24 hours ee Godey iyo waxan ku arkey

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 10. 2023
  • #somalitravel #diinyjunbox #jigjiga #travel #vlog #ethiopia #hargeysa #muqdisho #somalia #somaligalbeed #godey
    Follow my Instagram:- diiny_junbox?ig...

Komentáře • 42

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir Před 4 měsíci +1

    Home sweet home

  • @muhammadhanifbaloch4430
    @muhammadhanifbaloch4430 Před 6 měsíci

    Video about Godey Traveling looked good.

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 Před 5 měsíci +1

    ❤ from hargeysa

  • @abdirazaqabdulle5467
    @abdirazaqabdulle5467 Před 4 měsíci

    Diini lagend ….waxaan kahelay siduu u tabiyo iyo afka Somaliga hodan ayuu ka yahay waana nin dagan 🙏

  • @maxamadaxmadismacil1826
    @maxamadaxmadismacil1826 Před 8 měsíci +1

    Relax trip

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 6 měsíci

    Wa qurux goday❤👍

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Před 8 měsíci +1

    Waxaa la yaab leh clipyadaada aad u heer sareeyaan haddana dad badan ma arkaan.
    Si aad u soo jiidato dad badan waa in mar aad keentaa ama la safartaa youtubers kale ee aadka loo daawado.
    Run ahaan qaabka wax u duubto ama u soo gudbiso waa 10/10 bro.

  • @Umu-abdirahman
    @Umu-abdirahman Před 8 měsíci

    Alla Deeganka Dadkiisu Rer Miyi sanaa

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 4 měsíci

    I have just subscribed to your Channel 🙏👍👏Goday Gacalo💖magaaladii SULDAAN💖Seeraar♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
    @Rabiile34abdimohamed-ym5mq Před 8 měsíci

    Legend Diney guleyso zhp

  • @sahraxajicabdi3952
    @sahraxajicabdi3952 Před 8 měsíci +4

    BRO Si Uu Muqaaladaadu U kAcaan Tiktok Furo Oo Soo geli Markiiba Treding ayeey ku Noqonayaane Dad Badana halkaasey Kaga soo Xidhmayaane Xooga saar Waa Iga Talo

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  Před 8 měsíci +1

      Thank wll, wan leyahey @diinyjunbox8

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 4 měsíci

    Somaalidu weligeed ilbaximayso ma ogola in sawir laga qaado talow maxay ka baqayaan ma Dambi bay dunida ka galeen oo hadii wajigooda la arko waa la so xidhayaa?Badaw weeye 😮

  • @AbdikalikHayi
    @AbdikalikHayi Před 8 měsíci

    DiinY Junbox zhp Markale IYo goDeY Inshaa Allah

  • @Gaadh_haye_Info
    @Gaadh_haye_Info Před 8 měsíci +1

    M.a Dadaal sxb

  • @talokeen259
    @talokeen259 Před 6 měsíci

    oo godey hoteeladu waa qaaliye 700bir

  • @user-ws6go5pq9g
    @user-ws6go5pq9g Před 4 měsíci

    Godeye gacalo ayaan maqlaye

  • @thebestftb1
    @thebestftb1 Před 8 měsíci +2

    Dhagaxbur kama heyno taliye❤😂

  • @tamaanshire9989
    @tamaanshire9989 Před 6 měsíci

    That was hell of journey 😂 and do u speak amharic??

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv Před 5 měsíci

      Why would a Somali man in a Somali city speak amharic and nothing wrong with speaking amharic but is just a question that doesn’t make sense

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 Před 6 měsíci

    Magaladii tolkay ❤🩸

  • @passport_light
    @passport_light Před 8 měsíci +1

    Kkkkk qosal adigu ma wariye tahey

  • @ahmedkhalif9061
    @ahmedkhalif9061 Před 6 měsíci

    Dalkeyga alla godey quruxbadana❤

  • @Harun_Abdullhi
    @Harun_Abdullhi Před 6 měsíci

    Hotel ka aad ka degty gode inta bdn militry ayaa ku shaaheeya waa anigoo ku dagty waana mid muuq bdn zaxmad ah

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  Před 6 měsíci

      Lakin meeshu kulaayo wan ka helay

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Před 8 měsíci

    Islaanta xabashi necbaa 😂😂😂

  • @khadarcaafi0708
    @khadarcaafi0708 Před 3 měsíci

    gaadhiga marku ku ag marayo gariir bad dareeme