Game Adag | LAHJAD Ciyaal Xamar VS Reer Somaliland | BeerCasaad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #arimaheena #lahjad #ciyaalxamarvssomaliland
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,115,084 subscribers

Komentáře • 680

  • @saynabelmi7849
    @saynabelmi7849 Před 7 měsíci +152

    Team dhako-jabiye ,caawan cabaye😂😂 wuu ka jacay.😂😂😂 Tuushkay carareen tolkey waqooyiyow I love you walaahi. ❤😂

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d Před 7 měsíci +140

    Legendary kayagiii😂💚🤍❤️🤌🏻 Waar maxaad samayseen sow dinka Ereydeeni Buplic ka dhigay😂

  • @sacdiaibraahim5343
    @sacdiaibraahim5343 Před 7 měsíci +104

    Qof qiimo le arimaheena horay usoco walky from somaliland❤

  • @hibaaqfaysal3653
    @hibaaqfaysal3653 Před 7 měsíci +94

    Lander boys are not easy💚💬❤

  • @Barwako6
    @Barwako6 Před 7 měsíci +261

    Woqoyo my landers 😂😭💚🤍❤️

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 Před 7 měsíci +100

    Wilashayada Re somalilnd si gara u salmaya ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 7 měsíci +98

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Před 7 měsíci +83

    Labada wiil reer soomaaliland waan idin salaamey❤❤❤

    • @abdifatahahmed9321
      @abdifatahahmed9321 Před 7 měsíci +1

      ma qabyalad baa 😂 bahashu Somalidu habaar Bay ku qabaan 😂

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 Před 7 měsíci +3

      Wll inamda wada salan ama iska daa kala jeclaysiga anagu from hargeisa dhmn wanu wada salaney 😂😂❤❤

    • @nasramuuze2541
      @nasramuuze2541 Před 7 měsíci

      Faarax wxy cunsirnumadu😂😂😂

    • @hothanmoha5282
      @hothanmoha5282 Před 6 měsíci

      lapada reer somaliland waan salaamay

    • @hothanmoha5282
      @hothanmoha5282 Před 6 měsíci

      From gapilay 18may❤❤❤

  • @user-il1cp6pt7h
    @user-il1cp6pt7h Před 7 měsíci +74

    20:45 Somaliland hadalkeena xitaa laga cabsanaya qeybta kale noogu soo dhakhso 💚🤍❤️

    • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
      @SaamiyaCabdirahman-ji2pc Před 7 měsíci

      O cadaaa malin dhaw mrka bulshadu is dhex gasho wxas wa ka bxysa mesha😂

    • @user-il1cp6pt7h
      @user-il1cp6pt7h Před 7 měsíci +2

      @@SaamiyaCabdirahman-ji2pc tas ma diidani anba in wax ka yaqana reer xamarka haddii lays dhex galo maxa dhacaya aan walalnimo ahyn

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 Před 7 měsíci +25

    Waan kahelay lahjadan qosol weye walahi salan sare arimahena from somaliland 😂😂💚🤍❤️💯

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 Před 7 měsíci +31

    Asad iyo amiira uso qabo next game 😂😂😂 amiira indhaha ha taagtee lkn asad waa xaraabo Any way wan idin wadanaa dhmn team 27 from hargeisa ❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 7 měsíci +60

    Kusaliya rasuulkeena scw ❤🕋☝🏼

  • @copitaanosheed8936
    @copitaanosheed8936 Před 7 měsíci +48

    Somaliland is not easy❤❤

  • @najimamohamed9095
    @najimamohamed9095 Před 7 měsíci +55

    Inamadenu dagana xata isma dhibayan no buuq somlilander❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 7 měsíci +219

    Hadaad u jeedo magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Před 7 měsíci +25

    Duriyadu waa modern update 💚🤍❤️ Tuushkaad cararteen ayay ku yidhaahdeen Jaarkiii oo way fahmi laayihiin
    Waxaalaga wadaa (Tuushkaad carartay ) yacnii marka kubada laciyaarayo qofku haduu haafsaydh galo yacnii ( Tuushka ayuu cararay ) layidhaa Jaarkiiyooow

    • @nasraabdullahi
      @nasraabdullahi Před 7 měsíci +2

      Jaarkiiyow iga gadan yqy😂😂

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před 7 měsíci +1

      @nasraabdullahi dee inaadeero sharafeey ilaahay ayaa ina dilayee 2✌️Dawladood oo Jaara miyaynaan ahay sida Djibouti oo kale jaarkiiyoow ?

