Sideed Ku Xasuusan Kartaa Waxaad Qeybtay?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 08. 2024
  • Muuqaalkaan waxaan kusoo bandhigayaa maskaxdeena iyo say wax u xasuusato iyadoo aan raacinayo xeelado Xusuusta Kordhiyo oo wixi aad qeybtay ama diyaarisay ku xasuusan karto marki lagu weydiiyo.
    Qeybaha muuqaalka:
    0:00 Hordhac
    0:40 Maxaan wax ku xasuusanaa?
    5:05 Seexo
    6:26 Biyo Cab
    7:25 Xeelado Xusuusta Kordhiyo!
    13:05 Dhamaad
    Mahadsanid

Komentáře • 145

  • @sahalofficial3669
    @sahalofficial3669 Před 3 lety +33

    Sxbiyaal Walaalkaan Imbadan Wuu Inoo Faaideyaa, Marka Maxaan Ku Caawin Karnaa? Waa Wax Fudud, Muuqaladiisa Aan Like Ta Usaarno Si Ay Dadbadan Oga Faaidaan In Sha Allah.

  • @sacdiyasheikh9768
    @sacdiyasheikh9768 Před 3 lety +10

    Mahadsanid ustad jazakallah runti aad buu ii cawiyay muuqalkan
    Waxan kudari laha in dikriga Alle labadsado
    Midna xasuusnada hadi maskaxdadu ay Mar xifdiso Quraanka wax adunka yaalo oo dhibaya majiran
    Mahadsanid ustad mar kale run ahanti aniga saameyn weyn ayay igu yeshen muqaladada
    ALLAH RAALI HAKA NOQDO

  • @sayidomarolad2696
    @sayidomarolad2696 Před 3 lety +5

    Masha Allah ustaad , runtii abaalkaada ma gudi karno. Allaha ku sharfo🤲

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 Před 3 lety +3

    Alle ha ku sharfo wlhi mawduuh aan aad niyada ugu hayey ayaad igagaga farxisde😍

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před 3 lety

    Ma sha Allaah 🥰 jazaka Allaahu kheyr 🙏

  • @fatuushmohamed7218
    @fatuushmohamed7218 Před 2 lety +2

    Masha Allah jasakallah khair ustaad 🙏

  • @kaltuncumer2288
    @kaltuncumer2288 Před 2 lety +1

    ماشاء الله تبارك الله بارك الله فيك يا أستاذ

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 Před 3 lety

    جزاك الله خيرا جزا اخي!

  • @Wacdi120
    @Wacdi120 Před 3 lety +2

    Maasha allaah anaa hore utijaabiyay marka wax laqaybayo isbays ayaa loodhaxaysiiyaa hadaad bog quraana dobansaacadood oo xidhiidha aad qaybto xifdinmaysid laakiin hadaad maalmo udhaxaysiiso sifiican ayaa uxifdinaysaa

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 Před 2 lety

    Jazakimullah khayr

  • @abdiraufosman4810
    @abdiraufosman4810 Před 3 lety +1

    Jazakallahu kheyra, waa cashir aad u muhim ah. Runti Ana tijaabiyay qaar kamid ah qodobodi aad soo bandhigtay.

  • @abdulqadirodawaa6255
    @abdulqadirodawaa6255 Před 3 lety +1

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Před 3 lety

    MashaAllah jazakaAllah ustad

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin Před 3 lety

    Mahadsanid Ustaad Abdiwali.

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 Před 3 lety +1

    Mahadsanid wll ilaahay cimri dheer cibaado wanaagsan leh hakusiiyo

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 Před 3 lety +1

    MashaAllah waa mowdhuc muhim ah

  • @jowhartube385
    @jowhartube385 Před 3 lety +1

    Jazakallah ❤️🙏

  • @maryanmuuse4261
    @maryanmuuse4261 Před 3 lety +1

    Mansh allh ustaad Alle haku saaidiyo caqliga kaliya noo soo badi daruustada

  • @cabdulaahixasan1
    @cabdulaahixasan1 Před 3 lety

    جزاك الله خيرا جزاء

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne Před 3 lety

    Mahadsanid Macalin🙏

  • @mariasaid1098
    @mariasaid1098 Před 3 lety

    جزاك الله خيرا

  • @shukrimajiid5002
    @shukrimajiid5002 Před 3 lety

    Mahadsanid ustaad

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 Před 2 lety

    Jazakumullaah qeyr

  • @muncimbinsayid4590
    @muncimbinsayid4590 Před 3 lety +3

    Masha Allah Ustaad Allah Haku Sharfo😍😍😍

  • @salmaanofficial5005
    @salmaanofficial5005 Před 3 lety

    Mahadsanid macalim noosoo badi barnaamijkaan aad io aad ay muhiimad nogu ledhy mahadsanid mar labaad

