Dhiig kabade oo naag waalan dishay😂 filimka xungurufo / dhiig kabade

Sdílet
Vložit

Komentáře • 1,3K

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +53

    War ina diraacow ma kartoon baad noo keentay maantana 😂😂❣

  • @nimos6520
    @nimos6520 Před 2 lety +182

    farhan diracow 🤣🤣sa u qoslaye berka i xanunay🤣🤣soo badi niyow ramadanka dhexdiisa👍👍

    • @adanmaalim8802
      @adanmaalim8802 Před 2 lety +2

      So Badi

    • @anshaxyare6866
      @anshaxyare6866 Před 2 lety

      waw

    • @thfhftgwegsvdvfcj
      @thfhftgwegsvdvfcj Před 2 lety

      STEYRURURYEEQVJFHFKJLJNM..........HYYFHTGRFDD,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,Z,Z,ZTHYYJ.......🙂😘😉🙂🙃❤❤💛💛💛😗🤍🖤🖤🖤🖤❤❤❤🖤🖤🖤🖤🧡🧡💨🖤🖤🖤💛💛🖤🖤🖤💚💚💚🖤🖤🖤💙💙💙🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤

    • @mariaaden7232
      @mariaaden7232 Před 2 lety

      @@adanmaalim8802 8p p388

    • @AhmedDiriyeRage-uq4lt
      @AhmedDiriyeRage-uq4lt Před rokem

      Wlhi 😂 qorol ban radiye

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Před 2 lety +22

    Kkkkkk XUNGURUFO FILIMKAN INABA CAADI MAHA FARHANOW PART 2 LASO DHAKHSO😂🤣❣🙏

  • @Savage-gs5th
    @Savage-gs5th Před 2 lety +19

    Gaaalada xilligaan oo kle waxaay dhahaan "Another level"...............🤣

  • @sophialoura6389
    @sophialoura6389 Před 2 lety +55

    Tarjuumada another level magaca idilay xungurufo qosol iguma harin cawa 😂😂😂😂😂😂

  • @cabdirahmangaatamoow9954
    @cabdirahmangaatamoow9954 Před 2 lety +26

    Yeelkaade istuur hadii dhulka joodari kaaga horeeyo best translation Diraac dheere from xamar waaku wadanaa Jiroo joog🤣🤣🤣🥰🥰💞💞💞

  • @muthalipcade
    @muthalipcade Před 2 lety +8

    Walhi caawa daacad baa iiga qoslisay Alla ba,ayeey waa dilanahy kulahaa intuu cararay🤣🤣🤣

  • @xirsicarwo5858
    @xirsicarwo5858 Před 2 lety +3

    Farxaan diracow wllhi allha kUvsharfo wllhi emotion kan kU jirey iyo clipkan mrkn bilowday wllhi farqi weyn aya u dhexeya cawa wxn ku qirayaa qof sonaliyed oo ka comedy fcn marag mid dhinty AHUN iyo mid noolba.saLaan sre from to GapiLey zomaliland

  • @SOMALIRECAP
    @SOMALIRECAP Před 2 lety +44

    8:00 waa Wareey War Ga Gabi Wayday so Funny😂😂

  • @kingkhaalid7882
    @kingkhaalid7882 Před 2 lety +22

    War waa waalan tahay HaNa oran Bastaryahow Bastarku dhaley kulahaa Naagtu waa Dhiig yacab caadiya Ina Diraacow Filimada Saa u codeysid Waa Si Another Level ah Keep going lipaax Wan ku wataa👑😍

  • @ziyadahmed9003
    @ziyadahmed9003 Před 2 lety +6

    😄😄😄
    War naagtu Waaba Dhiigyo Cab
    War Farxanow
    Filmkan Partyo Nooga Soo samee
    Haduu Leeyahay

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Před 2 lety

    Basadiir kanaaba ka funny sane noo soo badi farxaanow kkkkkķkkkkkk

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 Před 2 lety +13

    Legend always legend keep going horn farxaan dirac go forward 🤣🤣🤣💪💪

  • @hassanmohamed7557
    @hassanmohamed7557 Před 2 lety +8

    Sobadhi saxibow aad ban uqosli ,😂😂😂 legend keep going

  • @MOHAMEDAHMED-ug8yn
    @MOHAMEDAHMED-ug8yn Před 2 lety +2

    Imikad la heshey farhanow. Part 2 ban ka sugeyna ... great job 🙏 LOL

  • @xamdiaxmed1989
    @xamdiaxmed1989 Před 2 lety +1

    Walahi waa another level farxaanow nosobadi 😂😂😂😂

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Před 2 lety +5

    Ducadii aabahay waah soodagdagin insha allah ilahay idankiih

  • @hassanabdiartan393
    @hassanabdiartan393 Před 2 lety +10

    cawa qosolkiu igadhemeyay farxaan diraac War waaa dilanahay 🤣🤣

  • @manyeknam7892
    @manyeknam7892 Před 2 lety +4

    Xungurufo:lkn walaalow aad baad uquruxbadantahay
    Dhiig kabade :naa naga daa awal baan maqsareesneene 🤣🤣🤣

