SUUQA HAIGA XIRIN! QOF CAAN AH MARABO!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 12. 2022
  • Muuqaal cusub iyo FAM production.
  • Zábava

Komentáře • 84

  • @HassanAli-kw8ex
    @HassanAli-kw8ex Před rokem +2

    11.27min, biyo aan cabaayo aa tufax qosol awgiis ,
    shataa the best commedian ever i see

  • @RealSharmaboy1
    @RealSharmaboy1 Před rokem +3

    Shota waan ku wataa legend 🔥

  • @ayaanlemaxamuud5674
    @ayaanlemaxamuud5674 Před rokem +10

    Muuqaalka inta aanan furin ayan balanbku qadey inaan qoslayo🤣🤣🤣😂😂

  • @londondavi5352
    @londondavi5352 Před rokem +2

    M.a shutter and ummu axzaab keep going my siblings m.a😍😂

  • @moparikapdi2840
    @moparikapdi2840 Před rokem +7

    Ilmahan imtixaan zanaa anoo hurdo iga qozliYeY wllhY 😂😂😂😂

  • @kolyaale8357
    @kolyaale8357 Před rokem +5

    shata walaahi waa iga qosliyaa, caadil imaamka Somalida waaye

  • @nasrobbe9593
    @nasrobbe9593 Před rokem +1

    Alla qosol ikumaharin wlhi wilkan io gabadhaan waa jclhay alla illahow xifti

  • @deqaabdi976
    @deqaabdi976 Před rokem +2

    You see aqli😂ala waxu waxgaradsana shutter you legend by the way 💪🥰

  • @abdiwaliali2369
    @abdiwaliali2369 Před rokem

    Aniga maya lkn si aan caadi aheeyn baad iiga qoslisaan horey u soco da

  • @cleverswahiliacademy
    @cleverswahiliacademy Před rokem +2

    It’s more of a reality than a content comedy plus lesson at once ….Farhan guru shutter Liban Umu ahzab I choose your hard work over your talent ….it takes time dedication unity love plan to upload consistently….which most of us lack…Farhan and Guru the role u play in this team deserve a lot ….keep it up lads

  • @iafraxmaxamed6653
    @iafraxmaxamed6653 Před rokem

    Shatta ilove you so much noso badiya videoyada shtta iyo xamdi

  • @husseinibrahim2883
    @husseinibrahim2883 Před rokem +1

    Walaahi umu axzab iyo shuter haday meel islasootaagtid waa qosol miiran bro

  • @QADUMKA77
    @QADUMKA77 Před rokem +7

    Kusali nabiga

  • @aamirabdirahman5625
    @aamirabdirahman5625 Před rokem +10

    Such a vibe ✨️ we need more of this dood💯

  • @harunabdi4429
    @harunabdi4429 Před rokem +1

    Shata man shaallah

  • @kingcayda.168
    @kingcayda.168 Před rokem +1

    Haa

  • @cabdifataxanas4104
    @cabdifataxanas4104 Před rokem +3

    ASC ASXAABTA UMU AHZAAB ANIGAA USOO BANDHIGANAAYO INEE ISLA XARIIRNO ? ANIGA CAAN MAAHI FADLAN IGA GAARSIIYA TNKZ ALL

  • @mariyaadam4865
    @mariyaadam4865 Před rokem +1

    Alla shata qosolu igudilwy

  • @aishaabshir7102
    @aishaabshir7102 Před rokem +1

    Shutter poi🥰🥰🖖sharafeed

  • @cabdifitaaxcabdullahi5865

    Maya

  • @cabdisalaamibraahim21
    @cabdisalaamibraahim21 Před rokem +1

    Gabar caan ah haddii aan rabo waxay noqoneysaa uma axzaab shataa booska isaga bax bro kismaayo ayaa loo wadaa qoftaas

