Sidey Meel Sare Ku Gaareen | Qeybta 1aad | ILA AKHRI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Muqaalkan waxaan doonayaa inaan kusoo kobo la yiraahdo “كيف اصبحوا عظماء”
    Oo afsoomaali ku noqonayaa “SIDEY MEEL SARE KU GAAREEN”.
    Waxa ay ka simanyihiin sadex tilmamaamood dadka nolasha meel sare ka gaaray magacooduna waaray sida uu qoraagu sheegayo.
    muuqaalkan waxaan ooga hadli doonaa sheekada 1aad iyo tilmaanta 1aad ee ay ka simanyihiin dadka meel sare gaaray magacooduna waaray dunida iyo dalalkoodana waxweyn kusoo kordhiyey halka 2da muuqaal ee xigto kan aan ku dhameystiri doono buuga.
    Buuga Af-carabi ayuu ku qoranyahay Linkigan hoose ayaad kasoo dagsan kartaa walow ay Tayada aad u hooseyso kuwa tayada fiican waa lacag:
    www.ktaab.com/...

Komentáře • 233

  • @najaaxbaashe4247
    @najaaxbaashe4247 Před 3 lety +32

    Waa markii ugu horysay aan chenelkan arko oon dhagysto manshlh wax badan baan kaa faaidy jasakallah

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Před 3 lety +11

    Maasha allaah jzklh kheyran walaal waa ujeedaa ummada soomaaliyeed markey arkaan qof biro garaacaayo oo shaqeysanaayo iney kucaayaan tumaal ummada soomaaliyeed waxey sidaas uleeyihiin waa jaahilnimada nabi daauud cs wuxuu sameyn jirey dharka biraha oo lagu dagaalamo mana uusan aheyn tumaal ummada soomaaliyeed waxey horumar ugaari waayeen waxaa sabab u ah waa ummad aan rabin shaqo iyo wax soosaar hada ayagoo yurub iyo America kunool ayey intey wax bartaan dalkoodana wax uqaban karaan laakiin waa ummad aan usoo jeedin horumar iyo barwaaqo iney gaaraan kana baxaan gaajada iyo qaxootinimo ummada soomaaliyeed allaha siiyo caqli iyo damiir ay wax kufahmaan dalkoodana wax uugu qabtaan yaa arxama raaximiin

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 Před 3 lety +7

    Buuggaas inoo soo turjum sheekh iyo aqoon yahay saaxiib burco ayaan kaa soo salaamayaa.

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 3 lety +2

      Burco dhul gobeen soo dhawow wlle.
      Waan wadaa insha'allah

    • @mohadalmaryare285
      @mohadalmaryare285 Před 2 lety

      @@cabdiwali buugta weli miyaa?ustad

  • @fadxisacadismaaciil8512
    @fadxisacadismaaciil8512 Před 3 lety +3

    Mansha ALLAH AQOONYAHAN ABDIWALI AAD BAAD UMAHADSAN THY SIDA FIICAN EE AAD NOOGU SOO KOOBTAY MAWDUUCAN.
    WAXN KUU RAJAYNAYAA IF IYO AAKHIROBA GUUL.

  • @fahmijama7794
    @fahmijama7794 Před 3 lety +7

    Magacaygu waa fahmi .
    walahi walal waxan maalin walba dhibsadaa dadkan hindida iyo ajaanibka ee wadalkena ka shaqeeya wxnan dhigta hada HUMAN RESOURCE MANAGEMENT & LEADERSHIP (HRML)
    waxanan raba in aan hada bilaabo degree kale ah engineering ilaa master ku taqaquso transportationnal engineering incho Allah
    Si aan masuuliyada dalkayga iga saaran aan ula wareego . Adna noo soo badi waxyalada buugta motivation uu ardaygu ka fa'idayo waad mahadsan tahay

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 3 lety +1

      Mashaa allaah wll fahmi.
      waan kugu dhiiri galinayaa in aad sameyso arrintaad sheegtay.
      dadkanaga aadbey takhasusaad xirfadaha oogu liitaan waana loo baahanyahay xirfadlayaal xaga Engineeringka ah.
      dadaal wacan iyo hormar ayaan kuu rajeynayaa.

