Xukunsane tiirka toogashada lagu xiray oo si lama filan ah Aabaha dhalay marxumki uu dilay u cafiyey

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 06. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 110

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 Před 29 dny +66

    Allahu akbar sida ad ucafisay adna ilahay ba kucafinayo insha allah

    • @safasaed7715
      @safasaed7715 Před 29 dny +3

      Aamiin Aamiin Aamiin

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 Před 29 dny +3

      Ninka maanta la badbaadiyay ilaaheey ha u kaso inuu ku waano qaato oo u wax ka barto cafiskaas maanta la cafiyay sababto ah in adigoo tiirka lagu geeyay iyadoo lagu dili karo lagu cafiyo ma ahan wax fudud. Somali waxa ay ku mah´maahda inta aadan falin ka fiirso.!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

    • @Nocerg
      @Nocerg Před 25 dny

      Wll qali lama cafin ee diyo lagu badashay

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Před 29 dny +31

    Masha Allah 😢 aabo ilaahey Ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo idaa u cafisay ilaahow kuu cafi Ameen yarabi 🤲😭😭

  • @pillanoozahmed7069
    @pillanoozahmed7069 Před 27 dny +2

    Wiilkiisa siduu u wayey in uu aabe kale wiilkisa u waayo ayuu diiday aabanimo macanaa😢😢😢❤

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před 29 dny +17

    Odeyga wa landheereha lamaqlo mashallah cafiska ilheyba raali ka ah

  • @user-rp3rj2vr7q
    @user-rp3rj2vr7q Před 29 dny +26

    Walaahi waa saanyeelay ninkii abaahay dilay 😭😭😭😭 diyana kama qaadan waan cafinay

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 Před 29 dny +8

    Masha allaah odiiga waa nin rabi yaqaano ee aqro aa logi aa raa

  • @DADAahmed-iz4xw
    @DADAahmed-iz4xw Před 29 dny +5

    mashaAllah Aabo naxariis leh waye odeyga

  • @SjjsJssj
    @SjjsJssj Před 29 dny +7

    Ilaahay baa ujeedo siduu ucafiyey Ilaahay adoomadiisa iscafiya haddad doontaana qisaasta buyiri allaah ,Ilaahay baan kabaryayaa inuu waxka farxiyo adduun iyo aakhiraba ugu badalo

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 Před 29 dny +2

    Masha.allaah tabaraka llaaah abee qalbi wangsan oo naxariis baden illaahow ku cafii abee hortade jano amiiiin

  • @Ali22008-
    @Ali22008- Před 27 dny +2

    In la dilo ahed

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 Před 29 dny +3

    Markii hore ayaa la rabey cafiska maba nola manshallah allah ha barakeyo dhalinyaradii togashaa dhamaysay allow umada u gargar yarabi

    • @AliAbdinasirsaid
      @AliAbdinasirsaid Před 28 dny

      Wa marki labad oo la cafiyo .kan cafis ma mudna .walalkkis ba dilay laba bil ka hor galkacayo saas ba lo cafiyey

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed8083 Před 28 dny +1

    Nasabnimada laguu sheegyo waa intaa Aderr sida u cafisey Allh ku cafio adna😢❤

  • @user-fk7iq4ew6l
    @user-fk7iq4ew6l Před 29 dny +3

    Asc aderka wiilka cafiyay ilahay malinta qiyaamaha hakucafiyo wiilkagana janatul fardowso aclaa alaha geyo iyo adigaba inshaallah

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 29 dny +1

    M.A.ABO JAZA KALLA WA JAZAA KHAYRAN ABO GEESI BAAD TAHAY🦁🐎

  • @Maanka_Boy4448
    @Maanka_Boy4448 Před 2 dny

    😢😢allhu Akbar

  • @XamdaCabdi-z5s
    @XamdaCabdi-z5s Před 8 dny

    Masha.all❤

  • @HuseinmanuurAli
    @HuseinmanuurAli Před 29 dny +1

    Allah ku naxariisto

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 Před 28 dny

    Alla aabe mcn ilaaahey raali hakaa noqdo mahadsanid❤ilaahey wiilkaga ha u naxariisto ilaaheyna adiga haku naxariisto😢❤

  • @gargaaraapdikarem2032
    @gargaaraapdikarem2032 Před 27 dny

    Allaha dambi dhaaf kaga dhigo madama aad cafisay madaama aad reerkaas masiibadu ku dhacday 3bilka hor walalkii lagu dilay galkacayo jasakallah kahurt

  • @CabdiCaliyare-bl1te
    @CabdiCaliyare-bl1te Před 28 dny

    Msha allaha ape guul iyo gobanimo madama kureejo aad isticmashe ilahey pay wax kaqarsoneyn thanks papa

