Xamas & Imaaraad Qasa Ma isku dagaali doonaan? Wareerka ka taagan Droneki Xuuthi Sidu Bada Uga Yimid

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/...
    Xamas & Imaaraad Qasa Ma isku dagaali doonaan? Wareerka ka taagan Droneki Xuuthi Sidu Bada Uga Yimid! Afiqaay & D Hagaari wey hadleen.
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Komentáře • 201

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Před měsícem +45

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @user-ys9pm8gs2p
      @user-ys9pm8gs2p Před měsícem +1

      Asc shiikh muxamad keliya casharka 1 ee hordhaca ah baa ii soodhacay

    • @user-ys9pm8gs2p
      @user-ys9pm8gs2p Před měsícem +1

      Lacag aan ku iisadana ma hayso
      Waa laga yaaba qofhaysta inuu dheho mahayso lkn waa runta oo haba yaraatee wax lacag ah ma haysto

    • @zahrahamza4332
      @zahrahamza4332 Před měsícem

      Asc
      Waan iibsaday managalikaro ee see wax ujiraan markasta waan soohadlayaa jawaabna mahayo see wax ujiraan

    • @Umxasan
      @Umxasan Před měsícem

      Korsad mar kasto igudayo inan furo waxa oo qormayo. لا يمكن الوصول لهذا الموقع.

    • @Abd0707
      @Abd0707 Před měsícem

      Sarah abshir

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem +24

    Allow Yahuuda iyo wixii soo Raacaba Dhulka La jar Yaa Rabi

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t Před měsícem +9

    Dulmi diidow somalia ayaa joogna dadka kugu xiran baa nahay oo ku daawado markasta free sidee ugu helnaa coursedaas ileen familkaaga kamid nahay waad mahadsantahay❤❤

  • @nassir4425
    @nassir4425 Před měsícem +8

    Scw sheq dulmidiid waxaan joogaa Yemen xaalkana wey Iska xun tahay fadlan iigu saa cidee barogramka siaan ubarto qeer Ilaahay haku siiyo thanks

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf Před měsícem +9

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Před měsícem +2

    yahuud imaaraad masar mareykan waa isku mid masiibo iyo burbur allah kurido aamiin

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 Před měsícem +3

    Ilaahow Emrat meesheey kuhoogi leheed oo magaceeda iyo maalkeeda kuburburi lahaay kadhig hadeey dhul reer Falastiin leeyihiin cagaha saaraa ❤

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima Před měsícem +4

    Ahlaan. Sheeq. Hamaaz. Guuuul ❤🇵🇸🇵🇸

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem +3

    Allow Falastiin Guul sii oo Garabkooda Adkee Yaa Rabi

  • @user-qs8hi2ez1k
    @user-qs8hi2ez1k Před měsícem +3

    50 sano kohor inagaa aduunka saamayn wayn kulahayn maantana , inagaa saamayn aan yarayn la‘inagu hayaa
    Dhulka somaliyeed oo midooba waxaa kawayn ,quluubta soomaliyeed oo midowda
    Dhulkeena allah ayaa iskugu keen xidhay

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip Před měsícem

      Hada lee bilowdaye face two dagaalki irir samaale iyo daarood micnaha ninka madax weynaha ey ka dhigteen siduu u dhamaatay wey u jeedan somali maryooley oo qabiil ku difaacaane kkkkkk uma maleenayo iney dowlad dhisanyan kuwan

    • @user-qs8hi2ez1k
      @user-qs8hi2ez1k Před měsícem

      2024 in qabyaalad qudhun ah laga sheekeeyo waa ayaan daro waliba dhalinyaro
      Lakala miiranye illaahow abii Hana raacin

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @munahassan880
    @munahassan880 Před měsícem +2

    Xasbunalaah wanecmalwakiil illaahow emaaraad iyo kuwa lamidka ahba muslimiinta kaqabo emaaraad waa cadowga koowaad ee musliminta waxaysan fileen allaha kusalido meel aysan kafilaynin allaha kaga keeno

