Diiny Junbox
Diiny Junbox
  • 132
  • 231 328

Video

Beerta xayawaanaadka Jigjiga, waa meeshii ogu horey | zoo in Jigjiga
zhlédnutí 457Před 21 dnem
Beerta xayawaanaadka Jigjiga, waa meeshii ogu horey | zoo in Jigjiga
Wax layaab leh ayay igunotey, markan tagey Singapore | 5 things that surprised me about Singapore
zhlédnutí 707Před měsícem
#adventure #diinyjunbox #ethiopia #jigjiga #maldives #muqdisho #somalia #somalitravel #travel #vlog Follow my Instagram:- diiny_junbox?igshid=NDk5N2NlZjQ=
Cunsuriyadii Airport tiga Maldives | Jigjiga night vlog
zhlédnutí 3KPřed měsícem
#diinyjunbox #ethiopia #jigjiga #maldives #muqdisho #somalia #somalitravel #travel #vlog #adventure Follow my Instagram:- diiny_junbox?igshid=NDk5N2NlZjQ=
Sidee ayay wax u dhaceen Hospital ayan galay anigo Safar ah | From Backpacking to Hospital Bed
zhlédnutí 623Před měsícem
#diinyjunbox #ethiopia #jigjiga #muqdisho #somalia #somalitravel #travel #vlog #hargeysa #maldives #hospital #adventure #laos Follow my Instagram:- diiny_junbox?igshid=NDk5N2NlZjQ=
Wax yaabihii aan ku so arkey safarkeygii Rwanda
zhlédnutí 569Před 2 měsíci
#diinyjunbox #information wareysi #kigalirwanda #jigjiga #muqdisho #ethiopia #somalia #somalitravel #travel #vlog #maldives #macluumaad #adventure My Instagram:- diiny_junbox?igshid=NDk5N2NlZjQ=
Hawada sare ayaan ku lugeeyay | sky walk
zhlédnutí 529Před 3 měsíci
Hawada sare ayaan ku lugeeyay | sky walk
Maldives 🇲🇻 sida oogu jaban ee lagu dalxiisi karo
zhlédnutí 793Před 3 měsíci
#diinyjunbox #hargeysa #jigjiga #muqdisho #somalia #somaligalbeed #somalitravel #vlog #ethiopia #travel #maldives
Nolasha wadan kan waa sidee | wadankii banbooyinka | my first day in Laos
zhlédnutí 1,1KPřed 3 měsíci
#diinyjunbox #hargeysa #jigjiga #muqdisho #somalia #somaligalbeed #somalitravel #vlog #ethiopia #travel Follow my Instagram:- diiny_junbox?igshid=NDk5N2NlZjQ=
Sidey wax u qashaa warshada hilibka oogu weyn Somali galbed | biggest meat factory in ..
zhlédnutí 22KPřed 3 měsíci
#muqdisho #somalia #diinyjunbox #hargeysa #jigjiga #somaligalbeed #somalitravel #vlog #ethiopia #travel Instagram:- diiny_junbox?igshid=NDk5N2NlZjQ=
Museum kii ogu horeyay ee aan booqdo ay Somalileedahay , Jigjiga
zhlédnutí 571Před 4 měsíci
#diinyjunbox #muqdisho #ethiopia #hargeysa #somalia #somalitravel #vlog #jigjiga #somaligalbeed #travel Kemal arts channel kiisa :- youtube.com/@kemalarts?si=3ziRoVYSLyPYSJp_ Follow my Instagram:- diiny_junbox?igshid=NDk5N2NlZjQ=
Beertan maxay kaga duwan tahay Beeraha. Mini farm Jigjiga
zhlédnutí 3,3KPřed 4 měsíci
#diinyjunbox #muqdisho #hargeysa #somalia #somalitravel #ethiopia #vlog #jigjiga #somaligalbeed #travel My Instagram:- diiny_junbox?igshid=NDk5N2NlZjQ=
Magaladan gadid kedi hore wuxuu aha gadhi faras
zhlédnutí 1,4KPřed 4 měsíci
#muqdisho #diinyjunbox #ethiopia #hargeysa #somalia #somalitravel #vlog #somaligalbeed #jigjiga #travel
Ma filaysay in shirkad Babuurta soosarta ay ku taalo Jigjiga | Somali galbeed |
zhlédnutí 14KPřed 4 měsíci
