CEEB IYO FADEEXAD XUN AYAY ISKU KEENEN RERKANI🙄

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Komentáře • 132

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 5 měsíci +68

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw ❤

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před 5 měsíci +1

      (SALLALAHU ALEIHI WASSALAM🌹💓💓💕💕❣️❣️❣️❣️💓🎊💓💕❣️❣️💖💖💞❣️💕💓💓💕💕💞💞💞💞

    • @halimosalad6076
      @halimosalad6076 Před 5 měsíci +1

      Salalahu calihi wasalam

    • @user-gg6sd1st6b
      @user-gg6sd1st6b Před 5 měsíci +1

      Salaahu cayhiwasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ salaahu cayhiwasalam ❤❤❤❤❤calayhisalatu wasalam❤❤❤❤

    • @user-is2cw1ur7z
      @user-is2cw1ur7z Před 5 měsíci

      Scw

    • @IidoaadanMuxumed
      @IidoaadanMuxumed Před 5 měsíci

      Scw

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 5 měsíci +15

    : ❤👑: xaskayga mustaqbalkay
    wan ku wanajin doona
    wakhtina wan kula qadan doona
    marNabana ka oysiin maayo
    sidii nabigeena ku sharfaya🤝❤🥰

    • @umuubax1671
      @umuubax1671 Před 5 měsíci

      czcams.com/users/shortshSvlY1xOzBA?feature=sharedczcams.com/users/shortshSvlY1xOzBA?feature=sharedczcams.com/users/shortsRCThqFnRiMI?si=M_sDccNJN7zCpp0Tczcams.com/users/shortsRCThqFnRiMI?si=M_sDccNJN7zCpp0Tczcams.com/users/shortsRCThqFnRiMI?si=M_sDccNJN7zCpp0Tczcams.com/users/shortsRCThqFnRiMI?si=M_sDccNJN7zCpp0Tczcams.com/users/shortsRCThqFnRiMI?si=M_sDccNJN7zCpp0Tczcams.com/users/shortsRCThqFnRiMI?si=M_sDccNJN7zCpp0T

    • @halimamohamed5327
      @halimamohamed5327 Před 5 měsíci

      Man shaa Allah

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam Před 5 měsíci +7

    Inta jecel nebiga aan ku wada salino scw.scw.scw❤❤❤gays

  • @umuubax1671
    @umuubax1671 Před 5 měsíci +6

    Dirisle waat iga qosliise 😂😂😂

  • @hawaelmi3995
    @hawaelmi3995 Před 5 měsíci +6

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا محمد صل الله عليه وسلم

  • @QadarYare-t2p
    @QadarYare-t2p Před 5 měsíci +6

    Ramadan Kareem ❤

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před 5 měsíci +1

    Hussein OG war WA runtii ina muuse juudan Hala tarxiiko😅😅😅

  • @NafissasouleimanSouleima-il8zw
    @NafissasouleimanSouleima-il8zw Před 5 měsíci +1

    Ramadan moubarak Dirisle❤❤

  • @Abdirazakwadhi
    @Abdirazakwadhi Před 5 měsíci +9

    Scwscwscwscw Scwscwscwscw Scwscwscwscw Scwscwscwscw Scwscwscwscw Scwscwscwscw Scwscwscwscw Scwscwscwscw Scwscwscwscw Scwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 Před 5 měsíci +3

    Dirislow baryahaan abdheyde aya tahay sxb lkn wakhtigi 2017 ila iyo 2020 ayad fcneyde oo malin kasta 3 vidéo ama 4 vidéo so dhigi jirtay balse hada waxad iska aragtay beeso sow maha sxb wan ku taageera blse sidi marki hore ad ahayd kuso noqo pleas

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 Před 5 měsíci +6

    Wlllhi dirisle abdi wuu qurux badnaaday malaha Europe 🇪🇺 ayaa quruxda wadata yaabaye

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 5 měsíci +1

    Ramadan mubarak ❤👍💝

  • @user-ur3rd1fp8y
    @user-ur3rd1fp8y Před 5 měsíci +1

    légende dirisle abdi

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r Před 5 měsíci

    Uffff dhehhhh kaaaas Wa Sarqaaaan. Xusen Dhuuusa Weyne uf War kaleeexo Gabdhaha Sheydanyahaww.