  • @maxamedyuusuf9380
    @maxamedyuusuf9380 Před měsícem

    MashaAllaah ilaahay hakuu barakiiyo wll

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan Před měsícem +3

    Dhibaatada mar walba waa dabadhilifyada

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 Před měsícem +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 Před měsícem +1

    جزاكم الله خيرا يا ذلمي ديد

  • @ArdoAhmednur
    @ArdoAhmednur Před měsícem

    اللهم اعزالاسلام ولمسلمين❤❤

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Před měsícem

    Scw scw scw scw sheikh wcs falastiin gull gobonimo falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸❣️ allah akbar allah akbar allah akbar

  • @XamseMaxamed-h1h
    @XamseMaxamed-h1h Před měsícem

    A.s.c..ilaahaw..innooga.badbaadi.sharja.xasan.mud..Dalia.iyo.dadka.iyo.diinta Aamina.aamin

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Před měsícem

    Cawimaada carabta ma in ay adeecan galada,allahumma unsure muslimin ,aamiin aamiin.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před měsícem

    Inshaa alaah dhagartaas ma guulaysan doonto

  • @MaxamedCali-ue4cz
    @MaxamedCali-ue4cz Před měsícem +2

    Nio aniga wan awoodaa inaan iska bixiyo khidmada yar balse ma qasabaa inaan garanaayo luuqada ingiriiska

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 Před měsícem +2

    Warka yuhuuda naga daa Emeraad waa yuhuud

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 Před měsícem

    ❤❤❤Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 Před měsícem +3

    Carabi weligeedba sidaas ahayd Imaaraadka ayaa uga sii darnaa.Taasoo ay mar walba walaalahood ay dhabarka ka tooganayaan Taasoon Diinta dhinacan kaga jirin.Dhammaantood waa cambaareynayaa imaaraadka iyo waxa dabada kula jiraba israel Gabi ahaantoodba waan cambaareynayaa.

  • @user-iu4sj9ed4m
    @user-iu4sj9ed4m Před měsícem

    Ilaahay ka cabso

  • @bouhahmed5537
    @bouhahmed5537 Před měsícem +1

    Ya Rabi aide le Palestiniens

  • @Sakariyecabdi-rm1mo
    @Sakariyecabdi-rm1mo Před měsícem +1

    Scw

  • @zahrahamza4332
    @zahrahamza4332 Před měsícem +1

    Asc
    Sheeqow maxaan xornoqdaa maba galikaree lacagtiina shubay eemaxaan sameejaa soojawaab fadlan

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @anasalmissagalhoney5915
    @anasalmissagalhoney5915 Před měsícem

    Welcome your true news dulmi diid

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Před měsícem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @user-ej2hz4ox5i
    @user-ej2hz4ox5i Před 7 dny

    Talaviv way dumaysaa soon insha allaah

  • @CabdiiyowAadan
    @CabdiiyowAadan Před měsícem +1

    Cabdi iyoow

  • @abassadan2541
    @abassadan2541 Před měsícem

    🫡 Eritrea 🇪🇷 naar naar

  • @abdiali1324
    @abdiali1324 Před měsícem

    What language is this course, please reply I want buy it for my daughter who speaks English
    Please let me know as soon as possible
    Jassaaka Allahu khayran

  • @CabdirisaaqCiise-w6c
    @CabdirisaaqCiise-w6c Před měsícem

    Sheikh xamara joogaan plz introductionka waa arkay lkn coursada sidee ubaran karaa sheikh

  • @gaari-nw5fk
    @gaari-nw5fk Před měsícem

    Allah ugargaaro musliminta 😢🤲🤲

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Před měsícem

    Amiiin Amiiin

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 Před měsícem +1

    ASC SHEEQ DULMI DIID EMARADKA CIIDAN MALAHAN WAXA U JOOGA WAA CIIDAMO AJAANIB TAN WAXAA KA KEENEY WAA CABASI AY KA QABAAN TRAME

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @nasrot2604
    @nasrot2604 Před měsícem +1

    Sheqow illahey qerha kusiiye Somali ciidan kasto oo loo dhiso awod kastoy leeyihin. Qabiilka bilka ka owod badan.

