SAFARKAYGII ETHOPIA ILAA MALESIA IYO SIDI UAHAA!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Komentáře • 215

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y Před 6 měsíci +5

    Masha Allah Drs sowda oo ka dhacday adunka salkisa cajiib malaysiya dad sharafleh ayad u tagtay abayo Allah haydin xiftiyo Amiin Amiin ❤❤❤

  • @user-vb7ty1ne8g
    @user-vb7ty1ne8g Před 6 měsíci +6

    Garda fuul iyo bosaso kasoo salaamaynaa sowda

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 6 měsíci +5

    Wcs my Queen abaayo sowda cadeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r Před 6 měsíci +12

    Wcws wrwb SCW SCW SCW Màasha,Allaah Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Soo noqo Adiga iyo Aabe oo Nabad qaba Insha'allah ❤️❤️❤️❤️ Maanta waa Jumca saliga Nabiga SCW SCW SCW SCW Aan badino Janadana ALLAHA nagu kulmiyo Aamiin Aamin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤️❤️❤️❤️///////

  • @xamdixaashixasan6558
    @xamdixaashixasan6558 Před 6 měsíci +4

    Caalmadow waa buur dheer oo aad u qurux badan
    Alle hanoo barakeeyo wadankeena❤
    Sowdadeena waaku salaamay

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 Před 6 měsíci +5

    sawda salama Caleykum maasha Allah abayo jimco mubaarak illahay haku brakeeyo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Před 6 měsíci +7

    Ayy qurux wlhi valogu dalxis shidan noso badi abaayo haday magalka noqoto yo rotinbo😊❤❤❤❤

  • @sharmarkeadansharamo4641
    @sharmarkeadansharamo4641 Před 6 měsíci +2

    welcome back sowdo waanku xiisnay runtii

  • @nimco7561
    @nimco7561 Před 6 měsíci +3

    Mansha allah wllo Alle haku soo Nabad celiyo Insha allah❤

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 Před 6 měsíci +4

    Wow❤ sawda qurux welcom back hppti❤

  • @CUSMANYUSUF1
    @CUSMANYUSUF1 Před 6 měsíci +7

    Scw

  • @user-ek7yt5yk9y
    @user-ek7yt5yk9y Před 6 měsíci +3

    Mansha allah alaha kuxafido adiyo ehelkaada wall sowda qaali ❤❤❤❤

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni Před 6 měsíci +2

    Mansh allah Qali wad ku catowday safarka ila xage usocota ❤

  • @nadiiraducaale9765
    @nadiiraducaale9765 Před 6 měsíci +2

    Wcs sowda quruxay bosaso ka soo salamaya inshala allh allah ha ku fududayo safarkagaga❤

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 Před 6 měsíci +4

    Sowda qaalib hadaaba aqaan meel kaala soo xariiro maxaa kugu dhacay kudhi hila haay mash allh alle ha nabad yeelo meel kastoo joogto ❤

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Před 6 měsíci +3

    Masha allaah abaayo 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @InnocentCanoe-dy5fd
    @InnocentCanoe-dy5fd Před 6 měsíci +6

    Scw❤

  • @raznakhadar3726
    @raznakhadar3726 Před 6 měsíci +3

    Manshalaah 😍 come back 🤗🤗

  • @Muna-n8i
    @Muna-n8i Před 6 měsíci +5

    Maasha allaah❤❤abaayo allaha kuxifdiyo🎉🎉🎉🎉

  • @NadoMaxamed
    @NadoMaxamed Před 6 měsíci +3

    ماشاءالله❤

  • @abdallajama1823
    @abdallajama1823 Před 6 měsíci +2

    Asw wllo sowdo Alle hakuxiftiyo safarsalaamo inshaa. ALAAH wllo calmadoow waa buur aad iyo aad uween ee dadda iyo berriga kalajarta qof aan arag masuuraysankaro waayo xataa ..daruuruhu way hoosmaraan waxaa lagagurtaa .xijiga iyo fooxa iyo maydiga waacajiib xataa .waalakaladhaxlaa sida xoolahnool iyo beerah oo waxaad argaysaa ..laagtaa reer hebel iyo laagtaa reer hebel

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Před 6 měsíci +3

    Masha alla allah ku nabad kelly abayo ❤❤❤

  • @xaawahasan-bf4br
    @xaawahasan-bf4br Před 5 měsíci +2

    Mashallaah tabaarakalaah allahuma baarig ❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 6 měsíci +3

