YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKII HAD MUU RADAYAA OFFICIAL VIDEO 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 11

  • @user-pk9qd7iw4w
    @user-pk9qd7iw4w Před rokem +3

    Waa hees cod macaan music kulul iyo laxan isku dheelitiran isku koobsatay waa hees heesihii xiligeedii ay aad u yaraayeen hees intaasi isku raaceen well done ayaan leeyahay kooxda gaar ahaan fanaanada qarniga AL Fanaan Yurub geenyo Maxamed Cabdi ((YURUB GEENYO)) ABWAANKIYO MULAXANKA IYO MUSIGA FURINLE.
    Wabilaahi Watawfiiq.

  • @moussafourreh2892
    @moussafourreh2892 Před 11 měsíci +1

    Alaha ku xifdiyo cod anku raxaysto mrkan maqlo ilahow ha ii diilin ado aroos kyga ka tuumi io jabuti aya ino blan ah cimri darar io cafimad igu nolaw habo io haaf landhan boqoradi 🤴🤴🤴cod we love ❤❤🙏🙏yurub maxamad saciid

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 11 měsíci +2

    Sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan come back

  • @moussafourreh2892
    @moussafourreh2892 Před 11 měsíci +1

    Habenka showga lagu qabtay mesha hargeisa kutaal aad bay u shidnayd sawtul raxma habo nolaw 🤴🤴🙏🙏

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Před rokem +1

    Si talent leh baa loo duubay heesta.❤

  • @alfanankuukaayyare9796

    Soowtul rahma keep going

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan Před 10 měsíci

    "Inteen rukumada ha rujin kulahaa"

  • @mogeabassbakar4193
    @mogeabassbakar4193 Před rokem

    Alla meeshu mxuu sheeydhan kawar galay

  • @abdirahmaansaidm8848
    @abdirahmaansaidm8848 Před 9 měsíci

    Sowtu raxma❤

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před rokem

    Fanaanada Caanbaxday Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤️❤️

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před rokem

    ❤😂😂😂😂