    • @fahmijama7794
      @fahmijama7794 Před 3 lety

      @@cabdiwali shukran walal cabdiwali .incho Allah

  • @maxamedadan2086
    @maxamedadan2086 Před 3 lety +3

    Waad mahafsantahy macalin

  • @Khayr120
    @Khayr120 Před 3 lety +12

    Sadex Sano kadib waxaan qorshaynayaa quraanka iyo luuqada Englishka inaad barto qoraalkan markuu ikubadalo 3years ago inshaa Allaah walaalayaal iisooduceeya ilaahay inuu iihirgaliyo

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 Před rokem

      Alle haku fududeeyo 1 year ba ka so wregata maxa ku qabsamaay

    • @Khayr120
      @Khayr120 Před rokem

      @@ahmett5835 aamiin wll wax badan ayaa intii iiqarsoomay waan wadaa inta hadhayna inshaa allaah waan dhamaynayaa wll

    • @Omar_yasin07
      @Omar_yasin07 Před rokem

      1year ayaa tagay

    • @Khayr120
      @Khayr120 Před rokem

      @@Omar_yasin07 waxbadan ayaa iiqabsoomay wll allxamdulilaah

    • @hamdaiprahim7393
      @hamdaiprahim7393 Před rokem

      Maasha allaah 2 years ayaa ka soo wareegtay allah makuu fududeeyay hawshii wllo halkeenay hadda kuu maraysaa

  • @fivemin555
    @fivemin555 Před 3 lety +2

    Maasha Allh Wll Waa Asxaabtii Ogaansho

  • @abdillahiismail4713
    @abdillahiismail4713 Před 2 lety

    Masha’Allah Jazakalahu khayran

  • @shukriali5152
    @shukriali5152 Před 3 lety +1

    Masha Allah thanks wll

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Před 3 lety +6

    Masha Allah Eng. Abdiwali keep going narrating such motivative stories.

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 Před 3 lety +6

    Masha allah aqoonyahan soomaaliyeed allaha ku barakeeyo

  • @roobleyaasin1981
    @roobleyaasin1981 Před 3 lety

    Mcha Allah wllo Jasaka Allah

  • @fatimajama4838
    @fatimajama4838 Před 2 lety

    Masha allaah allaha ku xafido buugaas xagee ka helaa waxaan ahay ayeeyo somali si aan ilmo aan siiyo horey u soco

  • @faahinx4241
    @faahinx4241 Před 3 lety +6

    Masha allah wll mahdsanid from Omar ogaansho ❤️

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 Před 3 lety +3

    masha allah abdiwalikhalif hormar wacan aaan kurajeynayaaa.

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 Před 3 lety

    Mansha allh ustaaad

  • @mohakr5461
    @mohakr5461 Před 3 lety

    Thanks my dea brother

  • @umurayan7646
    @umurayan7646 Před 3 lety

    Mashaa alaah barnamij qaali ah

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 Před 9 měsíci

    Masha allh ❤

  • @shamsomaxamed5349
    @shamsomaxamed5349 Před 3 lety +1

    جزاك الله خير

  • @nimcaanmaxamed4007
    @nimcaanmaxamed4007 Před měsícem

    Mahadsanid Ustaad ❤🎉

  • @abdifataaxaxmed1468
    @abdifataaxaxmed1468 Před 2 lety

    Allaha khayr ku siiyo

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 Před 3 lety +2

    Masha Allah Allah haku xifdiyo

  • @jimcaleismail1024
    @jimcaleismail1024 Před 3 lety +2

    Mahadsanid ustaad ✔

  • @mukhtarxirsi5206
    @mukhtarxirsi5206 Před 3 lety

    Mahadsanid ado raali ah I soo sheeg buuga meesha aan ka helayo

  • @suldanjibriil8194
    @suldanjibriil8194 Před 3 lety +1

    Mahadsanid wll

  • @WariyeIndhoos
    @WariyeIndhoos Před 3 lety +2

    Keep Going Al Ustaad

  • @abdiladifahmed8053
    @abdiladifahmed8053 Před 3 lety +2

    Dareenkeyga ayaad kicisay
    ilaahey hakaa aabaal mariyo ❤❤
    Anne ilaahey ha igu garab siiyo insha allah🇸🇴♥️⚽️⚽️🏀🏀

  • @user-hd2vb7wo3l
    @user-hd2vb7wo3l Před rokem

    Aadaa umahadsantahy ajar Allah kaa siiyo❤❤

  • @asadxusenahmed3721
    @asadxusenahmed3721 Před 3 lety +1

    Masha allah channel kaga maanta ayaan ku soo biiray
    waxaadna ii iftiimisay wax iga dahsoonaa
    thanks sxp

