ISMA ODHAN CUNUG 4 JIR AH AYA KUKASHIFAYA/WA QISO LAYALEH!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Komentáře • 122

  • @ShadiyaYusuf-h8k
    @ShadiyaYusuf-h8k Před měsícem +17

    Kalmada samirkagad janada ku galasa sidan uga helo❤ shukrn xbbti ilaahay janada ha igu kumiyo😢

  • @ShukriShacni-y2b
    @ShukriShacni-y2b Před 11 dny +1

    Alla aniga gabadhan ilahay darti ban u jeclahay labada eray ay inta badan adeegsatana aad ayan u jeclahay kuwaso ah saluu calal xabiib( scw) iyo samir kaagad janada ku galasaa sheekooyin keedana aad ayaan utaageeraa ulana socdaa mar walba wad cod macan tahy m.a allaha kubarakeeyo abayo qli janadana allaha nagu wada kulan siiyo qli dumarey kep going abayo qli

  • @user-hj5iw6yb5h
    @user-hj5iw6yb5h Před 7 měsíci +10

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @farhiaahmed6011
    @farhiaahmed6011 Před 7 měsíci +10

    Ilaahow saaxir iyo xumaan oodhanba naga bad baadi Aamiin

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 Před 7 měsíci +16

    عليه أفضل الصلاة والسلام ❤❤❤

  • @user-bc8xw7ws7v
    @user-bc8xw7ws7v Před 7 měsíci +10

    Masha allh kow ana ah salalaahu ceyhi wasalim

  • @faadumosiidcali8262
    @faadumosiidcali8262 Před 7 měsíci +6

    Allow yaanan wax sixrin subxanalah anagane yan wax sixrin wlhi ku dhwaqida ereygaas xitaa Wan necbahy Alahuma najeynaaa

  • @user-ec8ej6cm7r
    @user-ec8ej6cm7r Před měsícem +1

    Ilaahow saaxir iyo xumaan oo dhan naga bad baadi aamin aamin yaa rabi 😢❤😊

  • @fardusali9432
    @fardusali9432 Před 17 dny +1

    Mansha’Allah. Sawda sharaf badaneen hhhhhh. Kelmada. Boojo. Waan ku. Haystaa. Ololaax

  • @user-gc4is1is7r
    @user-gc4is1is7r Před 4 měsíci +1

    Subxanlaah ilaahayow iimmaanka noo adkey yaarabi maseerku waa wax jira lkn wax qaldan oo aakhiro kusejinaayo hasamey nin suxanalaah gabdho iskudayo in aad nimankiina Kasbataan adoo wax qaldan samey nin alle iimaanka ha no adkeyo insha allaah waa mahadsan thy abayo sawda❤❤❤

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 Před 7 měsíci +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أختي الغالية يحفظك ويرعاك ويرضاك يا الله اللهم امييييين

  • @MaxamedXaaji-cj4pd
    @MaxamedXaaji-cj4pd Před měsícem +1

    Maashaa.allaah.alle.haku.barakeeyo.

  • @DeeqoUbahmohamett-bx5ls
    @DeeqoUbahmohamett-bx5ls Před měsícem +1

    Iso duceeya walal dhib ban ihaysta

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 Před 7 měsíci +5

    Wcs qaali ❤
    Scw❤

  • @AbdiFataxcali-sy8be
    @AbdiFataxcali-sy8be Před měsícem +1

    Sawdo siman garashada alle haku daaho

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před 7 měsíci +2

    Subxanalah subxanalah subxanalah illahy nabadbaadi aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Před 3 měsíci +1

    Mcney ilaha ku xafido adan ku jaclahy shekoyinka ujaclahy big fun ayan ku ahay hal ayyan kugu ziyadinaya markad no duceynesid ducadda ugu danbeso intan hadad soo gartay waxad tahy qof sabir badan sabirkagana jannada ku galeysiin insha allahda danbo ka dandaay

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 Před 7 měsíci +3

    Wcs wr wb xbbti qaali sawda qalbigan ka salaamay hno ❤❤❤❤

  • @user-hj5iw6yb5h
    @user-hj5iw6yb5h Před 7 měsíci +2

    سبحان الله العظيم

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 Před 4 měsíci +1

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد.

