WAR DEG DEG AH: KHALAAS DAGAALKII OO FIDAY - ISRAAIIL OO DUQEYN KU WADDA YEMEN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • WAR DEG DEG AH: KHALAAS DAGAALKII OO FIDAY - ISRAAIIL OO DUQEYN KU WADDA YEMEN
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

Komentáře • 109

  • @abtidonciise
    @abtidonciise Před měsícem +4

    اللهم اعز الاسلام في كل مكان في العالم ءسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @abtidonciise
    @abtidonciise Před měsícem +2

    اللهم انصر المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات أجمعين يارب العالمين

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed Před měsícem +5

    Yaarabi ugargaar walalahayga muslimiinta ah dhamaantood

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 Před měsícem +3

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před měsícem +4

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Před měsícem +12

    Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 Před měsícem +2

      Aamiin yaarabi 🤲🤲

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Před měsícem +1

    xuuti ha dukheyo xarunta nugliyeka yahuuda allah baabiyo yahuuda mareykan yurub aamiin illahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn Před měsícem +13

    Alaha ugargaaro muslimiinta
    guulaysta insha.alah

  • @cabdimuxumed4858
    @cabdimuxumed4858 Před měsícem +4

    Allaahu akbar

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Před měsícem +2

    Illaahay. Waxan ka baryaynaa. Guusha. Inuu siiyo ... xoogaga. Cadawga. Isa soo bahaystay. Jihaadka. Kula jira. Xamaas. Xuuti. ..xisbu llah ..iuo ciraaq. ... aamin yaa rabi ❤❤

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 Před měsícem

    الهم انصر اخواننا في اهل الغز واهل اليمن الهم امين يارب العالمين 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cabdimuxumed4858
    @cabdimuxumed4858 Před měsícem +3

    Isha. Allaahguleesta

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem +1

    Guuuuul alle ha siiyo islaamka

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Před měsícem

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏 yaman

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před měsícem

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega ❤❤❤

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před měsícem

    Mahadsanid HBN 😊

  • @abuyacqub6648
    @abuyacqub6648 Před měsícem

    Allah illahow mumininta guulleh

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 Před měsícem +1

    MAXAMED CADDE DIYAARADAHA WAX DUQEEYEY WAXAA LASOCDA TANKER OO SHIDAAL SIINAYA

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi Před měsícem +1

    Ilaahy..hakaqab..to
    Way..jabaysaa.uhuudu

  • @cabdulahixusen-r4e
    @cabdulahixusen-r4e Před měsícem +1

    Alaahuakbar

  • @abdullahiibrahim7365
    @abdullahiibrahim7365 Před měsícem

    Illahyow wllhena Yemen ugargar

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před měsícem +1

    Salaamaat min kuli ‘Aafaat !!
    Allow sahal Amuuraha ! Waa -
    Bilaabatay !!!! Qayaamihii baa xiga
    Fighting nonstop waaye ilaa buunka , Tawxiidka Qabsada !!

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před měsícem

    InshaAlaahu.xuuti.ayaa.guuleysanaa

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před měsícem +1

    Axaadiista Xataa Yemen Gaar bay
    uga Haddaan, Geesinimo ‘Ad -
    Adayg, Deeqsinimo !!

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 Před měsícem +1

    M.h and m.m.c wn idin slaamay live Ayan aljazeera uga dwanayay ila hdana dawanaya

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Před měsícem

    الله وكيل

  • @CabdirashiidcaliShiikh
    @CabdirashiidcaliShiikh Před měsícem +1

    Insha Allah.wey guley sanayan xamaz iyo xutiyinta

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Před měsícem +1

    Hubka ay ku ridayaan maatada waa kan tactical ah insha Allaah waa la heli doonaa halkow rabo haka yimaadan

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Před měsícem +1

    ❤wcs❤ xutiyinta la.weray miyaa .israiil wx badan qeylinaysaa

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e Před měsícem

    Geesiga carbeed waayaman insha allaah waad guulaysanaysaan

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e Před měsícem

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Před měsícem

    Mahadsanidin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 Před měsícem +2

    Yaman waxaa waxba ka tari maayan waa rag adag

  • @abdullahimjimale-um9vo
    @abdullahimjimale-um9vo Před měsícem

    Thanks

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 Před měsícem

    Guuleysta.