  • @hamdimo984
    @hamdimo984 Před 3 lety

    Mash Allah

  • @abdifatahismail5632
    @abdifatahismail5632 Před 3 lety +3

    Asagoo afsomali ah intee ka helaa mise lama turjimin
    Ustaad mahadsanid 🙏

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 3 lety +2

      Ma arkin wll asagoo afsoomaali ah.
      Lkn inta badan waan turjumay waana soo galin web aan soo wado insha allaah qaab maqaalo ah.
      Mahadsanid

    • @abdifatahismail5632
      @abdifatahismail5632 Před 3 lety

      @@cabdiwali insha allh
      Ustaad mahadsanid

  • @mutaassahardiid1780
    @mutaassahardiid1780 Před 3 lety +1

    Maashalah wll abdikhalaq alle ha ka abaal mariyo dhiirigelin aad u wanagsan wxybo bdn faa'ido ah leh

  • @abdifatahsupparka6843
    @abdifatahsupparka6843 Před 3 lety +1

    Manshalaah Eng aad baad u mahadsanatahy ilaahay cilmiga hakuu barakeeyo.

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 Před 3 lety +1

    Masha allah macalin Abdiwali

  • @abdikader7613
    @abdikader7613 Před 3 lety

    Mansha allah

  • @alfodaemohamed2493
    @alfodaemohamed2493 Před 2 lety

    جزاكم الله خيرا

  • @rohosafi7888
    @rohosafi7888 Před 3 lety +2

    ماشاء الله وجزاك الله خيرا الجزاء

  • @Khalit_Muuze12
    @Khalit_Muuze12 Před 3 lety +3

    Mazha Allah

  • @libanmumin3173
    @libanmumin3173 Před 3 lety +3

    You said it all prof. Thank you very much.

  • @cabdiwahaabnadaara7945

    Insha allah ustaad mhdzanid waana dhcdoyin dherigelin ah
    Waxan rjneya dalkena Somalia 🇸🇴 in sida cuntadisa iyo khyradkisa ula soo bixi lahaa inan ka qayb qato insha allah maalin unn😇🥰

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 Před 3 lety +1

    Masha Allaah

  • @suhaybamohamed4397
    @suhaybamohamed4397 Před 3 lety +1

    Maasha alaah mahadsanid cabdiwali khaliif muuqaalka quruxda badan ee aad noosoo gudbisay waan dhamaystirtay waxna waan kafaaiiday wll guulayso.

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 Před 3 lety +1

    Waa dhiirigalin dhaxalgal leh ee hor usoco ustaaaaaad cabdi wali

  • @A...A09888
    @A...A09888 Před 3 lety +1

    Waad ku mahadsantahay sxp macluumaadka nala wadaagtay
    From omer ishaar kasocdaa

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 Před 3 lety +1

    Masha Allah walal mahadsanid. From cumar inshaar (ogaansho)

  • @salahudinmohamedmoallim4379

    M.a Eng abdiwali Khalif waana kaaga mahadcelineenaa sida wanagsan ee aad inooo dhiiragalisay 💯 mahadsanid ❣🙏.

  • @keyses9681
    @keyses9681 Před 3 lety +1

    Mansha allah waa waxa fiican bro thnk

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Před 3 lety +1

    MashaAlah JazakaAllah wllo

  • @mohamedqadar1222
    @mohamedqadar1222 Před 3 lety +1

    Masha Allah ustaad cabdiwali khaliif
    Jazakallah kheyr barnaamijka noo soo dadaji

  • @sadiiqmohamednuur121
    @sadiiqmohamednuur121 Před 3 lety +1

    جزاك الله خيرا يا اخي في الله 🤲

  • @farxiyoaxmed3750
    @farxiyoaxmed3750 Před 2 lety

    ماشاءالله

  • @mohamedbinumohamedabdulkad8931

    mashallah waa hadal qurux badan iyo dhirogalin aad u sareeysa

  • @izaaw8661
    @izaaw8661 Před 3 lety +1

    Mahadsanid ustaad barakow inshallah 👏

  • @deeqoaden8082
    @deeqoaden8082 Před 2 lety

    Thanks bro much appreciated for your efforts

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 Před 3 lety +1

    Fadlan ustd buugas waqti geli alle hakugu garab galee
    Inoo soo turjun

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 Před 2 lety

    Badi youtupe leyda somalida markan arko niyad jab weyn ayaan dareema lkn marka wallkan o kale an arko waan soo kabtaa ilahey haku xafido wanaga aad wado halka kasi wad dad badan ayaad shidaal utahay

  • @omarolad4671
    @omarolad4671 Před 3 lety +1

    Wcs wr wb engineer, waad mahadsanthy jazakallah.

