Qaaruun | Ninkii ugu hantida badnaa aduunka ee uu ilaahay dhulka la jaray | Muxuu sameeyay?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Qaaruun | Ninkii ugu hantida badnaa aduunka ee uu ilaahay dhulka la jaray | Muxuu sameeyay? | Hantidiisiina xagee ku dambaysay?

Komentáře • 214

  • @cabdixakiim1527
    @cabdixakiim1527 Před rokem +77

    Alxamdulialh allow naga dhig kuwi adiga mar walba kuu mahad celiya yaa allah 😢❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +38

    Anoo caruura maqli jirey Qaaruun ilaa hada dhulka kusii socdaa😆markii malinta Qiyaamada la gaaro ayaa Dhulka Allah lagoyn😊Allow towfiiqda na waafaji

  • @sudaisabditawane9734
    @sudaisabditawane9734 Před rokem +13

    Qof mudan in la taageero so chial media rux ugu mudan❤❤aya thy
    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد

  • @sahalyare1167
    @sahalyare1167 Před rokem +14

    Ilaahaybaa Xumaan ka nasahan oo awoodle allaahu akbar

  • @ridwaansharmake
    @ridwaansharmake Před rokem +18

    Ilohow hantii an nafteyda io nafta walidkey wax ugu qabto isii.lkn ilohow hantii an kugu iilawo ha isiin ❤😢

  • @user-mh3ou7tk2c
    @user-mh3ou7tk2c Před 8 měsíci +3

    ا اللهم إني أسألك العفو والعافية في ديني ودنياي وأهلي ومالي على كل حال

  • @xamdinafyar5822
    @xamdinafyar5822 Před rokem +17

    Ilaahow wan ku baryaa hanti zaaaid ah iisii adigaa wax wlba baxshee 💰 💸 caafimaad iyo cilimi iigu dar.
    Sheydan iyo iyo nafteyda iyo waxwlboo xun fitnadiiisa iga qabo
    Aaqiro neh jannda igeeey ❤ 😍 💖 ❣ 💕

    • @maxamedsaki
      @maxamedsaki Před rokem +5

      Hanti aanan ku fitnoobin dheh wll
      Shaydaan kaliya wax ma fitneeyo naftuba xumaha ayay ina fartaa siduu alle quraan kiisa inoogu sheegay

    • @power1774
      @power1774 Před rokem +1

      ​@@maxamedsaki xaqiiiq❤❤

  • @muscabmohamed9414
    @muscabmohamed9414 Před rokem +8

    Namruud aa ka hanti badnaa wuxuu kamid ahaa afarta boqor ee aduunka somamuly suleiman c.s dulkifli ❤ iyo lawadi galadii waa namruud iyo baqta nasa

  • @abwaabukhayr
    @abwaabukhayr Před rokem +51

    Marwalba wa in Allah waydiisano in noo wanaajiyo khaatumada, amin ya Allah

  • @A...A...A383
    @A...A...A383 Před rokem +10

    Rabiyow hanti an ku kufriyo oo an cibadadadaa kaga mashqulo haysin ee isii hanti an kugu so dhawado yaa allah allahu ma aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲 shukran wll jasakalahu kheyr

  • @libanmohamudjama393
    @libanmohamudjama393 Před rokem +53

    اللهم انا نسألك هدى وتقى والعفاف وغنى

  • @kurana289
    @kurana289 Před rokem +11

    Mashaalah ustaad cadiraxman cumar Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba 👑😍

  • @abdifataaxmohamed3652
    @abdifataaxmohamed3652 Před rokem +12

    Wll ku sali nabiga scw

    • @mariaasad
      @mariaasad Před rokem

      اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @user-hn3jk9fh2k
    @user-hn3jk9fh2k Před 9 měsíci +8

    Intii xun xun ba ilaahay dhulka ha ku kadeedo
    Aamin inshalalh❤❤❤❤😢

  • @mohamedmahdi2572
    @mohamedmahdi2572 Před rokem +4

    qaaruun maaheen kii ugu xoola badnaa adunka soomara ilahay qisadiisa markuu kasheekenayo buu noosheegay kuwo kaxola badan oo asaga ka aruuris badan inuu halaagay hortiis أَوَلَمْ يَعْلَمْ أَنَّ اللَّهَ قَدْ أَهْلَكَ مِن قَبْلِهِ مِنَ الْقُرُونِ مَنْ هُوَ أَشَدُّ مِنْهُ قُوَّةً وَأَكْثَرُ جَمْعًا

