7k subscribers.! hambalyo sxp-yaal 🎉, meeqa lacag ah ayan YouTube ka sameyay?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 06. 2024
  • Niman ciidan Haysan Ciil kama baxo.!
    Waxa tihiin kuwo aanan Garanayninoo Guushayda Jecel.!
    Waqtigu idinma xumeeyo sxb-yaal 🦁💙🫡

Komentáře • 249

  • @Wadanolasho
    @Wadanolasho  Před 18 dny +59

    2:32 ka bilawbo hadi kaliya as rabto lacagti an ka sameyay CZcams inad ogato hadikle oo rageedi tahay video_ga wada daawo.! I love you guys oo Wlh ah 🫶💙🫡

    • @leadermoha5823
      @leadermoha5823 Před 18 dny +3

      Ragedi hadan aheyn pro kulama socden mar walba

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny +4

      @@leadermoha5823alla ya cizak walaley 💙🙌🦁👇

    • @moonboy6178
      @moonboy6178 Před 18 dny

      legand guushada wa guusheda🎉🎉🎉

    • @Muscapdc
      @Muscapdc Před 18 dny

      Rageedi

  • @aadanothman565
    @aadanothman565 Před 18 dny +11

    Burcidow manta ana ugu horeyo 👍💪

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny +1

      Adan alla ya cizak WAlalkey 🫡🦁

  • @16a_najka
    @16a_najka Před 18 dny +3

    Farhan Ali Badbaadiyaha Jiilka Casriga Mugdiga Ah ... Legend ❤ Thanks Prother

  • @yoonisali289
    @yoonisali289 Před 18 dny +2

    Wallka shaqo joogaa like waku saary caawo ku dawanaa i.a ❤💪

  • @hakimh22221
    @hakimh22221 Před 18 dny +2

    Legend 2 isbuuc 7000 micanaheda wa maalinti 500 qof subs dhaheysay mansha alaah keep going my bro jimco wanagsan

  • @ustadiofficial7948
    @ustadiofficial7948 Před 18 dny +2

    Sky is the limit burciidow mardow 100k i.n💪

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před 18 dny +3

    تستاهل اخي استمر لحياتك 😇😇😇👑🫂🫂🫂🫂❤

  • @zaki3426
    @zaki3426 Před 18 dny +2

    Taliye halkii video 10ban shares ayaa usameeyaa soo soco🎉✊️✊️✊️

  • @yahyaabdirisaq1615
    @yahyaabdirisaq1615 Před 18 dny +2

    10K coming soon my poi❤❤

  • @zakir-mohamaduthman4755
    @zakir-mohamaduthman4755 Před 18 dny +4

    Burciidow aad baan ufarxsanhry 7k horana u soconenaa🎉🎉❤

  • @Mali_90
    @Mali_90 Před 18 dny +3

    Congratulation Protherky Ka badan waad u qalanta ha is dhigann adina Muqalad kaa sugeyna Dabka so sarr ❤🎉

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 Před 18 dny +1

    Ka Badan u Qalantaa Brother Congra🎉👏

  • @abdihakimhaye3802
    @abdihakimhaye3802 Před 18 dny +3

    Burcidow Hambalyo 🎉🎉🎉

  • @maahirabdullahi4769
    @maahirabdullahi4769 Před 18 dny +5

    Channel.kaan bilowgiisi kuso biry waana first comment vurciidoow
    congratulation 7K🎉❤

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny +1

      Mahadsanid in badan legend 🫡🦁

  • @Kinaan1
    @Kinaan1 Před 18 dny +1

    Nimaan ciidan haysan Ciil kama baxo guulayso ustaad🎉

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny

      Kinan.hadal xaqiiqo ah waye 💯🫡🦁

  • @NtsakiAbdi
    @NtsakiAbdi Před 18 dny +3

    Hamalyo😮😊😮😮😮

  • @mhmedabdiqadir8964
    @mhmedabdiqadir8964 Před 18 dny +1

    Zxp nolosha intaad nooshahay ilaahay hakuu wanaajiyo nolosha aakhirana janada zxp aamiin aaamiin❤

