Antikhiristoos 01 | Namruud 01.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • taxaneheenan waxa ku duugan sio badan oo anfacaya qofka iimaankiisa badbaadsanaya.

Komentáře • 231

  • @sahanka97
    @sahanka97  Před 6 lety +169

    Asc asxaabta.
    Waa taxane aan inooga diyaariyay kitaabkii antikhiristoos oo aan inoo soo tarjumay... Insha allaah habeen dhaafna waynu usoo galinaynaa... Habeen walba la soco hadahaaya.
    Mahadsanidin.

    • @Ina-Maxamed
      @Ina-Maxamed Před 6 lety +2

      thankz prda

    • @rabiicweli850
      @rabiicweli850 Před 6 lety +4

      Sahanka Xogaha waa balan insha alalh zxp waxan kaa balan qadaya inan halqadna i dhafin

    • @mowletabdi2439
      @mowletabdi2439 Před 6 lety +2

      Sahanka Xogaha thnks proh 👍

    • @mubariksiciidawadan5277
      @mubariksiciidawadan5277 Před 6 lety +2

      Sahanka Xogaha wad ku mahadsantihiin wakhtiga aad barnamijka qimaha leh noo galiseen indr noo sii wad

    • @user-vl7lp6uo5f
      @user-vl7lp6uo5f Před 6 lety +1

      Sahanka Xogaha adan khadar cali allekuwa xaqaudagalma eesideda albabe jnada logayedhba hkayelo😗

  • @zupeerriyad8605
    @zupeerriyad8605 Před 4 lety +7

    Msha Allah Hormuudka Dhalinyarada💞❤❣HaDii Guule Igu simo Marbaan Bilad sharaf Ku xidhi😍

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f Před 6 lety +8

    Niyadan kagaduceya wlhy tn iyo ilamalinkn chanelkgn kuxidhmy alledanbigago dhanhadhafo wloh misanka xazandkana hakugudaro allejnda boska usareya hakugubadalo cilmiga anbarty wanagad noiftiminyso eewakhtigaga nohuryso ❤❤😘

    • @sahanka97
      @sahanka97  Před 6 lety

      Guduudo carwo mahadsanid wlshy dhamanyenba ilaahay janada haynagu kulmiyo

  • @Guuldoon252
    @Guuldoon252 Před 5 lety +15

    Buugan bdf baan ku haya isagoo af soomali ah qofkii raba waan udiraya mhd

    • @Abdirahman31
      @Abdirahman31 Před 5 lety

      What app keega isodir sxb mcn 612346250

    • @alimohamud1251
      @alimohamud1251 Před 5 lety

      omar guuldoon waan u baahnahy ee calimoham55@gmail.com. kaas iigu soo dir

    • @zakhashtag5473
      @zakhashtag5473 Před 5 lety +1

      +252634845072 wll alle haku zharfo e kaaz egu zo der

    • @cabdiraxmaandugsi8392
      @cabdiraxmaandugsi8392 Před 4 lety

      Sxb omer anigana iisoo dir haday suurto gal tahay mhdsnd 064-4111343 ama dugsi343@gmail.com mhdsnid mar labaad

    • @MohamedOmar-fg3pj
      @MohamedOmar-fg3pj Před 4 lety

      zxb lambarkaaga iireeb

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Před rokem +7

    Taariikhdaan aad baan u jeclahay Sanadkiibo 2 Mar ayaan kuceshtaa waa taxano aan aad u jeclahay😊
    MR. Gold voice.💯😊❤

  • @abdilahijama1635
    @abdilahijama1635 Před 6 lety +5

    Sahanka xogaha ... aad iyo aad ayaad u mahad santihiin ilahay cilmiga ha idin baladhiyo 😍 noo sii wada cilmiyo badan oo wax tar leh ayaan idinka sugayna