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip Před měsícem

      Irir samaale iyo daarood maahoo kkkkkk haduu ba bilowdaye face two dagaalki oo ninka madax weynaha u ah isku dirayaa dadki oo qaarna qabiil ku taagerayan isagaa sidaa u galaya somali maryooley balo idin dartay war wuxuu miyey na damiir iyo wadani nimo la heyn

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před měsícem

    WCS WALAAL SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️

  • @Shaafka
    @Shaafka Před měsícem +1

    Courses luuqad english inaad taqaano miyaa qasab ah?

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @Amareh-pd3wh
    @Amareh-pd3wh Před měsícem

    Sheikh asc waxaan Raba walaal in a ogaado. Waa imisa.qima korsaada

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192 Před měsícem +1

    Rabbi rag uu u diyaariyay ayaa ka saari doona

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @user-bq5jf8xe2u
    @user-bq5jf8xe2u Před měsícem

    Asc shekh wanku salamay waxan joga dalka jabuti yutubkagana ad ayan ula socdaa shekh allaha ku barakeyo suaal ayan rabaa inan ku waydiyo shekh koorsada see lo isticmaalaya

  • @khadarabadir3466
    @khadarabadir3466 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk Před měsícem

    Shaikh mohamed aniga website ka wuxuu iweeydinaya lacag mana awoodo walaahay
    Sidaa darteed
    Mahadsanid

  • @BIRLABMEDIA.
    @BIRLABMEDIA. Před měsícem +1

    Asc shiiq ma awoodo inaa iibsado sidee igu caawin karta

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Před měsícem

    Coursada mpesa malagu bixin kara, qofkii jooga kenya?

  • @siyaasigaaasan
    @siyaasigaaasan Před měsícem +1

    Shiikhoow coraskii wala iifuriwyey mxn smeya WhatsApp kina wala igasojwabi wyey

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před měsícem

    Allaha u gargaaro falastiin .

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @user-wd8yy1es4g
    @user-wd8yy1es4g Před měsícem +1

    Tacliiq ma rabno

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @Umxasan
    @Umxasan Před měsícem +1

    hadakahor. ayaa didiin lagu yiri waa laguutashatay waxuu yiri meesha legogo tashan nayay الله sooma joogin.

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed Před měsícem +1

    Xamaas, adiga iyo aniguba awood buuxda ayaan u leenahay difaaca gasa

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Orod dabadaada ka qari dadka Fuck

  • @user-le3ij1xd9b
    @user-le3ij1xd9b Před měsícem

    Aniga waan ubaahnahay koorsada siyaan xitaa usooraadiyaan la ahay

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @MahameddukowMahameddukow
    @MahameddukowMahameddukow Před měsícem

    Asc

  • @abdirizakmohamedabdilahi922
    @abdirizakmohamedabdilahi922 Před měsícem +1

    Asxaabay. Qaabkee lcgta korsada. Lo. Diraya

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @aishacudoonothman9714
    @aishacudoonothman9714 Před měsícem

    Wll waxan raba barnamijka waxbarashada

  • @ArafatTafara-rt6rt
    @ArafatTafara-rt6rt Před měsícem +1

    Israiil meey ka cabsanaysaaa xuthiyiinta

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @elmimaalin3612
    @elmimaalin3612 Před měsícem

    Asc sheqow adi naftadha dacat kmtixet wayu nini sadaka wa klabu mit watosiya iyo mit wah xleya wa iskudri ee shek somaliyee xalmaxan

  • @user-ej2hz4ox5i
    @user-ej2hz4ox5i Před 7 dny

    Sheikh yahuuda ma waxaad u malaysay in aan waxbaba la yeelikarin

  • @user-hx8on1qt3c
    @user-hx8on1qt3c Před měsícem +1

    Nio lacagta waaba soo dirnay evc kusoo dirnay noofura koorsada

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @maxamedcabdi5210
    @maxamedcabdi5210 Před měsícem +2

    WAMA yACLAMU JUNUUDA RABIKA ILA WHO. Houthis waa legends

  • @AbdirahmanMuscab-ps6ie
    @AbdirahmanMuscab-ps6ie Před měsícem

    Sheikh aniga waxan jogaa dalka kenya magaladha garissa sidhe ogafaedayta shaqa mahayte watsupka cod uduwe limasojawabin Sheikh maxa sameya hee wan faxmi laaxay introduction bis arke waxakale way hiranyixin hee ishèg Sheikh mahadsanid.

