QAYAAS REERKA AY KASOO JEEDO LAHJADA KA GARO ADIGUNA ISKU DAY HADII AAN QALDO 100DOLLAR QAATA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 1,4K

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan Před 10 měsíci +363

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @KingCaydafans
    @KingCaydafans Před 10 měsíci +343

    The best person ever, the most trusted person ever the most knowledgeable and even shining person is our beloved prophet Muhammad Scw 😢🧠🤲🕋

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Před 10 měsíci +239

    Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před 10 měsíci +705

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 10 měsíci +497

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤😢

    • @SaacidHassan-py9um
      @SaacidHassan-py9um Před 10 měsíci +2

      Hi mss koko bulle

    • @fartunhappy796
      @fartunhappy796 Před 10 měsíci

      Hi2

    • @amalamalina8541
      @amalamalina8541 Před 10 měsíci +6

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw s ‏❤q

    • @user-tn9gw9jz5w
      @user-tn9gw9jz5w Před 10 měsíci

      ❤👼👼👼👼👼👼👼👼❤❤❤❤❤❤ 2:07 😊😊😊😊😊 2:09 😊😊😊😊😊😊😊😊👼👼👼👼👼👼

    • @user-tn9gw9jz5w
      @user-tn9gw9jz5w Před 10 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w Před 10 měsíci +174

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw ❤❤❤❤

    • @user-ne7ty6jt2c
      @user-ne7ty6jt2c Před 10 měsíci +1

      Salallahu caleyhi wasalam

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 Před 10 měsíci

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 Před 10 měsíci +1

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 Před 10 měsíci

      scw scw scw ❤❤❤

    • @SheekeyeXuseen-ym1vu
      @SheekeyeXuseen-ym1vu Před 10 měsíci

      Scw scw scw Allaahu akbar

  • @MOHA__MB1
    @MOHA__MB1 Před 10 měsíci +148

    Allah is one ☝️ ❤

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 Před 10 měsíci +161

    Somalidu waa dad ehlu ceesha waan jeclaa in shanta somaliyeed ay midoobaan, balse imika waxan doorbiday inuu midkastaaba meeshiisa uu ilahay ku ilaaliyo❤

    • @deqalula9707
      @deqalula9707 Před 10 měsíci +2

      Hhhhh caadibaa noo gashay😂😂😂😂

    • @Siciid12
      @Siciid12 Před 10 měsíci

      ​@@deqalula9707😂😂

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 10 měsíci +1

      Qof kasta oo Somali ah wuu jeeclaan lahaa in Somali oo dhan ay midoowdo hadii la helayo cadaalad iyo sinaan.

    • @am.b5688
      @am.b5688 Před 10 měsíci

      Shan maaha waa afar hada! Labo way midoobeen 1960! UNta ayaa laga ictiraafaa dowladaha! Maalin ta la ictiraafo Somaliland bay 5 noqonayaan!

    • @mohamedsharif2022
      @mohamedsharif2022 Před 10 měsíci

      Run

  • @user-lt5kk2jb1q
    @user-lt5kk2jb1q Před 10 měsíci +125

    ALLAH IS ONE ❤☝️

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 10 měsíci +3

    Indeed profet Muhammad csw was unique person Allah created and I love him with out any measure no trillion no quadrillion immensely

  • @Nazrishaligaban
    @Nazrishaligaban Před 10 měsíci +73

    Wilka waaaa ree somalilaan qali waa rer budlan leyla reer galmudug Aliyaa waa ree ogadeniya ❤️❤️❤️

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 Před 10 měsíci +1

      maaha layla wa rer muqdisho caaliyana wa rer galmudug

    • @RAAGE-rq1ke
      @RAAGE-rq1ke Před 10 měsíci +2

      Caaliya waa reer kismaayo jubaland waamo absameland ogaadeniyan ( somaligalbeed ) dhamaan way u dhalatay waa asaldhalad soomaaliyeed gabar darwiish

  • @user-vy6zk5ng9u
    @user-vy6zk5ng9u Před 10 měsíci +42

    Ku Sali nabiga scw scw scw❤
    3:27 3:58 3:58 3:59

  • @Salim_Abdalla
    @Salim_Abdalla Před 10 měsíci +128

    Allah is one ☝️

  • @najmanalka6334
    @najmanalka6334 Před 10 měsíci +30

    Ani leyla wnba kahelay qof furfuran waye love you sister😊

  • @hanadkingmd3758
    @hanadkingmd3758 Před 10 měsíci +134

    Wiilka Àhmed waa reer hargaisa wxa Aanu wada dawanaynay (cup America final kii )2016 Argentina Chile ka qadaysay messi plenty 💚🤍❤🙏💯👍