  • @cabdipazheh5127
    @cabdipazheh5127 Před 3 lety +15

    Waxan ku faraxsanahy inan mar labad dib udaawado
    inta ila daawaty liketa

  • @hvzaaismail8810
    @hvzaaismail8810 Před 6 lety +6

    Ducada. Ha kala bakheylina Aadam sahan

  • @Ina-Maxamed
    @Ina-Maxamed Před 6 lety +6

    sahanka xogaha
    Aad iyo aad ayaan u
    taagerah

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia Před 5 lety +6

    Hawl muhiim ah ayaad haysaa, waan kugu hambalyeynayaa. Waxa aan kuu soo jeedinayaa, marka aad xalqad kasta dhammayso, waxa aad dhammmaadka ku sheegtaa in aad xogaha ka soo xigatay buugga aad magaciisa sheegtay. Si dadku aanay u qaadan in aad adigu qoraalka asalka ah aad diyaarisay, balse aad soo xigatay.

  • @agesago1900
    @agesago1900 Před 5 lety +15

    Anigaba Waan aqriyey buugan isaga oo af carabi ah
    Waaa muhiim in qofka muslimka ah uu ogaado xog kasta oo jirta

    • @mohamedjamaahmed9575
      @mohamedjamaahmed9575 Před 5 lety

      ma xog diini ah baa mise waa male-awaal?
      sheekadu markay bilaabmatay waxay u eekayd sheekadii ninkii Budhiisanka hindisay. Taasna yaa wax ka oranaya.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 5 lety +1

      @@mohamedjamaahmed9575 Shut up

  • @axmedaadan942
    @axmedaadan942 Před 6 lety +5

    Waad kumahsantahy barnamijkaan

  • @mowletabdi2439
    @mowletabdi2439 Před 6 lety +5

    Sahanka xogaha 👍

  • @iftiinkathelight8831
    @iftiinkathelight8831 Před 5 lety +6

    Ha u baqan iimaankaaga
    Waayo Xaqa ayaad ku taagan tahy Zxp

  • @abdizalaanrashiidchanel8196

    Aden sahan zhp wlhi wn ku taageeraha😍

  • @axmedaadan942
    @axmedaadan942 Před 6 lety +5

    Qaybta kale ayaan kasugaynaa szb

  • @SeerabtaaSubscribe
    @SeerabtaaSubscribe Před 5 lety +3

    aad ayaa kuutaageeraaa sxb horay usoco sxb wax yaabo badan ayaa kaa faaiideystay

  • @muniitaismail3550
    @muniitaismail3550 Před měsícem +3

    After Oomaar barbar

  • @axmedaadan942
    @axmedaadan942 Před 6 lety +5

    Szb fadlan barnamijkaan sii wad szb

  • @dhigaaltv7437
    @dhigaaltv7437 Před 6 lety +4

    alle haku barakeeyo walaalo noosoobadi

  • @zurach4985
    @zurach4985 Před 5 lety +3

    Zhp antikiristoos waad noo dhamaysay waadna mahadsanthy
    Waxaanu kaa codsaneenaa bisha ramadaan inaad noo bilowdo alfa leel waleel

  • @anushkamohamed4214
    @anushkamohamed4214 Před 4 lety +9

    Waa Markii Afraad ee aan Zoo Pilaapoyo Oo aan hadana Dhameenayo Oo Hadana BilabaYo

  • @nasirismael4413
    @nasirismael4413 Před 5 lety +4

    Waa ayo إيشماء iyi سيمريس

  • @ayanlefarahibrahim3385
    @ayanlefarahibrahim3385 Před 6 lety +4

    Masha allah akhii aadam #sahan.......

  • @ramlaabdi8796
    @ramlaabdi8796 Před 5 lety +11

    Buuga wan akhriyay laba jeer isago luqda carabiga ku qoran waxa qoray wil masriya wa bugtan ugu keclahay maclumad adunka ku qarson aya ku jira qofki si fican u dhuxna wax badan bu dunida ka oganya waxd oganaysa sida yuhudu boholo inugu qodayan iyo sida islamka manta joga u hurdan

    • @ardouzumusafa3179
      @ardouzumusafa3179 Před 5 lety +2

      Walale buugan. English aha maa laa heeelaa waxan ku noolahay qurbahee

    • @ramlaabdi8796
      @ramlaabdi8796 Před 5 lety

      @@ardouzumusafa3179 wlal ma ogi radi wa laga yaba in laga sameyay wilka qoray waxa la dhaha ahmad khalid mustafa