  • @ahmedqumbe3644
    @ahmedqumbe3644 Před rokem +5

    Qaaruun iyo nabi suleiman isku waqti ma ahayn qaaruun baa horreeyay xilligii nabi muuse ayuu noolaa

  • @cabdiqanicarmiy
    @cabdiqanicarmiy Před 10 měsíci +3

    qisadii bukhtu nasar kuso xigsi jimcah danbe plz🙏🙏

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 10 měsíci +3

    Cajaaib.

  • @hibohibocadeey9044
    @hibohibocadeey9044 Před rokem +9

    Qofkii uguh horeeyey eedaawada ayaan noqdey

  • @amirada7440
    @amirada7440 Před rokem +12

    Qofkii 3ad ahay 😂❤

    • @metuuboy
      @metuuboy Před rokem +1

      🤣🤣🤣🤣

    • @amirada7440
      @amirada7440 Před rokem +1

      @@metuuboy kkk dofar

    • @metuuboy
      @metuuboy Před rokem

      @@amirada7440 maxa igu Caynee ka qalden

  • @ismahaanosman2932
    @ismahaanosman2932 Před rokem +17

    Ma shaa Allah jazka Allahu khair brother always educational for us❤

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Před rokem +4

    Subhanaka la cilma lana illaa ma calamtana innaka antal caliimul l xakiim

  • @user-wz4tl8em6w
    @user-wz4tl8em6w Před 9 měsíci +3

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤

  • @Caliseefka
    @Caliseefka Před rokem +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🥰

  • @user-nv6mg4zg8c
    @user-nv6mg4zg8c Před rokem +18

    قصه جميله جدا ❤❤❤

  • @user-ts6io3xg7w
    @user-ts6io3xg7w Před rokem +1

    اللهم اني اسألك الجنه وما قرب إليها من قول وعمل اللهم آمين

  • @mohmedhassan7621
    @mohmedhassan7621 Před rokem +3

    Marwaliba alle aanu waydisano anu alle jidka toosan alle inagu ha nuniyo aamiim aamiin yaarabi 🤲😥☝️❤🕋

  • @MaxamedC.qaadir-si8yq
    @MaxamedC.qaadir-si8yq Před rokem +3

    Masha alah

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 Před rokem +3

    Thanks Abdirahman Waaberi muuqaal aad samayso ima dhaafo❤👏👏👏

  • @daudhassan9377
    @daudhassan9377 Před rokem +9

    ALLAH is sufficient for me

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Před rokem +3

    Alloow Hanti aanan ku halaagsamin Ayaan ku waydiisanay 🤲🤲🤲

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Před rokem +2

    Mahadsanid wll Abdirahman Waaberi ❤❤❤❤

  • @qaamuusmedia9063
    @qaamuusmedia9063 Před rokem +2

    Mahadsanid ustaad wax fcn ayaad soo diyaarisay

  • @mariaasad
    @mariaasad Před rokem +12

    اللهم احسن عاقبتنا في الامور كلها واجرنا من خزي الدنيا وعداب الاخرة

  • @abdiqaysmohamed
    @abdiqaysmohamed Před rokem +2

    ❤ jakaumulaahu qeyr ilaah ajar iyo xasanaad hakasiyo walalkey qali

  • @ilyaazjaamac7577
    @ilyaazjaamac7577 Před rokem +6

    Allow khaatumada khayr noogu khatin
    Amein Yaa raPi❤

  • @xamdamuuse1328
    @xamdamuuse1328 Před rokem +13

    Maxad u joojisay taariikhidii nabiyada😢

  • @saeedcaaqil893
    @saeedcaaqil893 Před rokem +4

    Qisooyin wax tar leh walal kaa dhaxalnay❤

  • @Dayr12
    @Dayr12 Před rokem +4

    Masha.allh guulayso bro

  • @user-du6kc6ol1k
    @user-du6kc6ol1k Před rokem +1

    Maasha alh🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @Gaaldiid
    @Gaaldiid Před rokem +4