#diinyjunbox #ethiopia #muqdisho #hargeysa #somalia #somalitravel #vlog #jigjiga #somaligalbeed #travel # babuur #company #nairobi Shirkada :- SAHID MI ENGINEERING Number :- 251 91 533 0802 F.G:- Qofkasta oo muqalkan dawadey oo iga socda qiimo dhimis buu helayaa ha isku sheego in Uu Aniga iga socdo My Instagram:- diiny_junbox?igshid=NDk5N2NlZjQ=
Farqiga u dhaxeeya safarka baiskiilka 2000 km iyo in caadi loo safro | cycling vs normal travel |
zhlédnutí 3,4KPřed 4 měsíci
#diinyjunbox #muqdisho #hargeysa #somalia #somalitravel #vlog #jigjiga #somaligalbeed #travel #cycling #hitchhiking #baaskiil #harar #diredawa #addisababa Follow my Instagram:- diiny_junbox?igshid=NDk5N2NlZjQ= Tour Guy:- Teddy 251 91 354 3212
Haku daahin goobtan habeenkii | don't stay late in this area at night !
zhlédnutí 689Před 4 měsíci
Haku daahin goobtan habeenkii | don't stay late in this area at night !
Chinatown iyo cuntooyinkii aan tijaabiyay, uu ka mid ahaa , dibqalooca (scorpion)🦂🦂
zhlédnutí 790Před 4 měsíci
Chinatown iyo cuntooyinkii aan tijaabiyay, uu ka mid ahaa , dibqalooca (scorpion)🦂🦂
The best new mall in Jigjiga, | mall ka cusub ee Jigjiga 2024
zhlédnutí 3,6KPřed 5 měsíci
The best new mall in Jigjiga, | mall ka cusub ee Jigjiga 2024
Hashii taariikhda gashey, true story!
zhlédnutí 3,3KPřed 5 měsíci
Hashii taariikhda gashey, true story!
Exploring Dhagaxbur | Diyaradii ogu horeysay ee ku dhacda Dhagaxbuur | wax ka ogow Dhagaxbuur
zhlédnutí 4,7KPřed 5 měsíci
Exploring Dhagaxbur | Diyaradii ogu horeysay ee ku dhacda Dhagaxbuur | wax ka ogow Dhagaxbuur
Loading..2024 - Thank you to everyone. Qofkasta wan oga mahad celinayaa
zhlédnutí 1,5KPřed 6 měsíci
Loading..2024 - Thank you to everyone. Qofkasta wan oga mahad celinayaa
Labomid dooro jeel (prison) ama ..| saferkeygii Erar | my journey to Erar
zhlédnutí 11KPřed 6 měsíci
Labomid dooro jeel (prison) ama ..| saferkeygii Erar | my journey to Erar
Waligaa hadad meel ku cusub tahay ka fagow | Jimcadii ogu horeysay ayaa lagu tukadey. Diredawa
zhlédnutí 3,3KPřed 6 měsíci
Waligaa hadad meel ku cusub tahay ka fagow | Jimcadii ogu horeysay ayaa lagu tukadey. Diredawa
Xafladii ogu weyneyd ee qomiyadaha Ethiopia oo lagu qabtey Jigjiga |nocyada dadyawga yabka leh Daawo
zhlédnutí 1,7KPřed 6 měsíci
Xafladii ogu weyneyd ee qomiyadaha Ethiopia oo lagu qabtey Jigjiga |nocyada dadyawga yabka leh Daawo
Dhibkii iga somarey Hotelada | 7 Hotels
zhlédnutí 1,6KPřed 7 měsíci
Dhibkii iga somarey Hotelada | 7 Hotels
Maxay ku doorten Halkan Somalida, | black water
zhlédnutí 4,2KPřed 7 měsíci
Maxay ku doorten Halkan Somalida, | black water
Saferkeygii Sululta, Wareysi 5 times Olympian, Abdi Abdirahman | my journey Sululta
zhlédnutí 1,2KPřed 7 měsíci
Saferkeygii Sululta, Wareysi 5 times Olympian, Abdi Abdirahman | my journey Sululta
Maxaan ka baran karnaa saferkan, | What can we learn from this journey?
zhlédnutí 1,2KPřed 7 měsíci
Maxaan ka baran karnaa saferkan, | What can we learn from this journey?
24 hours ee Godey iyo waxan ku arkey
zhlédnutí 9KPřed 8 měsíci
24 hours ee Godey iyo waxan ku arkey
Aniga & geeljirihii maxaa na dhaxmarey, canaha lama duubi karo
zhlédnutí 1,2KPřed 8 měsíci
Aniga & geeljirihii maxaa na dhaxmarey, canaha lama duubi karo

