Dhaanto Cusub Axmed Budul Quruxda Iyo Xishoodka Hablaha D D S I

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 07. 2024

Komentáře • 329

  • @simancadeey2170
    @simancadeey2170 Před 7 lety +52

    Allahi iga beerayoow caasi kuguma ahi ogaaden long life gabdho akhlaaq iyo asluub bada💋💓

  • @abdifatahissa8825
    @abdifatahissa8825 Před 5 lety +5

    Wa hess shidan oo tilmamisid quruxda, xishod iyo sharafta gabdaha somalida salan sare axmed budhul iyo reer jigjiga

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 4 lety +6

    Al fanaan axmed budul is the father of dhaanto in geeska Africa I am from Xamar cadeey wxn jeclaan lahaay inuu Xamar soo gaaro waa hooyga soomaali weyn

  • @kaderabdi809
    @kaderabdi809 Před 2 lety +6

    Gabdhaha ogaadeen ❤✌

  • @khaalidsayid6865
    @khaalidsayid6865 Před 9 lety +4

    maanshaa alaah caadi ma aha boqorka dhaantada axmed budul ismaaciil codka xaga ciyaarta

  • @munaabdulrahman403
    @munaabdulrahman403 Před 5 lety +15

    Wwwwww idin jiceliyaaa ogadeeen inmedarayal hore usocda cadawgiinu cagta hosteeda waaa inaaan darwiisheed

  • @KORNEIL-TRAVELER2
    @KORNEIL-TRAVELER2 Před 4 lety +4

    Xishoodkiyo quruxdooda gabdhahanaga loogu xushaaye❤🇸🇴

  • @abdinasirismail333
    @abdinasirismail333 Před 9 lety +38

    ManshaAllah, absolutely beautiful, Qaasatan Gabadha Jaleecada cajiibka leh, dharka madow oo geeska ka dhaantteyneyso - war Ina abtow Quruxbadanaa gabadha,

  • @maxamedlakiman7775
    @maxamedlakiman7775 Před 9 lety +3

    manshaa alaah axbudul iyo coxaha qaryan dhoodaan ee s,i,d,d,i
    waxaan soo xasuus tay waayo waaayo iyo dhulkii hooyo

  • @ahmedbusuri8236
    @ahmedbusuri8236 Před 4 lety +7

    Iskawaran haygatagin kaamatago
    Dhuux ogaden long life

  • @issaabdi6210
    @issaabdi6210 Před 3 lety +3

    Love you from Kenya garissa cadey

  • @sacdiyacabdi8394
    @sacdiyacabdi8394 Před 9 lety +4

    wooooooooooooooooooooow in ba cadi maha dhaantodu nice song axmed budul maan sha allah ilhaysa ha kuku wado codkagaga quruxode badaan adraa cooooooooool dhaanto

  • @kalsonfarah8388
    @kalsonfarah8388 Před 2 lety +2

    MashaAllah axmed budul waliga jiroow joog

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 Před 7 lety +27

    ala bisinka rabbiyow yananalagacunin hablahayaga iyo inamadayada quruxdabadn masha Allh Tabaraka Raxman Allahii igaberayoow mahadaaa aaaaaaax wan jeclahy dadkaygiiii miyaan cidba lasimaaa

  • @kaderabdi8241
    @kaderabdi8241 Před 2 lety +3

    Gabdhaha ogadenia 🇬🇲🥰🥰🥰

  • @habibomohammed282
    @habibomohammed282 Před 3 lety +4

    Jigjiga from ogaadeen

  • @mohamedhuruse754
    @mohamedhuruse754 Před 6 lety +11

    Masha allh Allho Nooda hablaha Darood

  • @ismo_official
    @ismo_official Před 4 lety +4

    Dhaanto aaad umacaan
    Laguna amaanayo gabdhaha
    Soomalida
    Salaaan sare
    From Somaliland gabiley

  • @ramimoheartenbille6317
    @ramimoheartenbille6317 Před 6 lety +6

    Hoygi hoyady igu dhashy Wale waan uxisay xishoodkiyo quruxdooda gabdhahanaga loogu xushaayey

  • @nimcaladan.5753
    @nimcaladan.5753 Před 9 lety +4

    masha allaah, wlhi..A. budul caadi mahaa.dhinac walba..haday tahay.action..lebis wanaag..iyo.,codka,.lkin bal halmar waxad samaysaa hees khusaysa guud ahaan hablaha somaaliyeed..waa codsi..maha inaan hablha dds..amaan u didanahy.