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 Před 5 měsíci

    Hani waa gabadha Habarsamatalis ah❤❤ Hussein inadeertiis wuu ku xad gudbey. Haniyeeye iska raali noqo inadeertey

  • @zakariyamohammedali3403
    @zakariyamohammedali3403 Před 5 měsíci

    Waku salamey dirisle abdi from Holland

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Před 5 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂yaahu

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 Před 5 měsíci +2

    Wàa runta 😅

  • @maxamedmj4962
    @maxamedmj4962 Před 5 měsíci +5

    Darisle markuu austoria tago si fiican buu u badlaa sabab😂😂😂

  • @foozia426
    @foozia426 Před 5 měsíci +1

    Idirisle waruntaa ❤

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 2 měsíci

    War nagaha xun ayankudhahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před 5 měsíci

    Waa doqon xanuusanayo af taqashale badaw inantaasi isaaqey guursatu ucaayaya giim kama hadlayo xumantu qarsan Kari waayey

  • @ikraambashiir5105
    @ikraambashiir5105 Před 5 měsíci

    Dee hadii la dhaho hargeisa iyo Mugdisho sheekada waxa wee yaan daarood iyo hawiye way iska cadahay ina adeero ee qabyaalada xilligi laga gudbi laha ayaynu Jogna ee maaha xilligii la suuq geyn lahaa yaa rabi dulqaadka ino siyaadi 🤲

    • @inaahmed3734
      @inaahmed3734 Před 5 měsíci

      Gabdhuhu wadaarod
      Wiilashana wad taqaana lkn muqdisho iyo hargaysa weeyi lkn dadku xagas meysan eeginba qabilba horcararayy

  • @AminaAmish-yn7td
    @AminaAmish-yn7td Před 5 měsíci

    Athigawa gabdaha ayas caysa walalow🔥

  • @user-ct3jh2iz2k
    @user-ct3jh2iz2k Před 5 měsíci +1

    kaas waa xaasid

  • @user-rh9my2vg4o
    @user-rh9my2vg4o Před 5 měsíci +1

    ❤❤ inader key

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 5 měsíci +1

    kan inantoodii qooqeeda ka hadalaya wa yar dhiman dhiman baan filaya ama wa sarkhaan

  • @cabdullahimire170
    @cabdullahimire170 Před 5 měsíci

    Dirislee ilahay baa nalehe, adigoo waxaan soo gudbinaya baad rabtaa in aad ustaad cumar inshaar la xifaaltantid, walahi baadan xitaa isku garaad ahayn.

    • @user-sf5qh2tu2u
      @user-sf5qh2tu2u Před 5 měsíci

      Zidii nin film galmo ah so gudbiyad ula hadlysye😂kazna waxba kuma dhex jiran izla wayni io yazmo qof leh dulqad xata kuma dawan karo kana ma dhaamo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 5 měsíci

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh ramdan Mubarak ❤❤❤

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 5 měsíci +1

    Wcs libaaax waaa xagee mesha horta la isku dagaalo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 5 měsíci

    Dadkan way waasheen shaydaanki doqonka iyo caruurta ahaa ayaa saa ugu cayaaraya

  • @ANSUFATHI10
    @ANSUFATHI10 Před 5 měsíci +1

    ramadanku waa meqa somali mahamadey

  • @abdirisakcawil5522
    @abdirisakcawil5522 Před 5 měsíci

    Idiris Sxb kuwa gaalada ah aya share out usameysay ina kahadasho maaheyn xumana igama aha

  • @HassanNor-d5s
    @HassanNor-d5s Před 5 měsíci

    Meshan Nairobi iyo kenya uga jeda hadal miya dirislow. Nairobi wa magalo katirsan kenya. ina ifahantiya rajeyna. Waxan camal umadi soomaliyed hala soo hor fadhisanin markale. inta aqliga usaxibka wey ifahmena filaa.