Komentáře

  • @MukhtarIbrahim-jy9sy
    @MukhtarIbrahim-jy9sy Před 2 hodinami

    Necbiya iyoobiya Nadaafad xuma

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c Před 20 hodinami

    Waan ku saaray subscribe

  • @KingeXamsEck
    @KingeXamsEck Před 22 hodinami

    Pro malaysia Tag Team 27 aya kula kine o walipa Asad Hajio utag😊 zxb itas wa iga Talo🙏

  • @barkulmis
    @barkulmis Před dnem

    Guuleyso Sxp 👍

  • @MukhtarIbrahim-jy9sy

    Waa Erer dadka harar leh wa kala laba Horudoco akhii soo badi

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před dnem

    saaxiib hadaad rabto in aad subs badan hesho dalka imaaw ooo ilaa Gaarisa ilaa ksmayo ilaa Xamar ilaa Bosaso ilaa Berbera ilaa Jabuuti ilaa Jigjga ilaa harar adi dhamaan Dhulka Soomaaliwayn ku dalxiis aigoo wata drone ta wax duubta oo asxaabta dhalintarada halkaas joogta kasbo oo aad u dhex gal oo suuqadaya wareeg oo dadka wareeso , lacag yar na way kaaga baxaysaa dad badan waad ku kasvab walal....

  • @Jon_larry
    @Jon_larry Před dnem

    In aad caan noqotid uma bahnid qof kale o caan ah in aad video laso samayso, wax walba dadaal ayay ku xiran yihiin masul

  • @som2323
    @som2323 Před dnem

    muqaalo badan so sameey sxb si dad badan kugu soxirman. qof walba meeshan wu somaray qof milion ka bilaway majiro. the more your video thr more you customer. Guula ku rajeyna

  • @yoskieyung7172
    @yoskieyung7172 Před dnem

    👏👏👏👏

  • @xuskaxaaji6104
    @xuskaxaaji6104 Před dnem

    Dhibka jira 5 daqiiqo ka dib waan ku caajisaay video waxaa sameysaa vedio gaaban iyo qodobo aad soo diyaarisay

  • @caamirroobleofficial9097

    Maxa muqdishu u booqan la dahay

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox Před dnem

      Baryahan safer ma galin, Lkn insha Allah

  • @heeraarmedia4916
    @heeraarmedia4916 Před 2 dny

    Sxb ninka Geedi sahan la yidhaahdo ee traveller Ka ah raadi wuu Ku caawin waa nin daacada runti

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Před 2 dny

    Waxaa tahay noo soo gudbiyay muuqaalo cajiib ah gaar ahaan kuwa Addis Ababa. Mida kale si laguu barto waa in qof caan ah i garab qabo dhahdaa markaas waa lagu baranaa bro views kana qasab waa kuu kordhaa. Nasiib wacan.

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 Před 2 dny

    Talo waxan kugu darsan lahaa qof caan ah ama dad caan ah video la samee si lagu barato , qaabka video yadadana wax ka badal sawirka hore ee qofku arkayo inta uusan video ku dhufanba ha noqodo wax dadka soo jidayana youtu.berada qishka ka qaado😂 magacagana update ku samee bal magac islam la bax Intaasan kugu darsan lahaa Ha niyad iabin wiil adag baa tahay keep going. Nolashu imtixaan ayay naaga qadaa si an cashar uga barano 🖐❤

  • @jibrilmohamed5989
    @jibrilmohamed5989 Před 2 dny

    Hore usoco bro. Tiktok ma isticmaashaa?... Followers badan baa dhankaas kaa soo raacine.

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 Před 2 dny

    Zhp good things take time. Insha allah one day waad gaadhi doontaa waxa aad intaas u soo samreysay Lkn anigu waxan kugula talin lahaa uun Sidaad sheegtay joogtaynta iyo inaanad ka niyad jabin wax walba cusub ka wuu adag yahay.

  • @maryamo411
    @maryamo411 Před 2 dny

    👏🏽 hore u soco

  • @mohamedhaibe8718
    @mohamedhaibe8718 Před 2 dny

    Sxb Diiny. waan kugu xidhanahay dhamaan waan daawaday Muuqaaladaada, waxaanaad usoo gudbisaa si professional ah. views you will get more one day insha Allah. I hope to meet in Hargeisa if you reach.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox Před 2 dny

      Thanks Mohamed, insha Allah markan imaado wan ku la so xidhidhi

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 Před 2 dny

    Keep going ugaas muuqaladada wn daawadaa anigu waliba kuwii adis ababa ee vlogs Yada ayn daawaday Diredawa aad oo vlog nooga soo samee.

