

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 Před měsícem +7

    Nomore Argagixisada SNM, Nomore Canshuur Awdal state of somaaliya 8/25/2023🏃🏃🏃🏃🏃 8/25/2024🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️

  • @mrjamac
    @mrjamac Před měsícem +11

    IDOOR WAXANA LAGULA HESHIIN KAREEYN WAA AFXUMADA IYO CAAYDA IYO HANJABADA BEENTA AH BAL KUWAASOO DOWLAD KUGU NOQDA KA WARAN IYAGOON LA AQOONSANEYN BAAY SIRTOOODA BANANKA KEYNAYAAN

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před měsícem +13

    Is xoreeye reer Boorame

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před měsícem +3

    Waa Runtiisa Waa loo Hiilin Beelaha Reer Awdal Samaroon iyo Ciise Waa Somalia ❤❤❤❤

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před měsícem +7

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem +2

    Faysalow dhulbahante iyo laasacaanood idinkaa dilka ka gaysan jiray,waad aragtay markay idinka xoroobeen,bakhtigiinana iska dul qaadeen,wax dil ah dib danbe u dhacay ma aragtay

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před měsícem +2

    Habraha heerkaas daarood ayaa gaarsiiyey siiba siyaad alle ha u naxariistee ❤waayo siyaad ka hor isaaq masaakiin ayey ahaayeen

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Před měsícem

      @@sacdiyosheikhdon9018
      Been inaadan sheegin Mohammed Ziad Barre ayaa so saaray.

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 Před měsícem +8

    Samaroon heeryada ha iska qadaan

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 Před měsícem +1

    Asc Darwiish TV
    Ma sha Allah Guul iyo gobanimo
    Awdal State.

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Před měsícem +4

    Walaalahayo Samaroom Siciid Harti waan idin garab taaganahay

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Před měsícem +4

    Afxumadaas watay kumutaYsteen wax baa baalahayga. Yaacay. Indho Adag weye. Qoonkaasi

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 Před měsícem +2

    Idoor Faan iyo cay ma daayan Hadhow orod madaayan🏃🏃🏃🏃🏃

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před měsícem +1

    Idinka kale islaamoow wax isu maslaxa.sulux ayaa kheyr leh.❤❤❤❤ku saliya xabiibkeena muxamad scw.markan iilka seexano samaron iyo isaq midna leyna weydiin maayo.

  • @safiyoasan
    @safiyoasan Před měsícem +2

    Dhulbahante daarood Buu ka dhashe oo garab is taage ee away dir

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m Před měsícem +1

    Bismilah illahow jebbi kuwan dhaaranaya ee shacabka leynaya❤😂reer boorame😊

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před měsícem +4

    Share share everyone please

  • @MaxamedShire-qk6zg
    @MaxamedShire-qk6zg Před měsícem +1

    Rer owdal gul ayan idin rajeyneyna garabkina ayan taganahay from galmudug somalinimadu hasareyso 💪 💪

  • @user-hz2nh5ll7j
    @user-hz2nh5ll7j Před měsícem +1

    reer donaya inuu reer kale gumaysto weliy laguma arag dunida

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u Před měsícem +1

    Samaroon doqoniimadaa lagu arkay akhas caleek may wax iska celiyaan huush ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @falisa576
    @falisa576 Před měsícem +1

    Ilaahoow reer awdal gacanta isaaq
    Ka bixi iyo gumaystayalka jamhada
    SNM.guul reer awdal steta

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem +2

    WAR DHARI WAX MA TARTO. CISE IYO SAMAROON WAA ISAAQ LABANLAABKOOD. ISAAQ FULAY MIIRAN AH BAY ISKA DHICIN WAAYEEN😢.XATAA IYAGOO DAGAAL GELIN BAY MEEL ISKA MARINKAREEN DADKAN WAALAN EE DADKAANU GUMEYSANAA MEEL WALBA LA TAAGAN

  • @AbdiAden-kp1ei
    @AbdiAden-kp1ei Před měsícem

    Fight for ur write we all behind u

  • @haboncabdilahi-iv3ix
    @haboncabdilahi-iv3ix Před měsícem +1

    Iidoor soomaali tirfi buu ku yahay reer awdal iska dhiciya soomaalibaa idinla jirta iidoor soomaaliyeey halayska gooyo soomaalimaaha