    • @ardouzumusafa3179
      @ardouzumusafa3179 Před 5 lety +1

      @@ramlaabdi8796 Mahadsanida walshey waan raadinayaa insha Allah

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox Před 5 lety +1

      inteen ka helayaa wll

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox Před 5 lety

      wll adigu laftirkaagu xageed ka heshay

  • @zeki3266
    @zeki3266 Před 6 lety +5

    شكرا كثير ادم بالتوفيق انشاء الله الله يحفطك

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 Před 6 lety +5

    niyow chanelkan walaahey cilmiyo badan buu ii iftimiyeey sida anoo siyaasada jecel oo qaatey polotical science and international relationship oo waxaan in badan isweydiin jirey yaa utaliya dunida balse waxa iiga jawaabey sahanka xogaha oo waxa utaliya family rothchild

  • @wiilka9604
    @wiilka9604 Před 6 lety +5

    Oo maxaa dhacay kadib 😔fadlan sii waad 🤯

    • @hvzaaismail8810
      @hvzaaismail8810 Před 6 lety +1

      Mumtas Mohamed waxa dhacay wali…….. Habeen dabe

    • @sahanka97
      @sahanka97  Před 6 lety +2

      Hhhhh iga qosliseen wllhy asxabey

  • @mubariksiciidawadan5277
    @mubariksiciidawadan5277 Před 6 lety +5

    alla fool xumidaa 😂😂😂 indr noo sii wad barnamijkan mahadsanid

  • @khaalidcumar4282
    @khaalidcumar4282 Před rokem +4

    Bishiiba 1 ayaan Kuceshtaaa 4 years kahor

    • @Hayat_14e
      @Hayat_14e Před rokem

      Wllo lkin xalqadaha qaar ma helo

  • @adalchannel5938
    @adalchannel5938 Před 5 lety +7

    Asc wll ka Channel ka Sahanka xogaha leh wxn wax yar oo fikira ka dhibanaya Barnaamijyada aad soo gudbiso horta dhamaantood aad bay u fiican yihiin lkn waxaad isku dayda inaad somalida aad fahan siiso xaqiiqada ka jirta Dunida Waayo waa dad Aqoontu ku yartahay mana oga Dhanka loo socdo Qaar kood baa u haystaba Been Mahad sanid

  • @qaasimabdulahiahmed6265
    @qaasimabdulahiahmed6265 Před 6 lety +4

    حياك الله
    Sxb aad baa umahadsan thy illaahey hakubarelakeeyo dadaalkaaga aa inoo daashay si aa inooga haqabtirto jahliga 😍😍😍

  • @awliyo1260
    @awliyo1260 Před rokem +3

    4 sano kahor ayaan daawaday maantana waan ku ceshaday

  • @zakariyemahamed2529
    @zakariyemahamed2529 Před 5 lety +2

    Waad Mahadsantahay wll ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @rabiicweli850
    @rabiicweli850 Před 6 lety +7

    Nio zxp wllhi meel macaan nagaga jartay 😠😠😠😠

    • @rabiicweli850
      @rabiicweli850 Před 6 lety +2

      Waanu sukayna zxp inzha allah
      Guul iyo cafimaad ku rajaynaya zxp

  • @najmahassan758
    @najmahassan758 Před 6 lety +3

    Mazha allah alle hakuu siyaadiyo aqoontaada wllky aadan☺☺go forward🤗

  • @Kk-vk9ul
    @Kk-vk9ul Před 5 lety +2

    asc walal buuga magacisa nosheg luqada aya igu adag shukran

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 Před 6 lety +5

    Mahad sanid aadan sxb my schoolmate

  • @khallafetubeofficial9523
    @khallafetubeofficial9523 Před 5 lety +3

    Mashallah walal

  • @nadraaadam6787
    @nadraaadam6787 Před 6 lety +4

    Haye wll

  • @hafsamaandeeq5375
    @hafsamaandeeq5375 Před 5 lety +4

    Waxan maxaa kamacnynyza wll maaanad izlam ahyn dad waxaa jira iimaankoogu diciif yahay oo waxan run moodayya fadlan dadka hagalaafan oo diinta iyo tafsiirka dadka ufaaide waa iga talo👍