  • @ManowAbdi-yb8mi
    @ManowAbdi-yb8mi Před 18 dny +2

    100 usocana iyo kabadan macalin I.a Wan wada Gulesanenaa❤🎉

  • @inahchama9205
    @inahchama9205 Před 18 dny +1

    MACALINKAYGA FARHAN ALI KEEP GOING 7K IO KA BADN BA WAA SUGAYNAA

  • @Adam_Karama
    @Adam_Karama Před 18 dny +4

    Burcidow Big Respect Hambalyo zxp

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny +2

      Full respect wlh bro 🙌💙 comment , dawashada, subscribe, share and waxkasta wa kaga mahadcelinaa walked I nolaw 🦁🫡

  • @thomasshelby9292
    @thomasshelby9292 Před 18 dny +2

    Congratulations 🎉 burciiidow ✊🏽

  • @jamaibrahim6154
    @jamaibrahim6154 Před 18 dny +1

    Broski you are a Unique ,
    Ballan weeye inay isa soo dhiibaan kuwa bilaa hibada ah ee reactions iyo buuqa suga

  • @hassanabib8978
    @hassanabib8978 Před 18 dny +1

    Walii waye bro ayaaa is garey keep going

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 Před 18 dny +2

    اللهم أصلح بلادنا والف بين قلوبنا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 Před 18 dny +1

    تستاهل اخي الغالي ❤❤❤😇😇😇🫂🫂🇸🇴

  • @maxamedsiciid5772
    @maxamedsiciid5772 Před 18 dny +1

    Hambalyo sxb intaas iyo in kabadan baad u qalmataa🎉

  • @abdullahiabdirahman2431
    @abdullahiabdirahman2431 Před 18 dny +1

    Burciidow congratulations mida kle leen dacwad italy gadan raba sideen ku aamina ine runtoda io beentoda

  • @GoatxKamal
    @GoatxKamal Před 18 dny

    Waxaa tahay midka kaliyaa ee aan garaneynoo guusheena jecel noloshu kuma xumayso Burciidow. 👑👊

  • @mohamedabdullahi-mu8in
    @mohamedabdullahi-mu8in Před 18 dny +2

    Zxpow waxaan ahay wiil dhalinyo hada soo baxaayo zxp waxaan ka codsan inaad iga caawiso wadanka ugu ficn layska dhiibi karo

  • @daahirciise6682
    @daahirciise6682 Před 18 dny +2

    700k🎉🎉🎉🎉

  • @cabdiabshir4170
    @cabdiabshir4170 Před 18 dny +1

    Sxb adiga ninkii subscribe ku sari wayey raganimada wax kama yaqano horay usoco sxb nin positive aa thy gulayso

  • @AishaMow
    @AishaMow Před 18 dny +2

    7.11k 🎉❤ 0:04

  • @user-sc5ct4pr6e
    @user-sc5ct4pr6e Před 18 dny +1

    Hambalyo farhan 🎉

  • @AbdiazizMohammed-vu7up
    @AbdiazizMohammed-vu7up Před 18 dny +1

    Congratulations Burciiid Mar Ayaan Kugu Hambalyeen Doonaa 1m inshaallah Keep going Bro maine 🙋‍♂️✌👊

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny

      In sha Allah bro wa imaneesaa shaki la’an go’anka an waqtiga u deeno 🫡💙

  • @nasteeexgargaar3692
    @nasteeexgargaar3692 Před 18 dny +1

    burcidow wa iga haysa ❤

  • @ahmedmuniirabdiqawi5891
    @ahmedmuniirabdiqawi5891 Před 18 dny +1

    Hambalyo sxb 🎉😊

  • @NaifNaif-hn5jj
    @NaifNaif-hn5jj Před 18 dny +1

    HAMBALYO Kabtan🙏wish u better

  • @gacanqabadmedia6669
    @gacanqabadmedia6669 Před 18 dny +5

    Burciidoow next video waxaa nooga dhigtaa adigoo passport italy heysto sidee dagnaansho uga heli kartaa wadan walbo oo Europe ka mid ah iyo inaad ka shaqeysato oo na ku noolaato for ever hadeey macqul tahay muhiim unahnay waana ku sugeynaa nimaan ciidan heysanin ciil kama baxo 🫡🫡🫡🫡

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny +1

      Diyaar waaye oo wlh ah bro lkn passport Italian ah , dhalashada qof haysto ma la wadaa mise carta di soggiorno ama permesso di soggiorno? Ikala cadeey bro , dhamaanba wa kaso hadli karaa lkn kan ad kala jeedo rabaa?