    Asc warraxma wll abdiraxmaan.
    Qof kasta oo lunsan shaydaan iyo naftiisa u sababa. Lkn qisooyinka reer banii israail beenta ku badan. Sidaa darteed ilaahay iyo rasuulkiisa ayaa si fcn uga waramay waxaa qurux badan wll markasta inaad ka gaabsato wararka kale maxaa yeelay beenta ku badan. Mhdsanid

  • @khadracabdicali7520
    @khadracabdicali7520 Před rokem +2

    MaShaALaah

  • @Cismaan112
    @Cismaan112 Před rokem +3

    Masha allaah❤❤

  • @SiciidxasanMadoobe
    @SiciidxasanMadoobe Před 5 měsíci +1

    Maasha allaah

  • @sacdushinacumar3356
    @sacdushinacumar3356 Před rokem +2

    M.a

  • @user-mx7ei6pp7i
    @user-mx7ei6pp7i Před rokem +1

    Ilahayow danbigena Alha Naga Dhaafo Aamiin Yarabi

  • @asmaabdirixman-kv3xg
    @asmaabdirixman-kv3xg Před 10 měsíci +1

    Ilahaaahow hanit aan kufasahaadno hanasiin😢😊

  • @aliyare8900
    @aliyare8900 Před rokem +2

    Waa ku mahadsantahy xogta sida aad noola wadaagto

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 Před rokem +2

    Cs Cs❤❤🙏 mahasnida macalin in badan adna ✅😎🙏

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Před rokem +1

    Fadlan Qisada soo kale soo daa

  • @abwaabukhayr
    @abwaabukhayr Před rokem +2

    والله على كل شئ قدير

  • @daudhassan9377
    @daudhassan9377 Před rokem +1

    ALLAHu Akbar kabiraa walxamdulahi kathiraa wasubxanalahi bukartan ALLAHU Yaa ALLAHU Yaa ALLAHU Yaa ALLAHU Yaa ALLAHU Yaa ALLAHU Yaa ALLAHU Yaa ALLAHU Yaa ALLAHU Yaa

  • @amareto5772
    @amareto5772 Před 5 měsíci

    Walaalo, marka hore: Anbiyada marka aad sheegayso waa inaad tiraahdaa:"Calayhi Salaam".
    Tan labaad, aayadaha aad soo qaadatay oo ka hadlaya furayaasha Qaaruun, inay aayad Qur'an ah tahay dadka u sheeg iyo suurada ay ku jirto.

  • @sahalseki216
    @sahalseki216 Před 6 měsíci

    سبحان الله وبحمد وسبحان الله العطم

  • @user-ge2fk7jr4y
    @user-ge2fk7jr4y Před rokem

    YA rabi ilahoow naga dhig kuwa cabsidada qaluubtoodu buxiyso

  • @maan8746
    @maan8746 Před 11 měsíci +1

    Sawirka iyo muuqaalka laga jilay aa dadka aad uga gadmay

  • @Rabadan_Hassan
    @Rabadan_Hassan Před rokem +1

    Mahadsanid WlloH

  • @aishamohamed1807
    @aishamohamed1807 Před 7 měsíci

    Allah wa akbar shukran walalo

  • @abdikafihassan9887
    @abdikafihassan9887 Před rokem +1

    Masha Allah wlle

  • @user-uy6fi9ti2n
    @user-uy6fi9ti2n Před 11 měsíci +1

    ALLAH ❤❤❤❤❤❤😢

  • @ahmedabdi9791
    @ahmedabdi9791 Před rokem +1

    Msha allah

  • @user-ts6xq8nz8u
    @user-ts6xq8nz8u Před rokem +2

    Hora usoco

  • @user-wy9ww8qx5y
    @user-wy9ww8qx5y Před rokem +1

    Subxaanalaah 😢

  • @fbbjfjffdjjdjdjf-wd9hf
    @fbbjfjffdjjdjdjf-wd9hf Před rokem +1

    Waad mahad santay wall illh hakaa abaal mariyo

  • @zathorabashka7097
    @zathorabashka7097 Před rokem +1

    Walaahi waa cajiib ileen qaaruun horaan wuxuu ahaa caabid

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Před rokem +2

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 6 měsíci

    Subxaanallaah 😭❓‼️ Allow hanagu fidnaynin yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓⁉️