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 Před měsícem +1

    Jamhuriyada isaaq waxaa bur burinaya kibir iyo isla weyni iyo dad ku markuu kaco oo dulmi dareemo meeshii la dajin lahaa qab iyo kibir loo muujinayo

  • @doroogo6811
    @doroogo6811 Před měsícem

    Kalabax K'taabkaa Sheegay 💯
    Guul Awdal State 💯🔥👍🏾

  • @zahraabisye7937
    @zahraabisye7937 Před měsícem +1

    War sida gambayarta ha caytamin waad garan goojacade WAXBAA BAALAHA IGA YAACAY

  • @safiyoasan
    @safiyoasan Před měsícem +1

    Dagaalka laascaano markuu socde is buucwalbo lacagta waala uruurinaaye magaaladeena u s a. Reerkeena oo degan Ragan gooni baa looga qaadaaye dumarka gooni

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před měsícem +1

    Habar awal Cid kasta ayaa Ka Adag waana laga Adag yahay ❤❤❤

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 Před měsícem +1

    Waar ciise afka ka daa ciise plein respect🙏

  • @user-db8xd7zh2r
    @user-db8xd7zh2r Před měsícem

    Awdal guul

  • @user-on7fb7hy6y
    @user-on7fb7hy6y Před měsícem +1

    ❤ Somalia guuuuul

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 Před měsícem

    Asc, Ciise iyo Samaroon Saciid hadday diyaarsadaan 50 kun Ilaa 70 kun oo ciidan ah waa guulaystay Karaan . Oo ay aqoon isticmaalaan haddii kale war xamar reer baa leh Caasimadna ma noqonayso meel aan Anni ahYn ee Jabuuti wax la qaybsada iyo Somaliland.tack

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Před měsícem +1

    Asc walaalow maxay u xidhen comantiyadi bal adigu ganaga xidhin thank you

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 Před měsícem

    Ha dagalaman Guul reer Awdal State 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg Před měsícem

    Walahi rer awdal naaf iyo maal ba wanku tageraya anigoon samaroon aheen,guul iyo gobanimo samaroon ❤❤❤❤❤❤

  • @user-py2pp3ko6t
    @user-py2pp3ko6t Před měsícem +1

    Heer awdhal kalgoorlie manoqon donana

  • @hawamouna765
    @hawamouna765 Před měsícem

    Issack reer aptigay weyeh hooyad wan jeceylahay lakin doqmo fata doukleh wayan issack samaron wa i buukan ha dhagsanina ina ini babiyan iya donayan. Anigu
    reer djiboutian ahay samarona

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq Před měsícem

    Ninkaas hadlaya wuxuu dhiirigalinayaa reer Awdal

  • @user-wh8su4fu4r
    @user-wh8su4fu4r Před měsícem

    Wer isaqo dina melee layaya ❤❤❤

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 Před měsícem

    WALLAAHII ISAAQ WAA FASHILMAY WAX IDIN HARREY MAJIRAANE
    KOONFUR IYO HAWIYE IYO FIDRAAL.. XASAN SHEEKH HOOS FADHIISTAA

  • @ahmedmohamedsalaad3464
    @ahmedmohamedsalaad3464 Před měsícem

    Isaaq wa labiixinya reer awdal mahaysankaraan
    Dufaanta midnimada somalia kacdoon kadhana haragi snm weeye mana istagayo

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Před měsícem +1

    Isaaq allaha soo hanuunasho intooda Land ku dhegan.

  • @MadoObe-o7c
    @MadoObe-o7c Před měsícem

    MuruQa. Somalia. Waadiyaar. Ismuujiya adorn maihidiin

  • @user-sm3el1lw4y
    @user-sm3el1lw4y Před měsícem +1

    Waa inllaga Jawabo Sida Ugu Dhaqsa Badan Rerer Awdalaw Maxad Sugaysn wakas Runbala idin Shegay

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Před měsícem

    Welcome to the Union, you live in Somalia, never be told you live in somaliland

  • @hamdiaabdalla4772
    @hamdiaabdalla4772 Před měsícem

    Samaroon iyo ciisow reeryada iidoor iskadulqaada sidii dhulbahante isagadulqaaday