  • @ajialmohammed1012
    @ajialmohammed1012 Před 9 lety +23

    wow wow mr ahmed budul the master of our traditional songs

    • @siciidclraxmaan5112
      @siciidclraxmaan5112 Před 4 lety +4

      Waaah waaah ina budul nin ogaadeenah hore u socda ilmderyaaloow hhh

  • @cawkeaxmed4797
    @cawkeaxmed4797 Před 8 lety +4

    caadi maaha abwaan axmed budul maasha Allah gabdhuhu cuyaartoodo waa ay I cajab gelisay

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 Před 9 lety +4

    xishood ka iyo quruxdaa gabdhaha naago loogu xushaaaayeey mashaAllah axmed budul caadi maahid aadbaan uga helaa dhaantooyinkaaga hidaha iyo dhaqanka hajiro

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 Před 7 lety +21

    waaaa hèes shidan oo tilmaamaysa sharafta xishoodka iyo qurxda gabdhaha soomaalida salaan gobeed reer jigjiga I am from muqdisho

  • @cabdiraxmaanabdullahi8972

    Waaba jimicsi caadi

  • @NawalClaahi
    @NawalClaahi Před 7 lety +26

    mansha allah allaa iga beeray beesha akhlaqda kucan kaha allow dhawr qalanjooyinka ogadeniya jecliyaa dalkayga

  • @abdinoornoor2403
    @abdinoornoor2403 Před 7 lety +2

    axmad budul dhaanto macan badan aya soqadey walal sax

  • @ibrahimabdimuhumed6424
    @ibrahimabdimuhumed6424 Před 2 lety +2

    Ahmed budul legend weyn

  • @tayyabymarth9927
    @tayyabymarth9927 Před 4 lety +24

    Ahmad is good singer love from pakistan 🇵🇰

    • @maxamidbare7469
      @maxamidbare7469 Před 2 lety

      Tf colcllllcllplco l. Lppl mo ccplcc pool ok oooó I'll cppl look l ok plolcooo ok cc cnccll
      Lock. X
      Cccf ccuuupff oodocfdpooooll. Ccnl lñl. L l lc cm. C in c
      Look no. longcccc
      Cn
      C.
      Ol

    • @KORNEIL-TRAVELER2
      @KORNEIL-TRAVELER2 Před rokem +1

      Thanks brother we love you😍

    • @sahroabdull-cx4bu
      @sahroabdull-cx4bu Před 5 měsíci

      E

  • @janua1998
    @janua1998 Před 4 lety +6

    This is pure somali culture without contamination. Noolaada

  • @waaawallhwaaxasuswlleeali7341

    masha allh abwaan axmed budul magaca hajiro

  • @dblockforlife2044
    @dblockforlife2044 Před 6 lety +16

    Viva hablaha ogaden iyo Damaan hablaha yaga ee darood

  • @user-qd2qc4qg8l
    @user-qd2qc4qg8l Před 5 lety +28

    I am majeerteen waanjeclahay ogadeen iyo ool absame 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃

    • @duriyadiisayidnuur9735
      @duriyadiisayidnuur9735 Před 5 lety

      Mahadsanid inadeer anaguna waan idin jecelnahay majeerteen jiidhkaanagii baatihiin

    • @flowerfm472
      @flowerfm472 Před 4 lety

      @@duriyadiisayidnuur9735waanu idin jecelnahay hadanu majerten nahay shacabkana nahay dhiigu biyo maaha ogaden dhaladkiyow waxan nahay walaalo dhaba dhiigu biya maahee hooyaa nawada dhashay

    • @flowerfm472
      @flowerfm472 Před 4 lety

      @@duriyadiisayidnuur9735 inkastod dhererki iyo quruxdiba naga qaadateen hadana meel nagalama jirtaan💓💓💓💓💓 ogaden👍👍👍👍👍👍🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒

  • @yuusufshaafi8878
    @yuusufshaafi8878 Před 7 měsíci +1

    Ilahayoow idin xifdi dhaman gabdhaha soomaaliyeed ❤❤❤❤

  • @lio_akr4742
    @lio_akr4742 Před 8 lety +3

    waa runti quruxda iyo xoshoodka hablahen lagu doortaa

  • @khadrakhadra3712
    @khadrakhadra3712 Před 4 lety +3

    Hhhhhhh ogaden wlhi waxarapo

  • @ilhamahmed3223
    @ilhamahmed3223 Před 8 lety +2

    Masha Allah hablaheena aaman bu u dhameye abwanka alle ha daayo

  • @shaakircumar6865
    @shaakircumar6865 Před 4 lety +6

    Insha Allah Hablaha darood siiba
    Inanta hidaha
    xidhan lagamadalayo

  • @ubaxxuseen9401
    @ubaxxuseen9401 Před rokem +1

    ManshaAlah axmad budul

  • @axmedcabdule4691
    @axmedcabdule4691 Před 8 lety +4

    aad iyo aad waan kahelaa dhaantada

  • @abdifatah-Yare
    @abdifatah-Yare Před 7 lety +5

    king budul waad shiday masraxa ina aabow & yar yarku

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 Před 5 lety +8

    Shax shax Axmad budul.am watching in 2019.

  • @mahataliibrahim9396
    @mahataliibrahim9396 Před 7 lety +5

    it's our calture axhmed Budhul Ismail thanks

  • @Handule969
    @Handule969 Před 9 lety +6

    gabdhaha abwaanka agtaagan gabadha dharka hidaha qabta umbaan daawanaya maansha allah nooca la amaanaya waa iyada oo kale walle gabdhaha somaliyed qurux ilahay wuu udhaliyah way istaahilaan

  • @abdizeekoshka3401
    @abdizeekoshka3401 Před 2 lety +2

    Love Ogaden people

  • @qaysyare2506
    @qaysyare2506 Před 9 lety +2

    www sxb axmed budul wad amaantey dumarka somailyeed meel aay joganba aniga oo aha maxamed qays maxamuud oo kana mid ah tagerayashada dhabta ah wan ku salamaya dhaaman aigaga iyo bahada dhaantada by so dhawawo

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 Před rokem +1

    Boqorka dhaantada axmed budul 2023✋

  • @Qiimochannel
    @Qiimochannel Před 9 lety +4

    Xurmo badan habloow maansha alaah .
    Alfanaan axmad budul salam sare sxb

  • @daauudmohamed5921
    @daauudmohamed5921 Před 6 lety +8

    mansha Allah wlhi inanta Ka dhinac dhaantaynaysa abwaanka ee hidaha iyo dhaqanka xidhan ayaaban ka dhergayn daawashadeeda

  • @samirnoor1833
    @samirnoor1833 Před 9 lety +2

    Mashaa allaah
    Abwaanku waxaa uu Ku xeeldheeraaday
    Quruxda iyo sharafta gabdhaheena
    Sidoo kale abwaanku in gabdhaheenu
    Xaraga iyo xishoodba u dhasheen
    Ayuu si cad ugu farmuuqay
    Quruxna allaaba inoogu hibeeyay
    Ooo waxaan leenahay midabka dunida
    Oogu qurxoon waa midabka maariin
    Dhalaalka ah
    Mashaaa allaaaah allow inoo daa gabdhahayaga iyo abwaankeena
    Ee aan abtiga u ahay

  • @abdia2949
    @abdia2949 Před 8 lety +6

    Mansha Allllah Axmed budul ismcil,, Abti Alle cimrigaaga iyo cawligagaba ha kuu barakeeyo,, waan ku jeclahay abti, wllee nooloow,, weliggaa jiroo joog

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa1466 Před 6 lety +9

    Heben qaas ii Ah bay Ahayd in aan ku ag dhanteyo abwankayga Axmed budul allah Ya cisik ma ilawi Dono marnaba waqtigi macana hoyga saydka aaaax 😰 mis walahi 😌😰
    Dhaxda lee armay ii jabta 😂😂

