MANTA WAX HADAN LAGA QABAN AISHA HALIS AYEY GALI DONTA SOMALIYEY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 07. 2024

Komentáře • 42

  • @sarahconcell1182
    @sarahconcell1182 Před 20 dny +9

    waa runtaa abaayo ilaahay hooyooyinka soomaalida kuwo wax fahma hakadhigo🤲🤲🤲🤲❤️

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 19 dny +11

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Před 20 dny +7

    Gabadhan dadbaa kawaalaaya lkn khatar ayay kujirtaa inay xabsi isgaliso lkn ilmahaa nasiib daro kudhacday runtii aadbaan caruurta yaryar uuga naxayaa hooyooyinka qaar awlaada way iska dhalaan uun

  • @naciimamohaa6562
    @naciimamohaa6562 Před 20 dny +8

    Inta Aad usugeysey inee kasoo hadasho Like😂

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 Před 17 dny

    Haa wlle xaqiiq wye abyo umadda soomaaliyeed Allah soo hanuuniyo wlle siiba dhalinyarada hadda soo kororeysaa waxa kale aan dhaheyna malahan wlle 😢🤲.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 19 dny

    Masha-allah Walaashiis Allaha Ku Xafido Runtaa Ka Hadashay Walee Hamda

  • @hanamoha3252
    @hanamoha3252 Před 19 dny

    You are so truthful Mansha’Allah

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 19 dny +4

    Horta camirada xagee u taaley caasha waxa waaley dad tiktok jooga gaaladan cayaar ma taqaano cirbad bey ku dhuftan qofki is waala

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  Před 19 dny +1

      Ayad Meel dhigayay Luuqa

  • @maryamahmed3136
    @maryamahmed3136 Před 19 dny

    Masha Allah abaayo you are very smart.

  • @user-ev3pd4rh5h
    @user-ev3pd4rh5h Před 19 dny +1

    You are very smart

  • @HamdiAbdirahman-dq3kd
    @HamdiAbdirahman-dq3kd Před 19 dny

    Masha allah guleyso abyo

  • @fathihussein9726
    @fathihussein9726 Před 19 dny

    Walahi gabadhan waa gabar aad runta uga hadasha masha allah abayo ilahey caqligaga haku daaysto hal mida ayan ka codsan lahay taaso ah ina gabdhaha u furto kurssooyin wacyi galin ku sabsan dumarkena sababto ah dumarkena ma bararugsana dayac badan ayah heysta dumarka qaasatan hooyoyinka abayo waxa tahay qof kaliya ee arintaas hergalin kara ❤🎉❤❤❤

  • @dekaladan9172
    @dekaladan9172 Před 19 dny +2

    Iyadaba teyda heysataye mxa dagal galiyey 😢

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 Před 19 dny

    mashalaaah xamdiyeye barkalaaah waan ku tageeraa waan ku ku taydaa

  • @Sheekojecel
    @Sheekojecel Před 19 dny

    Asxabta qaliga ah isoo boqda channel keyga allah dartiisa gacanta isaara allah gacanta ha idin barakeyo aduun iyo aaqiro wll mcn adoo isarikara ha idhafin jazakallah 😢

  • @lavieestbelle-neutre3431

    Illahoow badbaadi YARABBI Dhamaanteen 🤲🤲🤲🤲🇸🇴

  • @bintialichannel3770
    @bintialichannel3770 Před 19 dny +1

    Aniga wa yabanshay gorme anaga aqliyeysanena dagaalka muxu yahay wadankeneni so kan naga kenay ilahow ceebaha astur ilmahena no xafid dadkane so hanuuni😢

  • @haigumashqulin7292
    @haigumashqulin7292 Před 19 dny

    ❤❤❤❤❤allah run bdn

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 20 dny

    Subxanallah

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 Před 19 dny

    Correct

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw Před 16 dny

    Wasax walahi walashe

  • @BahjaOnline
    @BahjaOnline Před 20 dny +1

    😢😢

  • @munaahmedmohamed8960
    @munaahmedmohamed8960 Před 20 dny +1

    I’m the first❤❤❤❤❤ that is true

  • @LadanAbdwahid
    @LadanAbdwahid Před 19 dny

    Hamdi❤

  • @ahmedadanjama
    @ahmedadanjama Před 20 dny

    Wan ku salamey xamdi❤❤❤❤❤❤😂😊😊😊😊😊😊

  • @Aymo72
    @Aymo72 Před 19 dny +2

    Waxaan layaabi ninka maskiinka gurigiisa inlatago oo hadana macawiistiisa wax lagasheegaayo yaab walaahi maxaa kagaly wuxuu xiranyahy

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  Před 19 dny +1

      Aniga kula mida maskiin jifaay walhi waa dad xanunsan somalido

  • @11naa44
    @11naa44 Před 20 dny +2

    Mxy u dishay gabdha

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  Před 19 dny +1

      Catar iga xaday ayey tiri

  • @11naa44
    @11naa44 Před 20 dny +2

    Tiktok ga mxu ugu qoran

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Před 19 dny

    Oh she’s done for , that’s it

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 Před 20 dny +2

    dadkeena waa embarrassing 😢 im all for dadka bila anshaxa akhlaqda dalalkooda halagu celiyo. We are all guest and we ought act like one!!

  • @11naa44
    @11naa44 Před 19 dny

    Somalida dadka rer miyi ga ah ee so tahriibaya ha iska joogaan plz becus nolosha yurub lama qabsan karaan iney rer magaal iska dhigaan oo hadana sharciyada raacaan wey ku adkaaneysa mrka plz jooga oo dhibaato ha raadsanina 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Před 19 dny

    Jarmalka waa meel lagu uray

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w Před 14 dny

    Wa Midan layabay xamdiyey caisha yar she's not educated woman that's why she doesn't want to focus her on business wax u caqliceliyo ayerabtaa wlh runtaana kahadashay gaalada waxayrabaan inediinta nagabixiyan subxaanalah 😢

  • @malinabdi2315
    @malinabdi2315 Před 16 dny

    Wllhi Hamdi wey u fiirsate dadkaan😂😂😂 xabsigaad rabtiin in aad ku soo nasataa😂😂wllhi been maaha. Masuuliyadda ku cuslaate dadkaan hadey thy mid ilmahooda iyo tii dadkii wadanka ka sugaayeen

  • @hasmah8018
    @hasmah8018 Před 19 dny +1

    Hamdiyeey maxaa kalifay waa ku mac waxa ku dhacaya buskut gabadhay kala tageen. Halka caashana dumarnimo ku cafi iyo soomali aad leedahay markeed saxsan tahay?! Tan caruurtay korisaana aayo maleh inay tusaale unoqoto wixii raba inay sidaa yurub ku joogan miyaanay ahayn, axmaqnimada ay gabadh uur leh ugu booday inay jeelka liinta kusoo cabto ayaa ku fiican

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  Před 19 dny +1

      Wall Casho caruurta galo ayaa ka heysata carurta ayaan u naxa naiga

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 Před 17 dny

    De maarkaad baalwaad leedaahay saamaaha iyo xuumaanta ayaad kaala gaaran waayi 😢