10 Dardaaran oo Nolosha ah || Ustaad Hamse Habiib

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 11. 2023
  • 10 Dardaaran oo Nolosha ah || Ustaad Hamse Habiib
    Razeen Training Center

Komentáře • 61

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Před 8 měsíci +25

    Ustaad run ahaantii muddo kooban oo dhowr bilood ah aan kugu xidhnaa waxan kaa faaiday waxyaabo badan oo aan noloshaydana ku dabaqay allaha kaa jasaai siiyo.❤

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr Před 20 dny

    الله يبارك فيك وجزيت خيرا يا شيخنا ❤

  • @mohamedshuuke9855
    @mohamedshuuke9855 Před 7 měsíci +3

    xxaqiiqdii ustad waxbadan baa kaa faaiday waad mahadsantahay wxaa kaala socdaa mgaalada Galkcayo waana jclaan lhaa in aad mar noogu timaado galkacyo oo dowro na siisiyo
    khulasaynta buugaagta iyo fikradaha aad na la wadaagto aad baan ugu faa idnay
    MAHADSANID

  • @ahmedaaro3863
    @ahmedaaro3863 Před 8 měsíci +3

    Sheekh, macalin, ustaad Xamse Xabiib Xuseen alle haku sharfo labada daaroodba

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf267 Před 8 měsíci +8

    10ka qodoba waa
    Waxa wanaagsan aad samaynayso ee wanaagsan dadku way hadlayaanne ha uga tegin.

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 Před 8 měsíci +3

    wcs sh. xamse jazaaka allah kheyr

  • @abucabdulaahi
    @abucabdulaahi Před 3 měsíci

    Maasha Allaah Tabaaraka Laah. Sheekhii culuum badan buu isku fuuqsaday, wixiisiiba Nuurun Calaa Nuur weeye. Allaahumma Baarik

  • @user-xl2gx2nf1i
    @user-xl2gx2nf1i Před 8 měsíci +2

    MashaaAllah ustaad hamze habib

  • @tooxowwallalka6260
    @tooxowwallalka6260 Před 8 měsíci +1

    Masha Allah ustd Hamze Allah kubarakeyo

  • @samiircadeofficial7302
    @samiircadeofficial7302 Před 7 měsíci +1

    Masha allah Ustaad ilahey haku barakeeyo runtii wax badan baa ka faaidey Jazaakallah ❤❤❤

  • @Abdiikafimohamedahmed3586
    @Abdiikafimohamedahmed3586 Před 8 měsíci +1

    Ilalahay ka sharfo ustad

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 Před 8 měsíci +1

    Guulayso Mudane!!

  • @NaimaSheikhabdulqadir
    @NaimaSheikhabdulqadir Před 6 měsíci

    Jazakallahu khayran ustad

  • @yussufibrahim3640
    @yussufibrahim3640 Před 7 měsíci

    Ustaad aad iyo aad ayaad umahadsantahay جزاك الله خيرا

  • @aadgaad57
    @aadgaad57 Před 8 měsíci +3

    Mahadsanid ustaad

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Před 8 měsíci +2

    Shukran 👏🤝

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Před 7 měsíci

    Jazak allahu khayr ustaad

  • @ayaanlemahamed5234
    @ayaanlemahamed5234 Před 7 měsíci

    الله يبارك في علمك ،استمعت الدرس الذي سُجِّلَ في الترات المسجل لعلماء الصومال ، وهو كتاب المقولات العشرة في علم المنطق وأنت قارئ هذا الكتاب والله صراحة استفدت منك علما كثيرا

  • @user-fb3uj2om6g
    @user-fb3uj2om6g Před 7 měsíci

    ustaad khayr alle haku siiyo aamin

  • @xamsecumar843
    @xamsecumar843 Před 8 měsíci

    جزاك الله خيرا الجزاء
    Mahadsanid Sh. Xamse

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli Před 6 měsíci

    Ustaad vidio yadan oo kale soo badi
    Mahadsanid❤❤

  • @mustafasaalax1290
    @mustafasaalax1290 Před 8 měsíci +1

    جزاك الله خير الجزاء

  • @Qurank683
    @Qurank683 Před 7 měsíci

    Jazakalaahu khyr❤

  • @AxmedZaki-rr8tc
    @AxmedZaki-rr8tc Před 7 měsíci

    Ustadii xaqiiq waxaan ka bartay wax badan ilahay miisanka xasanaadka hakugu dare sheekh xamse xapip mansha allh inasha allha Wan ku arki maruun