    • @nasraabdullahi
      @nasraabdullahi Před 7 měsíci +1

      @@Abdirahman-1020 inader qalbiyow qof walba waxbuu aaminsan yhy qadiyadna wu leyhu tada hadan ku raaco jaar ban nahy teyda hdn raacana hal dowlad ban nahay wn kgu ixtiramaya jaarkow lol😅

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před 4 měsíci +1

      @@nasraabdullahi dee gobanimo inantii jaarkaay ilaahay nabada iyo amaanka iyo wanaagaba haydiinsiyaadiyo walaal sharafeey ilaahayna Jaarnimada wanaageeda hayna wada fahansiiyo Eid Mubaarak

  • @mssdiamond7193
    @mssdiamond7193 Před 7 měsíci +15

    Ciyaaal hargaysa vs ciyaaal xamar
    So funny wlhi from hargaysa cadeeey
    Landers I love you ❤❤❤

  • @Akramoww12
    @Akramoww12 Před 7 měsíci +28

    Absolutely amazing well done brother the limit 💙❤️

    • @hothoqaniismail7823
      @hothoqaniismail7823 Před 7 měsíci

      War Ma Kii dhabta Ahaaba Mise Waa A lie

    • @abdiomer2023
      @abdiomer2023 Před 7 měsíci

      😂😂😂😂😂😂🇲🇾🇲🇾🇲🇾

    • @xiinalva
      @xiinalva Před 7 měsíci

      Looqana mataqana ar adiyaa 😅 waa e washay😮😅😂

  • @nimcomohamed9857
    @nimcomohamed9857 Před 7 měsíci +30

    Somaliland ❤ isn't easy 💚🤍❤️

  • @zamzamabdirahman1262
    @zamzamabdirahman1262 Před 7 měsíci +45

    Landers my boys❤

  • @Miskiyusssuf
    @Miskiyusssuf Před 7 měsíci +28

    Landers laakiin anaguba reer waqooyi baa nhy ❤😂😂

  • @user-eh9nn7ct8x
    @user-eh9nn7ct8x Před 7 měsíci +14

    Reer waqooYi 💚🤍❤ war luuqaduba waa anaga ee meelka fadhìsta markay iyagu hadlayaan

  • @realmadrid7950
    @realmadrid7950 Před 7 měsíci +32

    Landers let's go 💚🤍❤️

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 Před 7 měsíci +14

    Arimaheena 2M coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 Před 7 měsíci +11

    Masha allaah soomaaliga rasmiga ree waqooyi aya ku hadla welcom wiilsheena cusub cumar iyo najiib yare

  • @abdikafarhussein9298
    @abdikafarhussein9298 Před 7 měsíci +6

    Masha Allah, keep going. Man, I'm watching you from Nyanyuki Kenya 🇰🇪

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu Před 7 měsíci +28

    Owww my landers💚🤍❤️😂🫶

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr Před 7 měsíci +7

    Part 2 please 😢😅

  • @IntizamBinuahmed-rd2jc
    @IntizamBinuahmed-rd2jc Před 7 měsíci +13

    Waan kuwadana reer somaliland ❤hore uso dhig part2

  • @israsuldaan8561
    @israsuldaan8561 Před 7 měsíci +59

    Reer waqooyi asala weeyan kuwan wiilasheena ❤️😂

  • @user-pn4uy3rh6o
    @user-pn4uy3rh6o Před 7 měsíci +28

    CiyaaL Hargeisa is muujiya😢😅

  • @user-bh8oj8sd8f
    @user-bh8oj8sd8f Před 7 měsíci +18

    Rest somalilnd is not easy❤❤❤

  • @Johncena-qe8tj
    @Johncena-qe8tj Před 7 měsíci +9

    The legend ARIMAHEENA WAA KU WATAA SXP❤❤❤❤NEVER GIVE UP❤❤

  • @IpraahimXasan
    @IpraahimXasan Před 7 měsíci +6

    uu ka jacay wllhi wan qoslay landers💚❤

  • @asmaidris7920
    @asmaidris7920 Před 7 měsíci +16

    Waar wuxu cod macnaa 😂😂💚🤍❤️

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett Před 7 měsíci +14

    Allah is One proPheTt MohameD sCw❤😊

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 7 měsíci

    JazakAllahu khayran sheikh cabdulrashid sheikh cali sufi❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 7 měsíci +9

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @Aamina970
    @Aamina970 Před 7 měsíci +10

    Hadalku nama dhibaba we are landers❤

  • @deeqacarab248
    @deeqacarab248 Před 7 měsíci +14

    Afkii hargeysaa leydinku qaraacey😂😂😂😂

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc Před 7 měsíci +9

    Waqooyi my legends 💚🤍❤️😂

  • @Hiboabdiessa
    @Hiboabdiessa Před 7 měsíci +3

    hore usocda wiilasho dhan from somaliland arimaheena nooso badi keep going❤️😊

  • @naimaahmed364
    @naimaahmed364 Před 7 měsíci +3

    Naag rer waqoyiya ayan kugu duceyay arimahena inshaAllah 💚🤍❤️ my lander ❤

  • @user-cm8bw1ig3o
    @user-cm8bw1ig3o Před 7 měsíci +13

    Reer soomalind ❤❤lama gadhow

  • @user-jg4kq4qh5i
    @user-jg4kq4qh5i Před 7 měsíci +2

    ArıMaheena part 2 lasoo dhakhso ❤❤❤ waan ku haysanaa barnaamijkan

  • @SafamustafeSafamustafe-lu9pm
    @SafamustafeSafamustafe-lu9pm Před 7 měsíci +15