  • @hamzamohamed4893
    @hamzamohamed4893 Před rokem

    Like kajol and shahrukh to big frnds shataa iyo umu ahzab wan idin istagay 🙌💐💐

  • @jibrilcde9906
    @jibrilcde9906 Před rokem +1

    Ummu ahzab ayan doortey nh igu qabo lee aniga labo mataana ayaan karidhaya

  • @fardowsoahmed3914
    @fardowsoahmed3914 Před rokem +3

    shatta ninka ama caan ha ahaado ama yusan ahayn marwalbo waa shabeel nagood no more farax shabel nagood ah🤣🤣🤣🤣🤣

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 Před rokem

    Inta badan raga ayaa khiyaama badan ee dumarka ragow yanaan khiyaamin

  • @qorsheboyninweyn
    @qorsheboyninweyn Před rokem

    Qof caan umu ahzab araba qof kale marabo

  • @habiiboxuseen4493
    @habiiboxuseen4493 Před rokem +2

    haa

  • @whizcarab7781
    @whizcarab7781 Před rokem +1

    Lacalaa dawadaa ilali yey iga so horbixin😁

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před rokem +2

    Wan qoslay 😂😂😂😂

  • @bgu5817
    @bgu5817 Před rokem

    Wllhi shutter qodolkuu igadhameeye Barnaamijyadanoo kale joogto kadhig

  • @aishaabshir7102
    @aishaabshir7102 Před rokem

    Haa nio shutter cml ku jiro

  • @umucamaar5714
    @umucamaar5714 Před rokem

    Shutter saan daacad mey ka tahy mise shactaro lee lamarooyaa

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 Před rokem

    Gabadhu waa runteed.isma qadi karaan.can iyo qof Normala

  • @iqrocismaan6356
    @iqrocismaan6356 Před rokem +2

    Saan idiin jeclhy lee xitaa hadii muudku iga qaldan yhy la aantiin majoogi kari

  • @user-fw6ob2dr5g
    @user-fw6ob2dr5g Před rokem

    nio shaata baba xaliye ka warayso wuxu ka dhaho aanaragne bro

  • @adhanmafahmin6625
    @adhanmafahmin6625 Před rokem +1

    Waniwatah guyz

  • @Sagaltahliil
    @Sagaltahliil Před rokem

    Maxamadey rabaa ani ma heli garaa caan ma ahi

  • @qaamusqamus7237
    @qaamusqamus7237 Před rokem

    xamdi can ban ahay mey tagan tahay leyma heli karo

  • @clasterioadams7283
    @clasterioadams7283 Před rokem

    Haamdi shatta adhuu kaa hadloya quruxey

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 Před rokem

    Hal maalin maalmaha kale kabadan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamudsalah9339
    @mohamudsalah9339 Před rokem

    Shutter hantaro kuwaa jogan caan wax ladaho maaqanan show iyo gubes

  • @nimcaanleylgamadid2656
    @nimcaanleylgamadid2656 Před rokem +2

    Kkkķkkk

  • @bgu5817
    @bgu5817 Před rokem

    Shutter waa ahlu Janna haduuba queen qaawan leeyoho maxay qabta muubadaawanin bo umaleeyaa😁

