Wa imisa kirada Guryaha wadanka masar su’alihii ad iso waydiseen jawabahoodi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 04. 2024

Komentáře • 61

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 Před 2 měsíci +1

    Faduma quruxeey Mahadsanid xbbti❤

  • @zuuzanmohamed5408
    @zuuzanmohamed5408 Před měsícem

    Xbbti qol iyo fadhi imasaa lagu kirireeya

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 Před 2 měsíci +1

    Fatima apdullahi Horey usoco xppti insha allh intss iyo inka badan ban ku rajayn

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 Před 2 měsíci

    Maashaa allaah abaayo hormar wacan ❤❤❤

  • @Peac198
    @Peac198 Před 2 měsíci +2

    Keep up the good work sis!! More about masar sis.

  • @aadammaxamedmayow1367

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @istaahilmohamed702
    @istaahilmohamed702 Před 2 měsíci +2

    Abayo fidyow ka so same Guryaha banaan please

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 2 měsíci +1

    Asc xabibty ugu horayn allha ku dhawro sual horaan ku waydiiyey balse jawabahaan ayaa iga baahi tiray waayo arintaan ayey ku saabsanayd lkn 1 suaal kalaan qabaa oo ah waxaan ahay rer kenya marka basabooro kenyan ayaan haysanaa waxaan jeclaan lahaa habka aan ku daganaan karo inaad iga jaahil bixiso madama visa lee ku imaan doono adoo mahadsan wlhi madar waan jeclahay

  • @AbdiazizcadeAxmed
    @AbdiazizcadeAxmed Před 2 měsíci

    Abayo su aal xafade dagan tahay guryo nadiif ah raqis ah rabaa mida kale nabar maka hela

  • @user-pf7gb8yd2z
    @user-pf7gb8yd2z Před měsícem

    Somalia ayaan joogaa
    Sdee ayaan ku imaan karaa masar
    Qarashka meeqaa ayay iga baxaysaa

  • @Xaawa4120
    @Xaawa4120 Před 2 měsíci +2

    Abaayo masar shaqo mala helaa

  • @user-lt8pd9in5r
    @user-lt8pd9in5r Před měsícem

    Azhar master mabixiyaan abyo plz iisoojawaab❤️

  • @fardows612
    @fardows612 Před měsícem

    Asc abyo

  • @hothomahmet6518
    @hothomahmet6518 Před 2 měsíci +1

    Passport ethiopia qaxoonti ma ku qaadan kara wll mise ka somaliga uun la ogolyay

  • @nimcomaxamed7538
    @nimcomaxamed7538 Před 2 měsíci +1

    Abyoy waxan ku weydiin rabay qof kaligii ah oo gabar ah qol sooma helyo mise gurya badan in laisla kiresyta wye hadii uu jiro waa imisa qolki isoo jwb adoo mhdsnn

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 Před 2 měsíci

    Asc abaayo xafadaha uraqiisan kasohadal

  • @user-dr6zv7hl4h
    @user-dr6zv7hl4h Před 2 měsíci

    abaayo xagee ka dagantahy qaira noso sheeg insha allah

  • @Kheerjecel
    @Kheerjecel Před 2 měsíci

    Abayo UNta maxero qaxotibaa ? Sida xagardher iyo dhadhab mase wa mel iska diwan galinesid uun oo wadanka meshaa doonta aadka dagikarto o kaga nolankarto ? Mase melgaara lagu leyahay ku nolaaaw. Iso jawab Mahadsanid

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl Před 2 měsíci

    Xabibti wan Ku salamay yuanka dadka lacag mesiyan iga so jabab plz abaayo ❤❤

  • @fatimamahdi8518
    @fatimamahdi8518 Před 2 měsíci +1

    Abyo masha allh
    Maanta lee kugu soobiiry dhoor vido kaadaawdy
    Abyo masr inaa imaado aarjeena waxbarasho hooyo ilmo hesatna waa ahy
    Waxbarshane waarbaa
    Ilmaha mid iskuul eeba gaarty mida kale weeyarthy xaafdane ugama tagi karo xanaano ilmha lageeyo maleedhy waaana imisa lacgta lacgta eeqadanaayan

  • @aadammaxamedmayow1367

    50 dollar qol lagu kireeyo isoo sheeg ani ardey Bacley kuseexanaa ahay

  • @ismahanabdourahman8526
    @ismahanabdourahman8526 Před 2 měsíci

    Xaafadee kadagantahay qahiro wll

  • @IfraaxMavio
    @IfraaxMavio Před 2 měsíci

    Asc abaayo vedio kasoo samee sidee lagu tagaa iyo meeqa lagu tagaa hadaad somali joogtid masar

  • @raxmomuxudiinofficial7285
    @raxmomuxudiinofficial7285 Před 2 měsíci

    abaayo garuub what oo guryaha la ku soo bandhig ma jiraa

  • @nuurofaarax7940
    @nuurofaarax7940 Před 2 dny

    Masar maqabaw baa mise waa kulayl

  • @Xaawa4120
    @Xaawa4120 Před 2 měsíci +1

    Salon malaga shaqeynsankaraa

  • @hiboxuseen3194
    @hiboxuseen3194 Před 2 měsíci

    shaqoyin ma ledahy abyo raga shaqo ma helyn iyo dumar ka ba suda dawrka dharka lagu talo ma lagu shaqeeya plz iso jawaa mahdsnid