  • @mohaaofficial5176
    @mohaaofficial5176 Před 10 měsíci +23

    No matter where you are please Don't stop praying for our brothers and sisters in Palestine My ALLAH accepts our Dua.
    Palestine will be free 🆓 inshallah 🙏❤️💪💯🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💚🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi Před 10 měsíci +132

    Asad video gan waqti bdan ayaa kaaga baxay wllhi salaada subax ayaa la joogaa anaga hadaa reer somalia nahay lex saac ayey noo tahay guuleyso abowe waqtigan waxa u soo jeedid Waa inaa farxadeena ka talisid guuleyso abowe❤❤❤❤😢😢😢😢🎉😢❤❤❤❤

    • @zuuzuuyousuf667
      @zuuzuuyousuf667 Před 10 měsíci +2

      Rer somaliya kheyr le majiroo saladi subax lix sac miyad ka dhigaten

    • @MinhaajAbdullahi-of1wi
      @MinhaajAbdullahi-of1wi Před 10 měsíci +3

      @@zuuzuuyousuf667 Mya abyo reer somalia Maka wadin reer maleysiya ayey salaada subah u aheyd markuu Asad video soo galinaayay anaga reer somalia hadaa nahay salaada subah ma dhawo ee Asad ayan ka waday

    • @MariaAhmd
      @MariaAhmd Před 10 měsíci +7

      Maskiinipada iskadaa ninkani sagaa lacag shaqaysanaye 😂😮😊

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 Před 10 měsíci +1

      @@MariaAhmd😂😂😂😂 sax

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates Před 10 měsíci +4

      Inuu farxadaada ka taliyo umasoo jeedee asaa shaqaysanayo😂😂😂 yaa ilaahay yaqaano

  • @balbalarkaandistakiin3567
    @balbalarkaandistakiin3567 Před 10 měsíci +125

    Ku sali nabigena scw 🙏👍🕋

  • @djmaslax3473
    @djmaslax3473 Před 10 měsíci +51

    2 million coming soon number one somali CZcamsr ❤❤❤

  • @maxamedalmuxibi
    @maxamedalmuxibi Před 10 měsíci +46

    Ma aqaano cida arkidoonta qoraalkan balse waxan ilahay kabaryaa inuu janada nagu kulmiyo🥰

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 Před 10 měsíci +88

    Away dadki jeclaa nabiga SCW ❤

  • @user-vy6zk5ng9u
    @user-vy6zk5ng9u Před 10 měsíci +13

    Ku Sali nabiga scw scw scw❤
    3:27

  • @AbdulaahiMohamed-xt4hi
    @AbdulaahiMohamed-xt4hi Před 10 měsíci +18

    Kusali nabigeyna scw tnx

  • @HafsaAliMohamed-cf4wz
    @HafsaAliMohamed-cf4wz Před 10 měsíci +55

    allah is the only one❤❤❤

  • @miloak656
    @miloak656 Před 10 měsíci +21

    Atoore big legend full respect bro guul ban ku rajenay 🎉

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Před 10 měsíci +56

    Asadoow waw barnamujkn wa funny🎉😮 wlhi siiba gabadha u horeeso kuso dar team 27 wa gabadh furfurn wlhi

  • @AmiiraAb
    @AmiiraAb Před 10 měsíci +67

    Asadko saa kusugaayey walhi waan daalay 😢 Alx mar hada hada tahay
    😊 Allah hano kaadaayo my favorite CZcamsr ❤🎉😊

  • @amindahiraxmed
    @amindahiraxmed Před 10 měsíci +121

    ALah is ONe Win plastine 😊🤲

  • @ilyaasmohamedabdirahman9190
    @ilyaasmohamedabdirahman9190 Před 10 měsíci +97

    Qofta koowad waa reer baraawe saan isleyahy wana quruxley asadow qoftaas team kaga noogu so dar😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 10 měsíci +106

