Nuur caraale Dhaanto Cusub Tartankii Dhaantada Gobolka Liibaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 474

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 3 lety +51

    Ogadeen waa dad an ka yabey luqadodii diintodii dhaqankodii somaliyeed weligod kama tegin waa somali kuwa ugu sareya❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yussufduale3747
    @yussufduale3747 Před 5 lety +14

    Liban wa.Gobolka genyooyinka dagodia aay joogan saarka iyo gaaleysadaana wa.dhaqanka dagodia viva dds and caralle

  • @libaanseydhe6852
    @libaanseydhe6852 Před 5 lety +48

    From muqdisho aad baan idin salaamay SOMAALI GALBED gobolka liban mar uun waan imaaha insha alah 😍😍

  • @MssMoneyy-gv6cw
    @MssMoneyy-gv6cw Před 4 měsíci +17

    Who's is watching 2024😂

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 4 lety +12

    masha allah abwan nuur caraale sifiican ayuu u amaana reer liibaan , Aad baan idiin jeclahay reer liibaan iyo dhamaan Ogadenia dhan💌, gabadh suurat wacan lagu saday xarago dadku kamasinee liibaan usaxee🌺🌺🌺

  • @leylaabdi3796
    @leylaabdi3796 Před 8 lety +108

    somalida galbeed aad ayaan ujeclahay waana somalida kaliya oo xortaa aan carab iyo dhaqan shiyeeye aan qaadan bravo

  • @camirsomali9610
    @camirsomali9610 Před 7 měsíci +6

    Liiban dhulki an kudhashy dhul dagodia ❤

  • @dhiblaaweMD
    @dhiblaaweMD Před 4 lety +8

    maxa ka qurux badan adoo wadankaga jooga go shaala iyo macwsi saranda ah iy bakoorad koofiyadeda wadata kuna nool wadankaga nabad ✋👏🙏

  • @khadarzawaj625
    @khadarzawaj625 Před 6 lety +8

    gabar surad wacan hele
    lagu sadey xarago shabk
    dadku kama sinee
    Liibaan baan usaxay
    viiva dolow cade 💟

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 3 lety +36

    Yaa dawanaya 2021 inta iga danbaysa like sara 🥰❤👏

  • @farhiyamohamedhaji549
    @farhiyamohamedhaji549 Před 5 lety +5

    Maasha Allah nuur caraale waa u cod qurxan yahay ee nuurow qur,aanka ku ahkri

  • @ayuubmaxamuud3272
    @ayuubmaxamuud3272 Před 5 lety +8

    Gobolka liiban waa gobolka aan ugu jeclahay d.d.s.i gar ahaan dg. Dheka waa dagmada ugu qanisan guud ahaan gobolka liiban vivaa nuur caraale mahadsanid
    Vivaa dg.dhekaa

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 Před 5 lety +46

    Liban is where I was born.I love motherland. Greeting from Nairobi Kenya.

  • @FiltuYouth
    @FiltuYouth Před 9 lety +5

    Nuur caraale aad ayaad ugu mahadsantahay sxb dhaantada aad sida habsamida leh aad ugu luuqeysay. waxaana jeclaan lahayn in dhaantooyin kale oo ku saabsan gobolka liibaan in aad noo soo diyaarisid mar kale . waxaan ku leeyahay runtii waxaa tahay xidiga dhaantada ee Dowlad Deegaanka soomaalida itoobiya. Thank You.

  • @omaarbashir2862
    @omaarbashir2862 Před 4 lety +52

    *I'm proud to be OGADEN FROM OGADENIA REGION*

  • @neecaanmahad9372
    @neecaanmahad9372 Před 9 měsíci +6

    Old is. Gold still I am listening 2023
    So one 😍

  • @abdiwalialijibril8876
    @abdiwalialijibril8876 Před 6 lety +4

    liiban iyo bahdiii shafarta laheeyd beelweeydi dagoodia gabar iyo wiil qurxoon iyo nabda cana lagu soo dhaweeyo martida sharaft ha idin sugnaanta iyo somali galbeeed dhanqan qurxoon iyo walaltinima is jecel ayaa u tahiin