  • @fatumaaliabdiabdi1329
    @fatumaaliabdiabdi1329 Před 7 měsíci +1

    Sawdaay Asv walalo waa run arin kaas aniga wan masayray lakin tasbiix iyo Alle bari baan oga bax sababtoo waa waali maserka Allaw naga naje !!!!!!!!! Aamiin thnks sister frm Garissa bye

  • @NimaOmar-px8ly
    @NimaOmar-px8ly Před 7 měsíci +3

    شكرا لك اختي الكريمة على هذا نصحتك ، ولكن موفق صعبة جدا اللهم اذهب عنا غيرة اللهم آمين آمين آمين 🤲🤲🤲🤲 اماساحر حده ضربة بالسيف

  • @hilaalyusuf6453
    @hilaalyusuf6453 Před měsícem +2

    Sidaan qisooyinka u dhegey sanayey bn.noqdey danbi baadhe markiiba wn fahmey in ninkeedu diley ilmahana so ceshadey

    • @ahmednuurabdi5800
      @ahmednuurabdi5800 Před měsícem

      Nacasnimadiisaa kashiftay cunuga in uu soo qaado maahayn
      Yaa dareemi lahaa

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před 7 měsíci +1

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid maserka waa waalni Alle gabdaha ha noo ga hayo

  • @SafuraHalac
    @SafuraHalac Před měsícem +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
    صل الله عليه وسلم ❤

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 Před 7 měsíci +1

    Wcs qali dumar sowda adey❤❤❤❤❤

  • @user-if1bb6fm2e
    @user-if1bb6fm2e Před 7 měsíci +1

    Wcs Drs Sallaallaahu calayhi wasalam❤❤🎉

  • @user-hj5iw6yb5h
    @user-hj5iw6yb5h Před 7 měsíci +1

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 Před 7 měsíci +2

    اللهم❤صل❤ وسلم❤ علي❤ نبينا محمد❤ صلي الله❤ عليه وسلم❤

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe Před měsícem +1

    Allhu akbar❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 7 měsíci +2

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumosiidcali8262
    @faadumosiidcali8262 Před 7 měsíci +2

    Alla jecliyaa qoso wax labarayo oo lagu wareero oo gadaal laga oganayo❤❤❤❤❤ Thanks

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před 7 měsíci +1

    Wcs wcs wcs wcs wcs masha Allah setahy wllo sharafeey ❤❤❤❤❤❤❤ illahy hakudaayo wllshy

  • @user-gf2kk4le6c
    @user-gf2kk4le6c Před 7 měsíci +1

    Masha allaah abaayo qaali wan ku salaamaya abaayi sawada

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe Před měsícem +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @user-st2qs8oy9d
    @user-st2qs8oy9d Před 4 měsíci +1

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @samiyacismaanahmed5210
    @samiyacismaanahmed5210 Před 7 měsíci +1

    Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj Před 7 měsíci +1

    Allah nama baro wax xun .shukran uqtii

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 7 měsíci +1

    Masha Allah sister ❤❤

  • @user-bc8xw7ws7v
    @user-bc8xw7ws7v Před 7 měsíci +5

    Abaayo qisoo yinka noola soo dhaqso musasal ayuu nooyahay

  • @user-ec8ej6cm7r
    @user-ec8ej6cm7r Před měsícem +1

    Salahu calhi waslm 😢😢

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Před 7 měsíci +3

    Anigu waxaan kaa dhadeeystay qisooyin aad u fara badan oo ku saabsan denbi baaris waxaan se layaabay Carabtu waalanaa soomaalida shan ayeey dheeryihiin maxaa ku kalifaya gabar guur uun u keenay inuu kurka ka jaro asagu maba laha dilkeedee muxuu gabar dadoow kurka uga jarayaa muu isaga tago dhib jeclaa bisinka