  • @imaanfaarax4287
    @imaanfaarax4287 Před měsícem

    Imaaraadku waa yahuud qarsoon

  • @cabdisamadcsamad1778
    @cabdisamadcsamad1778 Před měsícem +2

    Wll koorsada inteen karaadiyaa you tube kaa mise google wllhi waan daalay

    • @MohamudAbdi-mk1tz
      @MohamudAbdi-mk1tz Před měsícem +1

      Comment usareya ee uu pinka ku qabtay website ka la socda fur halkasa ka helaysa

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Před měsícem

    Tolow imaaraadka taasi mustaqbalka saamayn makuyeellankartaa illay isbadalku meel majiree

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před měsícem

    CARABTU IN AY HOOSFIIRIYAAN DANTOODAY KU GAAREEN SAWIRAAHAAN KALA DAADSAN INDHO CADAYS TIUKHSI IYO QAXOOTI BAY KU GAAREEN

  • @RamlaAhmett
    @RamlaAhmett Před měsícem +1

    Free Palestine will be free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 Před měsícem

    Sheikh maxa laiskugu soo jawaabi la,yahay maalmo dhan baan jawaab la ahay anigaa iska bixine iso jawaaba sheikh

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před měsícem

    Cadowga.reer.falastiin.waa.badanyahay.ee.ilaahoow.xaqa.soodedeji.waa.rabilcaalamiin

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Před měsícem

    Yaa Allah gargaar

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @halimesultan4376
    @halimesultan4376 Před měsícem

    The ummah brother world,are sad we suppose to be,the ummah our beloved prophet Muhammad AS , full,of dignity, faith, honor, now we are humiliated, disgrace, can't even do,nothing for children women,suffering from Sudan, Gazan,Somalia God help us, but most my heart 💔🍉 🇵🇸 because they been oppressed by muslims enemy went trough the worst calamity, but Sudan, Somalia, no sense muslims killing muslims ,eventhough i feel 💔 for the women ,children,🤲

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před měsícem

    SOOMAALIDA hadda aamisan baan noqday in la fuumaysto Dalja oo xayawaanadaan lakala badvaadiya oo ayaka loodaneeyo

  • @ikranmohamedamin902
    @ikranmohamedamin902 Před měsícem

    Kenya 🇰🇪 qof jogo xage ku sodiri

  • @alfaariinodelopez4578
    @alfaariinodelopez4578 Před měsícem

    sheeqeyo naga mahaysano wna galna koorsadana wey xeren thy

  • @Nina55870
    @Nina55870 Před měsícem

    Haddii ay sidaas sameeyaan sacuudi yemen kudaa imaaraadna Iran

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 Před měsícem

    Xamaasa ha iska celiso imaarada waa ciidan yuhuudeed imaaridiyiintii runta ahaayen waa dhameeyeen waa yuhuud dhalasho imaariyidiin hayastaan

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 Před měsícem

    Tuugadaa nagu badan

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Před měsícem

    .dadka.mar.kii.lakala.qaybiyo.wey.tabar.yareeyaan.kadibna.cadaw.gooda.ayaa.ka.adkaada.waana.dhibka.soomaali.maanta.haysta.alle.ha.noo.gargaaro.shacaba.falastiin.wey.xorobayaan.insha.allah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před měsícem

    sc yuhuud xoog iyo in lala dagaalamo ma ehee waa dad xun imarati iyo yuhuud iyo mareycan waa leyska celin munaafaqiinta la socoto

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 Před měsícem

    Maclin anigo jogo canada maa ibsan kara kosata

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Před měsícem

    Waxaa maqli jiray lafo maroodi ayaga lesku jabiyaa hada carabtii ma lesku jabi rabaa

  • @user-io6hj2mv6x
    @user-io6hj2mv6x Před měsícem

    Asc ustaad waxaan u baahanahay inan xorka noqdo xaga shaqada
    Lacagna ma haysto oo dhalinyarta aad xaalkoga og tahay ban ahay 😢

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

    • @user-io6hj2mv6x
      @user-io6hj2mv6x Před měsícem

      Nacalad kugu dhacday 😢

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +1

    SOMALIA, ISMA MAAMULI KARTO, SABABTO AH, QABYAALAD, MADAX BOOB U TAAGAN IYO 6 MADAXWEYNE BAATIYAAL CALAMA KA SOO TOSHAY.