  • @HassanMohamed-ot8sr
    @HassanMohamed-ot8sr Před 3 lety +1

    Msha Allah wll hre usoco

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 Před 3 lety +1

    Thank you wll.

  • @TheMuslimBr0ther
    @TheMuslimBr0ther Před 3 lety +1

    Masha allah waxaan ka socdaa ogaansho

  • @Asiyah2000
    @Asiyah2000 Před 3 lety +3

    mashaAllah keep going 👍

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 Před 3 lety

      czcams.com/video/MVOmaaU4_bU/video.html
      Ila soo daawo muqalkan wll.

  • @keyses9681
    @keyses9681 Před 3 lety +1

    S.c.k Abdiwali khaliif waxa aan rabay inaan kula xariiro adoo mahad san ma awooda inaa kula soo xariiro iyo qaabke aan kula soo xariiri karaa Abdiwali khaliif

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 3 lety +1

      Facebook ga igala soo xariir magacan un ama emailkayga
      Abdiweliqalif@gmail.com

    • @nuurqunda5545
      @nuurqunda5545 Před 3 lety

      Aad iyo Aad ayaad u Mahadsantahay (ingineer) horumarinta dalka hooyo u soo badiya Aqoontiina si aynu u badalno (fikarka xun ee qabyaala da ah)kheyrbadan baan kuu rejenayaa rajeyniyaa,,

  • @khadarcabdiraxmaan3031
    @khadarcabdiraxmaan3031 Před 3 lety +2

    ربنا يحفظك في الدارين، اللهم امين 🤲

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 3 lety +1

      ويحفظك ربي اخي
      بارك الله فيك

  • @FARHANDAHIRR
    @FARHANDAHIRR Před 2 lety

    mahadsanid waad noo faaiideysey🎁🏆

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Před 3 lety +1

    Maashaa Allaah waa mawduuc muhiiim weli ma daawan waa sugi la' ahay oo waxaan ku kalsoonahay tayadiisu in ay tahay mid aad u cajabi doontaa jzk khayran

  • @wardaqani1931
    @wardaqani1931 Před 3 lety +2

    Keep going bro

  • @Juujanah
    @Juujanah Před 3 lety

    Nice 1

  • @mohedsalad3895
    @mohedsalad3895 Před 3 lety

    Thank u

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 Před 3 lety

    Ogaasho channel kaasoo arkay shukran masuul

  • @Ucdakika
    @Ucdakika Před 3 lety +1

    Masha allaah mahadsanid bro

  • @mahadhassan3067
    @mahadhassan3067 Před 3 lety +2

    Very useful stories Walal
    Thank you

  • @cawomohamed310
    @cawomohamed310 Před 3 lety +1

    Best video I see 🤗 Alllah bless you brother 💯
    From Omar inshaar 🤴🥰

  • @samaroon2767
    @samaroon2767 Před 2 lety

    ما شاء الله

  • @Warsamegurxan4367
    @Warsamegurxan4367 Před 2 lety

    Mashallah wll qli wax badan ayn ka faaiiday

  • @abdallaaadam3666
    @abdallaaadam3666 Před 3 lety

    m.a ustaadabdiweli jazaakallahu kheyr

  • @faiziinakanzi3205
    @faiziinakanzi3205 Před 3 lety

    Jazaakallaah khayr 👌

  • @cqaniasad3838
    @cqaniasad3838 Před 3 lety

    masha allah jasakalahu khayr

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 Před 3 lety

    Allha kusharfo

  • @saidhusein3153
    @saidhusein3153 Před 3 lety

    Buugan wayeh ban kahela

  • @maryamsuud7345
    @maryamsuud7345 Před 4 měsíci

    Dadaalaa waagara🎉

  • @dadenassah3413
    @dadenassah3413 Před 3 lety

    Machallah eng abdiwali khalid

  • @absatrader1838
    @absatrader1838 Před 3 lety

    Shukran fariintaada wngsn ilh ha ku guuleeyo wll qli 🥰

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 Před 3 lety

    Thanks

  • @abdirahmanahmed3522
    @abdirahmanahmed3522 Před 3 lety +1

    Masha Allah
    Mahadsanid wll 🙏💯

  • @ahmedhajimohamud875
    @ahmedhajimohamud875 Před 3 lety

    Maasha allaah mahadsanid walaal waxbadan ayaan ka faaiiday sidokale walaal Cumar inshaar oo sabab u ahaa inaan dawdo muuqaalkaan ayaan umahad celinayaa