    Asad waa shidan tahay caawa OMG gabdhaha ❤🤣

  • @aishabile1500
    @aishabile1500 Před 10 měsíci +6

    Mss Gold she’s from Jubaland her origin is ogadenia Girl ❤👸🏻🇸🇴

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 10 měsíci +40

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 Před 10 měsíci

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 Před 10 měsíci

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

  • @Kamavich_47
    @Kamavich_47 Před 10 měsíci +66

    Gabarta u horeeso m.a aad bay u qurux badantahay 🥰❤ mar kale nokeen

  • @AbadeeAbadee-ur2lp
    @AbadeeAbadee-ur2lp Před 10 měsíci +11

    Ku salin Nabigena scw scw ❤❤❤

  • @cabdimuxudiin222
    @cabdimuxudiin222 Před 10 měsíci +54

    Kusaliya nabigeyna muxamadi Scw Scw ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-zf4ly7li2p
    @user-zf4ly7li2p Před 10 měsíci +1

    Ku sali nabegiina nabad galiyo ha ahaato scw scw

  • @MUSCABINHO
    @MUSCABINHO Před 10 měsíci +107

    YA اللە 🥺 INTA XANUNSAN CAFIMAD SII 😓🥺🤲

  • @ugaasfeyfle5768
    @ugaasfeyfle5768 Před 10 měsíci +24

    CZcamsrka somali oo dhan ay kufanto horay usoco asad🎉❤❤❤

  • @abcoramos470
    @abcoramos470 Před 10 měsíci +7

    Three lions beautiful ah ayn kaa haynaa cwa asadow maasha all2
    Gabdhaha dunida ugu quruxda badani waa somali

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 Před 10 měsíci +8

    Reer hargeysa hora iyaga laga gartaa ma qarsomayan xita hadi inkiran kaga sii daran gacanta ayi ogu wadda xiran yahiin dariiskeena gobolka hargeysa wan idin salaame salan sare 🌝❤️

  • @diaz3274
    @diaz3274 Před 10 měsíci +22

    ilaaheey u naxaristo wilka hooyadiis 🤍✨

  • @luulcaraaye4793
    @luulcaraaye4793 Před 10 měsíci +16

    Gabdhaha soomaali waan taageeraa leyla guuleyso abaayo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤guul guul guul guul😮😮🎉🎉

  • @user-yg1ek5sp2v
    @user-yg1ek5sp2v Před 10 měsíci +32

    WELLCOME TEAM KA CUSUP AHMED IO QALI WAA REER SOMALILAND ❤

    • @Notreally10192
      @Notreally10192 Před 10 měsíci

      War iidoorku wa hal un gabadha waa boqortoyo iidoor melkasta waa kudhibantihiin 😂😂😂😂😂

    • @user-yg1ek5sp2v
      @user-yg1ek5sp2v Před 10 měsíci

      @@Notreally10192 Zxp Ani Ma idoor Baa Imooday Saa Hhhh Am Ogaden Zxp

    • @user-kr5vd9bi8e
      @user-kr5vd9bi8e Před 10 měsíci

      ​@@Notreally10192cida dulman wllhi wa adi hadalyarba ku dhibaya ax😢😂😂

  • @aishaaidid
    @aishaaidid Před 10 měsíci +9

    Asad waxan ku riyoday adigo socda masha Allah

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 10 měsíci +43

    Allaah is one ❤❤☝️

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 Před 10 měsíci +1

    Wiilka waa reeer burco
    gabadha caaliyo waa reer gedo
    Qaali waaa REER GAROOWE
    tan kalana waa shaanshi

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 Před 10 měsíci +30

    Aaliya Waxey kasoo jeeda Gobolka Gedo Waa Mareexaan Lahjadeeda✌️✌️✌️✌️😊

    • @nasiimali2095
      @nasiimali2095 Před 10 měsíci +2

      adi maa hoyaded ka dhalay anoo mareexana wxn u hadlaa sida ree somalilnad 😅

    • @geenyagedo4569
      @geenyagedo4569 Před 10 měsíci

      😂

    • @nasiimali2095
      @nasiimali2095 Před 10 měsíci

      @@geenyagedo4569 Geenyo Gedo aaa

  • @kooshinabdishuceyb3554
    @kooshinabdishuceyb3554 Před 10 měsíci +28

    Aliya wayba ku shegte 1 hooyo Iyo qabo Wa isku Qabiil ayay ku Tiri Hoyana Waxay ku Kortay kismayo way Cadahay Wa Dhadheerka Og😂❤