  • @helborone5756
    @helborone5756 Před 5 měsíci

    xaqu xishood male dirislow wa sidaas jawaabtu😀😀😀🤣

  • @cabaasaliahmed8595
    @cabaasaliahmed8595 Před 5 měsíci

    Adu idirisoow goorma xidhidh kaaga jacayl ka so afjaraysaa❤

  • @user-zt8gk6bb4g
    @user-zt8gk6bb4g Před 5 měsíci +1

    Habo.mcn.inolow.

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 Před 5 měsíci

    Hhhhhhh subxaanallaah 😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminabdi94
    @aminabdi94 Před 5 měsíci

    Adigu inaad kiristankaa soo qaadato maaha waayo somali badan ayaa doonan lacagtaa oo ku baraarugi

  • @AhmedMohamed-pc9fz
    @AhmedMohamed-pc9fz Před 5 měsíci

    Ku soco😂

  • @Nashaad452
    @Nashaad452 Před 5 měsíci

    TikTok ta dadka istcmala iyo kuwa dawada wa dad walan😂

  • @user-zt5lq5rf8l
    @user-zt5lq5rf8l Před 5 měsíci

    waxan maqlijiray nin walan haduqoslo kamiyirkaqabana ukura dirisle cabdi nagada waxand nosoqabatay

  • @1eokxkesm9
    @1eokxkesm9 Před 5 měsíci

    Kusoo dhawow TAXANAHA ❤🎉

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 5 měsíci

    Bisinka Yarkaasi Miyu Sunaysanyahay😮

  • @user-xl5hs4xr9m
    @user-xl5hs4xr9m Před 5 měsíci

    Haa waa runtaaa

  • @user-ul1vk9hf1x
    @user-ul1vk9hf1x Před 5 měsíci

    Somalian waa isaaq

  • @SiyidCali-uo5dq
    @SiyidCali-uo5dq Před 5 měsíci

    Somalida ee jabuuti ah waye

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 Před 5 měsíci +1

    Nairobi Hal faaiida kaso heshay Wana sida video Tayo leh loo so duubo😂😂

  • @HabiiboMohamednoor
    @HabiiboMohamednoor Před 5 měsíci

    Wahaal niman badan ayaa ah😂😂😂😂

  • @99Bilak
    @99Bilak Před 5 měsíci

    Ramadan karim 😊

  • @somalitiktokerlive
    @somalitiktokerlive Před 5 měsíci +1

    dirisle neef bilaa caqli ah reeraha is qaba ka dhex bax

  • @msssafa
    @msssafa Před 5 měsíci

    4;54 iska sax hargasa iyo muqdisha ku qoran

  • @InaAadan-cw1lq
    @InaAadan-cw1lq Před 5 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @bashiirxirsicali9366
    @bashiirxirsicali9366 Před 5 měsíci

    Kkk

  • @cigaalwaal
    @cigaalwaal Před 5 měsíci

    Ogaansho dadkii ku dhaganaayoow waxaan ayiu nooga digaya!!!!!

  • @AbwaanadaHNHL
    @AbwaanadaHNHL Před 5 měsíci

    idirisle waxan ku waydiiyey adiga reer ma leedahaynna😊

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Před 5 měsíci

    Subaxnalah 😢😂

  • @cabdishakuurkhadar3441
    @cabdishakuurkhadar3441 Před 5 měsíci

    Idrisle hadamey ceyb noqotay inad dadka iskalay hadashay sxb Igaday ciyarta

  • @shaafkamedial
    @shaafkamedial Před 5 měsíci

    Ogaansho kasohadal😂😂

  • @xamdiyasin
    @xamdiyasin Před 5 měsíci

    Naagtu zu .aal xuma nin lagu afuro 😂

  • @user-ni2jf8ij5w
    @user-ni2jf8ij5w Před 5 měsíci

    Labada afba 😅

  • @XamdaMaxamed-wf1pm
    @XamdaMaxamed-wf1pm Před 5 měsíci

    😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanmohamed3438
    @ayaanmohamed3438 Před 5 měsíci