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox Před 2 dny

      Thank you @hufanmedia7986 Diredawa dhawr jeer ayaan ka sameyay

  • @asalogaden4537
    @asalogaden4537 Před 2 dny

    Keep going 💪🏼 bro

  • @aminugaz
    @aminugaz Před 2 dny

    Keep going brother

  • @hawaartofarxadu
    @hawaartofarxadu Před 2 dny

    Bro keep going Malaysia tag ragaasa kuu kala kicina

  • @KimSeokmin-ut7fu
    @KimSeokmin-ut7fu Před 6 dny

    Thailand immisa lagu taga luuqadeda ma taqaan

  • @taajirahamanur8240
    @taajirahamanur8240 Před 9 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Před 10 dny

    Kirada guryaha waa imisa halkaasi oo loo yaqaano qurba nacaas

  • @alidhirif
    @alidhirif Před 22 dny

    Ar somali aa 😂😂 xaasidsanaa. Soo badi melha xun xun😂

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Před 23 dny

    very sloppy video....waar marka dambe si wacan wax u soo duub

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 Před 23 dny

    wr iska sii daaya dheh bahaa imta. in jeel ahaan noloshooda ay uqaataan sx maaha hadii beer lagu haynayo national park haloo sameeyo weyn oo Kayn iyo wx wlba leh

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox Před 23 dny

      Wan ku gu racsanahay, aad bay u dhibanyihiin, wan u sheegey, lkn hada ma awoodno ayay igu dhaheen

  • @abdifatahadam-tr8el
    @abdifatahadam-tr8el Před 23 dny

    MashaAllh

  • @asalogaden4537
    @asalogaden4537 Před 24 dny

    Ogaden traditional dance

  • @ahmedgelle8919
    @ahmedgelle8919 Před 24 dny

    Num one😂😊

  • @siyatsom9869
    @siyatsom9869 Před 26 dny

    Go forward

  • @FaraxXuseen-rs7ue
    @FaraxXuseen-rs7ue Před 27 dny

    Asc walaal. Walaalo waxaan rabaa in aan Ruwaando tago, ma ii soo dirikartaa email-kaaga, email baan kuu soo diri lahaa. Mahadsanid.

  • @mohamedhussein3473
    @mohamedhussein3473 Před 28 dny

    Sxb go head..🎉

  • @bashirarooryoofficial7844

    Saxib ethiopia Ayaan iman rabaaye xiriir kaaga iisoo qor

  • @GorGorvlogs
    @GorGorvlogs Před měsícem

    Mn Sha allah wadan dhisan 😊

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox Před měsícem

      Thank you @gorgorvlogs 👍🏽

  • @maxamedxasan3150
    @maxamedxasan3150 Před měsícem

    Xadfa somalida Dak sxb

  • @Mohamedgadhyogol
    @Mohamedgadhyogol Před měsícem

    Amazing pro

  • @Mohamedgadhyogol
    @Mohamedgadhyogol Před měsícem

    Wooow

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 Před měsícem

    sxb youtubka ma wx lacag ah ayaad ka heshaa hadii ad itoobiya lumber ahaan ku furatay itoobiyana yuotub lacag lagama sameen karo ii talo ahaan ii sheeg wll

  • @hodaniidcige9875
    @hodaniidcige9875 Před měsícem

    Waa fikrad wacan nala so socosiy wadan walba waxad kala kulantay ☑️💯

  • @hodaniidcige9875
    @hodaniidcige9875 Před měsícem

    Amazing video 🎉

  • @handle737
    @handle737 Před měsícem

    Passport ethiopian ayaan haystaaa sidaan ku heli karaa visa singpour

  • @heercaalamiofficial7525
    @heercaalamiofficial7525 Před měsícem

    Sxb sare gym tii ma travelling baad ku badalatay

  • @MohamedAbdi-md8ox
    @MohamedAbdi-md8ox Před měsícem

    Keep going sxb

  • @ikrambasher2986
    @ikrambasher2986 Před měsícem

    Mnshallah amazing content and vlg

  • @haykalvlogs1949
    @haykalvlogs1949 Před měsícem

    Bro wan ku tagera 10$ Ma ka helaya