  • @user-rg6hh2nv9m
    @user-rg6hh2nv9m Před 7 měsíci

    أستاد جزاك الله خيرا

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 8 měsíci +3

    Waa talo Qiima Badan aad iyo aad

  • @hasanaden4805
    @hasanaden4805 Před 8 měsíci

    jazka Allah Ustadh , waxbadan ayaan kaa faiiday ❤

  • @diiriye9guure856
    @diiriye9guure856 Před 8 měsíci

    Mashaa Allah Ustad Xamze

  • @ilyasmuse2100
    @ilyasmuse2100 Před 7 měsíci

    Masha Allah sheekh

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Před 8 měsíci

    جزاك الله خيرا

  • @AliHassan-yo8eq
    @AliHassan-yo8eq Před 7 měsíci

    Allaha xifdiyo ustaadka

  • @libanmohamed269
    @libanmohamed269 Před 8 měsíci

    jasaakallah ustaad

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 Před 8 měsíci +1

    mahadsanid ustaad

  • @ahmednuuromar1906
    @ahmednuuromar1906 Před 8 měsíci

    Jasakalaa ustaad ❤

  • @rRdwanmaxamud
    @rRdwanmaxamud Před 7 měsíci

    Masha Allah

  • @ismailofficial6454
    @ismailofficial6454 Před 8 měsíci

    Waa mahadsantaY ustaad wa kugu faaiidayee❤

  • @user-lo7mv4ki1c
    @user-lo7mv4ki1c Před 8 měsíci +1

    Mhdsanid ustaad

  • @mafahow67
    @mafahow67 Před 8 měsíci +2

    Buugaas sheikh magaciisa nalasoo wadaag.

  • @salmanosman3966
    @salmanosman3966 Před 7 měsíci

    Mashallah

  • @user-lp3wh5pe3m
    @user-lp3wh5pe3m Před měsícem

    ❤❤❤❤

  • @hassenguled82
    @hassenguled82 Před 8 měsíci +2

    Asc ustaad Hamse runtii aad ban kugu xidhanahay aadna wan kuu jecelnahay wax badan barnamijyadadu waxtar wayn bay noo tareen hadaad kartid ustad jigjiga nogu imo.

  • @Abdi1t
    @Abdi1t Před měsícem

    Ustaad waxa aan jeclaan lahaa inaad barnamij kan ku xijiso barnamij waqican iyo diiteena isku xidhaya.

  • @maxamedsuldaan6333
    @maxamedsuldaan6333 Před 4 měsíci

    Ustaad xamse ustaad arday ayaan ahay in badan hayankaygu wuu sareeyay ustaad xanuun kadib iyo caafimaad waxaan isku arkay xaga nafsiyan in aan ujabay oo
    Waxaan arkay war war hurdo yari baqdin iyo shaki xanuun aan iba hayan baan kabaqayaa
    Noloshii in aan hore usocdo waan awoodi waayay
    Alle haku sharfee ustaad maxaan isku daweeyaa oo aad igula talin lahayad
    جزاك اللة خيرا

    • @MASNADARAJO
      @MASNADARAJO Před 3 měsíci

      Wlaal Ana dhibkno kle lakulmy waxa idheera cabsi saida istiqfaarta iyo saliga nabiga scw kudedal

  • @NuradinMohamed_
    @NuradinMohamed_ Před 8 měsíci +1

    Sayidii Shukran❤

  • @yoonisibraahim7447
    @yoonisibraahim7447 Před 8 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @user-wn9gy4mi7l
    @user-wn9gy4mi7l Před 4 měsíci

    Asc m.a Allah Kaa abal mariyo wanaga ad nosogudbinayso lkn ustad qodobadan wan qoray waa 9 ee 10 ma ahan midkii 10 aad wan kadhexwayay

  • @JaamacC.raxmaan
    @JaamacC.raxmaan Před 8 měsíci +1

    @mustafe

  • @aminaadan3006
    @aminaadan3006 Před 7 měsíci

    Ustaad Aadbaad U Mahadsantay, Waxaanan ka mid ahay Umadda Soomaaliyeed Ee Waxbadan Ka Faa'iday Aqoontaad la wadaagayso.
    Ustaad Magaaladii Hargaysa Waxaan Ka La'ahay Buugaagi Boqol Mashruuc Iyo Mashruuc, Hadii Uu Jiro Meel Uu Baaqi ku sii yahay Ila Wadaag Mudane.

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189  Před 7 měsíci +1

      Mr Amiin
      dabcaddii koowaad way dhamaatay dhawaan waxaan rajaynaynaa inay ina soo gaadho dabcaddii labaad mahadsanid

  • @user-rg4so9vd4b
    @user-rg4so9vd4b Před 8 měsíci +1

    Sheeky

  • @abshirmohammedali5931
    @abshirmohammedali5931 Před 8 měsíci

    M.a ustaad Xamze Alle haku dhowro

  • @dannanemedia6445
    @dannanemedia6445 Před 7 měsíci

    أستاذي الفاضل حمزة حبيب حفظك الله

  • @oumalkerfarah848
    @oumalkerfarah848 Před 8 měsíci +1

    the title of the book and the name of its author please, thank you

    • @bishaarcawil2021
      @bishaarcawil2021 Před 6 měsíci

      You can see the Author’s name and the title of the book appears the first minutes of the video the tile is “Anyway”

  • @diiriye9guure856
    @diiriye9guure856 Před 8 měsíci +1

    Haka daalin dadaalkaas

  • @muxiyadiincali2478
    @muxiyadiincali2478 Před 3 měsíci

    جزاك الله خيرا

  • @axmedciise1785
    @axmedciise1785 Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