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 Před měsícem +1

    sxb AWDAL waa samaroon 💪 ee ciise hanagu soo ladhin Somali dhulka way kala leedahay ciise hadii ladoonayo magaciisa inaa la sheego dhul ayuu leeyahay ciise awdal waa samaroon ciise iyo samaroon laysku lifaaqin waa laba kala qabiil ee Hal qabiil maaha ee taas ogow

    • @aslimed5476
      @aslimed5476 Před měsícem

      Ciise abtiyashay calaan international ayeyy leyixiinn lakin tulkay awdal haa ridsadaann uu raak haaa nuqdaaan ,ciise caadaaan ayeyy xilkaaa ka ridsadeyn no ciyarrrrr❤❤❤❤

    • @samatarismail3215
      @samatarismail3215 Před měsícem

      @@aslimed5476 abtiyaashaa haku wasan imika waxa sidan u hadlayaa ma samaroonba samaroon sidan la wase ka ah Uma hadlaane tolkay awdal rag hanoqdan baad tidhi samaroon waa rag raganimana looma tilmaamo ciise baad tidhi cadanbay ka dhacsaden xilka ciise samaroon Ayaa calanka udhaliyay iyo isaaq gaar ahaan samaroon ayaa calanka udhaliyay calankii uu ciise u dhaliyayna waxba kama hayaan samaroon meesha.kaliya ee samaroon Ku dulmanyahayna waa jabuuti ee la dafirtay ee abaalkoodii Eberka Laga dhigay ee shaygii ay mudnaayeen la duudsiyay maaha somaliland meesha ay Ku dulmanyihiin somaliland iyagaa dhisay iyagaa sameeyay iyagaana loo daba fadhiistaa laakiin jabuuti waa Lagu waxay yihiinba Lagama yaqaano kolka wax looga baahdo Ayaa looyeedha bas oo Lagu awrkacsada kolkaana wax kale looma diree Sidii somalilandtii ay dhigeen u bur burin lahaayeen Ayaa loo dira bas ciise hadiiunu samaroon xilka iyo calankaba u dhalin ciise waxba ma Helen faransiiska kama kaceen ee wuu wasilahaa orod taariikhda soo baro hadii aad nin tahayna jaahil ayaad tahay hadii aad gabadh tahayna jaahil as ayaad tahay xataa af Somaligaaga Lama fahmayo sida aad uqortay inay Oromo qortay iyo inuu itobiyan qoray Lama fahmayo uraagbaad tidhi uraagada Ayaa u adoon ah ma somaliland mise ciise jabuuti dhexdeeda ayay oromadu Dadka kulaysaa oo aan waxba la Oran oo Laga cabsoodaa oo waliba ciisaha ay Dadka la Dagan jabuuti ee samaroon iyo isaaqa ay ciisaha oromada uraacaan oo ay oromada u hiiliyaan oy idhaahdaan oromada wan is dhalnaa oo waa gacalkiiye Ayaan la yaaban ciisahahadal nocasa ayay ka idhaahdaan samaroonka iyo isaaqba iyo somalida kalena ma adoo noocaasa ayaad aniga urago igu cayaysanafoo adoon oroma ah oo Oromo Ku gumaysato ciise waa adoon Oromo ma Dadka nocasa ayaad leedahay faransiis ayay calan ka qaateen ood amanaysaa waxad tahay qof dhiman lakin adigu samaroon ma tihidee ayaad tahay isasheeg Horta ciisaha maxaa uu samaroon iskugu eekaysiiya ee uu samaroon isaga dhiga samaroon sidaa Uma hadlan hadii ay naag tahay iyo hadii uu nin yahay

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Před měsícem

    Reer Boorame waa inay ogolaadaan inay dagaalamaan oo nafta huraan ama ay hadalka joojiyaan oo ay gumeysato beesha Iidoor.