  • @captanguwanmudalibomar6365

    So badi so funny legend farxan dirac🤣🤣🤣🤣

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Před 2 lety +22

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @liibaanmohamed4128
    @liibaanmohamed4128 Před 2 lety +4

    First comment. Amazing boss. Keep going. We expect more from you.
    I appreciate it

  • @Blackboy-ut3dg
    @Blackboy-ut3dg Před 2 lety +1

    Yeelkaada istuur hadaa dhulka Joodari kaaga horeeyo kulahaa Fraxaan Diraac Funny
    Soo badi legendnoow

  • @abwaangunudpro4682
    @abwaangunudpro4682 Před 2 lety

    Soo badi sxb walahi waan qoslay😁😂🤣😁😁🤣😄❤

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Před 2 lety +4

    noole kaa sheko wangsan ma arkin 😆😃😃😆😃😃😆❤️

  • @vico3799
    @vico3799 Před 2 lety +16

    '' 20 daqiiqo ayaad jihadii nagag lumisay '' farhànow 2 gamcmodd bn ku tagay so badi ugaas 😁👐

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Před 2 lety +2

    Waxaagu jacayl maahane dubaad nagula garaacday farxaan diraac legend keep going 💪

  • @abdikafimohamed3720
    @abdikafimohamed3720 Před 2 lety +2

    Legend soobadi basadiir oo kulaxisaabtamaaya kanaa noloqaatey awalba basadiir hadalkaaga baan kudaawaneyney ee cartoon haad noo laxameeysana waan kula soconaa Legend 🤣

  • @ibrahimdalbac5170
    @ibrahimdalbac5170 Před 2 lety +4

    War kuwan xageed ka keentay balaayo wada caagage weeye 😂😂😂😂😂

  • @samiiroahmed9908
    @samiiroahmed9908 Před 2 lety +7

    Naag waa bisa ah ıga dheh. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shabcaanmohumed1486
    @shabcaanmohumed1486 Před 2 lety +1

    Wlhi qosol ayay kaliyuhu ii cadaady nio soo badi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 7 měsíci +1

    Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw😢

  • @cabdalladj5254
    @cabdalladj5254 Před 2 lety +21

    Yeelkaada istuur hadaa dhulka Joodari kaaga horeeyo kulahaa Fraxaan Diraac Funny 😅😅😅

  • @maankilwe450
    @maankilwe450 Před 2 lety +4

    Wlhi qosol iguma harin goortuu leeyhy
    War waan dilnahay🤣

  • @zaalimabdisalaamali9737

    So badi pro Wllhi wan qoslay😃😅😅😅

  • @zakiriyemohawllck65
    @zakiriyemohawllck65 Před 2 lety

    Hhhhh war nio farhanow wanku wata wlhi nio nosobadi sxbw allaha kaqos liye keep going pro

  • @djmoha6835
    @djmoha6835 Před 2 lety +7

    Very interesting translation is an other level add more

  • @wllnamaana4680
    @wllnamaana4680 Před 2 lety +4

    Soogale waqti badan waanu ka helnay wlhi 🤣🙏🖐

  • @abdifatahmoalim4951
    @abdifatahmoalim4951 Před 2 lety

    Kkkkkkkkkkkk xungurufo adunka intaa jogto wax walba waad maqli magac cusub ayad latimid

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 Před 2 lety

    Waa wareey ga gabi waysaye War iga soo gaara😂😂

  • @LG-nx3fe
    @LG-nx3fe Před 2 lety +11

    I love this more !

    • @user-zc4ib6iu7y
      @user-zc4ib6iu7y Před 9 měsíci

      Soo badi zxb walhi waa fin macaane❤❤❤❤❤❤

  • @najibrazaq8902
    @najibrazaq8902 Před 2 lety +4

    The talented farhan dirac wanku wata brother 🤣🤣🤣🤣👍

  • @thecentury1200
    @thecentury1200 Před 2 lety

    ❤❤❤waa sxb noo soo badi basadiir waan ku caajisnay

  • @fahadsubeer4286
    @fahadsubeer4286 Před 2 lety +1

    qart 2 Welcome⚠️⚠️✌️you are good
    video⚠️⚠️😂😂😂😂

  • @abdirahmanawga1951
    @abdirahmanawga1951 Před 2 lety +5

    Hhhhh War. Farxaanow cumaamadaadu meel mazarna👌🏽

  • @qoranecadde3007
    @qoranecadde3007 Před 2 lety +3

    Wlhi oo bilaahi daacad baan u qoslay
    Nio naagtaan cawa lug iyo cagan baan u tagay🤣🤣

