Trump oo Latoogtay & Kala Cararka Maraykanka Kataagan Goobta Lageeyey Trump

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

Komentáře • 33

  • @AbdifatahApdishahid
    @AbdifatahApdishahid Před měsícem +3

    Ilaahay wxn ka baryayaa inuu baqtiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @HawaShacir
    @HawaShacir Před měsícem

    Mcalin waa damiir xume iska daa yee wax makasheegikarta❤❤❤❤❤allow hanuun nasii hadaa nahay soomaali ❤❤❤❤❤mhdsnt maclin❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 Před měsícem +3

    Yes❤❤❤❤❤❤

  • @Gahtaan.
    @Gahtaan. Před měsícem +4

    Inuu iska baxa ayeey aheed 😢

    • @Apthirahman--ahmet1
      @Apthirahman--ahmet1 Před měsícem

      Oo waaba ka walwaysa miya yuhuudka
      Ma waxad ilowday inuu aad u nacbaa muslimiinta barigii uu xilka hayay
      Wlhy joe biden baa dhaama
      Haderna wuxu ballan qaaday inuu sii xoojinayo

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre Před měsícem

    ASC aaway soomaaliya ooeheshiis ah dunidana la heshiis ah ma cagsi baa wax walba oon maqalney marka marxuum xasan lagu wareejiyey wadanka yasir Allaah 😢.

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před měsícem

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Před měsícem

    Asc. Xaashi. Intad kusoo kordhisay. Dhacdooyinka calamka. Ee dheer. Waxay kaa mashquulisay. Wararka deg dega ah. Ee aad markiiba. Aad soo tabin jirtay. ❤❤

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 Před měsícem +2

    Ilahay gaalada haysku jabiiyo.. mareykanka oo dagaal sokeeyo ka dhaco dan wayn ayaa inigu jirta muslim ahan

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w Před měsícem

    Somalida iyo Yuhuuda ayaa isku dhaqan ah xashiyow

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Před měsícem

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 Před měsícem

    Waa Rune Iraan Maxay Nayeeshay Carab,bay isqabteen Waana Ooga Hiilibayaa Dowladnimo Maahan !!

  • @yusra2501
    @yusra2501 Před měsícem

    Dalka adaa ka dhiga xasan inuu leeyahay sida xun ee ad ugu hilisid cadowga somaliya

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před měsícem

    Dad aan dalkod jeclen Somali Lee laga arkay Somali dalkod qabiil ka ayey ka jecel yihiin

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax Před měsícem

    Hassan shiikh Waa bac qofkii raba isticmaalo marka maxaa caqaad lagala yeelanayaa?

  • @safia6763
    @safia6763 Před měsícem

    Auguri Trumbi Next

  • @Subeyriga
    @Subeyriga Před měsícem

    BEENAALE IRAN WEY OGTAHAY IN SOMALIA UN MAAMULAYEN WAKHTIGII

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Před měsícem

    Horta adigu naftaada ka bilow taad dadka somaliyeed usheegeyso adigiiba daaroodnimadu ku biya dhigtey dadkana waxad leedahay qabiilkiina ha difaacina sidey suurtagal unoqoneysaa

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane Před měsícem

    Xaqiiq soomaalidu Dan_guud iyo dalba ma dhisan karaan inta ay dadka xunxun ay taageerayaan

  • @AbdifatahApdishahid
    @AbdifatahApdishahid Před měsícem

    Wa 131 cod😂

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 Před měsícem

    Iran😂jac miye naku fhajisayy😂😂😂😂 8:41

  • @yusra2501
    @yusra2501 Před měsícem

    Kuwalo xasan

  • @axmedisman7427
    @axmedisman7427 Před měsícem

    Wax ka jira ma jirto kalaa taga waa dhilodhin

  • @user-dl2qv8xc4p
    @user-dl2qv8xc4p Před měsícem

    Layaab oo adigu maad isbadashid wax adigu aad ku sugantahay miyaad dadka kawaaninee hhhhhh
    Farmaajo waxa aad u baabuuninayso maalin walba waa maxay hhhh sow nin jeclaysi iyo qabyaalad maaha

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla Před měsícem

      Farmaajo ilaahay ha barakeeyo qabri ma qodan hooyana buushkeeda kama dumin oo kama oohin iimaan ilaahay kama qaadin wuxuu ahaa nin wadanka horumarimarinaya ciidan tayo leh dhisayey wuxuuba xasan dhiiqo burburiyey

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Před měsícem

      Waxaas qof la rabto ka ahaw😂😂😂

  • @haamidaweys2963
    @haamidaweys2963 Před měsícem

    Adiga qabiil wax ku tageero farmajo qabiil baad ku tagarsabtahy

    • @cabdallacagey2632
      @cabdallacagey2632 Před měsícem

      😂😂😂😂😂😂 oy nooh 😂😂😂😂

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 Před měsícem +2

      Qabiil kuma taageerin asagu ee somalida badankeed baa taageertay faramaajp😊

    • @abdirahmanhassan6903
      @abdirahmanhassan6903 Před měsícem

      Asc adiga tan waxqabad makutagerta .80 safara diyad qasa kuma tageero .dowlada dadkeeda uron qofnacee majiro ceebta alow astur somaali waa ogtahay qofki uron.mihi farmajo qabiilkisa walaa xasan.

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Před měsícem

      Oromo Somali maa tahay horta?😂