  • @crisaqHussen-kv9ct
    @crisaqHussen-kv9ct Před měsícem +1

    Wara balla eega dhadigasi waxa uu ku dhaarataya eega laasa caanodab sidasa lahaayen waxase ka danbeeuay waxabaa ballaha iga yaacaya

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 Před měsícem

    MA LA IS CAAYAA REER SOMAALILAND SIDAAN DOWLADNIMO ISAGA QUUSTA BY BY IMMINKA NOLOSHIIBAAD KA DHACDEEN
    CAYDU WAA CEEB : WAXAN XISHOOD BA AQOON BAAD NOQOTEEN,, CID IDIN DOONEYSA MA JIRTO ,

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 Před měsícem

    Runti isaaqa waxey yiraahden xabashiida waa walalaheena marka waxa ku muquuta in aaysan raabiin somalinimo

  • @FaizaYey
    @FaizaYey Před měsícem +1

    Aladagaalamaan.samaroon.iyo.ciise

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před měsícem

    Waa aduunyo gadoon isaaq u goodinaya sama Roon akh akh

  • @YuusufYuusuf-z5i
    @YuusufYuusuf-z5i Před měsícem

    Wallee qori ayaa inoo hadhay hadii laydhuibo.waan qaadanaya

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před měsícem

    Tolaay tolaay bal isaaq u dhaaranaya Samaroon aduunyo gadoon waxay Ku ilbexeen 21 sano ee dawlad ku sheegii somaliya ayey isaaq heerkaas gaareen akh akh

  • @osmanmoalin7771
    @osmanmoalin7771 Před měsícem

    Waa sidii ceydiid ku dhintey gacmo wadajir ayey ku gooyaan

  • @abdi5852
    @abdi5852 Před měsícem

    Ruufiyaankii Gaani iyo Morgan naagaha Isaaqa u geeyn jirey

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b Před měsícem +1

    Rag waweyn o caytama igu imow mamul goboleedka waqooyi wasaqda

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 Před měsícem

    Midakale in aaylamidooban walalahuuda reer khatuma state

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před měsícem

    Subxaanallaah balaayo afka allaah hakaa galiyo

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 Před měsícem

    Nin Somalinimo ku diidan wa nin muslinimada ku diidan
    Rer awdal boorka iska jafa isxaaqan
    Iska qayila goor kasta dhulka ku jiida

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z Před měsícem

    Muusiiba kaa dillaacaday soo hooyo ma dhalin,hoogaha mxaa waalidka gaarsiiyay

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui Před měsícem

    Ciise iyo Samaroon waad badantihiin ee midowba, iskashada oo hornimadiina uu kacaa 😮

  • @CabdiraxamaanCismaan-k3w
    @CabdiraxamaanCismaan-k3w Před měsícem

    Asc.fariid..noolaw.awdal..guulbay.kuleedahay..❤❤❤❤❤

  • @user-ih8yo8dv8p
    @user-ih8yo8dv8p Před měsícem +1

    Waxaan ku talinlahaa in ayay iskaceliyaan

  • @user-py2pp3ko6t
    @user-py2pp3ko6t Před měsícem

    Mùse bixe mawalanyahay hadha ayow lascano kuwareray hadhana maboranow galay

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 Před měsícem

    Samaroon ree awdal waxay kaso noqdeen somaliland madaxweyne 8 years tii riyaale marka balaayo mahayso nabadana way ilaashanayaan cadawga somalilandna waa labuufinayaa

  • @zaynababdullaahail2747
    @zaynababdullaahail2747 Před měsícem

    Munafiiq naara afuufa Alle ka baq ya yire umat Muslima oo alle garamiyeey ma hadal qof qodha ayaad dhagata Naga saaray subxanalaah

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Před měsícem

    Sax waaye awdal dhoiga ayaan ku shubaye canada ayaan ka imaanayaa waa in dawlada soomaaliya gacan bir ah ku qabato isaaq .waana xabashi way eedi doonann

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps Před měsícem

    Soomaaliya, waa mid Keliya,, soomaaliya, cidina ma,Kalagoonkarto

  • @khaalidqeys1653
    @khaalidqeys1653 Před měsícem

    Been basheteen xotaya waxa hesan inabiiba watashadden samaro yaa yataban karan❤❤❤