    • @sahanka97
      @sahanka97  Před 5 lety

      hhh wll waxan aan soo gudbinaynaa waa xaqiiqo, waana sababta ka danbaysa inta iimaankoodu diciifka yahay inuu diciif nqdo, haddii aan xanuunka la garanna dawada lama helo

  • @elmastrocopra2089
    @elmastrocopra2089 Před 5 lety +3

    Zxp idhagyso waxan markaan baaritaan ku sameeyey waxaa ku jira waxyaabo xadka logu dhaafayo.

  • @axmedkhadar3256
    @axmedkhadar3256 Před 6 lety +4

    Mahadsanid

  • @mustafequulle4879
    @mustafequulle4879 Před 6 lety +4

    Sxb waxa kaa codsanyaa inad noo dhamays tirto antikhirstos

  • @MedicSab.4736
    @MedicSab.4736 Před 4 lety +1

    Masha allah walal mcan horey u soco sxp sare

  • @axmedaadan942
    @axmedaadan942 Před 6 lety +4

    Noo siiwad szb

  • @abdulkadirhussein8665
    @abdulkadirhussein8665 Před 6 lety +3

    Wll mahadsanid hore usoco

  • @sucdiina7399
    @sucdiina7399 Před 5 lety +3

    06_04_2019 hpen sabti ah
    10:50pm
    Rc7😭

  • @cilmicolaad9522
    @cilmicolaad9522 Před rokem +5

    Buugan Waxaad kaheleysaan soomali books

  • @liinmacaantv5018
    @liinmacaantv5018 Před 5 lety +3

    sxb buugga ma adigaa qoray wali ma akhrin lkn wan arkay sawirkiisa wali ima sok gaarin

  • @adalealale5192
    @adalealale5192 Před 6 lety +6

    MAHADSANID ZHP

  • @zuadziman7356
    @zuadziman7356 Před 3 lety +2

    Legend keep going😎

  • @MohamedChannel-vo7ew
    @MohamedChannel-vo7ew Před měsícem +1

    omar barbaar dhibkaaa haystaa waa buugan antikharistoos oo kaa sheekenyaa sidaa aad ugaa iibinyso naftada shaydankaa

    • @AbdirabiSaid
      @AbdirabiSaid Před měsícem +2

      Sidoo kale buuga masha ruuca ladagalanka nuurka 😢 kaasna sidoo kale waaye 17 xalqadood waaye

    • @user-bx9ff9jz2x
      @user-bx9ff9jz2x Před měsícem

      ​@@AbdirabiSaid 14 un wye inta ban arkay barnamijkam kle antikhiristos ano yar oo 12 sano jir ah ban dhageystay hdase wan uso labtey sian uhibiyo iney same yihin Omar waxu shegayo

  • @cabdixakimmaxamed3541
    @cabdixakimmaxamed3541 Před 5 lety +1

    mashallh xog muhiim ah

  • @baarmedia3376
    @baarmedia3376 Před 5 lety +4

    fadlan inta iga dambeysa sabscribe iyo like isaar

  • @afdhuubafka3963
    @afdhuubafka3963 Před 4 lety +4

    Sahanka xogaha walaahibaan ku dhaarte Qofkaa Xogo mooHiim ah Oo faa ido leh ayaad Zoogudbizaa waxaaNa igu balana 1k Qof in aan kugu soo xidho ale Haku sharfo oo
    #Halkaa ka zii wad

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 3 měsíci +1

    2025 may 25 watchin markii 5aad
    Xiiwo buuxa🎉

  • @balkaboy2156
    @balkaboy2156 Před 2 lety +2

    Qisadan waa cajeeba

  • @youngash6411
    @youngash6411 Před 5 lety +3

    Oh

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 Před 5 lety +4

    Wll adoo mahdsan reference noosoo raaci ama marjaca barnaamijyadana

    • @sahanka97
      @sahanka97  Před 5 lety

      kani waa kitaab aan sidiisa usoo tarjumay lkn haddii aad doonayso macluumaadka maasooniyadda inaad hesho waxa aan ka sameeyay taxanaha xaqiiqada ee baadh ama eeg muuqaalka ktubta laga qoray masoniyada aan ka diyaariyay