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 Před 2 měsíci

    labo qof maku filan tahy biilkoda iyo kirada 500) qiyaas ahaan

  • @aragsanbintumoha3217
    @aragsanbintumoha3217 Před 2 měsíci

    Wll dhinaca diinta kwrn

  • @sumayoabdiqaadir4006
    @sumayoabdiqaadir4006 Před 2 měsíci

    Shaqada salonka kawaran

  • @mujahidaali1259
    @mujahidaali1259 Před 2 měsíci +2

    Masha Allah abaayo madinatu nasari Maa dagan tahay 3qol iyo fadhi miyaa ku dagan tahay qimahaas

    • @Fadumodeka
      @Fadumodeka  Před 2 měsíci +1

      Haa abyo waqti hora ku dagay wali layguma siyadin

    • @mujahidaali1259
      @mujahidaali1259 Před 2 měsíci

      @@Fadumodeka masha Allah allaha ku barakeeyo quruxeey information aan kaga baahanay snapchat ma isiin kartaa hadaa isticmaasho inaan u soo guuro aan rabaa masar

    • @user-ef8kt9dl8u
      @user-ef8kt9dl8u Před měsícem

      Sanad walba waa lagu daraaye maan laguugu darin

  • @aragsanbintumoha3217
    @aragsanbintumoha3217 Před 2 měsíci

    Dugsi quraanka

  • @asmaindho6130
    @asmaindho6130 Před 2 měsíci +1

    Abaayo waxa ku celcelisay kirada guryaha waxay u dhaxaysa 200-500. Adna waxa tidhi waxan ku Sagan ahay 100 3qol bal halka is waafaji abaayo qli

    • @Fadumodeka
      @Fadumodeka  Před 2 měsíci +3

      Waqti horaa dagay layguma siyaadin

  • @M-family8
    @M-family8 Před 2 měsíci

    Abaayo sariirta cunuga yar ee Çad Inte ka helaa wan ka waye şuqa isheeg

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 Před 2 měsíci

    Bisinka raqiisana abayo 100dollr aaaa

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 Před 2 měsíci

    Waxan arkay gabar tiktok ka dhahaysa 2qol iyo fadhi 20dolara arkay oo xafad fican ku yal lkn somalidu ma dagto ee laheed

  • @MohamedMohamed-eb6nt
    @MohamedMohamed-eb6nt Před 2 měsíci +1

    Abayo waxan raba family keyga oo Somalia joogan inan so dajiyo ee visaha masar side lagu hela Qaali jwb please

    • @ZakGele
      @ZakGele Před měsícem +1

      Waa laguu dalbayaa wll Insha Allah

    • @MohamedMohamed-eb6nt
      @MohamedMohamed-eb6nt Před měsícem

      @@ZakGele wllo side logu dalba ma inaan imado masar aniga waxan jooga America family kana Somalia waa hooyo iyo ciyaal jwb please

    • @ZakGele
      @ZakGele Před měsícem

      Gmail kaaga iiso dir amaba meel aanu Kawada xidhiidhno iiso sheeg anaa faahfaahin ka siinayee

  • @hibakyusuf3945
    @hibakyusuf3945 Před 2 měsíci

    Asc wll guuriga ad daganyhy ama guriyah 100 dollar lagu kirayo wish ma leyahiin mid kle qofku hdi u kadhka qoxontiga hasto dhakhtar ka si bilasha ma u tagi kara mise lacag ayuu iska bixinyaa

    • @Fadumodeka
      @Fadumodeka  Před 2 měsíci

      Haa wish waleeyihiin qaxootiga kaarkisa hadi qaxotiga la hadasho iyagu ku wadan wa bilaash lakin hadi adiga bes tagto isbitalka wa lcg

  • @user-cj2mx5ep3z
    @user-cj2mx5ep3z Před 2 měsíci

    Abayo lootariga qufkoo u sooboxoma imaa Kara safaarada mareekanka oo mee masar ku taalo maqaabishaa dadka lootariga usoo bxo

    • @ZakGele
      @ZakGele Před měsícem

      Haa waa qaabishaa balse Aad ayey jaam u tahay

  • @RaxmaSiciid-ui7lc
    @RaxmaSiciid-ui7lc Před 2 měsíci +1

    wllo iso jwab ani qof kaà ciln sarka ya qano ma shaqisan kara masar

    • @FaysaHassan-sd9xn
      @FaysaHassan-sd9xn Před 2 měsíci

      Aad ciidaha iyo xaflado markay jiraan
      Lacag fcn baa kaa soo galaysa lkn markasta lama marsado

  • @user-gu1uu9pd3r
    @user-gu1uu9pd3r Před 2 měsíci

    Abayo whats up numberkada u bahanahay si gooni kuu rabaaa

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 Před 2 měsíci

    Abayo waxaa ku weydinaa masar markaa visaha soo qaato yuuenka ma iska dhiibi karaa hadaa iska dhiibo sharci maku helaa hadaa rabo inaa ku guursado oo caruur ku dhalo ma helaaa sharciga masar wadanka maka bixi karaa oo masoo gali karaa yacni yuuenka caadi miyaa wayo ninkeyga reer uk wye inaa meesha dago rabaa

    • @ifraaxfaraxsan4811
      @ifraaxfaraxsan4811 Před 2 měsíci

      War bixin maka he shay

    • @ZakGele
      @ZakGele Před měsícem

      Waa iska dhiibi kartaa balse Hadii cardka lagu siiyo dalka dibadisa ugama bixi Kartid ilaa iyagu ku diraaan amaba laguu dacwoodo.

  • @AbdiazizcadeAxmed
    @AbdiazizcadeAxmed Před 2 měsíci

    Xafada dagan tahay magaceda

  • @AsmaCabdi-un9wr
    @AsmaCabdi-un9wr Před 2 měsíci

    Abayo faadumo WhatsAppkaaga isi wxn rabaa inan kula soo xidhiidho tik toka waad uga jawaabi weydey e