  • @user-er4lu9nz4s
    @user-er4lu9nz4s Před 9 dny

    Aloow guul wayn sii muslimiinta madaaficdoodana kuwo awod badan laqabanwaayo kadhig

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 Před měsícem

    Gacanta sare muslimiinta ayaa iska insha allah

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb Před měsícem

    ILLAHOW Israel masibo rabaani ah kirid o dhul go'o ALLAH hakurido Netanyahu iyo xulafadisa mucjiza Allah hakurido o dhulka halagoyo inshaallah Ameen ya Allah

  • @carabjanaale5865
    @carabjanaale5865 Před měsícem

    Adiad 💯 💯 💯 💯 💯 💯 💯 💯 💯

  • @mohameddahir2743
    @mohameddahir2743 Před měsícem

    Ilaahay hala jiro walaalaheena Falastiin,Xuutiyiinta & Xisbulaah dhmmntdba,hana khalkhaliyo Gumaystaha Isreal diyaaradahooda & maraakiibtoodaba

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Před měsícem +1

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před měsícem

    Xuuuuti.Qasa.guuuuuuuull

  • @SahroSharif-dw8oh
    @SahroSharif-dw8oh Před měsícem

    Yahuuda waa cadowga islamka waye marba hadeyba yamen adey walababicin donaa Yahuuda insha allaah guul mujahidinda reer gaza guul mujahidinda reer yamen guulesta insha allaah 🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪💪✌️✌️✌️✌️

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před měsícem

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @AbdiazizJimale-vk2bw
    @AbdiazizJimale-vk2bw Před měsícem

    Geesiyaasa carabta waa yamen insha'Allah waay Guuleeysanayana xamas iyo xutinta Allahu Akbar

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x Před měsícem +2

    ANSARU LAAH GUSHA ILAHEY HA USIYAADIYO

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před měsícem

    Jab.hoog.halaag.hakudhacdo.sahnuniyada

  • @abtidonciise
    @abtidonciise Před měsícem

    ❤❤❤

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt Před měsícem

    Asc

  • @Sakariyesanwayne-o6f
    @Sakariyesanwayne-o6f Před měsícem

    Yuhuuda way gaadhay xiligii la soo afjarilaha

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před měsícem

    0:30 mowlidow dagaalka ma fidin mana fididoono manta Muslim Muslim majiro

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 Před měsícem

    Falastine Golaysda insha Allah

  • @axmedaadanmacalinnuur7308
    @axmedaadanmacalinnuur7308 Před měsícem

    Diyaaradaha yahuuda xageey soo mareen

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před měsícem

    Hala keensado lidka diyaaradaha laysaga celiyo, drone keliya waxba ma tareyso, cadowgaani hadaan layska difaacin burbur badan bey keenayaan, lidka diyaaradaha lagula dagaalo hala keeno, Illaahey ha badbaadiyo shacabkan Muslimiinta ahi, aameen

  • @cabdusalaamahmed7156
    @cabdusalaamahmed7156 Před měsícem

    Xuutiyiintu waxay dhaheen Israel bartilmaameedkeedu mid ay beegsanayso ma aha xaruma militari ee waa mid ay bartilmaadsatay hantida rayidka oo ah mid fulaynimo ah.

  • @MacalinAxmed-z2h
    @MacalinAxmed-z2h Před měsícem

    Allhallows laniro xootiyiinta iyo xamaas guul

  • @user-ne4mj3kn6c
    @user-ne4mj3kn6c Před měsícem

    ❤❤❤✌✌✌💯💯💯

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 Před měsícem

    Wey u dhamaatay isroaail mar haday xuuti isku doonteen

  • @user-er4id9sw2v
    @user-er4id9sw2v Před měsícem

    Waxaa ayaandarro ah in sahyuuniyadda carbeed ay caawinaysa israail

  • @GilGoo-v5c
    @GilGoo-v5c Před měsícem

    Alaha
    Jibiyo.galada

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před měsícem

    Reer.Qasaba.waa.kuragaacayeen

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před měsícem

    Yaman weligeed cadaw soo weeraray kama guulaysan. Inkasta oo diyaaradaha Yuhuuddu khasaare gaysteen, laakiin guusha kama dambasta ah Yaman ayaa yeelan doonta haddii Alle idmo.