    • @gacanqabadmedia6669
      @gacanqabadmedia6669 Před 18 dny +3

      @@Wadanolashowaxan ka wadaa hadii aan heysto dhalashada Italian oo aan wadanka fahmi waayo oo aan aado wadamada kle ee Europe oo aan weydiisto dagnaansho iyo inaan meesha ka shaqeeysto for ever taas ka waday.mida kle dagnaansho wadan kale markaad Rabto maxaa lagaaga baahan yahay 🫡🫡

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 17 dny +1

      @gacanqabadmedia6669 so fican ku fahmay WAlalkey Diyaar waye video kaso sameenaa in sha alah

  • @AbdiRahman-bm5ws
    @AbdiRahman-bm5ws Před 18 dny +1

    Hamblyo 🎉🎉🎉my brother 🎉

  • @bidixohassan
    @bidixohassan Před 18 dny +1

    Wlhi wad u qalanTaa Ka Badan Waku Garab Taganahay ❤❤

  • @OmarSayid-ic8rb
    @OmarSayid-ic8rb Před 18 dny

    Horay usoco burciidow sxb exam final iskuulka ayaan gelooya arimo kalane waa iheystan ee ii soo ducey legend nin wanagsan ayaa tahay ducadaaada in la aqbalo ayaan rajeynaa like shre iyo comment kulama dhaafee❤😊

  • @dhallansame35
    @dhallansame35 Před 18 dny +1

    Horay uu soco landhere ad ban ku tagera anigu

  • @maxamedcali-wl8xw
    @maxamedcali-wl8xw Před 18 dny +2

    Really burciidow Roob xaar wata ii da'ya zxp 😪😭

    • @xulkabanka
      @xulkabanka Před 13 dny

      Is adkee burciid wa ka baxysa. Dhibta laguma waree wa laga dhamada

  • @cawaalekhadar6619
    @cawaalekhadar6619 Před 18 dny +1

    Wllhi mclin sidii kii hore ugu farxay ayaan imikaba ugu farxay

  • @yonisIIsmailboos
    @yonisIIsmailboos Před 18 dny +2

    Bon après midi mec!
    2semain 7mille c'est magnifique les gars je l'espère vous plus abonnés votre CZcams, Félicitation mon ami.
    À bientôt et au revoir monsieur farhaan.
    Yonis😊.

  • @ayuubpoi9571
    @ayuubpoi9571 Před 18 dny +1

    Hambalyo bro

  • @naleyeabdi8003
    @naleyeabdi8003 Před 18 dny

    Hambalyo kun jeer walaal aan guushiisa jeclahay ❤

  • @mohacadde8843
    @mohacadde8843 Před 18 dny

    Hampalyo sxp wllhi 100k hal mar kuu saari lahaa hadee ii furnaalaheed janiskaas pro burciidow guuleyso lpx 🫡🫡🫡👑👑❤️❤️

  • @cadnaanaxmed4806
    @cadnaanaxmed4806 Před 18 dny +2

    Congratulations burciidow GuuLeYso ❤️

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny +1

      Mahadsanid legend , guushaan wa guusheenaa Sidokle hambalyo 🫡🦁

  • @user-ru4zo5gd9q
    @user-ru4zo5gd9q Před 18 dny +1

    Burciidow Hambalyo horay usoco sxb

  • @Sadaq_Joon
    @Sadaq_Joon Před 18 dny

    10k coming soon inshallah libaax guushada waa gusheena kabadane waad gaareysaa

  • @salmanhussein-uo5hs
    @salmanhussein-uo5hs Před 18 dny +1

    Wllkei waa joogaa wali❤

  • @Cawilyare-gw7oz
    @Cawilyare-gw7oz Před 18 dny +1

    Hambalyo pro🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MahamedAariya
    @MahamedAariya Před 18 dny +1

