DEG DEG: GABAR AROOS AY GASHAY AWGEED LOOGA CEERIYEY SHAQADEEDII VILLA SOMALIA & WARAR SHEEGAYA IN..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 07. 2024
  • Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Komentáře • 22

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd Před 22 dny +5

    Itoobiya hargeysa ma aqoonsan karto,haddii ay Itoobiya waan aqoonsaday,warqad xun oo ay qoreen wax ay tareyso ma jiraan, Hadalka xigmadiisa waxay tahay, xasan sheekh Laama Gaarin wuxuu Fali Lahaaa.

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool Před 22 dny

    Waa GAF in ruto aad la sintaan xasan shiikh oo ilaahay uu duleeyey kaliya waxaan qabiil ka ahayna uusan aqoonin xasan wuxuu ka mid yahay dhiiga iyo dhaqaale iyo dhaqan lumiye itooniya dal masiin karo aakhirna somaali gacanteeda ayuu ku baxayaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 22 dny +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ismailmire1753
    @ismailmire1753 Před 22 dny

    Excellent comments, Somali national is really

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 22 dny

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤❤

  • @user-lk9oc7sf1m
    @user-lk9oc7sf1m Před 22 dny +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 Před 22 dny

    Dhismaha wax hargeysa ku gaar ma jirin nidaamka dowlada ayaa ahaa I'm awooda iyo dhaqaalaha la isugu keeno caasimada

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 22 dny

    Somali qabil Qadhmun bah kah rebay Adunkah waxan lah yabah somali waxay jecelyihin kan dilah kan dhacah war wuxuu damir xumah somalih Qadhmun waxan kah xumahay in aad moryan tugah lah sintoh madaxweynahah kenya 🇰🇪 somalih waxaa xukumah waa mafiyoh iyo moryan xasan moryan museh oromoh dani Axmed dhuxuleh iyo kuwoh badan waxaa ugu wacan waa somali Qadhmun

  • @bby6
    @bby6 Před 22 dny

    Hamza wa gesi somaliyed

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Před 22 dny

    GABADHAAS WAXA LAGU ARKAY BASAAS ALSHBB INEY AHAYD RUTO ASAGAABA KUUKUUYAXII DHULKA KU ROGTAYE MAXAAD SHEEGEYSAA MA SAQRAAMEYSAA DHAREER WEYNE

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 Před 22 dny

    Xasan guutaale ma ku meel gaarbaa naagtiisa ma ninkii honey ku noqon rabtaa

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před 22 dny

    Mooryaanta meesha fadhida gabdhahaa waxay kamid yihiin dulunka dalka iyo dadka haysta

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 Před 22 dny

    XASAN SOOMAALIDU MADOORAN EE WAXAA DOORTAY DABADHILIF!!!

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před 22 dny

    24:15 Habar-Gidir ta Waqioyi. Beey Umadii Waqooyi ku noqdeen..
    Hadaan Dumeeynaa camal.
    Qoryo laaan na weey soo laabtaan, Waa hadeey Soo cararan.
    Hadii kale, Leedhka baa 6pm loo damin. Camal.
    Xun baa ka buuxda.

  • @abdirahimaden
    @abdirahimaden Před 22 dny

    Sheeg s.l wa😅xaad ku diiday.waa laba dowladeed ayeynu nahay

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 Před 22 dny

    HABARTAAS OROMADU WASTO WARKEEDA MIYAA QIIMO LEH ? MAYA YAAHUU !!!

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 Před 22 dny

    Waar waxa sida naagtan macnadarada ku hadlaya ee somali diidka ah,ee dhul iyo badda somaliyeed xaraashi raba ,waa dambiilayaal in la soqabto oo la xidho ay tahay,faldan kuwa afxumada meelaha la taagan yaan ummada codkooda lala wadaagin,acuudu billaahi min sharkooda.

  • @RaxmoHuun0
    @RaxmoHuun0 Před 22 dny

    Maxaa ka galay putlan iyo wadoyinkeda dawada fadaralka ma xolay kudarsatay putlan ayada dhukeda dhisatee

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před 22 dny

    23:40 Naagtaan weey Qaluub madoow-dahay 200%.
    Ma Isaaq kaliya Baa Diiwlad noqon kara.
    Mise Qaran Somali?.
    Xintu waa Cudur.

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 Před 22 dny

    Somali land waxa watay snm oo isaaq sameysteen duqayn hargeysa ma jirin markii ciidamo 2500 snm ay soo galeen waxa lagula dagaalamay 2 helicopter gumashiin waa jirtaa duqaymo meelo ka baxsan hargeysa hubkii cuslaa snm

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 22 dny

    Mabasinayo bad ka waran hee

  • @bossman1024
    @bossman1024 Před 22 dny

    Been qaladka kumad tahay horta beenta naladhaf nacasow