  • @muhydinmacruufchannel4492

    Mahadsanid engineeer 👏

  • @anisasaeed879
    @anisasaeed879 Před 3 lety +5

    From ogaansho channl
    Mashalllah ad bay i tabtaya runtii qisooyinkani wn ku xidhananya channl

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 Před 3 lety

    Thanks wllkena allah haku xafidee noo soo badi barnaamijyada inshallah

  • @abdiraxmaanaliabshir2286

    You motivated Me well thank you . Videogan oo kale noo soo badi walal 💝

  • @a.s.a.d4985
    @a.s.a.d4985 Před 3 lety +1

    Alle ha ku bara keeeyo wll❤️❤️❤️

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 3 lety

      Aamiin wll. Jazaakallaahu kheyr

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 Před 3 lety

      czcams.com/video/MVOmaaU4_bU/video.html
      Ila daawo muqalkan wll.

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 Před 3 lety

    Masha Allah *Abdiweli Khalif* mahadsanid Ustaad

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 Před 3 lety

      czcams.com/video/MVOmaaU4_bU/video.html
      Ila soo daawo muqalkan wll.

  • @nimcohiirad1343
    @nimcohiirad1343 Před 3 lety

    Mansha alalh illahy haku xifdiyo wll manka iyo maskaxdana allah hakuu ilaliyo anagana allah kuwo hadafkoda ka midho dhaliya hanaga dhiggo

  • @abdiasisomer6713
    @abdiasisomer6713 Před 3 lety

    Mahadsanid wll Abdiwali Khalif...

  • @liibansane235
    @liibansane235 Před 3 lety +1

    SCW ❤️. Masha'allah wll abdiwali

  • @nabiilahiis2107
    @nabiilahiis2107 Před 3 lety +1

    Mansha alaah eng abdiwali noso badi wllo

  • @maxamedcabdi7751
    @maxamedcabdi7751 Před 3 lety

    M.a uztada❣waada mhdsnthy dhiirgalantada❣

  • @mohamed_abdullahi5657
    @mohamed_abdullahi5657 Před 3 lety

    Mansha allh wall allha ku xifdiyo

  • @user-ot6wg5pw5c
    @user-ot6wg5pw5c Před 3 lety

    Walal 100% waan kaaga mahad celinaya sida quruxda badan ee aad uu soo diyarisay una soo jeedisay muqalkan xaqiiqdi muuqaalo lamid ah oo badan waan soo dawday blse muqaaldas dhamantod keliya waan iska fiirsan jiray un keliya oo meysan aheyn kuwo qulubteda saameya blse muuqalkan waa mid caawa nolosheda saameyay oo qulubteeda daren, hami iyo kalsoonina ii galiyay Waxn Allah (swt) kaga baryay inta aad Aduunka joogtid in uu kaa dhigo mid Sharaf iyo Qiimo dadka kuu dhax leh maalinta Qiiyamana uu kugu daro kuwa Janada galaayo xisaab la'an hooygaga ugu dambeyana uu noqdo JANATU- FIRDOWS ..Asc

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 3 lety

      Ws wr wb
      Wllkey ani laftigeyga ereyo aan ku cabiro ma hayo hadaladaada qalbi taabadka leh.
      Aamiin dhamaanteen alle hanoo aqbalo ducadaada.
      Aaaammmiiiiiiin.
      Mahadsanid inbadan.🥰

    • @user-ot6wg5pw5c
      @user-ot6wg5pw5c Před 3 lety

      Adiga mudan walal 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

    • @user-ot6wg5pw5c
      @user-ot6wg5pw5c Před 3 lety

      Waxan kaa codsan laha adiga oo rali ah akhii abdiwali halmar in aad noo sameyso muqaal kaa hadlayo sida ugu fiican ee loo dagsado ama loo qorto Qorshe adiga oo qaab qoraal ahan noogu sameynayo saaburad ama buug ahan dadka badana afka un ayey nooga sheegan hadenu nahay ardayda soomaliyed af weynu kaa dalnay marka waxan uu baahanahay qof sii live ah noogu sharaxo mhdsanid akhii

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 3 lety

      @@user-ot6wg5pw5c waa fikrad aad u fiican waana sameyn insha'allah.

    • @user-ot6wg5pw5c
      @user-ot6wg5pw5c Před 3 lety

      @@cabdiwali inshaalh mhsanid walal