    • @marymw-yh1ib
      @marymw-yh1ib Před 10 měsíci +3

      Dadbadanbaa dega kismaayo xaafad xafadbaa lookaladegaa

    • @fartunfm-of7ng
      @fartunfm-of7ng Před 10 měsíci +6

      Ogadeen kismayo ma dago axmed madoobe ayaa ugu horeeyay oo keenay

    • @RAAGE-rq1ke
      @RAAGE-rq1ke Před 10 měsíci

      ​​@@fartunfm-of7ngogaadeen waxba lagama qaban karo wax badan ayaa lala dagaalamay af iyo adinba xataa dawladii siyaad bare laakiin xaqii feeraha ayuu ka dilaacay oo kismaayo waa guri ogaadeen ( absame land) dadka kale ee kismaayo dagana waa dad ogaadeen ladagan oo gobol kasta dadbaa iska leh dad tiro yarna wey ladagan yihiin qorax soobaxdayna sacabo laguma qarin karo oo maanta iyo horeyba iyagaa lahaa o ay dalkoodii ahayd waxaase ladamcay in laga qaato laakiin waa lagu guul daraystay kismaayo waa guri ogaadeen afna waxba looga qaadi maayo axmad madoobe iyo axmad cumar jees iyo maxamad cumar cismaan ( onlf ) iyo kuwa badanna waa geesiyaasha ogaadeen kasoo jeeda guul jubaland guul ogaadeen maashaa alah

    • @inaaliaden4341
      @inaaliaden4341 Před 10 měsíci +1

      ​@@fartunfm-of7ngsheeka hysa😮😮ogaden ayaga lee ba kismayo lagu imi

    • @inaaliaden4341
      @inaaliaden4341 Před 10 měsíci +1

      Sax wye wlhi rer garisso aha tiri kadip kismayo tiri🤘shaki kuma jiro ogaden wye gabdhn🇬🇲

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander Před 10 měsíci +77

    Go forward brother team 27 ❤

  • @salaadmohamed2506
    @salaadmohamed2506 Před 10 měsíci +8

    Zxb Asad hagio ilahy waxan kaga baryaYaaa cafimadkaga io lixaadkaga inuu ilahy kuu dhamashtiRo🤲🤲🤲🤲🤲 Zxb Qli

  • @ayuushjamaccismaan4623
    @ayuushjamaccismaan4623 Před 10 měsíci +28

    Scw scw اللهم صلى على محمد 😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @axmedmohamed9271
    @axmedmohamed9271 Před 10 měsíci +2

    Asad qaabka aad ufadhiso way qurux badantahy ilahy sidan niyada ka dareemayo haku yelo adigoo fadhi kan ka quruxbadan aan aragnaa i.a

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Před 10 měsíci +4

    Waaaw Malaysia gabdhaha jooga aadbay u qurux badan yihiin sidaa awgeedna waa inaan aadaa maadaamaa aan guur doon ahay Masha'Allah ❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 10 měsíci +49