  • @abdirahmankhaliifmuhumed8203

    Gobolka liibaan waa halkan kudhashay liibaan waa dhul dagoodia

  • @mohashiine7865
    @mohashiine7865 Před 5 lety +19

    HORTA NUR CARALE IN UU YAHAY ACTOR KA DHANTADA HORTA MA ISKURACNEY SOMALI YEY WELIBA ISAGA DARTI AYAN USO GALEY DHANTADAN PLZ #LIKE TABO HADI DAWANEYSO 2019 THANKS

  • @ahmedmohamud5308
    @ahmedmohamud5308 Před rokem +6

    Old is Gold degodia saransor gobti gobolka liban idhin salame✅

  • @BestSportsSkillsVision
    @BestSportsSkillsVision Před 4 lety +40

    Who is watching 2020 like igusii

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti Před 8 lety +30

    Waa Dhaanto Amaaneysa Quruxda Gabdhaha Gobalka Liibaan, DDSI - Wuxu yidhi: “Gabadh Suurad Wacan, Lagu Sadddey Xarago, dadku kama sinee, Liibaan baan u Saxeeexey” Waa Erayadii Abwaanka -> Axmed M. Carreys ka mid ah Sadexda Garsoore la Jabin Dhaantada Fanaanka Nuur Caraale -Waa Tartanka Dhaantada ee Qaryaan Dhoodaan (AHUN) ee Gobolka Liibaan, Waa Codkii Baxsanaa ee Fanaanka Caanka ah ee Nuur caraale.
    Mahadsanidiin Jigjiga Tube - Video Editor

  • @jamaaljeees6687
    @jamaaljeees6687 Před 2 lety +10

    Gobolka liibaan dagoodiye ❤🖤💙

  • @jarmalmediashow
    @jarmalmediashow Před 5 lety +7

    Dhaantooyinka aad baan u xiiseeyaa
    Hadaan gacan qabosho helo
    Waan ku biirayaaa
    Insha allaaaah 👏👏👏

    • @fadxinuura9223
      @fadxinuura9223 Před rokem +1

      Iska daa wll wxba hakubiirine wxn danbi ahyn ka faa iidiimayside io aakhiro la aane

    • @fadxinuura9223
      @fadxinuura9223 Před rokem +1

      Iska daa wll wxba hakubiirine wxn danbi ahyn ka faa iidiimayside io aakhiro la aane

  • @ismahanjeexow7450
    @ismahanjeexow7450 Před 8 lety +2

    Histan waa xaa laga matalay ama ku saabsantahay Eedo.👍 Xaawo Taahko Waa gub qurux iyo geesinimo waa logyaha somali oo dhan 😍💖👄✌💞

  • @mahdiabdielmi1635
    @mahdiabdielmi1635 Před 4 lety +2

    Jigjigo xorow aduunka iyo Africa ba sooomaali baaa talinlaheed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @barotech4015
    @barotech4015 Před 6 lety +21

    Libaan Caadi Maha I am From Doolllo Wwrdher 🎵🎤🎤🎸🎤❤️

  • @hamseahmed4985
    @hamseahmed4985 Před 2 lety +6

    I love ogaadeniYaH From Hargaysa cadey

  • @mahameddek506
    @mahameddek506 Před 9 lety +30

    viva Dagodiya iyo aabo Wabar cabdile

  • @ahmeyabdikolon5413
    @ahmeyabdikolon5413 Před 4 lety +10

    Somalis 🇸🇴 one ☝🏼 love ❤️ one ☝🏼 nation

    • @mubarikjama992
      @mubarikjama992 Před 4 lety +2

      but the song is not talking about unity .😂👍

    • @indomie7
      @indomie7 Před 4 lety +3

      @@mubarikjama992 reer Ogadens are all about unity, jokes on you

    • @ahmeyabdikolon5413
      @ahmeyabdikolon5413 Před 2 lety

      @@mubarikjama992 Haa the song not talking about United Lkn we always love united.

  • @FiltuYouth
    @FiltuYouth Před 9 lety +3

    Masha ALLAH. runtii Kooxda qaryaan dhoodan aad ayaan ugu mahadciliniyaa waana soo dhaweyneynaa haddii aan nahay dhaliinta Gobolka Liibaan. mar 2aad iyo mar 3aad ayaan leenahay ku soo dhawaada Gobolka Liibaan.