  • @zulthancooraaf1054
    @zulthancooraaf1054 Před rokem +2

    Allow diinta nagu sug🤲🤲🤲🤲

  • @AliAbdirahman-fe4cm
    @AliAbdirahman-fe4cm Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤

  • @XawaBuux
    @XawaBuux Před 4 měsíci

    الحمدللله الذي أحينا و إليه نوشر

  • @XamdaIbraahihim-gi7iw

    Maashaalaah alla haku barakeeyo

  • @happy-bs7ph
    @happy-bs7ph Před rokem +1

    Allhamdullilah❤

  • @famnishppeh7168
    @famnishppeh7168 Před rokem +1

    Nosobadi wll❤❤❤

  • @user-ww3oi4py6r
    @user-ww3oi4py6r Před 11 měsíci +2

    ❤❤❤😢

  • @user-vs4ey7xo5s
    @user-vs4ey7xo5s Před 6 měsíci

    Marshall alaah

  • @nuuranuura-g6p
    @nuuranuura-g6p Před měsícem

    manshaallaah❤❤❤

  • @user-fh2mf2un2v
    @user-fh2mf2un2v Před rokem +2

    25k dawatay 3klike sartay somaliyey

  • @ipcapital4747
    @ipcapital4747 Před rokem +2

    Allah khatumada hanoo hagaajiyo

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před 6 měsíci +1

    1:30. Waa Sxb ka Masjidka Duhurkii Kuu Raaca?. Cisihiina Nakeen ku dhaha? Camal. Sidaan u arko. Micnaa ku jira. Oo Maanta taagan.
    Saa lèe, Qof loo dhumin karaa 90%,?. Oo ugu fudud, Haduusan kaa dareemin, Sirta.

  • @aaminajaamac7087
    @aaminajaamac7087 Před rokem

    Thanks I like video

  • @user-if7ww5sy9p
    @user-if7ww5sy9p Před rokem

    allaahu akbar allaahu akbar

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 Před rokem +1

    Ilahow hanti aan cibaadada naga mashquulise ha nasiin

  • @sadamdeik7914
    @sadamdeik7914 Před rokem +1

    Dhulkii baa wali sii liqaya illaa saacada qiyaame

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf Před rokem +1

    Allaha noo suubiyo khaatumada 🤲

  • @ilyaswarsame7585
    @ilyaswarsame7585 Před rokem

    maashaa alaah wlll alaha kubarakeeyo

  • @user-ji6bi7mw2z
    @user-ji6bi7mw2z Před 4 měsíci

    Allahu akbar

  • @naanaayare1814
    @naanaayare1814 Před rokem

    Alhayo adunu iyo akhiro nonaxariso allahu akbara

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem

    الحمد لله☝

  • @user-xm6cp5rg5d
    @user-xm6cp5rg5d Před 9 měsíci +2

    Imaamu the first half of the

  • @WisZack
    @WisZack Před rokem +2

    Nabi sulayman Aya aha midka u hanti badan dabadii na aan qof intisa o kale lasiinin

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 Před rokem

    Haaman qisadiisa noo soo diyaari sxp

  • @Fathhxan_ck
    @Fathhxan_ck Před rokem +1

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:50

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj Před rokem +2

    Csm ❤

  • @maandoon2434
    @maandoon2434 Před rokem +1

    Furayaasha qasnadihiisu haday culays lahaayeen
    Taa macnaheedu maaha
    Ninkii caalamka ugu hantida badnaa ee soo mara

    • @maariyacilmi
      @maariyacilmi Před rokem

      Dahab ayeey ahayeen baan maqlay furayashiisa

  • @hawacraxman6955
    @hawacraxman6955 Před rokem +1

    Asc

  • @AFLAX_12
    @AFLAX_12 Před 6 měsíci

    M.a❤❤❤❤

  • @CaashoCabdulaahi-sy8dw
    @CaashoCabdulaahi-sy8dw Před rokem +2

    Haamaan kasoo hadal wll mahadsanid

  • @Saaciidisaaq-ng3jg
    @Saaciidisaaq-ng3jg Před rokem

    Subahanakah

  • @user-wl3mn9de8k
    @user-wl3mn9de8k Před rokem

    ❤❤mashalaah

  • @LFCFANS
    @LFCFANS Před rokem

    alle aya wayn💙❤️