    Big legend always asad hajio another's levels best flags💯💯👍👍💯

  • @user-yy1fk9ux1e
    @user-yy1fk9ux1e Před 10 měsíci +18

    Wiilka wadani Dhaba waa wlh 🔥🇸🇴🌍❣️😊

  • @mahadahmed7029
    @mahadahmed7029 Před 10 měsíci +2

    Farmaajo jeclahay cidii ku dhahdo weyba isku kaa sheegtay miskiin asad

  • @cashoaxmed1491
    @cashoaxmed1491 Před 10 měsíci +25

    Caaliyo waa reer jigjiga ama reer gedo❤

    • @Fetmayuu
      @Fetmayuu Před 10 měsíci +1

      Anbo saasa umalenayaa😂

  • @fatxiyamohamud7945
    @fatxiyamohamud7945 Před 10 měsíci +13

    mansha allah caaliya waa gabdh qurux badan naag ogaden weye ❤

    • @aliderie4978
      @aliderie4978 Před 9 měsíci

      No qabilkeda gobolka waxa dhahds kismayo ama garbahary mafamty hada adigo raliya

    • @xamdiwarfa6216
      @xamdiwarfa6216 Před 7 měsíci

      @@aliderie4978 jigjiga dheh not kismayo or garbahaarreey😆

  • @user-vy6zk5ng9u
    @user-vy6zk5ng9u Před 10 měsíci +12

    Ku Sali nabiga scw scw scw❤

  • @Aminamohamed1
    @Aminamohamed1 Před 10 měsíci +5

    Caaliya waa reer Gedo
    Qaali reer Bari ama Boosaaso

  • @user-mk8ql9gv1h
    @user-mk8ql9gv1h Před 10 měsíci +41

    Kusali nabigeena scw so qor 🤎

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Před 10 měsíci +31

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya

  • @salmaali8162
    @salmaali8162 Před 10 měsíci +76

    Gabadha sadexad waa ogaden kismayo ayeyna ka timid😂❤

    • @omarhaji7346
      @omarhaji7346 Před 10 měsíci

      Re wamo anan dabshid aqonin😅😅 lahjada ree wamo malahan tan

    • @RaahipPro
      @RaahipPro Před 10 měsíci +1

      Aniga xataa waan kula aaminsahay

    • @user-dl6zp8ex8e
      @user-dl6zp8ex8e Před 10 měsíci +3

      Anogu waxaan qabaa waaareexaan

    • @Raho339
      @Raho339 Před 10 měsíci

      @@user-dl6zp8ex8eWaa Sax Ama Waa Og🇬🇲 Ama Waa MR🇱🇺❤️👌

    • @inaaliaden4341
      @inaaliaden4341 Před 10 měsíci +1

      ​@@omarhaji7346wey ledhy😮

  • @ismacilmaxamud9722
    @ismacilmaxamud9722 Před 10 měsíci +1

    From South Africa 🇿🇦

  • @Raxeste_65
    @Raxeste_65 Před 10 měsíci +6

    Kusali nabigeena❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mahamed scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suheybdaahir1158
    @suheybdaahir1158 Před 10 měsíci +2

    Caaliya waa gabar marexaan waxayn ka timid kismanyo Somalia 🇸🇴

  • @tayasiiryare
    @tayasiiryare Před 10 měsíci +7

    Qurux badnaydaa soomaalidoo dhamaantod isku aragti noqotaa ....🤩

  • @leilaqali8652
    @leilaqali8652 Před 10 měsíci +2

    Wlhi ani anoo qabileysado aheen baan calanalka sumalilan gacan deyda.kabixin lakin somali nimo❤❤❤❤❤❤

  • @nasricabdi5908
    @nasricabdi5908 Před 10 měsíci +8

    Cafimad tamaa alle ku waydinay wllkia🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍🤍🤍🤍

  • @Khaliil48388
    @Khaliil48388 Před 10 měsíci +16

    Habla quruxbadan masha Allah ❤😊

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh Před 10 měsíci +16

    Wiilkii waa reer magala waliba waa reeer hargeisa jigjiga yar weyan 😂😂😂❤❤❤❤

  • @aishabile1500
    @aishabile1500 Před 10 měsíci +2

    And mss Qaali she’s from Garoowe her origin is MJ girl 😂😂😂😂 and I love her personality she’s a Humble woman 👩🙏🫶👸🏻

  • @malaasyareofficial2275
    @malaasyareofficial2275 Před 10 měsíci +16

    Caliyo iyo leylo inta umaleysey inay walalo yihin🙋‍♂️😁

  • @Ramlo-
    @Ramlo- Před 10 měsíci +12

    Gabadhan quruxleyy weye😂CZcams halloo furo🎉😂

  • @faatimacabdiqaadir6268
    @faatimacabdiqaadir6268 Před 10 měsíci +12

    Congratulations team 27 2M🎉❤

  • @saidamursal7085
    @saidamursal7085 Před 10 měsíci +2

    Maasha allaah tabaarakallaah waa anigoo kle 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kan ayaa calankeyga ah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-oj6jq9ti9w
    @user-oj6jq9ti9w Před 10 měsíci +5

    Caaliyo waxaaye reer galmudug ❤

  • @user-ki7dz2sx3d
    @user-ki7dz2sx3d Před 10 měsíci +10

    Malinta ad lugahaga ku istagto insha allh labiskan

  • @nasroabdihassan1188
    @nasroabdihassan1188 Před 10 měsíci +3

    Asad wiil qalbi wngsn soomalinimadane ku weyn thy horay u soco my brother❤❤❤

  • @cadnaanjaamac2112
    @cadnaanjaamac2112 Před 10 měsíci +6

    Khaatumo state maamulka Somalia ugu caansan uguna taageeraha badan Somalia ha is raacdo🇸🇴❤