  • @khadraali7748
    @khadraali7748 Před 2 lety

    Mashaallah wa CZcamsr-kii ugu horeyay ee an arko ama an maqlo ee dhinac walba kadhisan. Wa muqalki labad an-kudhagaysto waxanad ka hadashay hawlo aninbadan isku dayay inan barto ilaa hadana anan samayn number one Qur'anka,luqadah sida Carabi & English, A-Tajwidka inta an soqorayba wali manbaran maxad talo isinaysa jizakallahu khayran

  • @aliweidow6549
    @aliweidow6549 Před 3 lety

    Thank u my friend Abdiwali

  • @ibadofarah9914
    @ibadofarah9914 Před 3 lety

    Mansha Allaah tabaraka Allaah 🦋🦋🦋🦋🦋

  • @daacaddagane7216
    @daacaddagane7216 Před 3 lety +1

    Kheyr

  • @aminanur1879
    @aminanur1879 Před 3 lety

    Mahadsanid mudane 👍

  • @gaarsimedia1995
    @gaarsimedia1995 Před 3 lety +1

    Waad mahadsantahay ustaad Allah ha ku sharfo

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 Před 2 lety

    Jazaakallaah kheyran ustaad

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 Před 3 lety +3

    Mnsha allah wllo ilaahay hakuxafido ❣👍

  • @shamsomaxamed5349
    @shamsomaxamed5349 Před rokem

    Jazaakallaah kher ustaad

  • @ayubabdimohamed5461
    @ayubabdimohamed5461 Před 3 lety

    Mahadsanid wlly

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us Před 3 lety

    Maasha allaah
    Illaahay ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro labadaba
    Wsc

  • @MohamedAhmed-pt8tl
    @MohamedAhmed-pt8tl Před 3 lety

    Allah haka jazai siiyo Wa mawduuc muhiima oo aan runtii anigu wax badan ka faa'iday

  • @user-rk9dv9zo9z
    @user-rk9dv9zo9z Před 5 měsíci

    M.sha allh jasakalah wll

  • @shamsomaxamed5349
    @shamsomaxamed5349 Před 3 lety

    Jazaakallaah kheyr ustaad
    Aad ayuu ii anfacay fidiywgan alx
    Allaah jano hakugu abaaliyo

  • @mohamedahassan3376
    @mohamedahassan3376 Před 3 lety

    Mahadsanid wll

  • @shamsomaxamed5349
    @shamsomaxamed5349 Před 3 lety

    Jazaakallaah qeyr ustaad

  • @raxmoyuusuf6056
    @raxmoyuusuf6056 Před 3 lety

    Mahadsanid walaal

  • @abuukarlajan724
    @abuukarlajan724 Před 3 lety +2

    Aad ayad u mahadsantahay teacher!

  • @weareone1837
    @weareone1837 Před 3 lety +1

    Thanks wll

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 Před 2 lety

    جزاك الله

  • @ismahaniman2095
    @ismahaniman2095 Před 2 lety +1

    Manshallaah Manshallaah Allah ku barkeeyo aad iyo aad ban ula socaa
    Howshadan wana ka heley
    Wan mid waxtar leh jazakumullaah kher walaal Thanks

  • @dalqabad6832
    @dalqabad6832 Před 3 lety

    Aad baad umahadsantahay Ustaad cabdiweli waxbadan baad noo faaiidaysaa.
    Aakhiro iyo Adduunba Alle hakaa Abaal mariyo.

  • @maxamedahmed707
    @maxamedahmed707 Před 3 lety

    Shukran

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 Před 2 lety

    Aad baad u mahadsantahay walal runtii xoog baan kaaga faaidnaa khayr Allah haku siiyo.

  • @awilofficial9173
    @awilofficial9173 Před 3 lety

    Si wayn ayaan kugu xidhanahy wax badan waa kaa faaiday wllo
    Mahadsanid🙏

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 Před 3 lety

    Thanks ustd 🙏

  • @oronjogaroon3765
    @oronjogaroon3765 Před 3 lety

    mahadsanid wll

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll Před 2 lety

    Mahadsanid

  • @husseinmohamedhassan9623

    شكرا ي أستاز

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @bashiircabdi4763
    @bashiircabdi4763 Před rokem

    Mahadsanid aad baa uga faaideystay

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane5418 Před 3 lety +1

    Ustaad shukran aad ayan kaaga mahad celin haynaa

  • @qadrodhaye8435
    @qadrodhaye8435 Před rokem

    Ustaad jazakallah wx bdn ayaan ka faaiday muqaalkan oo iga maqnaa👍

  • @asadcabdiraxman3034
    @asadcabdiraxman3034 Před rokem

    Masha Allah ustaad khayr allah haku siyo nolosheyda wax badan kabadashay wana samena wax yabaha an kafaiday

  • @maryanl804
    @maryanl804 Před 2 lety

    Masha allah

  • @soomaalriyadaada8405
    @soomaalriyadaada8405 Před 3 lety

    Jasaaka Allahu khayr wll ..wax fiican ayaan ka faa'iiday waana ku dhaqami insha Allah