  • @omarhaashi9990
    @omarhaashi9990 Před 7 měsíci +1

    Swc Jazaakallaahu kheyr wllo ❤❤❤❤

  • @lijhghhj6758
    @lijhghhj6758 Před 6 měsíci +2

    Mahad sanid wllshy qaa ❤liحفظ الله

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Před 7 měsíci +2

    alle iimaanka hanagu simo

  • @user-rf8mf6rf5n
    @user-rf8mf6rf5n Před 7 měsíci +1

    Amiin amiin yaa allaah

  • @safaabdi2573
    @safaabdi2573 Před 7 měsíci +2

    Illhay hakubarakeeyo wllo sawda ❤❤❤❤

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 Před 7 měsíci +1

    Allow wxn kaamagan galne sixir yaa Allah

  • @Sulekhahassan123
    @Sulekhahassan123 Před 7 měsíci +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 7 měsíci +1

    WCS WALAAL 👋 SCW ♥️ SCW ♥️ ALLAAHU AKBAR 🤲 SCW ♥️

  • @user-zv4cm2xc2y
    @user-zv4cm2xc2y Před 7 měsíci +1

    Subxanalh allow naga fogey sixir iyo baqti yarabi

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Před 7 měsíci +1

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا و شفيعنا محمد بن عبد الله ❤❤❤

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Před 7 měsíci +1

    Subxaanalaah waa yaab😢

  • @kaltuumabdulle3202
    @kaltuumabdulle3202 Před 7 měsíci +1

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 Před 7 měsíci +1

    Dayr Azuur
    Z iyo S Wa kala duwanyihiin

  • @hirsiegal6072
    @hirsiegal6072 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤ good job mahadsanit

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Před 7 měsíci +1

    Wcs xabibti gaali ❤❤❤

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 Před 7 měsíci +1

    Wcs scw mahadsanid

  • @user-gx5lv9th3o
    @user-gx5lv9th3o Před 7 měsíci +1

    subxanaallah ilaahybnu kamagn galnay sixirka

  • @user-fp6zs1nk3x
    @user-fp6zs1nk3x Před 7 měsíci +2

    Wcs

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 7 měsíci +1

    Wcs walaashey sowda cadeey waan kusalaamay inbadan

  • @user-kc8zr2fu6t
    @user-kc8zr2fu6t Před 7 měsíci +1

    Subxaanalaah
    Alowna
    Astur

  • @MusbaxAhmed-ey9de
    @MusbaxAhmed-ey9de Před 7 měsíci +1

    Subxnalah alah ayan kamgan galeyn sixir iyo sharodhan

  • @IqraYuusuf-q8t
    @IqraYuusuf-q8t Před měsícem +1

    M.a😂😂😂❤❤

  • @user-kx7qz2wn1r
    @user-kx7qz2wn1r Před 7 měsíci +1

    Abaayo lado dhakhso hadakadib qisyinka qaaliyey❤❤❤❤

  • @user-zl9ik4hf8g
    @user-zl9ik4hf8g Před 7 měsíci +1

    Wcs walaalshay qaali 🙋

  • @MaryanDagan
    @MaryanDagan Před 7 měsíci +1

    Saxir wa gal gbdhow hada masayrtan ale unoqda o ale barya o is qurxiya lkn iska ilaliya wxas okle alow hana fitnayn

  • @user-pc4dt2gy5b
    @user-pc4dt2gy5b Před 7 měsíci +1

    Bisnka allaw khaatimada noo hagaji

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 Před 7 měsíci +2

    Cws❤

  • @XawoAli-vu7ud
    @XawoAli-vu7ud Před 7 měsíci +1

    Bisinka wa qiso qatar ah

  • @user-fl4yv3or6n
    @user-fl4yv3or6n Před 7 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamarti348
    @jamarti348 Před 7 měsíci +1

    M.a waan ku wataa ee nosobadi sheekoyinka

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 Před 3 měsíci +1

    Sawda je préfère tes vidéo mais ton vidéo parle toujours la majorité des hommes qui fais chose incroyable où sont les femmes les video qui fais incroyable

