"Oof Wareen Anaa Buurta Ka Soo Dajiyay, Xisbigii Waddani Ee Huwanta Igu Sheegayna.." Sam Sam Waddani

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 06. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 283

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 Před 14 dny +31

    FARIID WAA HABAR YARTAY❤❤ WAA HABLAHII GARXAJIS EE 100 HALAAD IYO QORYAHA IYO FARDAHA LAGA BIXIN JIRAY😊😊😊 2:30

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq Před 14 dny +8

      8dogble laga kacaystay ee aad ka yaacdeen iyaga iyo degaankiba idinko aan ku dagaalamin saw garxajis ma ahayn
      Shalay waxa ka mudaaharadyseen hargaysa oo nin lugu xidhay dabiile ah
      Kii buuhodle lugu dilay ee xubnaha la jarayna tacsi nooso dira ayaa barayseen!
      Yusraay tolkaad u xiniiyo wayntahy

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 14 dny +3

      @@AbdiWarsame-gw7oq Ku dar kuwii Jaamac dubad Masaa jidka loou soo galay ee lagu kufsaday laguna laayay ee aan juuq odhan Aris daayoo

    • @ahmedhersi9193
      @ahmedhersi9193 Před 14 dny +3

      Walee waa fariid

    • @AliMohamed-qu5ht
      @AliMohamed-qu5ht Před 14 dny

      ​@@AbdiWarsame-gw7oq khaniis abaarso ku fahamnay qowmuluud

    • @AliMohamed-qu5ht
      @AliMohamed-qu5ht Před 14 dny

      ​@@user-sz7sn2rv9rkudar kuwii gaani wasijiray iyo tuke

  • @mahmoudalsoumaly3680
    @mahmoudalsoumaly3680 Před 14 dny +14

    Masha Allah,
    Ilaahay meel xun kuma dhigo, horuu suco sharaf iyo Cizi ku noolow markasta. 🎉❤

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm Před 14 dny

      Ma rer sibidh lay ayaad modaysa 😂😂😂😂

  • @abdillahiahmed5386
    @abdillahiahmed5386 Před 14 dny +9

    Our mission is faysal ali waraabe, he is the one we chose
    Congratulations
    18:10

    • @ahmedabdi7319
      @ahmedabdi7319 Před 14 dny

      Habr Awal mission ?

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 Před 13 dny

      I suppose you meant Fiasel is the one [you chose], and not we!
      Also congratulations is too early.., but stil the old man deserves a chance he's pure Somalilander.

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad9515 Před 14 dny +9

    Walaahay waan qiirooday hadalkaaga illaahay haku barakeeyo samsan qof caqli badan baad tahay dalkaaga ayaa kuu baahan

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před 14 dny +5

    Mansh Allah waxad tahey geesiyad qaran shacabka xalaash a ah baa ku ogo waxad noo tahadey samsam qaran wadani waa faqash waa la ogyahey ilaahey baa ilaashanay calanka taxowxidka laa kiin waan oganahey saxafada madax banaan iyo wadani iyo huwan iyo cadowga gudah iyo kadibad ee uu gadh wadank ka yahey mahad guulaad oo lagu soo adagsado xamar iyo inageel guul Somaliland ❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 14 dny +14

    Qaranku ha jiro oo ha joggo ❤️❤️❤️. Amiin Amiin

    • @Deqa-oy6yn
      @Deqa-oy6yn Před 14 dny +1

      Maasga allaah habo waan ku taageeraaa

  • @djimalehhaybe5851
    @djimalehhaybe5851 Před 14 dny +4

    Masha Allah walahi wa gabadha fariid qaran ah waxay ugaatay xisbiga wadani ino yahay huwan

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x Před 14 dny +8

    Masha allaah, inaadeer Waan kuu ansixinay magacaas wll anoo HY ah waan kugu raacay balse waxaan kaa codsanayaa Kulmiye ku biir maadama aad qaran la baxday huwanta ha LA buufiyee guulayso inaadeer