    • @mohahussen5985
      @mohahussen5985 Před 6 lety +2

      Sowda DDSI JiGJiGa.
      Daqiiiqada 2:12 markey mareyso qofta dharka madow xidhn adi miyaaa hhhhhh tiiyey waanba kuumaleyn gaadhay 😂 huna sowdaay ❤

    • @naimamahamed652
      @naimamahamed652 Před 3 lety

      Veblyihgtomouawusseh

  • @awliyodeggel9033
    @awliyodeggel9033 Před 9 lety +2

    Afkaaga cano dhay ah lagu aabay axmed budul ismaaciil si gaara baan ujeclahay dhaantooyinkaaga xishoodkiyo quruxdoodaa hablahanaga loogu xishaayeey iyo qaarkaloo badan

  • @khadarkhalifabdi2101
    @khadarkhalifabdi2101 Před 8 lety +3

    asal waa dhnto wcn ilove ddsi

  • @suadosait9140
    @suadosait9140 Před 3 lety +2

    Axmed budul manshaallah 👌👌

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 Před 4 lety +3

    Waaaaaaaw
    Masha allah alla
    Abti waad noo hagar baxday
    Allaaa ya cizak

  • @xaawocadeey2176
    @xaawocadeey2176 Před 4 lety +2

    Masha.allah.axmade.budu

  • @maxamedabdiyare9117
    @maxamedabdiyare9117 Před 4 lety +2

    Boqorada somaliyeed Aniga kuladaawanyooo wlo like isaar

  • @halimamahamuud1128
    @halimamahamuud1128 Před 4 lety +3

    Caadi maaha hora usoco

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax7412 Před 7 lety +3

    xishoodka hablaha manshallah nice dhaanto

  • @maryansheekhdoon6310
    @maryansheekhdoon6310 Před rokem +1

    Khayr allaha kusiiyo❤❤❤❤

  • @MohamedAbdi-hw1xv
    @MohamedAbdi-hw1xv Před 8 lety +2

    Nice dhanto budul inaba caadi ma aha.

    • @SamriyeAxmed
      @SamriyeAxmed Před 8 lety

      woow dhanto
      Ãhmêd budul boqorka dhantada

  • @mahattube8046
    @mahattube8046 Před 8 lety +7

    my favorite dhanto Singer keep it up

  • @user-xe4ri9bv8g
    @user-xe4ri9bv8g Před 7 lety +3

    wow dhantada caadi ma ahan

  • @axmedcabdule4691
    @axmedcabdule4691 Před 8 lety +5

    waa kusalaamay abwaan Axmed anoo muqdisho jooga magaceyga waa Axmed Shiiq uagaaska

  • @abdihalimrohos335
    @abdihalimrohos335 Před 8 lety +8

    Waa caalami Walee
    waad ka wadataaa

  • @adnaanahmed6017
    @adnaanahmed6017 Před 6 lety +16

    Gabdhaha somaaaliyed alow dhowr
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka Před rokem +1