  • @mahameddek506
    @mahameddek506 Před 9 lety +1

    wooow nice dhaanto nuur caraale waad ku mhd sntahy dhaantada aad uqaaday gobalka liiban

  • @nuunawxussen1385
    @nuunawxussen1385 Před 2 lety +2

    Liibaan waa gobal saameyn
    badan leh
    Fiiltu sabad wanaag caasimadii
    Allagumar xawaadle viva fiiltu
    Somali galbeed oo dhan

  • @abdirisaaqdhaso2
    @abdirisaaqdhaso2 Před 3 lety +2

    Dhaanto koopka buuku qaaday nuur caraale dadbadana waa ruxay cdi maha

  • @ahmedfaarah7250
    @ahmedfaarah7250 Před 7 lety +12

    Salama my reer tolkay from Galkacyo city puntland

  • @queenhaldhaa8467
    @queenhaldhaa8467 Před 3 lety +5

    6 years ago Vaar,tu xiliga Haday jiri lahayd wax badanbaa laso Qaban lahaa
    Walle Dadkan meel Fog,bay ka yimadeen Shuba":😂😂😂👏👏👏

  • @adowhassan2457
    @adowhassan2457 Před 2 lety +1

    From watching Johannesburg s Africa i miis my county especially Rama raaxa

  • @ikranmahamed4134
    @ikranmahamed4134 Před 8 lety +17

    alfanan nuur carale ilhay haku dhooro adiga ddsi

  • @farhaanmohamed8726
    @farhaanmohamed8726 Před 2 lety +5

    Hal gabar ha liiga siiyo liibaan 🤚❤️💋

  • @ahmedsed8685
    @ahmedsed8685 Před 3 lety +14

    From watching Minnesota I miss my country special qorahey

  • @kelcarolyn
    @kelcarolyn Před 5 lety +21

    One of my top 10 favorite songs ever

  • @samiramuseaadaakule7252
    @samiramuseaadaakule7252 Před 7 lety +39

    hhhhhhhhh tamaam dhanto Thanks runti ogaadeniya wilal qorxon iyo gabdho qorxoon wa reeeerka soomali ugu sidata dhinacwalba wlhy wna reerka ugu badan wna reeerka ugu taariikhyada badan wiil waal iyo sayidki iyo cigaal shidaal iyo xawa taako

    • @Barmadiin34
      @Barmadiin34 Před 6 lety +1

      Samira Muse Aadaa kule weey shidan yihiin taariikhna weey leeyihiin wallahi been maadan ku sheegin baayo

    • @jabirbrynxnxbxbx4787
      @jabirbrynxnxbxbx4787 Před 6 lety +1

      Wad khaladantahay

    • @canabshidegabow8982
      @canabshidegabow8982 Před 5 lety

      Iskalaje he's jijiga

    • @yussufduale3747
      @yussufduale3747 Před 5 lety

      Libaan ogaaden miya dego horta mida kle hablaha dhantaada.lo qaadaya maahn ree cagdheer ee wa hablo dagodia

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 Před 5 lety

      @@yussufduale3747 🤮🤮🤮🤮🤮

  • @Beastman.5689
    @Beastman.5689 Před 4 lety +9

    Deeganka dagodi waye liiban zone m. A

  • @leylaabdi3796
    @leylaabdi3796 Před 8 lety +16

    hadaan nin ahay gabar ayaan ka doonilahaa somali galbed Mansh'Allah

  • @user-yp6jz3rx8w
    @user-yp6jz3rx8w Před rokem +2

    Liibaan jano rer abtigey dagodiya Allaha idin xafido

  • @ahmedabdi2693
    @ahmedabdi2693 Před 9 lety +6

    axyaa dhaanto war dhaantadii dhaantooyinkaa gobolkaas looqaadeey viva ddsi doolo and alfanaan nuurcaraale

  • @farhanwabar5654
    @farhanwabar5654 Před 9 lety +6

    Masha Alah waxaan aad ugu faraxsanahay sida qurux badan oo diiran ugu hagar baxay gobalka liibaan sxb Nuur caraale waxan ku leenahay halkaas ka sii wad aad ayaad u mahadsan tahay waxaad tahay xidigii dhaantada aabahi dhaantada sxb .anigoo jooga cariga mareykanka gar ahaan magalada boston oo asalkeeydii hore ku soo barbaaray magalada filtu .sxb khalid ama geedi Omar waan ku salamay