  • @abdishakourmohamed3130
    @abdishakourmohamed3130 Před 5 lety +3

    Waaar inadeerooow waxani sidee loo rumaysanayaaaan waaa waaliye

  • @islaqabwaynchenal2456
    @islaqabwaynchenal2456 Před 5 lety +3

    Waxan ma runbaa wllo xageed ka dhiraan dhiraday ma mislim baa misa waa gaalo

  • @raxmaruux1281
    @raxmaruux1281 Před 4 lety +1

    Mahadsanid wll

  • @susuali2868
    @susuali2868 Před 6 lety +3

    Noosoo dhamestir wll

  • @haadroon
    @haadroon Před 5 lety +3

    WAXAN U INI MARSIIIN RABA ISLAMI MAHA, WUXU WA SHEKO XARIIREEY

  • @mohamedibrahin1481
    @mohamedibrahin1481 Před rokem +1

    Sheekoyin muhiima

  • @mohametdiini9386
    @mohametdiini9386 Před 5 lety

    waxan barnamijyadada dhagystaba manta ilahy wuxu qadary inan kulanoh keep going pro Adan

  • @SuldaanNajiib-eg8ec
    @SuldaanNajiib-eg8ec Před měsícem

    SubxaanalaaH

  • @elmastrocopra2089
    @elmastrocopra2089 Před 5 lety +1

    حقيقة كتاب انتخروستوس kabaar khdka

  • @xamdiqueen6884
    @xamdiqueen6884 Před 5 lety +3

    yaaa ilaaHi cabsi zaaaida ayaa iqabaty wlh wloo anigu qisooyinkan wanka baqanayaa

    • @bashiircali9738
      @bashiircali9738 Před 5 lety +2

      Wll habaqanin waxaan dooneynaa inaan kahortagno yahuud oo aduunka oodhan kuheysato sixir
      Sideed ubaqadaa wll yahuuduba mabaqayaan ayagoo waxaan oodhan sameynayo.
      adiguna qof muslim ah ayaatahay oo og meeshey joogto iyo meeshey usocoto.

    • @xamdiqueen6884
      @xamdiqueen6884 Před 5 lety +2

      walal lkn anigu fulay zaaida ayan ahay waxn kabaqaya inan habenki kuqarwo lkn adkaar ban aqrisanaya wllo anigu jiirka iyo baranbarada libaax iiah fulay nimo meshan kagaray wlh waa iga dhab balse waxan isku dayaya inan gesiyad noqdo ooan naf iska raadiyo

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 Před 5 lety +1

      @@xamdiqueen6884 kkk waad iga qoslisay calool adaygu waa ilaahay wehelki

    • @xamdiqueen6884
      @xamdiqueen6884 Před 5 lety +1

      @@hanadgigis8049 xaasid aya thay anigu dgaban kahdlaya ee ciyaar maha wlo

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 Před 5 lety +1

      @@xamdiqueen6884 ma ahi maye walhi huuno waa ku side wanaxe alle ha sahle aniguna niyad u dhis ban lahaye

  • @nawalyousufelmi6153
    @nawalyousufelmi6153 Před 4 lety +1

    Subxaanallah

  • @mohamedjamaahmed9575
    @mohamedjamaahmed9575 Před 5 lety +2

    ma xog diini ah baa mise waa male-awaal?
    sheekadu markay bilaabmatay waxay u eekayd sheekadii ninkii Budhiisanka hindisay. Taasna yaa wax ka oranaya.