    Jah idoornimo ❤😂

  • @ugbaadqalanjo1329
    @ugbaadqalanjo1329 Před 7 měsíci +10

    Part 2 cayeda iyo cumeer kadhig

  • @naimaomar5132
    @naimaomar5132 Před 7 měsíci +13

    Fiiri asad iyo amira u balani kuwaaan 😅😅😅😅😅😅😅

  • @axmedjaango-lb2me
    @axmedjaango-lb2me Před 7 měsíci +20

    Waar kuwan ceyda io cumeer u balami 😂😂😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Před 7 měsíci +25

    Landers one love my people♥️👑

  • @user-wt6tp2zp9q
    @user-wt6tp2zp9q Před 7 měsíci +6

    Hadaad u jeedo maga allah like saar 😢😢😢😢

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 7 měsíci +1

    Mashaa Allah
    Qiso cibro qaadasho leh
    Ilaahayow imaankeena kor noogu qaad oo noo adkee ya Raxmaan, Aamiin Aamiin ya Allah❤❤

  • @MustafeApdalle
    @MustafeApdalle Před 7 měsíci +15

    Somaliland is muujiya guys❤🤍💚

  • @user-zh9jq8xx4d
    @user-zh9jq8xx4d Před 7 měsíci +3

    Part 2 please

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d Před 7 měsíci +3

    Ku salin nabigena the best person verer The The knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤

  • @user-ob2yy7oj4h
    @user-ob2yy7oj4h Před 7 měsíci +17

    Viva somaliland❤

  • @Muniita-
    @Muniita- Před 7 měsíci +8

    Aar nimada rer waqoyi anaa shax idin haye rer xamarku dhaqanka iyo sugaanta ma yaqanane ee dhaqan weydiya suala yar ciyal xafadka inaga dayo❤😂

    • @sundusahmed5420
      @sundusahmed5420 Před 7 měsíci +1

      Cid kasta dhaqn gaara ayay ledahy

    • @aboodmoh7330
      @aboodmoh7330 Před 7 měsíci

      Qaar rer waqooyi ah ba yaqaaniin suugaanta iyo Dhaqanka idinka dhaqanka Soomaliyeed o konfur ma taqaaniin aniga rer konfur baa ahay waa aqaan waana jecelahay murtida iyo suugaanta Soomaalida leedahay dadka isku mid ma ahan😂😂

  • @Maatipibrahim
    @Maatipibrahim Před 7 měsíci +3

    Goat Somalia youtuber ❤

  • @hanadikhadar567
    @hanadikhadar567 Před 7 měsíci +16

    War waxba lanagama qaban qaro al isaaqiya❤😂

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 7 měsíci +1

    Arimahena the one and only legend best youtuber

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane Před 7 měsíci +8

    Ninkaasi waa soomalander❤

  • @aaminacabdi5731
    @aaminacabdi5731 Před 7 měsíci +5

    wa run shaaha Dhaka jabiye u naqnaa shaaha kiiso Dhaka jabiyha ah iga keen

    • @Ina_apdi1
      @Ina_apdi1 Před 7 měsíci

      A A A dhako jabiyo wali may cabin mala 😂

  • @Mustafekanteq
    @Mustafekanteq Před 7 měsíci +4

    Arimaheena soo badi lahjada

  • @wonderfootballvideos5044
    @wonderfootballvideos5044 Před 7 měsíci +4

    part two soo samee

  • @rawiyagahnoug219
    @rawiyagahnoug219 Před 7 měsíci +7

    Labada wiil eee rer somaliland sigara idin salamayy❤🎉

  • @RIDWAYUSUFMOHAMED12345
    @RIDWAYUSUFMOHAMED12345 Před 7 měsíci +5

    Masha Allah game qurux badan waaye❤

  • @mahadahasan4076
    @mahadahasan4076 Před 7 měsíci +2

    War arimaheenow wanku wataa zxp legend her burcaa ahee🙏✋

  • @MIIM619
    @MIIM619 Před 7 měsíci +4

    Erayo ciyalka xafada ba ku jira😂😂war sed wax tidhahder😂landers❤

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Před 7 měsíci +9

    M.allaah 💚🤍❤️🎉🎉🎉

  • @hamdahassan5142
    @hamdahassan5142 Před 7 měsíci +5

    Foosto
    Kulahaaa
    (fuusto)😂😂 ar af soomaali xumaaa sida saxda ahi waaa FOOSTO