  • @iftin2024
    @iftin2024 Před 14 dny +11

    Sorry samsam waan ka xumahay in xisbigii wadani huwan kalkaal noqdeen oo dalkoodii cadow u soo raaceen.
    Samsam qaran hadaanu ku leenahay maanta laga bilaabo, intii ku raacsan ka soo dareeri wadani waayo citiraafkaba way ka soo horjeedaan, guulayso habaryar hore u soco❤❤❤❤

    • @june6206
      @june6206 Před 14 dny

      Huwan waxa u bixiyey garxajis oo dhan wa isaq iyagabad ugu yeedhan kkk ma iyagibad ku rogeysan wala dhiman umaduna markhati bay ka ahyd

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw Před 14 dny +12

    Alle ayaa kaa saarey oo kaa badbaadiyey tariikh xumada reer wadani, say Alxamduli’Allah

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 Před 14 dny +11

    Masha Allah Guulayso habo Samsan Qaran ❤❤🎉🎉

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 14 dny +12

    Inanay Cirro waxa gacanta ugu jiriin uu munad yahay mar horan aragnay Sam sameey ee MashaAllah Allah haku xafido

    • @june6206
      @june6206 Před 14 dny

      Muuse qawane 😂 ma tala gacan ugu jirta wata halka tal cumadisi idin dhigtey meyd iyo maxbuus talada muuse miyanay idinka dhigin

    • @minursa02
      @minursa02 Před 14 dny +1

      ​@@june6206Bye-bye WADANI Huwaans and greedy despots. Xiisbi Tuugo kabuuxda raajo maleeh.

    • @AliMohamed-qu5ht
      @AliMohamed-qu5ht Před 14 dny

      ​@@minursa02qowmuluud kii kulmiye abaarso

  • @ukulm6841
    @ukulm6841 Před 14 dny +10

    Zamzam qaran areer waad mahad santahay waanu ku soo dhawayna yaa Qanran baad tahay zamzam Qarankaagu wuu ku jeclyahay soo dha wow so dhawow maad mahad santahay......

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw Před 14 dny +14

    Masha’Allah tabaraka’Allah Samsam Qaran 👍❤️

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 14 dny +10

    Maansha allaah samsam qaran guulayso

  • @DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg

    Maan shA allaaha❤❤❤❤❤

  • @maxamedrassomaxamedrasso897

    Maashaa allaah maashaa allaah❤❤❤❤❤

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před 14 dny +7

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
    waa gabadh qaran

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 14 dny +4

    Faysal soo saara

  • @saynabhassan3398
    @saynabhassan3398 Před 14 dny +4

    Samsam qaran wllo
    Waan kuubixiyay

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 Před 14 dny +4

    Maasha allaah caqliga iyo cimriga alle hakuu daayo samsam guard qaran caqli badanaa caqli badanaa asal asal asal muwaadinka dhabta ahi waaa kaa noolow noolow walaal noolow xisbi aad hogaaniye ka tahay ayaad samayn doontaa waadna guulaysan doontaa maqla reer somalilanoow, reer ku waa ucud ilaah haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 14 dny +8

    Inaadeer wanu guuleesan soomaaliland illaahay ha barakeeyo wadanina ha xal mariyo inantaa

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 14 dny +7

    Qaranku ha guuuulaysto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před 14 dny +1

    Gabadhani waa gabadh qaranka iyo xusbinimadu u kala oo garanaysay qorsha qarunku leeyahay noolow adeer❤❤❤❤

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Před 14 dny +3

    Geesiyad , jir oo joog , gabadhaa waxay inagu leedahay abaal marin.

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před 14 dny +5

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
    Ilaahay ha ku Xifdiyo walaalo

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad9515 Před 14 dny +2

    Muwaadinka dhabta waa kaa damqanaya xumaha neceb jecel dalkiisa samsam qaran

  • @hodanwarsame3858
    @hodanwarsame3858 Před 14 dny +1

    Mashaa Allah

  • @nimconimcoaxmed3035
    @nimconimcoaxmed3035 Před 14 dny +2

    Wlle xisbigu waa huurday ee adigu waa soo toostay

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l Před 14 dny +1

    Maasha allaah waxadtah sam sam qaran ❤❤❤❤❤

  • @user-co5qb5kp4j
    @user-co5qb5kp4j Před 14 dny +4

    Masha allah waa codkar

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 Před 14 dny +2

    Xisbiga wadani aya huwanee ee adu qaraaan bad tahay ❤

  • @DradanjibriilFarax
    @DradanjibriilFarax Před 14 dny

    Zamzam guul iyo horusocod Ayaan kuugu duceeyey Maashaa alla ticketkii u horeeyey ee zamzam air anaa goosyat Dr Aden jibril

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 Před 14 dny +3

    Samsam qaraaan ❤ mashallah ilahaaahow sidada runtaa u shegaa ka dhigaaay tagerayasha wadani ee qaranka lexejecleee leee❤

  • @user-yr7vq6pd8w
    @user-yr7vq6pd8w Před 14 dny +2

    Masha Allah guul somaliland🎉 wllo qali

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 Před 14 dny +2

    SAMSAM QARAN SOO DHAWAW WALAL

  • @omarfarah586
    @omarfarah586 Před 14 dny +1

    Maashaa Allah Zamzam halkaa ka wad Kulmiye is the best choice

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Před 14 dny

    Ilaahay caruurta iyo odayga iyo caqliga hakuu bararkeeyo walaahi adiga oo kale majirto guulayso frmo saraar caynaba

  • @faaraxcismaan6339
    @faaraxcismaan6339 Před 14 dny +2

    Maanta waxay noqonaysa samsam qaran

  • @nimoibrahim9964
    @nimoibrahim9964 Před 14 dny +1

    Maanshalaah ❤

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 14 dny +1

    GESIYAD SOOMALIEED BAAD TAHAY. ALAHA KU XAFIDO❤❤❤❤

  • @ceelsheekhofficial4504
    @ceelsheekhofficial4504 Před 14 dny +2

    Damdam Qaran, waa hablaha damiirku ku hadhay ee reer Somaliland

  • @amirahassan-hw8ze
    @amirahassan-hw8ze Před 14 dny

    Well said, Maasha Allaah

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 Před 14 dny +4

    ❤❤❤SAMSAM QARAN ADUUNKA INTAAD DUL JOOGTO IFILO XUMI KUMA TAFTAAFTO
    IL IYO CAWRIBA LA,AW INDHEER GARAD BAAD TEHEE QARANKU SAMO KAAGA AY .⅚AQOONTAN LAGA SINAYNE INAAD ASAL TAHAY HOGAANSHE AYAAN LAGU DOORAN DOONO ILAYSKEEDAA BAXAAYA❤❤❤❤❤❤

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 14 dny +1

    FARIID SAMSAM QARAN GUUL IYO GOBANIMO.
    HORAY U SOCO HABARYAR❤❤❤❤❤

  • @ismailmuhamed2370
    @ismailmuhamed2370 Před 14 dny +11

    Samsam Qaran anagaa kuu aftaxnay waanad uqalan taa magaca!

    • @june6206
      @june6206 Před 14 dny

      Shaley markey tolled tageeraysey huwen miyanu ugu yee dhayn munafaqad xil ban raba bay ku tidhi nin bahani gob maha magacii tolled loo bixiyey bay imika leedahay iyaga ii bixiyey thanks for you tube

  • @samatarnoor8892
    @samatarnoor8892 Před 14 dny +1

    geeesiyad jir oo joog mansha alaah cadawgagu hajabo👍👍💯💚🤍❤👌

  • @queency7943
    @queency7943 Před 14 dny

    Masha Allah illahay dadka xaqa ha tuso qaranimadooduna muqadas tahay illahay ha inaga Soo qabto kuwa qarankan dumintiisa u taagan hanbalyo qali dadkan iyo dalkaaga difaaciisa xaqbaa inaga wada saaran

  • @abuzeki3852
    @abuzeki3852 Před 13 dny

    Masha allah aniguna taageerdii wan ka noqday guul bdan Samsam Qaran

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 14 dny +1

    Waa geeeeeesiyda guuuuuul reer somaliland❤❤❤

  • @mahamedjanaale7059
    @mahamedjanaale7059 Před 14 dny +2

    Hal yayad qaran mnsh alahh waa gabadh u qalantay m/Wayne wann ku taageeraynaaa

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye Před 14 dny

    Mashaallah Tabaraka Allah. Zaman Qaran Allah ha ku xafido.