    Masha Allah sister ❤❤

  • @indhodeeq5800
    @indhodeeq5800 Před 6 měsíci +3

    Sawdo wlhi waan fuurey saan uqoslaayey 🤣🤣🤣🤣 alle ku xafido abaayo

  • @homefun.
    @homefun. Před 6 měsíci +3

    masha allah sowdo

  • @mahadoosman2070
    @mahadoosman2070 Před 6 měsíci +2

    Masha Alha safar wanasa oo wacan ❤❤

  • @umumaajidmaajid6080
    @umumaajidmaajid6080 Před 6 měsíci +1

    Masha allaah sowdo qaali allaaha ku xafido safarkaagane ku dhib yareyo xbbt

  • @hoodomohamett1749
    @hoodomohamett1749 Před 6 měsíci +3

    Mansha allh sawday toos baanu kugula dalxiisnay waa kula soconaa kaama hadhno😮❤

  • @najmiita1
    @najmiita1 Před 6 měsíci +1

    Anaa reer gardafuul ah xbbt ❤❤jah❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 6 měsíci +1

    M.A.DALXIIS AAD U WACAN BAAD GASHAY ALLE DHIBAATO KUMA TUSO WANAAG MOOYAANNE AMEEN YAH RABBI ALLAHAYOOW 🤲 SCW 🕋 SCW THEN FROM WESTERN 🇪🇺🇩🇰🐯🇲🇵🐯

  • @shukriinahassan264
    @shukriinahassan264 Před 6 měsíci +4

    Boosaaso cadey aniga joogo👆👆

  • @user-ss9ym8dj4f
    @user-ss9ym8dj4f Před 6 měsíci +3

    Bismillah drs halkeed kadhacdy wllhi wan kuxisy

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 Před 6 měsíci +2

    Kkk saasaanba kugu raacanay sawdaay waad iga qoslisay safarkiibaaba inacsiisay waxaan nibcahay safarka dheer

  • @user-gd8ks8jf1u
    @user-gd8ks8jf1u Před 6 měsíci +3

    Ilahey nawad hanagu kasoceleyo xabibtii ❤

  • @mulkisaid8385
    @mulkisaid8385 Před 6 měsíci +1

    Mansha allah wall enjoy your holiday ❤❤❤❤calmadow waa ma magalo ee waabuuro

  • @user-ge2kz7bw8i
    @user-ge2kz7bw8i Před 6 měsíci +4

    Boosaaso❤❤❤

  • @user-pc4dt2gy5b
    @user-pc4dt2gy5b Před 6 měsíci +6

    Dhakhtar miyad utagteen mise degid wllshay qali

  • @XaawoMuuse-mq9dp
    @XaawoMuuse-mq9dp Před 6 měsíci +5

    asc soowda ilaaheey hakuufududeeyo safarkaado

  • @user-rq2oh7zu6e
    @user-rq2oh7zu6e Před 6 měsíci +4

    M.allh wllo allh haku xifdiyo ❤

    • @user-rq2oh7zu6e
      @user-rq2oh7zu6e Před 6 měsíci

      Wallo qisooyinkii saxaabada ramadaanka noo bilaw

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman Před 6 měsíci +1

    Masha allah sawda quruxe allaha ku barakeeyo huno❤

  • @user-io6zh3wx4s
    @user-io6zh3wx4s Před 6 měsíci +4

    Jumca wngsn wllo❤

  • @xaawaaskar5979
    @xaawaaskar5979 Před 6 měsíci +1

    Masha allah sowdo abaayo allah nabad hakugu soo cesho ❤

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Před 6 měsíci +3

    Bosaaso❤

  • @MaryamaSheiq
    @MaryamaSheiq Před 6 měsíci +3

    Ma ayagaba dhirir heli kara aa 😂😂😊

  • @hindahodan
    @hindahodan Před 6 měsíci +1

    Salan sare sawda qaalib from Barbara ❤

  • @JJ-cc6hl
    @JJ-cc6hl Před 6 měsíci +1

    Masha Allah glad you reached safe and sound

  • @rayaanofficial9688
    @rayaanofficial9688 Před 6 měsíci +3

    Masha allh xppti goroonka muqdisho miyaad umalesay waa wadan weyn❤❤❤❤❤❤

  • @Maxameddeeqodagan
    @Maxameddeeqodagan Před 6 měsíci +1

    Mash allh ❤❤❤abyo allh ku xafido macnto ❤❤❤❤❤

  • @umumaajidmaajid6080
    @umumaajidmaajid6080 Před 6 měsíci +1

    Soomaliyow cusbo u wadaa sowdo waan ku xiisney xbbt

  • @abdirizakomar7396
    @abdirizakomar7396 Před 6 měsíci

    Omaha alah asad hagio waa inaa ka so muuqdaa yutubkaga mar hada malaysia jogtid team 27na dhex gee