  • @asiaqurux
    @asiaqurux Před 7 měsíci +1

    Wcs wr wb
    SCW ❤

  • @NuurNaax-xe6iq
    @NuurNaax-xe6iq Před 2 měsíci +1

    Ani haddan sheekada qiiyaso ninkrleeda baa dilay gabadha

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před 7 měsíci +2

    Insha Allah wllo

  • @MaxamuudQoorgaab-uo4hz
    @MaxamuudQoorgaab-uo4hz Před měsícem +1

    Dumarku hadii budka lala wadaago waywaashan

  • @hadillaium
    @hadillaium Před 7 měsíci +1

    21:55 daacada u qosley wlh😂😂 qadiyad sharaf lee iga dheh carab sharaftii bay hor carareen😂 23:28 sax wye ama hada fahmi weydo ine kla tagaan waaxey saaxirka bismillah asna mxa u geynaayo qof baniaadam dilkiisa inuu iska furo ahyd uu ilmaha asga haysto khalaas Alle xaqa hangu toosiyo sheekdan cashra bdn baa ku jira mahadsanid 😊sowda❤

  • @Fihiimaibarhim
    @Fihiimaibarhim Před měsícem +1

    😢😢

  • @user-ee4kx6gz8t
    @user-ee4kx6gz8t Před 7 měsíci +1

    Wcsw sawdo seetahay abaayo

  • @user-hn3kr6bo5p
    @user-hn3kr6bo5p Před 4 měsíci +1

    Wllhi waa yaab😢

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed Před 7 měsíci +1

    Asc anigu into aanad sheegin in ninkeedii dilay ayaan gartay in uu ninkeedii dilay markii aad tidhi inankii yaraa ayaa gurigii goodie jooga

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 Před 7 měsíci +1

    Waa khalad inuu dilo maysagaa dhalay

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 Před 7 měsíci +1

    Sawda hadaan is tijaabiyo waxaan u maleynayaa in hooyadu cunuga aysan qorin, ninkeeda inuu dilay cunugana soo ceshtay easy!

  • @MankavicKaka-ft3uv
    @MankavicKaka-ft3uv Před 7 měsíci +1

    M.A🎉

  • @CaishaMaxamed-w2i
    @CaishaMaxamed-w2i Před 10 dny

    Mish❤❤

  • @habbooncabdulhired8456
    @habbooncabdulhired8456 Před měsícem +1

    Markii aabihi gabadhu yidhi waligeed kaligeed masoo safrin baan ninkeeda ka shakiyay inuu dilaaga yahey wuuna noqdey

  • @CaishaMaxamed-w2i
    @CaishaMaxamed-w2i Před 10 dny

    M.sh❤❤

  • @HodoMohamud-pv7zt
    @HodoMohamud-pv7zt Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤

  • @user-ws8li5uy3e
    @user-ws8li5uy3e Před 7 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv Před 7 měsíci +1

    Subxanallah mee iska furto hadaysan u dul qadan karin nag 2aad ma saxir u geeye io alle ka fogansho ilahow qatumada qeer nogu qatin😢

  • @QamarMohamed-zu7wo
    @QamarMohamed-zu7wo Před 7 měsíci +1

    Soodha dhawada Ayan Kaga banay

  • @mulkisaid8385
    @mulkisaid8385 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r Před 7 měsíci +1

    Wcws wrwb SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Adeer mcnto sida aad noogu duceeysid marka aad barnaamijka fureeyso iyo marka aad barnaamijka xireeyso Aniguna sidaas si lamid ah ayaan kuugu duceeynaah Adiga Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Aamiin Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Asxaabeey waxaa eey naga cosataa gabadheen inaan sheergareeno iyo like aan usaarno waayo juhdi fara badan ayey noo gelisaa Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha nagu kulmiy Janada dhammaanteen Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guuleeyso Insha'allah GUUL GUUL Falastiin Insha'allah //////

  • @Qamaromar-id3mu
    @Qamaromar-id3mu Před 7 měsíci +1

    Wcs macanto

  • @SamsamAbshir-jd6bx
    @SamsamAbshir-jd6bx Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @CanabAbdullahi-ke1dr
    @CanabAbdullahi-ke1dr Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 Před 7 měsíci +1

    Ninkeeda dilay waa sidey ilatahay 12:49

  • @RayaanAwil
    @RayaanAwil Před 7 měsíci +2

    Maskiin ari muu umaleyay wuuba kanolyahaye muu kaharo balo hadhif sate🤦

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Před 7 měsíci +1

    Waxaa sababey maseeyrka marka dumaroow maseeyrkiina kontrola