    Hampalyo burdiicowwwwwwwww❤

  • @kamaalcarab1215
    @kamaalcarab1215 Před 18 dny +1

    Sxb wa ku wataa hore usoco 100k wa xireena insha alah🎉

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny

      In sha Allah walalkey Mahadsanid 💙🫡

  • @user-gm2ns7ki3y
    @user-gm2ns7ki3y Před 18 dny +1

    Awooowe 🎉habalyo inaa kudhiirigaliyo ujoogaa nimaa Cid haysan ciilkamaboxo🎉

  • @abdullahiali9227
    @abdullahiali9227 Před 18 dny +1

    Farhan mclin aan xushmad iyo aan qadariyo kumanan shaqsi aan ugu dhax is taago tahy guul wligaa ustadi 💪🙏💯

  • @BinAlipro
    @BinAlipro Před 18 dny +1

    Hambalyo lipx

  • @Mohaan644
    @Mohaan644 Před 18 dny +1

    Big support 💙 ❤️ 🙌 👏

  • @rahimsame
    @rahimsame Před 18 dny

    Waa kula socdaa Burciidow. Guuleyso sxb!

  • @khadar4675
    @khadar4675 Před 18 dny

    Burciidow I amin 100k waxeysaa sanadka intusan dhamanin insha Allah

  • @Yaaska.1
    @Yaaska.1 Před 18 dny +1

    70k coming soon😊

  • @abdiaziztahliil6719
    @abdiaziztahliil6719 Před 18 dny

    Hambalyo Hambalyo my bro guul insha Allah

  • @user-fr7zh3zr3c
    @user-fr7zh3zr3c Před 18 dny +1

    First bur-ciidow hambalyo ☝️

  • @user-vn4qx5uw6c
    @user-vn4qx5uw6c Před 18 dny +3

    Waxaa rapto inaa sameyso cidna haka sugin waxy kaa amin sanyhih bal maanta you tube shalay 100 qof marayey mantana 7k

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny +1

      Saas waaye wlh bro , qofkale yuusan waxa sameen kartit & waxadan sameen karin ku sheegin lkn waxas rabto sameey 🙌💙🫡🦁

    • @user-vn4qx5uw6c
      @user-vn4qx5uw6c Před 18 dny

      @@Wadanolasho waa idawesay burcidow

  • @ahmedhassan7410
    @ahmedhassan7410 Před 18 dny

    Guushada waa guusheena captain 🫡

  • @akrammrozan5977
    @akrammrozan5977 Před 18 dny +1

    Lets goo first comment 🎉 hampalyo

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny

      🎉 Mahadsanid WAlalkey 💯 la’antiin heerkaan ma gaareen oo Wlh ah 🙌💙🦁🫡

  • @waliofficial1919
    @waliofficial1919 Před 18 dny +1

    Guuleyso bro

  • @awalebazuu5252
    @awalebazuu5252 Před 18 dny +1

    Burcidow congratulations mahn for 7k👏 soon we are in 10k lets go mahn we came from far😂❤❤

  • @izaxaqzhire6368
    @izaxaqzhire6368 Před 18 dny +1

    Hambalyo saxib legend farhaan ali Raga kiisa adag

  • @saalimkey3284
    @saalimkey3284 Před 18 dny

    Wow hambalyo sxp guelso halkan malin imã dhafto😊

  • @Hudayfaibfaah
    @Hudayfaibfaah Před 18 dny +1

    Congratulations Burciidow Guulayso Zhp 10k Subscribe I.a❤🎉

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny

      In sha Allah walalkey qaali ah 🫡💙

  • @zXzMoef
    @zXzMoef Před 18 dny

    Nxt day 10k in.shallh raga kiisa adag 🫡salute ❤️

  • @Dasunnah
    @Dasunnah Před 18 dny +1

    My brother, Farxaan burciid legend, Hambalyo Hambalyo Hambalyo, inshallah mardhaw 100k