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před 14 dny +3

    Maasha Allaah. Waan ilmeeyey inantaa Samsam Qaran.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 14 dny

    Waxaad mahadle.Allaha kaa.badbaadiyay.taariikh.xumadii.xibiga.huwan.kal.kaalka.ah.ee.wadani❤❤❤❤❤

  • @RashiidCabdi-ec5zl
    @RashiidCabdi-ec5zl Před 13 dny

    Allaa ha barkeeyo

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. Před 14 dny +1

    Semsem qaran ialahy ba kk saray wadni meel ka fiican ayad tegi isha allah

  • @abdulrahmanmohamed9032

    جزاك الله خير Guul guulaad iyo aad ayay inantani u mahadsantahay. Hadalkeedu waa hadal aan maqlo muddooyinkii u danbeeyey hadalkii u macaana oo ugu axikmad badna. Oo ay ku jirto ididiilo iyo midaynta dad weynaa Somaliland. Runtii inantani waan ku amaanayaa sida quruxda badan ee ay u hadashay. Congratulations!!!!

  • @ahmedhersi9193
    @ahmedhersi9193 Před 14 dny +3

    Soo dhawoow zamzam qaran

  • @haboonadan
    @haboonadan Před 14 dny +2

    Walahay aniga oo Cidagale ah ayaa kuleh . Nin habaryonis uma codaynaayo Cidagale iyo xisbiga ucid.
    Tolkayoow toosa xisbi ayaynu leenahay. xisbigina ucid soo sara.
    Balanteenu Waa ucid Insha Allaah. ❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 14 dny +1

    Guuuuuuuul guuuuuuuul somaliland

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 Před 14 dny +6

    Zamzam-Qaran "Somaliland before all" gesiyada qaran 💚🤍❤

  • @ahmeddool
    @ahmeddool Před 13 dny

    Mashaa Allaah, walaahi inantaasi hadal keedu Aad ayuu u qiimo badanyahay good luck wll

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 Před 14 dny +2

    Inti ku racsaaana waax u shegoo haka so dareran xisbiga qaranimada somaliland kaso horjeda❤

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj Před 14 dny

    Alla ha ku barakeeyo waa fariid fariidi dhashay noolow nooloow.

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 Před 14 dny +6

    samsam qaran guulayso inaadeer somalilandna haguulaysato

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 14 dny +1

    Yes yes gobaatahe guuuulayso wll isaaq waa wllo. Viiva somaliland

  • @umaaliyahessa3155
    @umaaliyahessa3155 Před 14 dny +1

    Zamzam qaraneeey xafidaka allah inadeer 🥰😘💞

  • @kaydcarab3335
    @kaydcarab3335 Před 14 dny

    Hore usoco insha alla

  • @fisaali9689
    @fisaali9689 Před 14 dny

    Guul guul anaga ayaa ka mida taagereyashaada guulayso

  • @fisaali9689
    @fisaali9689 Před 14 dny

    Maansha alla wallo waxa aynu dhisanaa faysal

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 14 dny +1

    Samsam qaran❤

  • @caashayarcaashayar8488

    Welldone Zamzam Qaran. Allah haku ciseeyo. Waxa ino cuntami doona o kaliya Qaranka Somaliland iyo calanka Tawxidka leh. Hadaynu nahay Garxajis wa in aynu ilaashano qaranka o huwan iska ilaalino.

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 Před 14 dny +1

    Samsam wadani waanu kusoodhaweyneynaa hadaanu nahay xisbiga dimuqraadiga ee kulmiye wanan kuguhanbalyeynayaa inaad baraarugtey ood kasoobaxdey xisbiga munaafaqada iyo qabyaalada ee yusra harti cadowga gudaha waleee xisbigii munaafaqada waalooyaabaa

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g Před 13 dny

    Zamsam qaran qaranka allah hakugu garab istaago qabiilkana qaranbaa ka mudan u aad ku magac qaadato ayaa kuu mansab iyo magac dhaama huwantana meelna uma soo martid eezamsam Qaran kaasaa kuu shaqayndoona

  • @faysalali361
    @faysalali361 Před 14 dny

    Mash Allah indro guulaso samsam ❤❤❤❤

  • @ShamisYassin
    @ShamisYassin Před 14 dny

    Thanks! SamSam Huwan...