  • @shamiscismaan6890
    @shamiscismaan6890 Před 3 lety

    Mansha allaah waa mahad santahy wllo

  • @mahmedosman8638
    @mahmedosman8638 Před 2 lety

    ماشاء الله تبارك الله

  • @mohamedm9391
    @mohamedm9391 Před 2 lety

    Amazing 😁

  • @abdigaladabdullahi5101

    Msh allaha hotaa kheyr gadasha kheyr

  • @user-th1el6pf5i
    @user-th1el6pf5i Před 2 lety

    Mahadsanid Ustaad, waxbadan baan ka faa'iiday Shakhsiyan intaan kugu xidhnaa

  • @samiabintumuuze538
    @samiabintumuuze538 Před 3 lety

    Jasakallahu khyr alle ha ku sharfo cilmigagana alle ha kubarakeyo

  • @kaahomaxamad4185
    @kaahomaxamad4185 Před 3 lety

    Masha allaah

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 3 lety

    Thanks my bro allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo wll

  • @notehaji2157
    @notehaji2157 Před 2 lety

    Masha allaah
    Waxaa aad isoo jiitay qaacida ah
    5 maalin ee xiriir ah malin walba 5jeer aqri
    Waxan rajeynaa in aan ku dhaqmo aadna ay ii anfici doonto insha allaah
    Jazaakallaahu kheyr ustaad

  • @user-zk6mq8tx6k
    @user-zk6mq8tx6k Před 3 lety +2

    Shukran wll.hadhaw baan imtixaan leeyehee🙏

  • @abdisamadmaxamad4619
    @abdisamadmaxamad4619 Před 2 lety

    Wad mahadsanthy ustaad wan kaa faaiday

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 Před 3 lety

    Ustaad aad baad u mahadsantahay waqtiga aad noogu hurtay in aad nooga fa'iideyso👍❤️

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 Před 3 lety

    M.a thanks wll horey usoco

  • @boosteeyoshmaxamed5679

    Masha alh tabarakallah

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Před 3 lety

    Waad mahadsan thay ustaad

  • @khadraahmedmohamed9092

    Waxbadan ayan ka faiday jazakumulahu khayr wll

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753

    Thanks wllkiis

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 Před 3 lety

    Keep going

  • @cabidshakuurcilmifaarax6750

    Thanks

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid Před 2 lety

    waad mahadsantahay walaal casharkan faaido badan baa ku jirta shukran walaal waan ka faaiidnay

  • @mahamedaarka3495
    @mahamedaarka3495 Před 3 lety

    Mahadsan mudane

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 Před 3 lety

    Thanks prother

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 Před 21 dnem

    Tnaks eng

  • @abdikanimohamud3676
    @abdikanimohamud3676 Před 3 lety

    Mashalaah wllkay horey usoco

  • @user-ek7zp9td8e
    @user-ek7zp9td8e Před rokem

    Bye bye ustad qliya alle ha ku sharfo.

  • @khadradegan4319
    @khadradegan4319 Před 3 lety

    Mnsh allaah yasaa kallaah wll wxn inaahayka baryaya inuu igu anfaco taladan

  • @yonisxasan8548
    @yonisxasan8548 Před 2 lety

    Mansha Allah jaza ka Allah khyir ustad waxbadan ayan mafaiday

  • @maryankhaliif3372
    @maryankhaliif3372 Před 3 lety

    Masha allh

  • @ibrahimyare1162
    @ibrahimyare1162 Před 3 lety

    ما شاء الله

  • @caydaruuscalimuuse4984
    @caydaruuscalimuuse4984 Před 3 lety +1

    thanks

  • @fardowsomaxedmacoow3876

    Shukran fikrada wngsan wayay shukran

  • @najiibabdi5846
    @najiibabdi5846 Před 2 lety

    M.a ustadi

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 Před 3 lety

    Mhadsanid wll

  • @Anzal___
    @Anzal___ Před 4 měsíci

    Aad baad u mhdsantahy❤

  • @daacaddagane7216
    @daacaddagane7216 Před 3 lety +1

    Ustaad

  • @Sadakmohamedadan
    @Sadakmohamedadan Před 2 lety

    Masha Allah ilahe haku dhafo

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 Před 3 lety +2

    Asc
    Ustaad cabdiwali aad baad ugu mahadantahy casharadaada qiimaha badan oo aad markasta nala wadaagto.
    Waxaan codsan lahaa staadi haddii ay macquul tahy in aad inoo sameeyso channel telegram ah.
    Kadibna aad moowduuca aad markaas ka hadleeyso asagoo power point ku diyaarsan notes ka aad ka sameeysay aad soo dhigto.
    Intaas waa tala soo jeedin waa qaadan kartaa hadii aad aragto mid wax tar leh waana iska dhaafi kartaaa .
    Mahadsanid.

  • @maryam2308
    @maryam2308 Před 3 lety

    Runtii waxa igu ilawshaha casharda lkn hada kadib tips ayaan racaya mahadsanid ustaad

  • @mukhtaredin2320
    @mukhtaredin2320 Před 3 lety +1

    M.a👍
    Brother it's better you add English subtitles if possible