  • @salahmohamed9476
    @salahmohamed9476 Před měsícem

    Maalin kasta waxaa sheegtaan in dagaalka balaaran doono,maxaa caddeynaayo,sababtoo ah Yeman iyo Israil xuduud malaha,wadamada carabtana iyaga ayaaba difaac u ah Israil oo dhexda ka qabanaaya wixii gantaalo ama Drones ah ee ku socda dhinaca Israil.

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 Před měsícem

    Netanyahu waa oday aad u fiican, sababtoo ah, wuxuu gacan weyn ka geysanayaa in Sahyuuniyada Israa'iil jug culusi ay gaarto, waxa uu Adduunka baray Labawejiileynta Reer Galbeedka, iyo Ciidamada Israa'iil oo la ogaaday inay Fulayaal yihiin, ku soco dheh

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 Před měsícem

    Gantaalada aad xustay ee xuutigu haystaan ma gaadhayan Israel khabiir m.m.c

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Před měsícem

    HBN

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc Před měsícem

    حرب زلزال الغروب ونوا اب

  • @user-fd5fi7rh2l
    @user-fd5fi7rh2l Před měsícem

    Digaalka hada ayuu gacanta ka baxay israil god ayey ku dhacdi yaa buxin doona

  • @Ali-xs3km
    @Ali-xs3km Před měsícem

    Dagalku wa baahay wa baahay.... falcelintu waxay noqon mid fajac reebta

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas Před měsícem

    Wadanka aysodhaxmaren wa imaartka ama sucuudi Arabia israiil melkale maha

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před měsícem

    Maraykan iyo ingiriis ayaa ka danbeeya weerarkaa iskana dhigaya yuhuuda

  • @MouminHodontukale
    @MouminHodontukale Před měsícem

    Asc❤

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 Před měsícem

    MAHAD SANIT

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 Před měsícem

    bal waxaad ku hadlayso ma maraykanbaa wax digayay mise asagaa dagaalka qayb ah waana saday rabeen gaaladan muslimiinta ku soo duulay

  • @Geeworld211
    @Geeworld211 Před měsícem

    Israël way wareertay wlhi inshaa allh way jabaysaa😂😂😂

  • @cabdusalaamahmed7156
    @cabdusalaamahmed7156 Před měsícem

    Madaxda sacuudiga inkaarbaa ku dhacday

  • @FaadumoCabdisalan-tp8ty
    @FaadumoCabdisalan-tp8ty Před měsícem

    Dhama wixi kasorjeada. Muslimka
    MAsibo dhamad lahayn

  • @Xasancadde-us6ht
    @Xasancadde-us6ht Před měsícem

    i. A jabkii yahuuda wuumuqdaa

  • @xamdaanqaalib8774
    @xamdaanqaalib8774 Před měsícem +1

    Hpn xayYsiinta yareeya wadhipsanaynayeh

  • @naam9190
    @naam9190 Před měsícem

    Israel waxy rabta inay isumujiso inay awoodledahay una jwbi karto cidii so werarta lkn waa been oo wayjabtay hadayna ogu liidataa

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před měsícem

    Tifatire mahamed mahamuud cade waa tifatire wayn .

  • @haajarahaajara4660
    @haajarahaajara4660 Před měsícem

    Alaw xuuti guuleee
    Wax aydawladiihii badnaa ee muslimku garan waayeen bay garteen
    Alaw gacantooda saraysii
    Alaw jabi yuhuud iyo xulafadeeda
    Yuhuud way tamar daraysay
    Markaas inya kolba meela kudaalaa dhacdo
    Waa fulaynimo hlkii u dambaysay

  • @user-er4id9sw2v
    @user-er4id9sw2v Před měsícem

    Maraykanku inuu Israaiil caawiyo waa xalaal, lakiin marka wadamada xorta ah lacaawiyo waa xaaraan