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Před 7 měsíci +1

      Fuusto wye foosto ma ahan😂😂😂

  • @xamda1795
    @xamda1795 Před 7 měsíci +4

    Arimeheena wll barnaamijkii dood wadaag soo celi

  • @NimcofaraxsaNOmer
    @NimcofaraxsaNOmer Před 7 měsíci +2

    part two I.a

  • @user-ms6tt9oc5l
    @user-ms6tt9oc5l Před 7 měsíci +5

    Wli inamadaydu wxay idin kula hdlayan hdaladi ciyaalo xfada qaar dhamaca inay idin keenam bay ahyd wn idin wtaa cumar iyo najiib🖐

  • @nimcidegan8227
    @nimcidegan8227 Před 7 měsíci +4

    Legends of landers 💚🤍❤

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 Před 7 měsíci +1

    Wiilashayada landers marwalpa guusha waa dhankooda waan idin jeclahay wllhi

  • @ismahanosman298
    @ismahanosman298 Před 7 měsíci +2

    Part two insha allha 🎉🎉

  • @hodankhalif932
    @hodankhalif932 Před 7 měsíci +10

    Deeqoow hadalkisan ka sii cabsanysaa ku lahaa😂😂😂😂😂

  • @ayaanahmed5658
    @ayaanahmed5658 Před 7 měsíci +16

    Inankan inamadan reer xamarkaa geedbu ku xidhay 😂😂😂😂

  • @nimcomohamed9857
    @nimcomohamed9857 Před 7 měsíci +9

    Haddaan Somaliland nahay annaga idin barnay nio afsoomaaliga ❤

  • @xamdaxikma6999
    @xamdaxikma6999 Před 7 měsíci +3

    Wuu ka jacay cidii fahmaysa inamadaydii 💚🤍❤

  • @iissa7685
    @iissa7685 Před 7 měsíci +1

    Arimaheen keep it up🎉

  • @user-hd7uh6zd5e
    @user-hd7uh6zd5e Před 7 měsíci +1

    Time arimaheena welcome 🙏 🤗

  • @SahraYaasin-et9xf
    @SahraYaasin-et9xf Před 7 měsíci +3

    arimaheena wll gabdhaha ku soo samee oky

  • @mudan3817
    @mudan3817 Před 7 měsíci +1

    Arimaheena wllo part 2 soo same oo cadnaan iyo ceydo hlkas kusoo bedel😂😂😂

  • @user-xb7dt8wy1o
    @user-xb7dt8wy1o Před 7 měsíci +5

    P2❤

  • @gantalyano8982
    @gantalyano8982 Před 7 měsíci +5

    Arimahena sxp nio cajisko iskadaf sxp you tube kasoshaqey😢

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Před 7 měsíci +4

    Lgn. Arimaheena. From hargeysa❤

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp Před 7 měsíci +1

    Part two Asad ceyda keen wll

  • @user-dn6hy6ci1b
    @user-dn6hy6ci1b Před 7 měsíci +4

    Waqooye Legend❤

  • @Amiira252
    @Amiira252 Před 7 měsíci +31

    Ilaahey hadaa jeceshahay like saar ❤❤

  • @hanuush088
    @hanuush088 Před 7 měsíci +4

    Lender's 💚🤍❤️ dhako jabiye😂😂

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 7 měsíci +2

    Wsc Waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend 😂

  • @Apdale_Sanad
    @Apdale_Sanad Před 7 měsíci +2

    @arimahena wll part 2 la soo dhakhso 😂

  • @user-pb1qb6tm9p
    @user-pb1qb6tm9p Před 7 měsíci +11

    ғᴏʀ ᴇᴠᴇʀ 💚🤍❤

  • @suusuu7069
    @suusuu7069 Před 7 měsíci +3

    Landers isn't easy part 2 waan sugaynaa😂

  • @fihimaahmed2942
    @fihimaahmed2942 Před 6 měsíci

    Wow hn waxan joga DJabuti waan ku tagera arimehena wallah

  • @miloak656
    @miloak656 Před 7 měsíci +2

    Party 2 soo same enliglish iyo Taliyaani ka sar from 💚🤍❤️🆑

  • @sgsoniyaa1437
    @sgsoniyaa1437 Před 7 měsíci +1

    omarow wllky markaa dhaheyso muqdisho sooqaado calanka banadir saas aa qurxoon waayoo calanka baluuga soomali oo dhan buu ka dhaxeeyaa ❤

  • @user-vd4gk7mk5t
    @user-vd4gk7mk5t Před 7 měsíci +1

    Part two amiira iyo asad ka dhig plz

  • @masuulanwar5725
    @masuulanwar5725 Před 7 měsíci +1

    Arimaheena Waad naga seexatay caanow