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Před 6 měsíci +3

    wcs wrxm wbr xpptii ❤ sowdaay marna waan kugu qoslay manta😅marna waan kunaxaay 😢

  • @umumaajidmaajid6080
    @umumaajidmaajid6080 Před 6 měsíci +1

    Hhhhh war videogan waan ba ku heystaa

  • @user-zp4jb8fr9t
    @user-zp4jb8fr9t Před 6 měsíci +2

    Raas khansiir maahanee waa raas caseer❤❤❤

  • @IfraaxSalaad-nc3dw
    @IfraaxSalaad-nc3dw Před 6 měsíci +1

    Masha allah shukran abaay

  • @simanelmi6888
    @simanelmi6888 Před 6 měsíci +3

    Masha allha abayo mcnto allha kou nabda geyo

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 Před 6 měsíci +3

    masha allaah abaayo qaali runti waa falog aad uqurux badan❤❤❤mahadsanid

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 Před 6 měsíci +1

    Wallhi sowday waxaa tahy funny socda allah ku xafido waxan ka helay sida wax u sharaxayso mesha dadka dabecada xun lagu dabibo aniga u bahane ma casunto bal qli tankle aniga xita sowday hindiya ayan u socday wan wayey bal iga so waran sowday qarashka Malaysia ma qali ba lagu tagayo

  • @maryanmohamed7847
    @maryanmohamed7847 Před 6 měsíci +1

    Asc sawdo maasha Allah Maasha Allah ku soo dhowow Malaysia hadaan ogahay waan kuu imaan lahaa waxaan deganahay australia waxaan kuu jiraa 4 saac waxaan ahay fans kaaga

  • @CalmLargeWaterfall-oj2rh
    @CalmLargeWaterfall-oj2rh Před 6 měsíci +3

    IAM form bassosso

  • @ShukriIsmail-wc6hd
    @ShukriIsmail-wc6hd Před 6 měsíci +1

    Mansha allah wankula raaxaysany vedio qurux badan waaye ❤❤

  • @salmaabdirahman9310
    @salmaabdirahman9310 Před 6 měsíci +2

    Manshalah abayo hadii ilahey idin nabadgeeyey❤

  • @user-uw7lv6yh5r
    @user-uw7lv6yh5r Před 6 měsíci +2

    ❤❤❤

  • @Idriis892
    @Idriis892 Před 6 měsíci +4

    Soda maxamuud waxan kuu ahay tageero ❤❤❤

  • @AbdirahmanMohamed264
    @AbdirahmanMohamed264 Před 6 měsíci +2

    Asc walaalo sawda wada mada horumaray maaha wada cagaar tusaale canada dhirteeda waxaad moodaysaa inay gubatey cagaar malaha bataf ayaa qalajiyey ❤❤❤❤❤❤

  • @IdilCabdi-vz3ld
    @IdilCabdi-vz3ld Před 6 měsíci

    Masha allh ❤ Calamadow waa buur G/ Sanaag kutaal🥰

  • @raxmodeeq188
    @raxmodeeq188 Před 6 měsíci +8

    ilhy safarka hakuu fududeyo lkn cawa qisa kaga fadhina sowda

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Před 6 měsíci +2

    Wcs abayo so noqosho wacan wan ku xisnay runtii dambi badhe sabri bari ino so dub i.a nasasho wacan ayaa ku rajeynaa

  • @InnocentCanoe-dy5fd
    @InnocentCanoe-dy5fd Před 6 měsíci +2

    Ma.scw sowda wxd kula yaabto nooso duub ❤

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v Před 6 měsíci +4

    Byo sawdo qiuruxey adaga iyo wllka waa isku egtihin

  • @user-io6zh3wx4s
    @user-io6zh3wx4s Před 6 měsíci +3

    Masha alha

  • @khadaraaxmedxassan6043
    @khadaraaxmedxassan6043 Před 6 měsíci +5

    Waaw wllo wad iga farxisay waxaad mooda inan kula socday

  • @MuniiraJamal-jz5us
    @MuniiraJamal-jz5us Před 6 měsíci +1

    From bosaaso❤

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 Před 6 měsíci +2

    Wcs mahadsanid❤

  • @XafsoIman40
    @XafsoIman40 Před 6 měsíci

    Masha allaah abaayo mcnto hadaa maalmo nasato qiso jaciib ah ayaa kaa sugeenaa OO dambi baare kareen ah ama mid kaloo dambi baare ah abaayo qiso cajiib ah noo soo daaa OO noosoo dhaqso abaayo mcnto insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SurprisedFountain-fl1xu
    @SurprisedFountain-fl1xu Před 6 měsíci +1