  • @yassinjamac9312
    @yassinjamac9312 Před 3 lety

    subaxanallah
    acuudi billaahi minashaydaani rajiim

  • @susuali2868
    @susuali2868 Před 6 lety +4

    Subscribe like share xaq bad uledahy.. jazakallaah wll

  • @drabdiwahid4803
    @drabdiwahid4803 Před 4 lety +2

    Sheekadan maruna mise wa sheeko la alifay

  • @radhas2411
    @radhas2411 Před 5 lety +2

    Mhdsnd ustaad

  • @SAMAFALE_06
    @SAMAFALE_06 Před 5 lety +1

    Waa layaab

  • @shugrihashi8029
    @shugrihashi8029 Před 4 lety +2

    Asc Sahanka Xogaha wall Kitaabkaan mahelikaraa isga Afkeena hooyo kuturjuman
    (Antikhiristoo)
    Muqdisho se miyaan kahelikaraa.

    • @ikramfarah8821
      @ikramfarah8821 Před 4 lety

      Wcs haa waa heleysaa

    • @shugrihashi8029
      @shugrihashi8029 Před 4 lety

      @@ikramfarah8821
      Halkeen kaheli karaa wll?

    • @ikramfarah8821
      @ikramfarah8821 Před 4 lety +1

      Abayo isagoo cadi ma aqaan lkn pdf ku hayaa

    • @Kiii800
      @Kiii800 Před 4 lety

      @@ikramfarah8821 linkiga ma ila wadaagi kartaa

    • @ikramfarah8821
      @ikramfarah8821 Před 4 lety

      Mulkyatic quo abayo telka isoo qor ani kusoo diriyee

  • @abdishakourmohamed3130
    @abdishakourmohamed3130 Před 5 lety +2

    Buuga oo pdf ah ayaaan hayaaayooow waaa waaaliba buugu

  • @maxamedbikboosmaxamedbikbo1008

    Waa run

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 Před 5 lety +1

    Wuxu riwaayad maaha walal

  • @axmedhassan6460
    @axmedhassan6460 Před 5 lety +3

    Ma riwaayadbaa mise waadhacdo

    • @bashkaali4980
      @bashkaali4980 Před 5 lety +2

      waa dhacdo sxb waana waxa aduunka qarribay ee indhahaaga fur sxb

    • @axmedhassan6460
      @axmedhassan6460 Před 5 lety +2

      Haye sxb wyhy mahadsanid

  • @muxsinahmed8226
    @muxsinahmed8226 Před 4 lety +1

    subxanallah🤔

  • @josemariapereira8657
    @josemariapereira8657 Před 5 lety +1

    Wll ado raliya wadanka wadiya ee u ka taliyo calaadiin nooga soo faalood

  • @theclicks7134
    @theclicks7134 Před rokem +1

    Subxannalah

  • @abdijumbo4931
    @abdijumbo4931 Před 4 lety

    Waa qiso la yaab ah

  • @bile-25
    @bile-25 Před rokem

    Taxane cajiib ah

  • @guufefaarax8437
    @guufefaarax8437 Před 3 lety +6

    Yaab🤔🤔

  • @done3164
    @done3164 Před 4 lety +3

    Buugan aso pdf ah oo afsomali ah ayaan aqriyey
    Aad ayaan ula yaaabay xaqiiqdi

    • @faysalali8095
      @faysalali8095 Před 4 lety +1

      Xagiin ka hali kara bro buugaas

    • @hayaatfred3028
      @hayaatfred3028 Před 4 lety

      Maba jiro asagoo buug ah ninkii ruushka uturjumay waaladilay kii masaarida waaladilay kii Americanka waaladilay ninka soomaaliga uturjumay inta ayuusoo dhigay buug kama sameen waxaa lagu qiyaasaaayaa inuu jin qoray

    • @done3164
      @done3164 Před 4 lety +1

      @@hayaatfred3028 ma jiro ha dhihin ee ma arag dheh!
      anagaa aqrinay ilaa hadana hayna aso afsomali iyo english ba ah.

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal Před 3 lety +1

      @@done3164 inaadeerow ii sheeg halkaan kaheli karaa.

    • @qamarismail2280
      @qamarismail2280 Před 3 lety +1

      @@done3164 so mano shegtid mesha laga helayo

  • @khadarmaxamedibrahimoffici7873

    Sxb sowtii la odhan jiray namruud ibnu kancaan
    Halkeebuu buugu ka keenay Zahaak
    Ama namruud kuush

  • @MascuudAbdirisak
    @MascuudAbdirisak Před 4 lety

    zxp halke laga helaya buga

  • @myteasgonecoldimwonderingw8561

    🙌🙌🙌

  • @mohamedmohamoud8409
    @mohamedmohamoud8409 Před 4 lety +1

    Aadan sahaanow suaal zaaxiib waa maxay faa idada antikhiristoos daawashaddisu ?