  • @nimcoxasan-xj3hv
    @nimcoxasan-xj3hv Před 29 dny

    Masha alah ❤❤❤❤

  • @HuseinmanuurAli
    @HuseinmanuurAli Před 29 dny

    Mashaa allah

  • @user-kf7pd3pd7k
    @user-kf7pd3pd7k Před 28 dny

    Alle ha ka rali noqodu abah soomaliyey ❤❤

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 Před 29 dny +6

    Abo mcn nasab baa tahy

  • @MaidoMahmouth
    @MaidoMahmouth Před 21 dnem

    MashA alah❤❤❤❤❤

  • @AmiitaaAmiitaa
    @AmiitaaAmiitaa Před 28 dny

    Dad badan oo damiirkoodu noolyahay oo naxariis qalbiga kaga jirto ayuu aabani kamidyahay maasha allah

  • @mahdiyusuf3431
    @mahdiyusuf3431 Před 29 dny

    Mansha Allah

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před 29 dny

    Great old man full of Imaan

  • @YuunisAbuukar
    @YuunisAbuukar Před 24 dny

    ❤ilaahayoow unaxriiso muzeeygan sabarkiisa

  • @user-wl3hr4ng3f
    @user-wl3hr4ng3f Před 29 dny

    ماشءالله

  • @MohissFoodspice
    @MohissFoodspice Před 29 dny +1

    Niyow waan yabe mahad qof baniadam ah oo Allah umey udileysa

    • @MrTrexPrehistoric
      @MrTrexPrehistoric Před 29 dny +1

      Ha la yaabine ilahey inuu kaa badbaadiyo weydiiso inaad dhiig islaam gasho.

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 Před 27 dny

    Mansha Allah Akbar

  • @user-pr9gk2ye1b
    @user-pr9gk2ye1b Před 4 dny

    😢😢😢😢😢😢😢 dadnimo banana mshallh

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 Před 29 dny +3

    Nasabnimadaas baa larabaa, kudayasho beey mudanyihiin reerkaas. Aniga mahi rer pudland balse wanaaga waa in laysku amaanaaaaa.

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 Před 29 dny +1

    Qofkaas waaba dhintay ,oo tiirka lagu taagay allahu akbar

  • @user-fm6fp5bx9p
    @user-fm6fp5bx9p Před 29 dny

    الحمد لله رب العالمين

  • @liilbaliil_official1113

    Masha Allah aabe iimaan leh wye 🎉

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 29 dny +1

    Allaahu akbar lakala samir badan

  • @BilQeyr-vj7oi
    @BilQeyr-vj7oi Před 15 dny

    Ax qalbigo ka dhinte😢😢

  • @Ilwaadwarsa1111
    @Ilwaadwarsa1111 Před 29 dny

    Abe mcn Ilahay Samir hakaa siiyo wiilkaga gob baa tahay Ilahay haku siiyo cimri dheer iyo Cafimaad taama haku siiyo abe mcn 2 diina reer midna ma aqaan Lkn waan ku farxay❤

  • @abdilahiyusufyusuf3395

    ومن احياها فكأنما احيا الناس جميعا

  • @Yooco.
    @Yooco. Před 29 dny

    Allahu akbar

  • @maxamedshafici4039
    @maxamedshafici4039 Před 29 dny +2

    wax weyn maba dhicine diyoo doortey bis ee asagoo ladili rabo waan cafiyey madhihin wax la buun buuniyana maahan

    • @SabiirinXafaa-ed4zh
      @SabiirinXafaa-ed4zh Před 29 dny +4

      Ado dhiman rwa ninki ku pad padiyay alle wax badbadiye adunka waxi saran woistahila

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před 29 dny

    MAANSHA ALLAAHE CAFISKA IYO IMAANKA LA IS DHEERYAHAY ODAYGAAS NAXARIIS ALAAH SIYEY DIYO WAA BANAN TAHAY

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Před 5 dny

    They are releasing a killer into society uuuuufffff

  • @sirhamza5644
    @sirhamza5644 Před 29 dny

    Janadul fardoowsa allah hageeyo abaha iyo wilkiisa waa dad ohluqeeyr ah

  • @Abdirisaq-gl7oy
    @Abdirisaq-gl7oy Před 28 dny

    🎉

  • @SSS78781
    @SSS78781 Před 29 dny +2

    😭😭😭MAXU U CAFINAYAA..WAR ODAYASHAN UMADA YA KA QABTAA...NINKAN KU DHIIGLAHA IN LA CAFIYO WA QALAD.. WAYO BARITO MID KALE AYU DILAYAA MARKA IN LA CAFIYO WA QALAD WEYN..