    • @wacaneali4094
      @wacaneali4094 Před 7 lety

      mashllh bro wankufaraxsanahay inkastoo Kenya kunolahay

  • @mohaadangurdanshe883
    @mohaadangurdanshe883 Před 7 lety +19

    waaxaan rabuu rabi igu simoo waanigaa kusugan fiiltu saman wadaag

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 Před 6 lety

      maasha.aallaah.codkiinurcaraleDhaantowaacaanwaaligaila
      shoodhaaaqankagaodayasha
      somalidajigjigahaablahaogaadenDhaantohaablaogadenwaawaadabuureeqoruntidhaanto

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 Před 2 lety

      Zxp dhaantada o qoraal ah qofki hayo haygi Caawiyyo wn doonaya e

  • @shuaibmahdy1633
    @shuaibmahdy1633 Před 7 lety +12

    احسن اغنية لقومنا أهل جكجكا

  • @abdishow6132
    @abdishow6132 Před rokem +1

    Wow(Masha Allaah)top very best dhanto
    i am proud to be _kablallah
    (jidwaaq Abslame)

  • @janaalesmartboy9325
    @janaalesmartboy9325 Před 7 lety +35

    ilove ddsi i come from Somaliland

    • @jasaminhassan4241
      @jasaminhassan4241 Před 7 lety

      Djăŕ ñăăľé šmâŕț bط
      õý @ Tex eet l ogemie œ
      ى xppl qssxIkIk

  • @mohamudsaladsheikhahmed

    From Mogadishu, soomaalaay aan hiddeena iyo dhaqankeena noolayno hadda Noor Arale dharka uu ku lebisan yahay sax maaha midna xitaa gaboha.

  • @saeedexpreessali6761
    @saeedexpreessali6761 Před 8 lety +4

    mashallah nicr dhaanto nuur caraale noolow walal viva libaan dolo

  • @eidkeyse2856
    @eidkeyse2856 Před 6 lety +2

    masha Allah dadka soomaalida ee kala daga shanta maamul gobol somaaliyeed soda
    ( nfd, kilalka shanaad, djabuuti, somaaliya, Somaliland ,) waxa ay leehiyihiin heeso dhaqameedyo kala duwan.

  • @mshaalaaahubax1887
    @mshaalaaahubax1887 Před 8 lety +48

    fanankn rer ogadeniya inba cdi maha Msha alaaah

  • @zuhaybupdi1850
    @zuhaybupdi1850 Před 2 lety +29

    Old is gold stiil yaa iladawanya 2022🤟

  • @absamemahmoudqalinle9223
    @absamemahmoudqalinle9223 Před 6 lety +1

    nour caraaale wligy kama daalo dhantadiisa zxp zree OGaadeen reer horumary inkaastoonan Ahyn wan ku taageersanahy ficilka horeeya

  • @Mahamedhadidayib
    @Mahamedhadidayib Před 11 měsíci +2

    2023 inta igasidanbeysowan nisalama😊😊😂

  • @yaxyecadde1387
    @yaxyecadde1387 Před rokem +2

    Still yaa ila daawanaya 2023 like ta taabo

  • @SadePower
    @SadePower Před 8 lety +11

    Waa Dhaantadii loo tiriyey Amina Cawaale Xaashi Allamagan( Amina Nageyle) waa gabadh reer xassan ah oo reer Sade

    • @abdiali8881
      @abdiali8881 Před 8 lety

      sharkboy

    • @fartunosman7299
      @fartunosman7299 Před 8 lety +3

      hhjhh beenta iskaday dhaantada gobalka lagu amaana iyo gabdhaha dagmada

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 Před 7 lety +2

      fartun osman Amino Nageyle waa gabar Mareexaan Sade ah. Gobolka Liibaan reer Xasan Mareexaan baa dago

    • @amiiroamiiri1323
      @amiiroamiiri1323 Před 7 lety

      Keyse iKapa mariixan ma adaa dajiyey wax yahey dhinatey

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 Před 7 lety +1

      Amiiro Amiiri aqoonta baa ku liita wallahi Nageyle, Doolow Addo, Softu, Deka iyo Mubaarak yaa daga ann Mareexaan Sade aheyn? Walaal gobolka Liibaan waa dhul Mareexaan especially reer Xasan