  • @munamaanka9250
    @munamaanka9250 Před 2 lety

    Whi saan uqoslayey farxab diric waan furay noo soo badi walal nagta walan farxan lengad❤❤❤❤❤

  • @kamaalhassan2123
    @kamaalhassan2123 Před 2 lety

    😂😂
    War sxb soo badi video yadaan

  • @Engineerka_Fx
    @Engineerka_Fx Před 2 lety +4

    Part 2 noogu soo dhakhso garaad😂😂😂 qosolka IGA dhamaadaye

  • @cabdikaafiak843
    @cabdikaafiak843 Před 2 lety +6

    𝐖𝐚𝐫 𝐢𝐧𝐨𝐬𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐢 𝐢𝐧𝐚 𝐝𝐢𝐫𝐚𝐚𝐜😂😂

  • @ahmetqurbo8603
    @ahmetqurbo8603 Před 2 lety

    Haaaaaaaa sxb sopadi haaaa a a a a a a a a a a a hahahah❤️❤️❤️❤️❤️

  • @asadfilims2119
    @asadfilims2119 Před 2 lety

    Soo badi wllhi wan ku heysana😂😂😂😂

  • @Ex_PASTO
    @Ex_PASTO Před 2 lety +3

    War waa dilnahay🤣🤣🤣🤣🏃🏃

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii Před 2 lety +3

    Ilaahayoow balaayo gacanta hanoo galin ayuu aabahay dhahaa 😂

  • @caydaruusmawliid7429
    @caydaruusmawliid7429 Před 2 lety

    Eesh cala film, inoo soo badi legend keena Farxan diraac

  • @booramacityofficial9114

    Waa ka hely wx wlba waxa jac u yela wa turjumaada keep going farhan diraac

  • @Ahmed_Showqi
    @Ahmed_Showqi Před 2 lety +4

    Qosol badana😂😅

  • @sultanmustafe713
    @sultanmustafe713 Před 2 lety +3

    Inta farxaaan diraac taagerta ismuujiya

  • @ayaanletubeecofficial3369

    Wlhi legend baatahay inadiraacoow maaweelada dadka ayaatahay zp

  • @Dantiis_yaqaan
    @Dantiis_yaqaan Před 2 lety

    Wallaahi billaahi saan uqoslay waayadaan umaa qoslin mahad sani walaal farhaan

  • @animechannel2285
    @animechannel2285 Před 2 lety +7

    I have never seen a man so unlucky ‹>) I mean
    people laughed so hard at this scene I will try to
    post it occasionally

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 Před 2 lety +4

    Farxaaan diraaaac xungurufo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @guledizco9778
    @guledizco9778 Před 2 lety +1

    🤣🤣🤣🤣 keep going uzTaad aar nin kanaaa

  • @walalnaxariiz7318
    @walalnaxariiz7318 Před 2 lety

    Haa Farhaanow sxb Noo soo badi🙄✍✌Wan Ku waTa

  • @herbalvitchannel4120
    @herbalvitchannel4120 Před 2 lety +11

    Aad iyo aad excellent 👌

    • @akmuzig6867
      @akmuzig6867 Před 2 lety

      Aadbaan uqoslay nosobadi

    • @yaxyeclaahi1568
      @yaxyeclaahi1568 Před 2 lety

      Woow lam is love woow woow woow woow

    • @yaxyeclaahi1568
      @yaxyeclaahi1568 Před 2 lety

      Woow lam is love woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow woow WOOW

  • @sayidbare1106
    @sayidbare1106 Před 2 lety +14

    Love it

  • @axmedmohamed1500
    @axmedmohamed1500 Před 2 lety

    Kkkkk war waa dilnahay farxanow san uqoslaye ferihi ba ijabay noo so badi nio mhdsnid 🙏

  • @abdinasirk5405
    @abdinasirk5405 Před 2 lety +1

    Kkkkkkkk war waan dilnahay farxan diracow malaha qabtaas adoo ordayaad codka saartay

  • @mustafeabdiwakilali9605

    War inaadeerow soo badi qoodhaa iyo xeradaa waa xaraabeee hhhh 😂😂😂😂💯

  • @saahircade4862
    @saahircade4862 Před 2 lety

    War zxb noo soo badi keep going

  • @cqaadirsheekhcali5670
    @cqaadirsheekhcali5670 Před 2 lety

    Hhhhh war nio balaayaa thy wllhi waana kahelay sxb inoosoo badi anna like share lanu halee