    • @aaminaxasan9833
      @aaminaxasan9833 Před 10 měsíci +2

      😂maamul mise xaafad

    • @baxsan
      @baxsan Před 10 měsíci

      ​@@aaminaxasan9833qababac😂😂💔

    • @zadaamhirzih5485
      @zadaamhirzih5485 Před 10 měsíci

      ​@@aaminaxasan9833may liiska hoyada😅

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Před 10 měsíci +21

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamy 😂😂

  • @Mariakeit
    @Mariakeit Před 10 měsíci +17

    The one and only youtuber Somali asad haji waku wataa walal ❤🎉

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Před 10 měsíci +4

    Azad Hagio From Burco Somaliland❤

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 Před 10 měsíci +3

    Aliya Waa reer kenya kenye ku dhalate balse Waa mariixaan

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Před 10 měsíci +4

    Woow viva present farmaajo

  • @zakeriamaacuun7630
    @zakeriamaacuun7630 Před 10 měsíci +5

    Asad zxb somaliland inaad maamuli barbar dhigto waa wax laga fcn yahay zxb viva 💚🤍❤️ talo

    • @rahmaeise3617
      @rahmaeise3617 Před 10 měsíci

      Ayada mxaa wye😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @zadaamhirzih5485
      @zadaamhirzih5485 Před 10 měsíci +1

      O hadu wadan yahay dhulbahante mu iska celiyo😂

  • @medkhadar
    @medkhadar Před 10 měsíci +4

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @FatumaAbdisalaan-iw2so
    @FatumaAbdisalaan-iw2so Před 10 měsíci +8

    Aliya wa Marexan ama ogadeen labadas mid waye😅

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 10 měsíci +7

    Mashaa Allah walal Asad hagio iyo Team 27, guuleysta❤❤😊

  • @zakariyezaanuuni7836
    @zakariyezaanuuni7836 Před 10 měsíci +5

    Asad cawa ad ayad ushidanthy kep going bro😊

  • @dheemanali3957
    @dheemanali3957 Před 10 měsíci +3

    Asad dhiiqa ka joog somaliland waa la aqoonsan la yaqaan only citiraaq uun ka maqan ku dhawaaqisa

  • @user-ph1hb2tp7t
    @user-ph1hb2tp7t Před 10 měsíci +2

    Mashaallah leyla iyadu waa soo jiidasho leh . Kusodar video kale please 🙏🏼

  • @AmiinmohamettAmiinmohamett
    @AmiinmohamettAmiinmohamett Před 10 měsíci +22

    Gabadha Alia Waxaan Qiyaasay Ogadeen Ama Mareexaan 😂 kenya oG baa haystaba😂😊

    • @sadikhire5572
      @sadikhire5572 Před 10 měsíci +1

      Saxiiix❤❤❤🎉hdeyba kenya tiri wa un ogaden

    • @Rihanna145
      @Rihanna145 Před 10 měsíci

      😂😂😂😂😂o cada og ma ka taliya mesha

    • @Aulihans3030
      @Aulihans3030 Před 10 měsíci

      Maxa umada kale xagee uu xaqireysa Warya joog war wadin
      Mander county Garre leesan
      Wajir county dagoodi absame
      Garissa county Ogaden kalix baadago😂

    • @AbdiwaliAli-zk1nc
      @AbdiwaliAli-zk1nc Před 10 měsíci

      Og mahan bro hg niyow anaqan😂😂

    • @sadikhire5572
      @sadikhire5572 Před 10 měsíci +2

      @@Rihanna145 kenya ogaden ba kataliyo ayaga unbaa dago iyo waxkloo langab ah

  • @abdirahimosmaan8267
    @abdirahimosmaan8267 Před 10 měsíci +4

    Aliya waa reer kismaayo ❤❤❤

  • @mumtaasmukhtaar
    @mumtaasmukhtaar Před 10 měsíci +9

    Asadoow sidee camal caawa dhan adaaaN ku dhavarnee BoowE😢❤

  • @mohamudmohamedmohamud7030
    @mohamudmohamedmohamud7030 Před 10 měsíci +4

    Wiilka 3ad wa reer Hargaysa

  • @yoogacadeofficial1338
    @yoogacadeofficial1338 Před 10 měsíci +11

    Asad ist Not easy wllhi waa wiil qalbi wanagsan m.a

  • @ZakiBoy-mf3ci
    @ZakiBoy-mf3ci Před 10 měsíci +5

    From garissa love you bro❤

  • @user-cf4il7uw5j
    @user-cf4il7uw5j Před 10 měsíci +4

    Asad plz plz plz pause chalange noo soo samey ama buruska yaa kugu dhuftay plz plz 😊

  • @AmranHassan-ro8oo
    @AmranHassan-ro8oo Před 10 měsíci +2

    wilka rer somalind wan salamaya