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @user-yz1jn3mz9p
    @user-yz1jn3mz9p Před měsícem

    A

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 Před měsícem

    Ilaah haka qabto islaamka ayadana ilaahow emaraat burburi adaa awood lehee.
    Islaamka ayey dhib ku haysaa
    Xamaas ayadaa burburineysa oo yahuudana taakuleysa.
    Allow emaraat ummadan xamaas kaqabo burbur ku rid emaraat.
    Mareykanka yahuuda iyo dhamaan reer galbeedka burbur deg deg ah allah haku rido insha'alah.

  • @user-cz2px7pz6h
    @user-cz2px7pz6h Před měsícem

    Hadhihin dhinaca gasa ayey katimit

  • @eastafricanpost3784
    @eastafricanpost3784 Před měsícem

    Hade idhinka magacyo aan wax badan kufadhin ugu yera marna shico ugu yera marna

  • @kaysemohamed2004
    @kaysemohamed2004 Před měsícem

    Way isku tashadeen sidaas ayaa la haboon wadamada islaamka ah inta ay baryootamayaa.

  • @MohamedNuur-bg7cb
    @MohamedNuur-bg7cb Před měsícem

    I need course but idont have finaciel

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 Před měsícem

    Shiqoow bls hala ifuro marka an shaqesto ayan dhibaa

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @ismaelaskar2771
    @ismaelaskar2771 Před měsícem

    Diyaar baan cahey lakin ma haysto laçag lugu fuurtu

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 Před měsícem

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před měsícem +1

      Naag ayaan noqo isoo doceeya Nin ayaan ahaan jiray inshallah isoo duceeya Ku sali nabigeenii Mahamed Scw 🙌

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Před měsícem

    😂😂 sax waye Trump haduu imaado lo.duu shaqo ka bilaawaa.

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 Před měsícem

    Hoo iyo hiilba wasd hagratene hawshoodu idiinma taale cada kaalmays baa tihiine iska tags hala dhoho

  • @abuubakarcade
    @abuubakarcade Před měsícem

    Asc walal gormee user ka free lafu rayaa 😮😮😮😮😮

  • @ibtihaalcadey285
    @ibtihaalcadey285 Před měsícem

    Kenya ma ku so dartay

    • @MuslimAdan-rx8lp
      @MuslimAdan-rx8lp Před měsícem

      Markuu kusojawabo anneh ilasosocosii I.a

    • @balqis559
      @balqis559 Před měsícem

      Haa walaal EVC ayaa lagu bixinkaraa

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Před měsícem

    Al banaatul carab intaas iyo ka daran ha laga sugto.

  • @rainy_leaves
    @rainy_leaves Před měsícem

    Korsada luqaday ku baxee

  • @ahlaammohamed6209
    @ahlaammohamed6209 Před měsícem

    Asc sheep how aniga Husain ayaa koorsadaada ku kedsoomey Korda marka barto in an Shawn ka dhex gelato Korda married’s ayaan u maleynayey Lkn waxyaabaha aad ka hadleyso kenya kama shaqeyaan account Ladan’s lacagta waa iga so gashey wlh aniga oo shilin heeysan deyn kuso qaatey qaatey wlh ilaahey igu ogyahay fadlan adoo raali ah in aad iso celisid ayaan ka Corday magacaygana waa sabir Mohamed samatar

    • @ahlaammohamed6209
      @ahlaammohamed6209 Před měsícem

      Manta Ayana lacagta kuso shubey watch up waa iso Geni waayey