Wararkii u Danbeeyey Somaliya oo Wefti usoo Diraysa Sool & Mushaharkii ciidamada Ssc oo la bixinayo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 06. 2024

Komentáře • 52

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Před 20 dny

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo waarta Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi oo Fashili Cadawyada Somaliland

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 22 dny +1

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 22 dny

    FIQISHINI IYADOO SOMALILAND KA BAADBADIN JIRTAY AYAAY HADNA U NIIKINAYEEN DAROODKII DAGALAKAII MANTAA HADII LA CUNO WAXBA NAGAMA GELIN

  • @XafsaMuuse
    @XafsaMuuse Před 22 dny

    Waaaaaa

  • @faysalxasan7951
    @faysalxasan7951 Před 22 dny

    amiin cawil jaamac walkay ayuu ahaa ale hakuu naraxiisto

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 Před 22 dny

    Ma jirto xad kala xadeeya itoobiya iyo somaliya oo la ogyahay meesha uu maro! Maalinba knyar ayey goosanaysaa! Shaqo wacan

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud Před 22 dny

    Xasan qoslaaye waa wareerey shantiisa sano furimihii waa ku bateen dhinac uu fiirshaba cadaw ayaa soo taagan markaa buuqaas ayuu ku dhameysanayaa xasan sheekh iyo ninka labaad ugu awooda badan dawladiisa wasiir fiqi

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 22 dny

    Waxba jiraan waxasi oo dhami maamulka xamar baryaal ma keeni karo lasaconod iyo sanaagtona togher iskaba iyada

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před 22 dny

    𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐰 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před 22 dny +6

    Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 22 dny

    Xaggee bay ka marayaan puntland

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 22 dny +3

    Illaahay haw naxariisto intii dhimatay aamiin yaarabiy

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 22 dny +2

    Guul iyo gobanimo soomaalilaan❤❤❤❤❤❤

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 22 dny +1

      Madaxa laga tooganayaa xasan dameer

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 22 dny

      Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia gardaro bilaa itaala

  • @faadumoaadam8035
    @faadumoaadam8035 Před 21 dnem

    💓🤍🖤❤

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 22 dny

    Maxamed adan dirir weriyaha qarniga 21aad.
    Hore ayaan u sheegay waa qaamuus nool cajiib
    maalin walba wax baan ka bartaa
    gaar ahaan afka hooyo iyo maahmaaho.
    Hal la midigeeyey dhana uma bad qabo waa hadal xikmad ah
    waasi qofkii fahmaya ayey macno u samaynaysaa
    mahadsanid weriye Taar tv.

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Před 22 dny

    Wararka markay lagaa sugaayo ama qodobada warka hore soo mari niyaw maxaa ku bahdilay inta yar ee laguu tuurayo

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 22 dny

    AUN WIXII DHINTAY

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y Před 22 dny +1

    Ccc

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw Před 22 dny

    Cidanka Qaranku waa inay hawada ku babiyan Dayurada ka imanaysa xamar ee so cagadhiganaysa Lascanood

    • @waalayaabaywaalayaabay9130
      @waalayaabaywaalayaabay9130 Před 21 dnem

      Ciidanku ma Kuwa Kuwa kabohooda ka cararay 🏃 🏃‍♂️ 🏃🏽‍♀️ 👞 👟 👞 Idoorka minidada

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 22 dny +1

    Muqdisho is alshabaab

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g Před 22 dny

    Maxamadow reer xamar miyaad ahaan jirtay alamtra soo dhaaftay xamar. Waxa la yiri in aad Xaafad Buula Xuubay. Wariye dirirow Raad yahaaga aad baa loo dhegeystaa meejadatan Xamar Cafe
    Jaaw

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 22 dny +1

    Muuse bixi baa ka masuula in somalia ay ku soo xad gudubto xuduudka somaliland I don’t waxa wuu muuse bixi sugayo mashan naxariis ma taalo ciidan qaran baa lagu layay wana danbi wayn in dawladu talabo qaday ahayd ee may ahayn inay Iska fadhiyan oo anay hargeisa shaah iskaga caban

    • @sahramohamed3380
      @sahramohamed3380 Před 22 dny

      Habar dhaliwayday aleelo ku waalatay! Muuse dhulkiisii ayuu joogaa ciidan meel kale la leeyahayna ma ilaaliyaane! Guruguurte yaa ku dhahay cirka is gee asaga loo taliyo? 😂😂😂😂😂

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753 Před 19 dny

    Been badnaa war illhy ka cabso ka tali waxa hargaysa ka taagan waxba laascanod kaama galinee mida kale cid is dishy ma jirto

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 22 dny

    MAXA NAGA GALAY CHAPTER 7 IYO TABABARKOODA WAXANU MA DANWADAAGAYASHI BU AHA SIDA XIRSI

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q Před 22 dny

    soomaliya ha xiiqina wax soomali layidhaah majirtee ninka mata soomali isu tagta doonaya habeen majiirin midh aqli ahina ku. Jirin

  • @hashim4226
    @hashim4226 Před 22 dny

    Dib u dhiga soo afjarka arrinta SOOL ayaa fursad siinaya inuu cadowgu farogaliyo Goblkaa Somaliland ee SOOL.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před 22 dny

    Somalia awalba kamamakhneyn dagalka imikana bagay cadaystay inbadanbay afka massaxatay laakin waxay ogtahay siidu fikhi sheegey inaney waxba khabankarin

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 22 dny

    BAL LAXDAN CHAPTER 7 KA NOO XAYAYSINAYSA DHE

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 Před 22 dny

    B😮agah Haday Cadaatay. In SOMALIA 🇸🇴 , Eritrea 🇪🇷. Djabut. Ashabab ay LAASCANO ka dagalamayan oo ay Somaliland 🇬🇶 &
    Ethiopia 🇪🇹 isu so bahaysteen.

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 22 dny

    War niin kan been badana marmar

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před 22 dny +1

    Reer xamar waxey idinka quusteen markad Adno u magacwdeen ergega wadahadalada somali iyo Somaliland waa in reer reer la idinla macamilaa dariiq kale wa la idinka waayay

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před 21 dnem

    Taaroow maxaad been shubaysaa 😂

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Před 22 dny

    Somaliland Guul abada inshallah cadowga gudaha iyo cadowga dibadadu ba ilaahay jabiyo inshallah somaliland guul iyo gobanimo inshallah

  • @kaabbulicabdiibraahim3351

    Been badanaa

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 22 dny

    Waar ninyow.waxaad noqotay qirinqiirka huwanta beryahan dambe

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 22 dny

    Kkkkkkkkkkkkk failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya