XAASKII AHN ABDINASIR MUUSE DAHABLE OO FARIIN XASAASIYA LA WADAAGTAY DAWLADA & DADKA SOMALILAND

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • XAASKII AHN ABDINASIR MUUSE DAHABLE OO FARIIN XASAASIYA LA WADAAGTAY DAWLADA & DADKA SOMALILAND

Komentáře • 24

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 Před 15 dny +2

    Mashaa alaah waa in dawald iyo shiciba la garab galaa

  • @kaisehassanjama2075
    @kaisehassanjama2075 Před 15 dny

    Illahay ha u Naxariisto Ehelkana Samir iyo iimaan haka siiyo Aamiin

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 15 dny +1

    Alleh hawnaxariisto wll xaqiisana alleh ayuu ka heleyaa

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Před 15 dny +2

    Illaahay how naxariisto illaahay xaqiisana ha muujiyo cidii sidaa foosha xun udishayna illaahay haka shifo soo dhakhsa ah how kashifo

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o Před 15 dny +1

    Ilaahay. Haw naxariisto Caruurtaasna. Hakuu. Ilaasho

  • @abdirasheedwarsame5876

    Ilaahay ha u naxriisto Cabdinaasir ,ehelkiisiina samar iyo iimaan ha ka siiyo.

  • @xasannoor487
    @xasannoor487 Před 15 dny +1

    ilaahey naxaniitii haka waraabiyo ehelkiisiina samir haka siiyo cadaw s
    oo jireena ayaa dilay

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před 15 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Před 15 dny

    😢😢

  • @hamzehariir
    @hamzehariir  Před 15 dny +1

    www.gofundme.com/f/justice-for-ahun-abdinasser-muuse-abdirahman-dahable

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 Před 15 dny

    Waxa dilay Maxamuud Xaashi. Allah dhulka hala gooyee...

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o Před 15 dny

    Cadaalada. Waad. Heleysaa. Waayo.ilaahay. Xaquu. Qaadaa

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 15 dny

    Waxaso dhan xasan Sheq ayakamasuula

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 15 dny

    HASSAN SHEEKH BAA LOO HAYSTAA IF OYO AKHIRABA

  • @maxamedcumar3574
    @maxamedcumar3574 Před 15 dny

    Maxaa xamar ku geeyey cadaw gurigii ee faqash ku hoos dhigY wll cadaalad xamar ka heli maysid kuwoogi ayan haysan

  • @user-jv6pl4lk6k
    @user-jv6pl4lk6k Před 15 dny

    Hargaysadaada. Was. Mooryaanta. Xamarfadhidaa. Dishay. Adeer. Waana. Lala. Xisaabtzmi. Doonaa. Dabcan. Tii. Ilaahayna. Waysugaysaa. Hargaysi. Adeer. Dadkeeda. Madisho. Dulibaad. Tihiine. Idinkaa yaqaana. Dilka. Iyo. Balaayada. Laakiin. Ilaahaybaa. Xaqiisa. Soo. Saaridoona. Inkaarqabooyinka. Sidaxun. Udilay

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Před 15 dny

    Faadlan dhamanbaa umada somaliland ku abtiirsada waa inay garabsiiyan una hiiliyan walashood iyo abdi naasir dahablee garab istaaga garab istaguba waa hiil talabad dawlada somaliland waa inay kharashka looyarada iyo wixikake loo baahdo kugarab istagan fixilna shacab iyo dawlad isku gashano wixi dhaqalana laga tageero waa lama hiraan waa inaynu sii dag daga uga hawlgalo isku garab istaagno dhamanteen mahadsanidiin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 15 dny

    XAASKA IGA GAADHSIYAA HAL QOF IN AANEY LA WADAAGIN WIXII XOG AH ILAA MACKAMDA .LA TAGO XATAA HOOYADA OYO ABAAHA HADEY NOOL YAHIIN JA LA WADAAGIN LAWERDA KALIYA LA WADAAG
    WAXAA DHIVI FOONTA IN DAD LACAG BADAN KU SOO DIRAA ISKA DHUGAAN DAD DAR ILLAHEY KU CAWINYA LAKIIIN WAXEY NOQAN KARAAN DAD SIRDOONKA SOMALIYA SOO DIREY AMA IYGBA ISKAGA KAA DHIGI DOON DAD SHACAB AH PO TUJAAR HARGEISA JOOGA XAMARA JIOGA AMA QURBAA JOOGAA OO DAR ALLA KU CAWINYA AMA QABIILKA MARXUUNKA SHEEGANYA AMA KAGAAGA
    WARKA OO DHAN WAX XOG AH HA LA WADAAGIN HAL QOFNA SUUG INTA MAXKAMADA LA TAGEYO INSHA ALLHA WAA LAGU SOO XIDH MALINTA LA SOO XIDHO MAG HA QAADAN DILA DHEH

  • @mohameddarar4813
    @mohameddarar4813 Před 15 dny

    Gabadhaa walaal sheen wax dhaba ayay tilmantay shacabka somaliland iyo dawladooda lobahan yahay inay kakawaban

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 Před 15 dny

    Faqashtii iyo dhasheedii weli way na ugaadhsanayaan hadaanu reer somaliland nahay gaar ahaan Isaaqa

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 15 dny

    Sorry ninkagih waxaa dilay irir samaleh markan ku shegoh runtah waxan hubah in ninkagih inay dilen hargaysah iyo xamar waxad dhax gashay mafiyo iyo moryan ku dagalamaysah siyasad

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr Před 15 dny

    Fulaydii dilay Cnaasir M Dahable, markasta oo aad labadaa ubad ah aragtaan, muraayada isku yara eega. Tii Allana meel bay idiin taaal, Illaahay ha u naxariisto dhmnteen na samir iyo iimaan haynaga siiyo. Justice will prevail.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 15 dny

    Xanuunbaad ku soo kortay.
    Uqdad ayay ku soo kortay.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před 15 dny

    Snm waxay udhalatay dadky siddii xolaha loo khalay khaarnaa dadkodaa uu arqayaa mantanaa toi unbaa tagaan rer somaliland waa iney cadalaad tiyo leyskudubanyhay wamar la tussa inaan lailawiin i