    • @ayaanaabdi2880
      @ayaanaabdi2880 Před 29 dny +6

      Diinta ilaahay ayaa qabta cafiska
      Maxaa qalad ka dhigay walal
      Dil iyo cafis waa labada jaanis e furan

    • @caseerdiiriye8519
      @caseerdiiriye8519 Před 29 dny

      Walal ma ogtahay in cafiska iyo dilka cafiska kheyr badan yahay allena nosheegay

    • @Ali22008-
      @Ali22008- Před 27 dny

      @@ayaanaabdi2880beri qof kale buu dilaya waad arki doonta

  • @GnxQpubg
    @GnxQpubg Před 29 dny +4

    Dilaa dil baa ku fiican lkn........

  • @LibaanMohammedAbaas
    @LibaanMohammedAbaas Před 29 dny

    Alle dilaa dhinto wiilkaan waa la dhiibay siid Cali maha nadiibkis Allah ka cafiyo asna tibada keen inshallaah 😢

  • @user-ok5wl5lp9z
    @user-ok5wl5lp9z Před 29 dny

    Aduun iyo aakhirba ilaahy ha Ku barkeeyo aabo wanaagsan baad tahy dhama waxaan codsanyaa in aabhaa somali oo dhami u ducayso xoolo na Loo uruuriyo waa aabe qiimo badan

  • @ciiseabdi8465
    @ciiseabdi8465 Před 29 dny

    M.a 🥰

  • @user-pq5pt9xf8d
    @user-pq5pt9xf8d Před 28 dny

    Maxkamad miyaa igu sawir

  • @gudcuuromedia180
    @gudcuuromedia180 Před 3 dny

    Gobanimo u dhalasho lehe
    Ilahaye ha xafido ninkasi waa nin weyn
    Oo garasho lehe

  • @amiiraabdallha5295
    @amiiraabdallha5295 Před 29 dny

    Allh agbar wlh waa nasab aabe mcn❤

  • @khadroali7142
    @khadroali7142 Před 29 dny

    😢😢😢😢

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r Před 29 dny

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 Před 29 dny +1

    Ruwaayada daarood oo ah ku dayo Puntlqnd🤣🤣🤣
    Horuu lacagta u qaatay ee maxaa loo geeyay tiirka oo waqtiga loo dhamayeeyay?

  • @Califaahiye1991
    @Califaahiye1991 Před 28 dny

    Ninkaan waaba is dhiibaye intaan geedka lagu xirxirin maa howsha soo dhameysataan odayaal idinkoo dhamaantiin mahadsan 😮

  • @maryanabdi3218
    @maryanabdi3218 Před 29 dny

    M.a cafintu wngsnaa

  • @XabiboMaxamed-no5sh
    @XabiboMaxamed-no5sh Před 29 dny

    City

  • @quizpertuttetipidipatente1618

    Haduu alle kuu idmo wiilka waa reer aakharaad idinku dhax jiro 😅😅

  • @kibmussa
    @kibmussa Před 29 dny

    ilaahay aabahaas abaalkiisa ilaahay janada ha dhigo cafis waa qaali

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před 29 dny +1

    In ladiilo aheed

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Před 28 dny

    Jzklkheyr Waa Aabe Iiman Leh 🥲😭🥲😭🥲😭

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Před 29 dny

    Hadii Qadarta Allah timid oo Allah mar hore Cilmihiisa ku xukumay Dilka Nuucaaan an ma fiicano Cadiifad Aaan wax saxayn Waayo Dad WADA nool mar kasta waaa dhacaaa Qasaaaro Is cafinta Ama Mag Qaadasho waa wax wanaagsan Allah qasaaraha Nuucaaan ah nama galiyo

  • @XaliimoMohamed-lv1mh
    @XaliimoMohamed-lv1mh Před 29 dny

    ADEER ILLAAHEN JANNO HA KUGU BEDELO ADIGA IYO WIILKAGII DHINTAY IYO EHELKAAGA OO DHAN ..ILLAAHOW AMIIN

  • @mohamedmohamoud4653
    @mohamedmohamoud4653 Před 29 dny

    Luul cabdicasiis inshaa allah aabaheed waan sugaynaa inuu cafiyo wiilka ma khaldame waa ilaahey subxaana watacaala

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před 29 dny

      Cafiska waa wax aad u wanaagsan Illaahey na waa amaaney qofki qaatana Illaahey baa la jira Luul aabaheed weey u furan tahay in uu cafiyo ee Illaahey tawfiqda ha waafajiyo

    • @Ali22008-
      @Ali22008- Před 27 dny +1

      See loo cafiya nin caruurtisa hooyadood gubay ma waxaad rabta inu nolosha ku raaxaysto

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Před 29 dny

    Ninkaas odayga ahi si fiican buu yeelay, Allena ha ka sabirsiiyo wiilkiisii. Yarka maanta xarigga laga furay 2 bil ka hor ayaa walaalkiis kale oo nin ku dilay Galkayo la qisaastay, marka Abshir Booyaax laftarkiisa labo wiil 2 bilood dhexdood in laga wada toogto waa musiibo weyn.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 29 dny +1

    Kaas waxaa laga yaaba inuu dad kale dilo

  • @diyaarsanechannel8227
    @diyaarsanechannel8227 Před 28 dny

    Markii hore ayaa larabay inuu cafiyo hadda waa mayd noole

  • @CabdixakiinCilmi-ft1cq

    Xaliimu qaliif

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před 28 dny

    Puntland jilbaha qabso Xasan culusoow gur guurte khaa’in waddan.