    • @hayaatfred3028
      @hayaatfred3028 Před 4 lety

      Ninkii ruushka uturjumay waaladilay kii masaarida uturjimay waaladilay kii Americanka uturjumay waala dilay qofkii qorto ama daabacdo iibgeeyso waala dilaaayaaa waxaa laga sheekeenaayaa waxa maanta dhacaayo waxaa lagu qiyaasaaayaa inuu qoray jin

  • @muusemartial3439
    @muusemartial3439 Před 5 lety

    Wallee waa cashar

  • @aamincabdi5255
    @aamincabdi5255 Před 2 lety

    Is ilaali nio koomo intaadan gelin

  • @wardafyoutube2325
    @wardafyoutube2325 Před 5 lety +4

    Antikhtikhristoos marka aynu fahano dulucdiisa dhamantii wuxu shegayo boowe ama ka hadlayo waliba dhanka islamka iyo manta fidmada ka tagan dhexdooda wa guuul ay garen nimankas iyaga ah mana beenin kartan ee maxa talo ah oo aynu samayna waxa waxaba igaga daran wadadan yaryar ee aan waxba la socon ee somalida xita siraha kitabka kujira ay wadadada oo dhami uhonsamen xita calamu islam war maleh jaahilnimo waliba Somali bay gaar ku tahay iyo dhaga adeeg wax lasameyo iyo waxaynu kaga gudubno mahayno garana mayno SOMALI

    • @ramlaabdi8796
      @ramlaabdi8796 Před 5 lety

      Wll carbtu wax walba way ogyihin lkn somalidu way indho ladahay dalkena somaliya inu sida noqdo qaxa ka danbeya masuniyada ama sayhuniyada

  • @inaisse947
    @inaisse947 Před 5 lety +2

    Sheeko xariir baaa waqtiga isaga lumineysaan runti

  • @sabaxmohamed7432
    @sabaxmohamed7432 Před 3 lety +1

    Wll beenta naga dee adigo mahad sana

    • @aqoonsahmiye6699
      @aqoonsahmiye6699 Před 2 lety +2

      Kir baa lagu yiri

    • @Hersi14
      @Hersi14 Před 2 lety

      Adigu ma waxaad thay jaahil misa waad indho laday quraanka ayaad beeninaysaa

    • @A...A09888
      @A...A09888 Před 2 lety

      Hadaanad uboqin waad iska tagi kartaa
      Anagaa daawanayna

  • @hudhaifa7580
    @hudhaifa7580 Před 5 lety

    Aadanow nio buugan application ahaan ayan usoo jedistey marka iyadoo cod ahan ayan dhageesanayey page kowaadba ayaa iga cabsiyey oo naagta wexey leedahy buugan hadaad aqrisati wey Ku dilaayaan ee sxb ii sheeg buugan micnihiisa ma buug sixiraa Mise waa buug sheko oo islamka ogol yhy

    • @amoolaomar4231
      @amoolaomar4231 Před 5 lety +1

      Saddam said cid ku dilaysa ma jirto wll ilaahay uunba wax dila

    • @hudhaifa7580
      @hudhaifa7580 Před 5 lety

      @@amoolaomar4231 runtada wye buuga Bobby Frank qoray marka hore ma fahamsanen hadda fahmey wll

    • @amoolaomar4231
      @amoolaomar4231 Před 5 lety

      Saddam said ma heshay buuga adigu wll?

    • @hudhaifa7580
      @hudhaifa7580 Před 5 lety

      @@amoolaomar4231 haa asigoo application ahaan soo dejistey lkn 15 xalqo oo qoraal iyo codba eh

    • @maclie7078
      @maclie7078 Před 5 lety +1

      @@hudhaifa7580 seen kuhela

  • @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy

    zubxanallh wabi xamdi