Sayid maxamed cabdile xasan gabaygii kumanyaal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Gabaygii Miinaale (soojeedinta daahir cudhaadh )

Komentáře • 17

  • @Ladik_01
    @Ladik_01 Před 16 dny +1

    Allah u naxaristo sayidka ragga kaliya ee hiil iyo garab iyo abaal u galay waa dhulbahante Kumanaayasha uu sheegayo waa dhulbahante Allah dhmntod ha u naxaristo❤

  • @maxamuudcabdiraxmaan75033

    GEESIGII SOMAALIYEED AUHN
    SEYID MAXAMED CABDALE XASAN ILLAAHAY QABRIGA HAW WAASICIYO AAAMIIN AAMIIN AAMIIN

    • @maxamuudcabdiraxmaan75033
      @maxamuudcabdiraxmaan75033 Před rokem

      MuJAAHIL SEYID MAXAMED CABDALE XASAN ILLAAHAY NAXARIISTII JANNO HA GEEYO AAAMIIN AAAMIIN AAMIINI

  • @YaasirCabdinaafac
    @YaasirCabdinaafac Před měsícem

    Ilaahay ha u naxriisto sayid mohmed cabdile xassan

  • @Kweensunami
    @Kweensunami Před rokem +4

    adeer keey 😭mcn ilahow ku naxariso OG POWER❤️🇬🇲

    • @mohamedabdullahi5
      @mohamedabdullahi5 Před 7 měsíci

      OG ma ahayn raga kumanaanka ah ee uu sheegayo.

    • @Som-boy571
      @Som-boy571 Před měsícem

      ​@@mohamedabdullahi5
      Wll rag maaha wuxuu sheegayo sayidku ee waa midabyada/kaladhada fardaha ee kala duwan

  • @caberykoranto9374
    @caberykoranto9374 Před 2 lety +3

    Wow inaba caadi. Mahan

  • @khadarahmedNaasir-nu2iz

    alaha unaxariisto😢

  • @fatimahosh5552
    @fatimahosh5552 Před 10 měsíci +1

    MJ RAGI JAYABIYAY SAYIDKA 🦁👑♥️

    • @updallenuurka4204
      @updallenuurka4204 Před 9 měsíci

      beenta iska dhaaf adeer gabadh ba tahay harti warsangali keliya ayey isku dhaceen marna harti oo dhan bah isku dhaceene sayidka

    • @shaakirinhobinuibra8058
      @shaakirinhobinuibra8058 Před 7 měsíci

      😂😂horta gabayga maad fahantay mj baa geel ka dhacay ​@@updallenuurka4204

    • @user-hq6fn9tp1r
      @user-hq6fn9tp1r Před 3 měsíci

      Way gaadeen caruur geel.ka kaxaysteene lkn😅

  • @user-rp3fr9tv1x
    @user-rp3fr9tv1x Před 6 měsíci

    🫶 awowgay sayid maxamad cabdile xasan nuur alaha unaxariistee

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Před 9 měsíci

    Aun sayidka

  • @user-hq6fn9tp1r
    @user-hq6fn9tp1r Před 5 měsíci

    Kow alla maxaa ilahay xikmad udhiimay kun kumayaal kow weligay ma arag waxsaa ugabya

  • @user-hq6fn9tp1r
    @user-hq6fn9tp1r Před 3 měsíci

    Mucjisuu qofku nio weligay wax saana ma arkin kumanyaal yaab