  • @user-sb1ft8xv8e
    @user-sb1ft8xv8e Před měsícem

    Guul awdal

  • @user-op7wg7ik1q
    @user-op7wg7ik1q Před měsícem

    Gumaysiga ha iska dulqadaan beer awdal

  • @user-vx7qp3mi9x
    @user-vx7qp3mi9x Před měsícem

    Odaygaa reeboorama ahi. Waa libaax. Ala garabkiisa galo

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b Před měsícem

    Ninka hadlay.waxa.uu.adoon.uyahay.
    Axmaaro.boorama.waa.dad.xurah.
    Waa.samaroon.gurmad.ka.helayaan
    Walaalahooda.soomaali.iyo

  • @user-vx7qp3mi9x
    @user-vx7qp3mi9x Před měsícem

    Odaygani. Faysal. Waa. Dhaandhaan asaasaq ah

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq Před měsícem

    TIii dhulbahante waa la eeday. Tan samaroona waa la eedayaa.Iidoorow Muuse biixi iska qabta intaan dhibweyn kororsan

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před měsícem

    Akh akh adoon waxaa ah wixii maalinba qabiil sheegta oo gumeysiga xambaara uf uf uf gumeysi xambaar akh akh

  • @thinkbeforeyoutype7106
    @thinkbeforeyoutype7106 Před měsícem +3

    💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 Před měsícem

    Aad baan uga.xumahay waakuwii ugu dad iyo aqoon badnaa waa faaruqnimo caqli ma jiro

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    FAYSAL FAARUQ RUNTII ALSHABAAB KOODI IYUU KU DHAGA HADLAYAA😂. ISAAQ BAA LAGU YAQAAN DILAL QARSOON OO AY WELIGOOD U GEYSTAAN CIDA KASOO HORJEEDA😂.

  • @AbdirahmanKhalid-md2ml
    @AbdirahmanKhalid-md2ml Před měsícem

    Hadeey daarood aheen waadir kabahaadna kacarari qamrayahay

  • @user-ck3oj6cl8m
    @user-ck3oj6cl8m Před měsícem

    Cada iyo hanjabaada raali ahaad walalayal cod kiina ku ciilbaxa wllo nabadana inoo dhawra wllo aniga oo cise muusa ah ba sidaa idinleh

  • @1Horyaal
    @1Horyaal Před měsícem

    Awdal statt for ever.dhig iyo dhecanba waan u hurayna

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před měsícem

    Nac nac baad barateen isaaqoow

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    RUNTII FAYSAL MUSE BIXI BUU HADALKIISA U DIRAYAA. WAR INA DAA BUU LEEYAHAY HANAGU DOONANE SAMAROON😂

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Samaroon waxaan kula talinayaa,isaq isagii baa isku dhex noolaan la,a oo habar habar u kala baxay,ee ka xorooba iidoor,waa somali diidee

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Iidoor waa isku wada caqli waa wada kan oo miiran ,macala muusahooda ,bal caydaa dhegayso

  • @saytunyasiinadan
    @saytunyasiinadan Před měsícem

    wuxuu duudsiyayaa dhiigii reersool .iyo xasuuqii 1500. 00q0f. oday geeliiba ay

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před měsícem

    Sax waye dowlad isaq ah doni meyno samaron iyo cise madobe ma dhameyn karo jabuti uma gurayan samaron shiqal waye asal koda danbe maqlay

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone Před měsícem

    Reer Awdal 14 sano ayey madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen ka ahaayeen Somaliland. Doonameyno Dawlad Samaroon cidi kama odhan Hargeysa. Ninka si$lka hooyada wax ka sheegayaana Isaaq maaha. Ee waxa ka danbeeya basiisiinta Channelkan sameeyey ee ka shaqeeynaya isku dirka qabiilada iyo duminta Somaliland.

  • @nimcohassan-gb4yb
    @nimcohassan-gb4yb Před měsícem

    Waxaad ledahay waligey qaxooti manoqon benale xeryihi dulcad iyo daroor WA digital qaxotiga ku aha bede

  • @MousseGabagabo
    @MousseGabagabo Před měsícem

    Asc reeborama fariinta aan❤udirayaa dagaalama oodhinta ciise iyo samaronow isaaaq ladagaalama

  • @user-hz2nh5ll7j
    @user-hz2nh5ll7j Před měsícem

    gumeysigiy reer yurub ayaa mantay soo noqday

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    SSC waa siilka saado cali