  • @siaragali1439
    @siaragali1439 Před měsícem

    Diyaradaha Israel 🇮🇱 ilaa Yemen inay soo socdan oo hadana noqdaan waxay u baahan yihiin shidaal, xagee shidaalka ka qateen,
    Waxay soo dul mareen wadamo Muslim ah sidee ku dhacday

  • @ibrahiimabdi1019
    @ibrahiimabdi1019 Před měsícem

    Hoos aya lola hadla yaman usa aya xalineso

  • @maxamedwali7711
    @maxamedwali7711 Před měsícem

    Jihaad jihaad haloodhaqaaqo

  • @小川大翔-o3o
    @小川大翔-o3o Před 11 dny

    Taylor George Taylor Laura Hernandez Brenda

  • @faniabdulahi6340
    @faniabdulahi6340 Před měsícem

    Waxba kama bedelikaraan Kartika reer yaman dagaalka un bay isku fideysay dagaalka qasana joogsanmayo ilaa Israel ka burburto ilaahow sanado qaato guusha alle hasiiyo muslimiinta

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 Před měsícem

    xisbulaah qayaar ma laha ilaa Iraan meel aysan farin kuma tuuri karto gantaalo, marka fasax ayay ubaahantahay lkn xuuti fasax uma baahna

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před měsícem

    Waxaa laga filan karaa 3maalmood gudahooda in lagu arko israaiil gudaheeda xuutiga

  • @user-fo9ku5lj6b
    @user-fo9ku5lj6b Před měsícem

    SRAEL
    IMPOSSIBLE -- MAY QAADIN WERARKA EE WAXA QAADAY MARAYKAN
    WAAYO ?
    SRAEL MALE DIYARAD SHIDALKA HAWADA KU SIISA DIYARADAHA DAGALKA
    OO IYAGAA HORE U CADEYEY
    WANAY SOO BIXI DOONTA XAQIIQDU .

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Před měsícem

    Waa soodaweynaeynanaa dagask xaqdaradaa ooindha LA.dgagahana lla ooyemzn rykuqaadeen waxaanfilayaa inay isbadlayo xaaku Zeeshan uukabaxo maxkamadeyntii heshiiyadiilawadey oolafilayeu ineny miradhalazn waa dalaz hahoalaasn kasoc

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před měsícem

    Sacuudiga iyo imaaraadka waa un.horta talaabo adag laga qaado naagaha netanyaahuu

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Před měsícem

    Munafiqiinta. Carabta. Haysata waxa ugu xun. Imaraadka. .. . Iyo marooko ..masar. baxrayn ....waa. in. Kuwaa. Laga xoreeya. Waa yuhuud. Qarsoon.e.

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km Před měsícem

    cawa aya jabta la siin dona

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před měsícem

    Warkaan halaiga gunto oo haleey haayo israaiil hadii aay faragishatay xuutiga waa dhamaanshihii kibirka israaiil hoogna iyo maxaa iigeeyey weey kadhacee yamaniyiinta waa cali jeeyte oo miiran waa dad reer buureed ah aan oomin 8jirkana ek 47 garabka ku sito geesinimana allaah ku maneeystay iimaankana buuxo

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před měsícem

    Sacuudiga ayaa kolay u fududeeyey weerarkaa ay yuhuudu fulisay sidaa darteed yuhuuda kacbada fadhida ee reer sacuud binuqurayda waa in talaabo adag laga qaadaa

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před měsícem

    Sacuudiga urdun iyo imaaraadka waa in talaabo adag laga qaado loo midoobo mindi afdaran lagu dilo madaxdooda waayo waa wakiillada cadawga

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Před měsícem

    Waar xuutiyiintaan iyagoon awood buuran lahayn bay isku doon doonanayaan dad haysta diyaaradaha dunnida ugu casrisan oo xitaa aanay haysan wax ay iskaga difaacaan! 1ruux bay dileen dhawrna way dhaawaceen iyagiina si daran marka loo duqeeyo maxay faa'iideen? May ku ekaadaan maraakiibta ay burbursanayaan.

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Před měsícem

    Rabi talo ku filan