  • @suhuuraxmed4761
    @suhuuraxmed4761 Před 8 lety +17

    walee gacanbaa utagaa nuur caraale

  • @kaderabdi809
    @kaderabdi809 Před 2 lety +2

    Ogadenia 🇬🇲

  • @amnaali5070
    @amnaali5070 Před 6 lety +2

    Waa alla ma hadii hadan ahay somali ❤🇸🇴💯

  • @idledaud3086
    @idledaud3086 Před 3 lety +2

    Inta ila dawanayso 2021 ee iga dambeyso liketa igu sharaf

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 Před 3 lety +5

    I love OGADENIA .. GOD BLESS YOU...FREE

  • @axmedcumaraadan1146
    @axmedcumaraadan1146 Před rokem +1

    Waaguu deegaankeenu shidnaa I am watching 2/9/2023

  • @izoohassn6994
    @izoohassn6994 Před 4 lety +4

    Boqortoyo libaan reer abtigaey❤❤❤

  • @CarabETo__1210
    @CarabETo__1210 Před 2 lety +16

    From 2022 still I love this DHANTOH🥺

  • @ahmedrabi4925
    @ahmedrabi4925 Před 9 lety +1

    Abdi qalib ina adeer kaa ayaa anoo ogaden ah ayaan maraykanka ku soo dhaweeyay isaga o fara madhan xataa luuqada aqoonin waxana u soo dhaweeyay bini aadam nimo somali nimo marka adiga waxaad tahay cawaan ee iska caytan viva absame

  • @ciiloowcali765
    @ciiloowcali765 Před 3 lety +3

    Dadku kama sinee liban ban U saxay saas wye😍😍😍🙉

  • @Said02s
    @Said02s Před rokem +5

    Gobolkii Dhahabka Dhobnaan jiray Liibaan Jano ❤ still 🎧 23/4/23

    • @Axmeey855
      @Axmeey855 Před 8 měsíci

      Maaaha allah Liibaan gobolkii dhahabka

  • @Cheryq43
    @Cheryq43 Před 7 lety +50

    Beautiful Music, Beautiful dialect; I Love This Style of Dancing Also. I LOVE IT!!!!!!!!!!!

  • @AhmedHassan-fv6bb
    @AhmedHassan-fv6bb Před 9 lety +10

    nuur caraale gobalada ithopia waad kawada dhaantesay maxad oga tagtay magalada gode gacalo wanu kusugaynay

  • @farahabdi2520
    @farahabdi2520 Před 3 lety +2

    Zon liban walaga badala gobolkas waxa la daha zon dagodia ama zon saransor

  • @geeljire8851
    @geeljire8851 Před 4 lety

    Mhdsanid Nuur caraale reer libaan way ku jecelyihiiin

  • @RashkaBoy-jy5vi
    @RashkaBoy-jy5vi Před 2 měsíci +1

    Ilaa hadda Old is Gold ❤️

  • @libanali8492
    @libanali8492 Před 6 lety +1

    Gobolka liibaan magaalooyinka doolow iyo filta xasuus waan maray muddo hore anigoo SA usocda 2004

  • @shanisharif3406
    @shanisharif3406 Před 5 lety +2

    Gabar Sorad Wacan Lagusiday xarago Dadku kamasinee Liipan baan taa usaxay XaQiiq Maxauxiiisi Liipan Jana💔💔💔💔💔

  • @cabdirahmanahmed3431
    @cabdirahmanahmed3431 Před 9 lety +8

    Dhaanto wanaagsa
    Dhaanto fani ah

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 8 lety +14

    DDSI knows how to party......

    • @hassanjuba9624
      @hassanjuba9624 Před 7 lety +2

      Tormund Gaint fck ddsi say Ogadenia

    • @hassanabdi5191
      @hassanabdi5191 Před 7 lety

      masiilkii hooyadaaba ogaden qudha uyeeshay dhulka

    • @hassanabdi5191
      @hassanabdi5191 Před 7 lety

      hassaan abiib ma cagdheertii kudhashaybaa ogaden qudha dhulka uyeeshay
      tigrey hadanan dartiin ugu biirin oo anan gurka idinka wada gurin waad ogaan doonta
      ogadenia ayuu kuleeyahay