  • @leadermoha5823
    @leadermoha5823 Před 18 dny +1

    Keep moving pro

  • @daaci1465
    @daaci1465 Před 18 dny +1

    Uganda kla socda burciiidow 🎉✌️💯

  • @Hanatt993
    @Hanatt993 Před 18 dny +1

    The legend ❤🎉

  • @Wonderce
    @Wonderce Před 15 dny

    Hambalyo hambalyo hambalyo!, burciidow

  • @yasinmohamoud2613
    @yasinmohamoud2613 Před 18 dny +1

    Step by step pro ❤❤

  • @KhadraAli-xq7mr
    @KhadraAli-xq7mr Před 18 dny

    Hambalyoo 🎉🎉🎉

  • @user-mv6db1qs2x
    @user-mv6db1qs2x Před 8 dny

    Burciidow legend hal serious mass ayaan ka rabaa

  • @fathimoud6054
    @fathimoud6054 Před 18 dny +1

    Bro waxa sameysa some reaction video wa iga tala chanelka u kala kaca. Tiktok reaction samee sometimes hesaha rapka siba sharma boy reaction ka samee. Inshaaalh wa gadheyna gushaa ❤🎉

  • @SaladOmar
    @SaladOmar Před 18 dny

    Burcidow waan ku garab taagan nahay hdan nahay teamlga wlhi anigu hduu iso dhaco hore kaa dawada like ta kulma dhaafo farxad wayn bay ii tahay inan arko adoo 100k gaaray sxb keep up bro 🫡💪🏽

  • @AbdisamadBootan
    @AbdisamadBootan Před 18 dny +1

    Hanbalyo burciidow🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @apdiqaniwalla994
    @apdiqaniwalla994 Před 18 dny

    Hampalyoh.🤴🏽💫

  • @ilyaasali9273
    @ilyaasali9273 Před 18 dny +1

    Burcidow guleyso 🫡

  • @abdiasisanis7399
    @abdiasisanis7399 Před 18 dny

    Burciidow salaan sare from Austria
    Qof aanan aqoon oo aan tageero ayaad tahay keep going ❤

  • @Cabdiraxmandaahir22
    @Cabdiraxmandaahir22 Před 18 dny +1

    Congratulation the legend

  • @ilyesabdirashidfarh4769

    Hambalyo

  • @mohamudsalad5750
    @mohamudsalad5750 Před 18 dny +2

    Burciidow youtube xooga saar lpx dulqaadna yeelo muuqaladana tayo u yeel frame ka iska sax.hore u soco

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 18 dny

      Diyaar waaye walalkey meeshana ano baahan sida video u sameenaayo shaqo ka aadaa oo wlh ah bro , xoog maahe xoog yaal saaraaa 🫡💙

  • @user-jg8nc5nu8w
    @user-jg8nc5nu8w Před 18 dny

    Burciidow waan kula soconaa Anagana wax ayaan kaa faaiidnaa midaas ogow

  • @SadadBoy-cf6ly
    @SadadBoy-cf6ly Před 18 dny

    Hambalyo 🎉

  • @HG6_4k
    @HG6_4k Před 18 dny +1

    Congratulations Pruh

  • @Apdulaahi14
    @Apdulaahi14 Před 17 dny

    Hambalyo sxb Keeb up 🎉

  • @user-ur7pk6qi4v
    @user-ur7pk6qi4v Před 18 dny +1

    Keep it bro ❤

  • @FarhanSheiknour
    @FarhanSheiknour Před 17 dny

    Waa soconaa mana istaagaynooo❤❤

  • @maxamedxasan694
    @maxamedxasan694 Před 18 dny +1

    Keep going pro

  • @faysalyare1917
    @faysalyare1917 Před 18 dny

    Guuleyso zxb 🎉🎉

  • @mjimcaale110
    @mjimcaale110 Před 18 dny +1

    Hambalyo lkn Hadafkeenu ma aha 7k hambalyo 🎉

  • @user-nn9po2dm5j
    @user-nn9po2dm5j Před 18 dny +1

    Hmplyo zhp odey🎉