    Dhaantadan aad ban u jeclaa dhagaysigeda 8 sano kahor waqtigii memoryga

  • @alnasri.institute9739
    @alnasri.institute9739 Před 9 lety +2

    waaan taageeray dhaantadan axmed budul

  • @hamdimohamed9674
    @hamdimohamed9674 Před 8 lety +3

    nice dhanto budul waa rageni

  • @adandaudi5481
    @adandaudi5481 Před 8 lety +12

    my favorite is nuur caraale but keep it up u r also good ..nyc dhantoo

  • @farhandinho2733
    @farhandinho2733 Před 3 lety +3

    20201 hadad dawanesid habalaha DDSI madaxad ino sarantihin liketa heyla dhafin

  • @ckaafinuur4001
    @ckaafinuur4001 Před rokem

    Aabe axmed budul wllhi hoyga suganta iyo fanka iyo dhaantada m.a

  • @farxaansomalihn1780
    @farxaansomalihn1780 Před 7 lety +3

    mansha Allah waaa dhaanto asal

  • @axmedcabdule4691
    @axmedcabdule4691 Před 8 lety +3

    waa Ku salamay xageed jooktaa

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 Před 5 lety +7

    Dhaanto aan dhagysto tana ugu jecelahay 😍✅

  • @axmedcabdule4691
    @axmedcabdule4691 Před 8 lety +4

    waa dhaato wanaaksan

  • @abdirizakpositive3690
    @abdirizakpositive3690 Před 8 lety +4

    xabada dharka cad cad ee stage ka taagan caadi mahan qurux baa ku idlaatay

  • @abdiwalimohamedsandhere5043

    Mnshlh waa dhanto wanagsan

  • @khadrakhadra3712
    @khadrakhadra3712 Před 4 lety +3

    Fanankan wantagera wlhi😍

  • @cabdullaahiabshir6940
    @cabdullaahiabshir6940 Před 9 lety +4

    ilove you cali dhaato

  • @shamisyuusuf4332
    @shamisyuusuf4332 Před 5 lety +3

    Asc

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 Před 4 lety +1

    Somali youtube 1 million ma heesto ma xaa la dhaha youtubkan 1m viewers heeestaahe

  • @mustafahagar4306
    @mustafahagar4306 Před 9 lety +3

    King of Dhaanto waa Jaango 👈

    • @kaderabdi4336
      @kaderabdi4336 Před 2 měsíci

      Boqorka dhaantada axmed budul weeye wll

  • @honeyabdikarim3299
    @honeyabdikarim3299 Před 8 lety +1

    best dhanto of year.....viva ali dhanto

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 Před 8 lety +8

    www. ina cadi. ma aha. dhantada. abwan. Ahmed. budul. ismaciil. thanks. abwaan. waan. u. qalana. amaantaa. waa. sad shegtay. hablaha. ddsi. waa. quruxda. somalida

  • @mohamednuur8854
    @mohamednuur8854 Před 9 lety +2

    qurux dooda iyo dhirir kodaa hablaha yaga loogu soo riiqma doontaa, hotelada jig jiga iyo fiiq iyo habaar waalid iyo qabri dahareee qurba joogey halkaa ha inoo ahaato wa sidaan heesta u fahmay, waa shekadii lama kala xanaaqaan.

  • @hassanaskar4375
    @hassanaskar4375 Před 4 lety +1

    Allow noo dhowr gabdhahayaga soomaaliyeed

  • @mustafeabdi8600
    @mustafeabdi8600 Před 7 lety +4

    nic dhaaanto abwwaan

  • @muxudindeq8959
    @muxudindeq8959 Před 8 lety +2

    wwww asal waan ladhacay

  • @xirsimaxamed9032
    @xirsimaxamed9032 Před 7 lety +2

    the best dhanto wlhy

  • @ubahhassan5969
    @ubahhassan5969 Před 8 lety +9

    wwwwww we love you all my fanaanta ddsi and ddsi♥❤♥❤♥❤♥♥💗💗♥💗♥♥💗💗♥♥♥♥♥♥❤ I miss you mush my dhalkag hoyo😂

  • @Som3D
    @Som3D Před 6 lety +3

    Wow thanks

  • @drdeklyrics3879
    @drdeklyrics3879 Před 2 lety +2

    Inta Tik Tok Kasoo raacday iiMuujiya

  • @mahamed77gadafi2
    @mahamed77gadafi2 Před 7 lety +2

    afkaaga xaano laguqabay abwàn axmed budul xisoodkiyo qurudoodàa gabdhahanaga laguxishaa dhanto iyo badh igadhe

  • @alisamatarChannel
    @alisamatarChannel Před 9 lety +1

    Mahad balaadhan ayaan kuu soo dirayaa

  • @shukriabdi7483
    @shukriabdi7483 Před 6 lety +3

    MashAllah it was a good dhanto

  • @kiindigaale9104
    @kiindigaale9104 Před 9 lety +2

    Mansh Allah
    Allah ha ku daayo

  • @mahamudmahamed7537
    @mahamudmahamed7537 Před 8 lety +6

    aabaha dhaantada gayiga somalia

  • @yuusufshaafi2273
    @yuusufshaafi2273 Před 3 lety +2

    Waa run guuuleysta