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt Před 29 dny

    Ah odagu wa ukanaxay

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 29 dny

    Haddii diyadda la bixiyo, ninkaa waxaan Kula talin lahaa inuu dagaankay isaga haajiro. Marxuumka dhintay waalidkiina si un inuu ugu abaal gudo isku dayo.

  • @WowliidCabdi-by6wn
    @WowliidCabdi-by6wn Před 28 dny

    Hadaad cafinayso maad ka daysid tiirka imminka marna caadi noqon maayo diiyana waad qaadatay

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Před 29 dny

    marxuumka la dilay ma si ula kac Aya lo dilay mise Kam ayay ahayd

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 Před 29 dny

    Caajib aduunkn wx wlba filo any thing hapens at any time alle yn magan u nahy o naxafida o mahd o dhan usugnaty

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 Před 29 dny

    هذا معنى تحرير رقبة، يعني: عتق الرقبة التي ملكتها أيها المسلم ملكتها بالحرب التي جرت بينك وبين عدوك حتى صار أولادهم ونساؤهم لكم غنيمة فتقسمها المسلمون وصارت بينهم وصار لكل مسلم نصيبه من هذه الغنيمة مملوكاً له يتصرف فيه بالبيع وغيره، فإذا أعتقه لله تطوعاً أو عن كفارة فله أجره في ذلك، وبهذا تؤدى الكفارة ويسمى العتق تحرير ...

  •  Před 29 dny

    ولكم في القثاص حيات

  • @maidahassancabdulhi635

    Ilahow Aqliga U Siyaadi badal Qeyr qabo iyo zamirna sii

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 29 dny

    Madaxdu buurbuurana Askartuna
    Duruufo ayaa ka muuqso

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 29 dny

    Taasi waxay cadayn u tahay Cadaalada ka Jirta Puntland, xamarna dulmiga ayaa maalin kasta laysku taageraa oo loo mudaharadaa weliba.. kaaf iyo kala dheeri

  • @kamalabdulk4765
    @kamalabdulk4765 Před 29 dny

    Af-soomaali qasab ah kuwii kaa horeeyay ayaa zambia tiibisho ku haysaa waalaalo oof-wareenbaa ihayoniin,hadda adigu halakaniin niin hawo feera yeysan kaagalin boohwe niiin.

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr Před 29 dny

    riwaayad

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 Před 29 dny

    Odayga lacag baa loshegay bahashas wayxunthy melay sogashay

  • @siradm
    @siradm Před 29 dny

    Furasadda aad heshay uga faa'iideyso aakharo iyo adduunba, mardabana ha isugu laaban.

  • @Jacelow37
    @Jacelow37 Před 29 dny

    Kkkkk ninkaaan nin latoogan rabayba maha oo sida loo xiray eega

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 Před 29 dny

    LAKIIN WAXA LAYAAB LEH NIN DHAN OO KU CAFIYAY DILKII LAGU TOOGAN LAHAA OO HADANA SALAN OO KALE ISKA TAAGAN MEESHUU LUGAHA KA SHUMIN LAHA ODEYGA AMA UU XITAA UU MADAXA KA DHUNKADO soomali muslimiina WAA nahay Lakiin waxa naga maqan hadalka macaan iyo afcaasha khurxoon

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Před 27 dny

    Uf terrible father

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 Před 29 dny

    Adeer fiican waxuu ka danbeeyaa wax garadkii somalidii hore maanta somalidu ku noolyihiin laan dheer iyo laan gaab beena qabiil iyo qurun kkkkkkk sorry

  • @hamseadam6699
    @hamseadam6699 Před 26 dny

    Kii dhinty Allahh ha u naxariisto, Abaahana Illhay cawil khayr qaba Allah ha siiyo, kan tiir ka laga furayna Illahay tawfiiqda ha waafajiyo.

  • @user-jm7ni6oi7r
    @user-jm7ni6oi7r Před 29 dny

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @hassansharif8160
    @hassansharif8160 Před 29 dny

    In lagu fuliyo ayey eheed

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 Před 29 dny

    Ilaahay Samir iyo iimaan buuxa hakusiiyo walalka qasaasta qaatay