Mala socotaa magaalada ugu casriyeeysan Afirka ee laga hirgeliyey dalka Kenya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 01. 2024
  • Konza City

Komentáře • 22

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 5 měsíci +2

    Masha allah keep going brother i will invest insha allah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 4 měsíci +1

    Lixdan iyo Afar KM ayaa Nairobi

  • @amun6894
    @amun6894 Před 5 měsíci +3

    Wadankena no dhisa wadankeena ya u maqan

  • @engahmedsection5071
    @engahmedsection5071 Před 5 měsíci +1

    Mansha alllah good progresss.❤🎉🎉

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 Před 5 měsíci +1

    Subeyba 100k hala gadhsiyo somaliyey si dhaqso ah . Qofka wanag so kordhiya walagarab istaga.

  • @abdigeedi8931
    @abdigeedi8931 Před 5 měsíci +2

    ❤❤❤

  • @saidamohamed8097
    @saidamohamed8097 Před 5 měsíci +3

    Sax Nasteexo aan la qabaa aaway dalkeenii isaga nagu qanciya oo dhisa Kenya ma anagaa leh caqligu ha shaqeeyo dhul aa lahayn dateen ku joog aa la yiri

    • @saidamohamed8097
      @saidamohamed8097 Před 5 měsíci +2

      Dareen ku joog aa la yiri

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 Před 5 měsíci

      Waa run walaal dalkeenii baa u baahannin lamaalgaliyo Waaba ka xanaaqaa xayeesiiska meel aan wadankeena ahayn

  • @Farah-iy5sy
    @Farah-iy5sy Před 5 měsíci +1

    Asc wr wb abaayo sideen kula xidhidhi kara

  • @user-bm1xs9um9p
    @user-bm1xs9um9p Před 5 měsíci +1

    wangrtaay tajirniimo maidabeysay iwadshekadaaa

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 Před 5 měsíci +4

    Somaliya maa laga dhiso marka dhul islamed naloo dhisaayo

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Před 5 měsíci

      Ilahay wadnka aminya noga diga

    • @2daysago_
      @2daysago_ Před 4 měsíci +1

      😂😂caqli xumaa dadkam dhahaayo dalka mala maal galiyo. Yaa isku aminaayo meesha umada iscunayaan aan naxaaris jirin iyo walaalnimo. Dadkaas maa dabaqyada iyo daarahaas udaahaayo. Hal qarax oo lagu dhufto ayaa balaayin doolar qasaarin karo

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 4 měsíci +1

    dhulkan waxaa logu talah galay moryantah iyo mafiyadah somalidah ah xolahah lagah so dhacoh somaliyah in lagu mal geliyoh wadamadah

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Před 5 měsíci +1

    Asc suhayba please abaayo fariintaan naga gaarsii ganacsadayaasha maxaa diidaya in wadankeena ay noo maalgaliyaan si dalka loogusoonoqdo macana wayn masamaynayso in maalin walba dal aanaan lahayn na loo xayeesiiyo. Waxaan kalio Fiican iskuula tayaleh in laga hirgaliyo dalkeena hooyo si wadanka loogusoohirto Mahadsanid

    • @user-rf3so1js2t
      @user-rf3so1js2t Před 5 měsíci

      Isku halayn male walalo dalku waa laga qarxinayaa midakale taajirku

    • @Amiin-dk6tu
      @Amiin-dk6tu Před 5 měsíci

      Mesha bakaraha la qarxinayo baad leyddahy hala maal gashto sxb dalkayna anaga cunay

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 5 měsíci +1

    😪😪😪😪😪 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah.

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Před 5 měsíci +1

    War Somali kal ka disha

  • @umuashakin7791
    @umuashakin7791 Před 5 měsíci

    Ninkan sidee ayn ku helaa nambarkisa please