    Haa aad bay u dagdageen yagaaba wax kale ka dhigaya ninka

  • @user-sq8mq1dv4y
    @user-sq8mq1dv4y Před 5 měsíci

    Wlhi wan ku tagera idirsle

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 5 měsíci

    Drisle Miyaalaynagu Dhexjiraa.?😅

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 5 měsíci

    dayax weligiisba flim buu samayn jiray ila marku yara weligiis buu baraha bulshada jooge ma waxay leeyihin maxad u sii wadanaysa shaqdaadi qofka marku guursado ma shaqadiisa ka taga wa masayr bal hada inanta eega sidu u dhibay ilahay ha dhibee darood doofar yaryaa xishooda

  • @CabdiQadir-if9il
    @CabdiQadir-if9il Před 4 měsíci

    War adi maxaad udaadasan ninkaa waa nin waalan

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d Před 5 měsíci

    Cabdi naagoow reeraha dagaaalku dhex yaaal ciilan ka ahow afkaaga habayn kaaga baahan REERKAN WAXba kama gelin wn ognahay meesha lagaa hayo afcaag☑️

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 5 měsíci +1

    inaga shushurun shuur buu inagu sheegaya iyaguna wa doofarar yaryar faqsh calashan yaa kala macashi marka wana risiq maanac is leh dadka kale xasidin afkiisa eeg nafaqoba kuma jiro for sure he need a vitimin

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 5 měsíci

    Somalida waa 💯 Muslim in aad aamintana inaysan 💯 ayaa a ah 😩 dagaalka ku wajahan fikirkaas lagaqbadalo xabashida idinkujirta is kasaara idinsheegato ee somalinimada kuqataabata afka ma kuhadal am qabiiladana idinkabadiyo 😮

  • @JamaalCabdi-qt6bm
    @JamaalCabdi-qt6bm Před 3 měsíci

    Kkkkkk

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 Před 5 měsíci

    Shadcade legend

  • @user-kj4dv2kl5s
    @user-kj4dv2kl5s Před 5 měsíci

    Runta ayaad ka hadashaa Dirslow 😂

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 Před 5 měsíci

    Inay usoo jawaaban ma ahayn

  • @HaSocoto
    @HaSocoto Před 5 měsíci +1

    asc

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Před 5 měsíci

    Haa wlhi iney oo sojawabto ma aheyna

  • @maslahahmed524
    @maslahahmed524 Před 5 měsíci

    Aduunka wax boql kiiba boqol ah majirto 99% ama 99.99%

  • @user-nv5is2xx6e
    @user-nv5is2xx6e Před 5 měsíci

    Fifa. Xusen Ogaden

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 5 měsíci

    Guurka Busaaraduu saarabaa kolkaa ninkan walan ma diintaa ku yar

  • @user-ym3hz6oh2e
    @user-ym3hz6oh2e Před 5 měsíci

    Hargeyso iyo muqdisho waye benta joji

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sihaamjabril5504
    @sihaamjabril5504 Před 5 měsíci

    Adiganh yaa sugosa? 😂

  • @yaranka2266
    @yaranka2266 Před 5 měsíci

    ᴅɪʀɪsʟᴇ ʟᴇɢᴇɴᴅ

  • @Guuleed756
    @Guuleed756 Před 5 měsíci

    8:19

  • @user-xn1hl7gf3x
    @user-xn1hl7gf3x Před 5 měsíci

    Saan adiga maa yutubar ku tahay war nio xal la imow arin ma hayside

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 Před 3 měsíci +1

      Adiii bal lakaley aan ku argnee nacabku darbiyada xajidho

  • @Kibrani
    @Kibrani Před 5 měsíci +2

    Halkeey ku qoran tahay somalia iyo somaliland 😂Dirisle shaadhcadow

    • @NadiiraAbdulaahi
      @NadiiraAbdulaahi Před 5 měsíci

      Yacnii hargeisa and Mogadisho

    • @Kibrani
      @Kibrani Před 5 měsíci

      @@NadiiraAbdulaahi intaad adu garatay muu garan wayay isagu 😂

  • @user-zt5lq5rf8l
    @user-zt5lq5rf8l Před 5 měsíci

    ACUDUBILAH

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 5 měsíci

    waa cailtul badaal ama wa cailatul gaaalo wa haday runtiis tahay ama isaga waashay dhiman dhiman ah