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 Před 7 lety

      hassan abdi Doqon baad tahay e Ogaden wax haka sheegin Lakin viva DDSI

    • @hassanabdi5191
      @hassanabdi5191 Před 7 lety

      intaan gasheegaan waliba gacan oogu dari adigu hadaad tahay anigu ma ahi dhulkana kaligiin masheegan kartaan hadii kale soma ah somali way istaqanaa ninwalba iyo tabartii

  • @aamoxoosh9478
    @aamoxoosh9478 Před 5 lety +11

    2019 yaa dawan doona 👏👏👏👏👏👏❤❤❤

  • @muusaabdullahi2625
    @muusaabdullahi2625 Před 8 lety +2

    masha nuur caraaale wuu uhagar baxay libaaan

  • @abuushariif5490
    @abuushariif5490 Před 9 lety +5

    maansha allah weeyan dhaantadan inaba caadi ma'ahan

  • @craxmaanmaxamed639
    @craxmaanmaxamed639 Před 5 měsíci +1

    2024 i still watching Dadka hadii cidi ka noshahay reply😂

  • @user-ts6be5sw3x
    @user-ts6be5sw3x Před 6 měsíci

    Old is gold still Iam listening 2024😊😂

  • @Kingmoha91
    @Kingmoha91 Před 4 měsíci +1

    Old is gold still 2024 ❤

  • @abdisalansalat7315
    @abdisalansalat7315 Před 10 měsíci

    Liiban waan kasotagay 2020 m a gobal iguqaliah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vt8ym1do8q
    @user-vt8ym1do8q Před 6 měsíci

    Inta ila daawnaysa 2024 wan salaamaya 🥰❤️

  • @maankahero3523
    @maankahero3523 Před 3 lety +3

    Alfanaan nuur caraale nin wayn dheh waa ninka kaliya ee aan taageero dhanka dhaantada

  • @cukaazh_mohammed
    @cukaazh_mohammed Před 11 měsíci +1

    Old is gold 2024 😂🎉

  • @ismo_official
    @ismo_official Před 5 lety +11

    Imisaa daawanaysa 2019/march/11

  • @Yahye.QaysMustafe
    @Yahye.QaysMustafe Před 5 dny

    Cajiib. !!! 😢. Wakhtiga halega faidaystooooo😟♥️

  • @dhiblaaweMD
    @dhiblaaweMD Před 4 lety +3

    yaa ka qurux badan ninka wadankii uu u dhashay ku dhashay kuna bar baaray qaangaadh markuu noqday ku guursaday 50 jir markuu gadhay
    go shaala iyo macawis Abu saranda ah iyo koofiyda madaxa saartay iyo bahal bakoorad abu raas ah ka dibna iska dhaanta tumanaya 🖐✔
    Anana qurbaa na dilay 😡alaw dadka iyo dalkaba nabad nooga dhig

  • @yuu_ze
    @yuu_ze Před 2 lety +2

    liiban to wajir Boqortoyo

  • @mahadarte8850
    @mahadarte8850 Před 10 měsíci

    19 Oct 2023 ilaa hada waan xiiseyaa
    Music caadi ma.ahan

  • @ApdiSHukri
    @ApdiSHukri Před 8 měsíci

    Old is gold still I am listening so one 2024🎶 ✌️

  • @saadaqwarsame6477
    @saadaqwarsame6477 Před 7 lety +4

    gabar ogadena see ku heli karaa iga caawiya dadkaas wa jeclahay

    • @maamecaato3822
      @maamecaato3822 Před 7 lety

      Saadaq Warsame waxd ku heli kartaa zxp adoo u soo guurguurta

    • @quenayannaqurux400
      @quenayannaqurux400 Před 5 lety

      @T dots realest
      Hhh waadku sugtay inu gumeedyada

  • @keendigneamicaleroi8416

    Qansaxdheere
    Runtii waa fanaan soomaaliyeed hadana Aad u cod macaan
    dhalinta liibaan sharaf kunoolaada iyo Guul
    nuur caraale asigana caafimaad

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 3 lety +1

    5ta somaliyeed kuwA ugu sareya

  • @alimahamed6958
    @alimahamed6958 Před 7 lety +15

    Waxan joga America waxan rabo inan somali imadho xalke oo fican asxabey dhantadhan wan ka xeley