  • @alishiine145
    @alishiine145 Před 2 lety +1

    Farxaan diraac sxp qosolkii ayaad iga dhameysay ninku cabaad weynaaa waan dilnahay 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹

  • @abdiraxmanguled2497
    @abdiraxmanguled2497 Před 2 lety +1

    this FiLm i Like it pro Farhan Dirac👍

  • @bisadofficial6409
    @bisadofficial6409 Před 2 lety

    Haaa farxanoow zhp inoo soo badi legend

  • @guureofficial2984
    @guureofficial2984 Před 2 lety

    Legend alway keep going pro qosalbaada nagu indhatidhay

  • @xasanabdalla8613
    @xasanabdalla8613 Před 2 lety +1

    Wallhi farxanow basadiir asagaaba ka qosol badan

  • @dajiyaomarofficial2132

    Soo badi wllo walahi waan ka helag

  • @calimahdi2451
    @calimahdi2451 Před 2 lety

    Farxan soobadi sxb qaali wallhay waan kahelay😳😳🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jamaalabdi875
    @jamaalabdi875 Před 2 lety

    another level legnd is back farhan diraac part2 lasoo dhakhso Nio

  • @nicimajama5740
    @nicimajama5740 Před 2 lety

    Farxan dirac keep going the next barty to

  • @booramacityofficial9114

    Waaw keep going waa film ficn so wad qaybihisa kleh

  • @apdzhakourromeo1358
    @apdzhakourromeo1358 Před 2 lety

    Wllhi best vedio Diraaacow❤️

  • @somtech3086
    @somtech3086 Před 2 lety

    war saan u qoslaayey maanta soonkiiba iga jabi gaarey farxaan diraac onother level bro

  • @cabaaseciiltire1682
    @cabaaseciiltire1682 Před 2 lety

    Man shalh Abwaan MacaL Comandiyan macaL JiLa macaL Wax Walba ShaRaf Iyo Karaamo Haa zhP inooso Badi Waa Macan Marka Codkaaga Lagu Dare Farxaan DiraaC WiiL Hoog

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 Před 2 lety

    Meelo kaa qarsoon iyo koorahaan madoobahy..mmm Soo badi😀

  • @gibillechanel5728
    @gibillechanel5728 Před 2 lety

    Haah noo soo Badi zxp Lkn basadiir ha naga joojin😀😀

  • @maarsamage3150
    @maarsamage3150 Před 2 lety

    Hhhhh farxaan waaan ku heysanaa kuwaaan sxb soobadi

  • @daauud7osman118
    @daauud7osman118 Před 2 lety

    Haa pro sobadi love it

  • @ilyazahmett4784
    @ilyazahmett4784 Před 2 lety +2

    Hhhh Noso badi dhiig kabade 😂😂

  • @maxamedkhadarsaidosman699

    WAR wan ku salamay farhan war wa maxamed sicid oo joga wadanka djibouti walahi filmka Aad ayuu uu macan yahay ee sobadi

  • @cabdirisaqkaka9668
    @cabdirisaqkaka9668 Před rokem

    Waa flim aad umacaan noo soo badi sxb

  • @abdirahmanmohamed3283
    @abdirahmanmohamed3283 Před 2 lety +1

    hhhh🤣🤣🤣🤣 aaaa war waaa dilnahay war waa dilnahay 🤣 walee waa ramadaane qosol iguma harin illahow dambiga iga cafi🤲 Nio dhiig kabadow filimadaan soo badi👆👆👆👆👆👆👆👆👍

  • @ckariimadoshhande8548
    @ckariimadoshhande8548 Před 2 lety

    Alla cajiibsanaa sheekadu
    Soo badi zhp
    Part 2 I.a kaa sugaynaa

  • @faadumoyarey1251
    @faadumoyarey1251 Před 2 lety +1

    Farhanow soo badi part 2 3 4 5 6 7 ❤❤💙💜👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 Před 2 lety +2

    Walee foztooyinkii tan aa noo dhaanta soo badi oo haba ku hadlin taliye 😂

  • @jamacaadanmahamed7248
    @jamacaadanmahamed7248 Před 2 lety

    Aar soo badi wlhy qosol dartii beer kaa i xanuunay

  • @abdallahiiltirehabdallah2237

    Wwwwww films haaaaye wan helay

  • @jarkunaban8918
    @jarkunaban8918 Před 2 lety

    Sooobadi sxp laba jeerbaan kuceshtaybee axyaa Taranslation walahay 💪💪💪

  • @ahmadafrah1267
    @ahmadafrah1267 Před 2 lety

    Kkkkkkkkkkk wlhi beerkaa i xanuunay qosol