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r Před 5 měsíci

    ❤❤❤

  • @user-xl7wd3lc3y
    @user-xl7wd3lc3y Před 5 měsíci

    jow kow now idrisl ado doqan ah oo sida dameraha u qosla🤣🤣🤣wana big jaahil caanimo xaal qaado ma doqonka drisle ma caan bu ismoday walahi wa qoslay jow kow now hadana bow

  • @user-lr7gy3tz9v
    @user-lr7gy3tz9v Před 5 měsíci

    Nio dirisle ninkan wa walan yahy badisa kabax hadhow hoyadey la caye wlhi wala daca dhulka so dahee

  • @user-lr7gy3tz9v
    @user-lr7gy3tz9v Před 5 měsíci

    Hadalkada waxa ka dadamiyay yan lo so jawabin marka ledhy Hussain og marku kuso karbasho amusi raptaa😂😂😂 waxa dihi rapta ninkan loma jawabo Hussain ReaL OG gang mic nar isku diyari😂😂😂😂 hayey dirisle kan awowga qabriga kaso kicina wasaq waye

    • @Degaliah
      @Degaliah Před 5 měsíci

      😂dirisle waxaa maba kala jecla

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 5 měsíci

    dadka aan u jawabin dadka wa kuwa aan soo gelin qof isagiiiba baraha bulshada caan ka ah somali odhan dawadan wa jawabaaya hadalku wa magliga xowda ka jara buu yidhi gabayagi salan carabay u jawaab qofka afka kula soo gaala maxa looga aamuusaya ma walidkaaba waalidka la ixtirama miyuu ku dhalay u jawaba walahay berigi hore waan la yaabi jiray dadkan is rifaya lakiin hadan lo jawabin ma dayana dadka

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 5 měsíci

    diinta christanka kuwa dacwadood samaeeya lacag baa la siiyaa wa diinta ta lacag lagu bixiya hadii xita aay qof geeyan kaniisada lacag baa lagu siiya Isalamka dadka dacwada fidiya qofna wax kuma siiyo

  • @HabiiboMohamednoor
    @HabiiboMohamednoor Před 5 měsíci

    Kkkkkkkklkkkkkkkkkk

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 5 měsíci

    Drisle u r wrong doqonimo waxaa kuidheer in aad jilcantahay bilaa siyaasadna tahay fikirka 💯 somali muslim mahan hadamiyaa umada kadhaadhicineysa hadaad adiga aamintey ama aaminsaneed?
    Suasha adiga kuguwajahan tahay adigaaba lagaashakuqaba

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 5 měsíci

    oo waaba seedigiis miya inanta hawiye moodayee walahay seedigiis buu cayaya miyaa dhaqanki laga tegay sharafi dhimatay ceebaay taacal bay odhan jireen hayaaaaaaaay seedigiis buu cayay ina lilahuu wa ina ilahau raajucuun sarkhaan miya ila inanta waxasay u ooday waan yaabay maxay u ooyaysa waan ooyi laha hadi inaderkay ninkaay cayo ama wax ka sheego walahay somalidi dhaqanki lumisay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 5 měsíci

    naagtan iyo ninkani wa gaalo somali badan bay waalee qol bay u furtan inay leeyihiin diintaasi gaalada fidina christian xata comment way xidhan yaan loo tegin dadka wacdi geliya shaydamin hada la fadhiisto wax uun baa ka soo gadhi ma raban loo jawabo markaa maxay dhegaysanayan somalida ma yar dhiman dhiman baa kuwa dhegaysanaya qof aan ogalayn in loo jawabo

  • @user-qd6pv6vk2r
    @user-qd6pv6vk2r Před 5 měsíci

    Aᴅᴇʀ ᴀᴅɪɢᴀ ʙᴀᴅᴀs ᴋᴜᴍᴀ ᴅᴇǫᴅᴏ

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Před 5 měsíci +2

    Why can he work instead of tuugsi