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 14 dny +2

    WALEE ILAAHAY HADAL WUU KU BARAY.
    CAYDUNA NINKA CAYTAMA BAY QABATAA. GUULEYSO SAMSAM QARANAY❤

  • @ashaadan809
    @ashaadan809 Před 14 dny +1

    Zamzam qaran ❤❤❤❤

  • @minursa02
    @minursa02 Před 14 dny +1

    Cabdiraxman Ciro tuugo daanlee ayaa diinaac yaada ka taagan jaar na ka tuuraya. Xiisbi tuugo ka buuxda ciid cood siinayaa majiirtoo. Faisaal coodka hala wada siyoo, asaaga caad oo wadaan kisa unaxaaya.

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 Před 14 dny +4

    Samsam Qaran soo dhawoow ❤️🥰💕

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo Před 13 dny

    Mash'allah habaryartay waxaa cidogale doqonimo ku ah iyagoo 22 sanadood xisibigoodii ay lahayeen dhacayey hadan dadka kale ku shaqaystaan oo ay dadkale ka raacaan inankoodii ninba waa ku ninkiis faysal ayey gumeeyeen.

  • @HabiibaApdi
    @HabiibaApdi Před 14 dny +4

    Geesydi qarankahanoolato🎉❤aamiin amiin

  • @omarfarah586
    @omarfarah586 Před 14 dny +1

    Faysal waa nin qiimo badan

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před 14 dny

    Akhas Caleyk, oof warena waa mulkilaha wadani

  • @sofar-l9j
    @sofar-l9j Před 14 dny

    waa inan warkeedu cad yey maasha allaah

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 14 dny

    SAMSAM QARAN MAANTA IYO BERI.
    GUULEYSO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 14 dny +5

    Gobsanaa ❤ Hablahayagu❤ Noolada ❤

  • @guutoxadro706
    @guutoxadro706 Před 13 dny

    mnshaallah ZAMZAM QARAN

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Před 14 dny

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba yaarabi

  • @fisaali9689
    @fisaali9689 Před 14 dny

    Maansha alla zamzam qaran maqac miskiin lagama aha guulayso ❤❤❤❤❤❤

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před 14 dny

    Mansha Allah Samsan qaran Guul somaliland ❤❤❤

  • @user-km7zl5ph9z
    @user-km7zl5ph9z Před 14 dny

    Samsam qaranaay soo dhawoow maanshallaah by baaruud muuse diiriiye

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Před 14 dny +1

    Innantaasi xaqiiq bay ka hadashay

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg

    Zamzam qaran guulayso adeer❤❤❤

  • @museali8972
    @museali8972 Před 13 dny

    MASHALAH SAMSAM GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤

  • @user-os4rj6nl5w
    @user-os4rj6nl5w Před 13 dny +1

    HUWAN MA DHULBAHNTAA U TAQAANAA IYO WALALADOOD EE HARTI ADNA WAXAA WAXAA ISKU TAQANAA QARAN ISAAQ LA YIRAAHDO XATAA DUMARKII IDOOR QABYALADA HOOSTA KA GASHAY NAA YAA KULA AH ISAAQLAND ANAGA WAXAAN NAHAY HARTI KHAATUMO STAATE OROD NAGALA TAG AFXUMADA

  • @fisaali9689
    @fisaali9689 Před 14 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 14 dny +1

    Geesiyad Qaran. U hiili dadka iyo dalka. Qabiil Xisbi Qaran ha ku dooran.

  • @keenoosman3991
    @keenoosman3991 Před 14 dny +1

    Zamzam Qaran Zamzam Qaran Zamzam Qaran

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x Před 14 dny

    HADAAD TAHAY ........WAA SAX HADAAAD TAHAYNA .......HA WAREERIN CIDLAAD KA CIYAARTAY