    Alha Haku nabad yeelo mcnto wan u xiisnay qisoyinkage

  • @user-oi2eh1jz3k
    @user-oi2eh1jz3k Před 6 měsíci +1

    Khayrkeeda allaha idin waafajiyo

  • @marishmoha
    @marishmoha Před 6 měsíci +4

    Dacwan ankanahay sowda cadey😂😂😂😂

  • @user-fy2ph5kc4p
    @user-fy2ph5kc4p Před 6 měsíci +3

    سلامات عجبا لك ياسوده

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed Před 6 měsíci +1

    Asc sowda maansha Allah Itoobiya iyo afrika qabaw majiree gabaw yurub ayuu joogaa Baraf ayaanu maanta kabixi kari waynay xataa caruurtii iskuul nooma tegin waa nimco ilaahay

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před 6 měsíci

    Mansha Allah, waa safar aad waayo aragnimo ku kasbanaysid. ❤❤❤❤❤

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v Před 6 měsíci +5

    Walahi waa iga qoslisey waxa tiri hilibka geela waa ku dherdheeranyan

  • @FamuunoMohaFarey
    @FamuunoMohaFarey Před 6 měsíci +1

    Sawdooy fani aa tahay qosol la dhiman rabaa wadan kayn iyo biyo eh cajiib😂😂😂

  • @Sahuuma__cadey
    @Sahuuma__cadey Před 6 měsíci +4

    ❤M.A alle meel qayr qabta ha idinkga dhigo want ku xisnye

  • @전겔리
    @전겔리 Před 6 měsíci +9

    Bosaaso ayana kala soo tagay inaa kula socdo ayaan umalaynayey lkn waxaaba is arkay anaa meeshayda fadhiya 😅😢 ilaha hanoo sahlo oo Somalia ha iga wado 😊😢

    • @XafsaMaxamuud-pd3dk
      @XafsaMaxamuud-pd3dk Před 6 měsíci

      😂😂😂😂😂

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j Před 5 měsíci +2

      😂😂😂 naa sxb aniguna qar dhan nacay isku mar alle ha inaga wado inago cafimad qabna

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan Před 4 měsíci +1

      Ale bosaso hingu nabd yelo xbbti mel an jeclhy weye aniga hadan katgo xita kama maqnnakro iyda way iqbta❤

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 Před 6 měsíci +4

    ❤❤❤❤❤❤ Aniga uhoreyomata

  • @hassanaliaisha5756
    @hassanaliaisha5756 Před 6 měsíci

    Mansha Allah wa Tabaraka Allah

  • @khadaraaxmedxassan6043
    @khadaraaxmedxassan6043 Před 6 měsíci +3

    ❤❤

  • @bilkhayrcabdirahman2603
    @bilkhayrcabdirahman2603 Před 6 měsíci +1

    Masha alleh masha alleh

  • @mahamud1889
    @mahamud1889 Před 6 měsíci +2

    Wcs wr wb tuhu
    Sowda

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 Před 6 měsíci

    Thank you for sharing

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v Před 6 měsíci +4

    Hada ma nabad tagten sawdo

  • @user-gc4is1is7r
    @user-gc4is1is7r Před 4 měsíci

    Masha allaah alle hakusonabad Caliliyo abayo sawda waw Melanie qurux badan waaye lkn somaliya kamaqurux badna ❤❤❤❤❤❤

  • @user-oj9ec8ly3g
    @user-oj9ec8ly3g Před 6 měsíci +2

    Asad. Ma. Aratay❤

  • @abdullahimohamedwiire8821
    @abdullahimohamedwiire8821 Před 6 měsíci +4

    Wcs
    Sawada

  • @axmedobsiiye4179
    @axmedobsiiye4179 Před 5 měsíci

    ❤asc wallshay sowdaay Dee diyaaraduhu wey lumaan ee xisaabta ku darso

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran Před 6 měsíci +2

    Noo soobadi qaali

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 6 měsíci +1

    ASC SCW ♥️ SCW ALLAAHU AKBAR 🤲♥️ THEN WE'LL COME BACK MAY SISTER 👑👋

  • @Qamaromar-id3mu
    @Qamaromar-id3mu Před 6 měsíci +3

    Wcs abayo❤❤❤❤❤❤❤

  • @degelkhayr
    @degelkhayr Před 6 měsíci +2

    Waad iga qoslisay kulahaa dadka dabeecada xun inay kunafisaan