  • @sabirinabdisalan6516
    @sabirinabdisalan6516 Před rokem

    Kan wllhi hadal maba dhibo

  • @nadiirazlbdirashiid8179

    Kkkkk shutter yaaaaw yaaaw da ku qoslay

  • @sakariyecali3068
    @sakariyecali3068 Před rokem

    Aniyaa shata umat maa han

  • @cbadirashiidsiciidaxmed2440

    ANIGU ca.aan ma ihibu sheeg si aan uso galo

  • @ashrafadan3543
    @ashrafadan3543 Před rokem

    Waar isugu duceeya shataa iyo umu ahzab 😂

  • @maxamuudcabdisalaam2935

    Asc malab malaba

  • @zihaammohamed8207
    @zihaammohamed8207 Před rokem

    Kkkk kuwan doododa wanka helaa wllhi😂😂😂😂🤌

  • @ibraahimmacalin959
    @ibraahimmacalin959 Před rokem

    Mawistey kacaansan😅😅🤣

  • @Mvioskry
    @Mvioskry Před rokem +4

    Kaftanku wa run go’o lagu dadeyyy😂

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 Před rokem

    KUWAAN ISMA FAHMAN ISMANZA DAYAAN

  • @naimamohmed7549
    @naimamohmed7549 Před rokem

    ilaahow ha idilin ano la kulmin shataa iyo xamdi

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 Před rokem

    yaa isku balamiyey manta kkkkkk

  • @Sports_man19
    @Sports_man19 Před rokem +1

    Kkkk

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 Před rokem

    Hhhhhhh shataa 😂

  • @wabaxa
    @wabaxa Před rokem +1

    Thank you guys WALHI wan QOSLISAY like wan KA IGA DIYAAR
    QOF CAAN ANIGA MA DONAAYO

  • @user-ri4xj2wy5w
    @user-ri4xj2wy5w Před 7 měsíci

    Mya

  • @Ahmedstyle
    @Ahmedstyle Před rokem +1

    Hhh

  • @mdeaq
    @mdeaq Před rokem +1

    Nio shatar badaree gawada wuu kadal badan yahay qofkale isu radii

  • @claahicalimaxamed6282

    Siilnaago wasaan kulahaa😁😁😁😁😁😁😁😆😆😆

  • @Missperthchannel
    @Missperthchannel Před rokem

    Ruwayada waxad igu nacsiisay qeeylo Naga amuus

  • @muhanadcade5164
    @muhanadcade5164 Před rokem +2

    Mid ayaa idinkamaqan haduu qof caan ah uu guursado qofaan caan ahyn mashakibaa kujiro mrkas inuu caanoqonayo 🤣🤣🤣🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷

  • @yaqubosman4712
    @yaqubosman4712 Před rokem

    Macawisti yellowdi

  • @qorsheboyninweyn
    @qorsheboyninweyn Před rokem

    Haa umu ahzab waye ani caan maihi laken ayada can waye

  • @siradm
    @siradm Před rokem

    See tihiin? Hhhhhh

  • @anascabddicasiisxasan4757

    🤣🤣🤣

  • @mohameddeek3222
    @mohameddeek3222 Před rokem

    Hhhhh nag can ah inigaa nag modaan sxbayaaalow
    Nagtu waa tii qarsan waa tii ninkeda ku ekaato nag manta ooo dhan shater iyo farxan dhaxdoda ku jirtaa miyaa iso galban habenki ani

  • @maahiraden1095
    @maahiraden1095 Před rokem

    kkkk

  • @abdiwaliali2369
    @abdiwaliali2369 Před rokem

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @bubg162
    @bubg162 Před rokem +2

    Asc

  • @ciilowniini-db6xu
    @ciilowniini-db6xu Před rokem

    Hhhhh

  • @samirachannel1164
    @samirachannel1164 Před rokem

    Oo labadan isma qaban miyaa

  • @cleverswahiliacademy
    @cleverswahiliacademy Před rokem +1

    It’s more of a reality than a content comedy plus lesson at once ….Farhan guru shutter Liban Umu ahzab I choose your hard work over your talent ….it takes time dedication unity love plan to upload consistently….which most of us lack…Farhan and Guru the role u play in this team deserve a lot ….keep it up lads

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 Před rokem

    Gabadh caana waa lagursan karaa noloshu waa is fahanka iyo dabeecada wanaagsan uun

  • @abdiazizmohamed7969
    @abdiazizmohamed7969 Před rokem

    🤣🤣🤣

  • @iqrocismaan6356
    @iqrocismaan6356 Před rokem +1

    Saan idiin jeclhy lee xitaa hadii muudku iga qaldan yhy la aantiin majoogi kari