Amb. Ahmed Isse Awad - Fahamka Federalka iyo Maamul goboleedka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 30

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt Před rokem +1

    Awad proved to be one of the most exceptional ambassadors to have ever served the United States during my lifetime. Without knowing personally the community members, his heartfelt gesture of reaching out to offer condolences and his visits to the ill members of the Somali community demonstrated both his intelligence and deep compassion. In addition to his other admirable qualities, Awad also took the initiative to organize numerous community events, including festive gatherings celebrating Independence Day and other important occasions. His dedication to fostering a sense of community and promoting unity through these organized parties is truly commendable. It's clear that Awad possesses an impressive combination of knowledge, intelligence, and experience. I wish him to become a future Somali president as a testament to his admirable qualities. Leadership roles require a variety of factors to align, including political dynamics and personal ambitions. He has both. While it's uncertain what the future holds for him, it's always inspiring to envision individuals with such exceptional qualities serving their country in significant capacities. I wish Awad well. We miss him in Washington, D.C.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +2

    Ambassador ahmad Ciise cawad wa aqoon yahan wax badan laga faaiiday Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal ❤❤❤

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před rokem +4

    Maamul giboleedyada nidaamkay ku dhaqmayaan waa waxa dib noo dhigaya

  • @maxamadmuxumad-mt1zg
    @maxamadmuxumad-mt1zg Před rokem +3

    Ayaanlow. No soo. Dhameee. Shkeekadi. Asharz qayptii ugu danbeysay Lee no dhiman

  • @cabdirashiiddubbad2611
    @cabdirashiiddubbad2611 Před rokem +4

    Asc hanoolaato ahmed ciise cawad waa masuul ku caan ah somalinida wadani ahkamadax banaan musuq iyo qabyaalad waxan ilaahay kabar yayaa in asga iyo kuwa lamidka ah inmasuul ooga dhigo somaliya isku qabiil ma nihin somali ayaan wadaagnaa mahadsanid

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL Před rokem +3

    *waxaan kaa sugaynaa qabtii SHANAAD EE DUULIYAHA*

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před rokem +1

    Hanoolaato❤

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 Před rokem +2

    Axmed Ciise Cawad aqonyahan sare o wadani ah waye wxn rajenaya in madaxwayne Somaliyed noqdo

  • @abdullahiwarsame3211
    @abdullahiwarsame3211 Před rokem +1

    Ambassadorka si fiican ayuu u sharaxay ujeeddada fedaraalka lkn ilaa hadda horjoogayaasha gobalada ayaa fahmin sababtoo ah aqoon asaasi ah ma laha .
    Mustaqbalk waxaan rejeynayaa in guddoomiyaha gobalka uu noqdo qof aqoonta ka dhisan diiniyan iyo maaddiyanba .

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před rokem +1

    HADDUU SAA U YAQAANO FEDERALISMKA MUXUU NABAD IYO NOLOL U RARAN JIRTAY OO U AHAA RABAAYAD .SOMALIDA MARKUU JOGO HAYSTO MA HADLAAN OO WAA CAADI SUBXAANALAAAH.. AYAANLE HUSSAIN ABDI HANOOLATO MAHADSANID SXB

  • @DEEQ
    @DEEQ Před rokem +1

    Salama ayanle

  • @xalanefarah5901
    @xalanefarah5901 Před rokem +1

    Waa wareeysi micno kufadhiya sida uu u sharxay mr cawad waxuuna kamid yahay dadka yar ee fahansan waxa dowladnimada eey tahay waana dadka aan ubaahan nahay in eey dalka maamulaan wax badan ayaan kabartay waad mahadsantahay ayaanle wareeysiga nucaano kala daawo ayuu uyahay dadka somaliyeed

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před rokem +2

    Soomaali marna noqon mayso federaal ee caqli kale keena

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před rokem +1

    47:14 waa runtii Dhaqankaa xun ee siyaasada Soomaaliya waa jiraa 100%

  • @salahyare7472
    @salahyare7472 Před rokem

    Amp isse Awed Salan Sare
    Q 5 Azhari Ayaan ka Sugeynaa Insha Allh

  • @farhiaismael5009
    @farhiaismael5009 Před rokem +1

    Fadaralka in uu hirgalo waa in dawlad dhexe ay kalsooni la timado

  • @user-ph9dn1jg5w
    @user-ph9dn1jg5w Před rokem +1

    Hanoolaato soomaali qabiil baa jaray

  • @nuurabshir1179
    @nuurabshir1179 Před rokem +1

    Dalkeena wuxuu ubaahanyahay diinta loo noqdiyo iyo dad daacad ah

  • @cabdixakiimdaahir4371
    @cabdixakiimdaahir4371 Před rokem +1

    sheekadii azhari noo dhamee

  • @ceelashaceelasha9504
    @ceelashaceelasha9504 Před 11 měsíci

    Axmed ciise cawad he is next president of somalia I.a fg isku qabiil manihin

  • @silverloola726
    @silverloola726 Před rokem

    Cawad waa Masuuni yahooda jecel

  • @keykey2594
    @keykey2594 Před rokem

    Ninkan federalka noo Sharaxaya wuxu ushaqayn jiray dictator farmaajo oo federal diid aha. Maxa tuugo somaliya siyaasiyiin isaga dhigta. Hada wuxu puntland u caynaya, wuxu isleyahay xasan garguurte safiir ama wasiir ka hel.

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 Před 11 měsíci

      Wad buktayaa cuqdda iska saar

  • @korkore4819
    @korkore4819 Před 11 měsíci

    Hadal is khilaafsan ayuu isku dhex wadaaa.
    Halkaa naga joog illaahay wil danbe nooguma kaa dhiiibo.

  • @hassanolad-hn6ml
    @hassanolad-hn6ml Před rokem

    Ma wadaniyaan naqaan wasiir waxu Ku helay cabdulaahi yusufa keeney

  • @aliibrahimyuusuf8506
    @aliibrahimyuusuf8506 Před rokem

    Oo kaalay Majeerteen kaliya miyaa fasari kara Federal ka? Colaad ku kala tagay kualahaa. Nigeria qabiil May isku dagaleen mise Waa Hal qowmoyad. Ninkaan malin walba wax cusub ayaa kusoo dhaca uu mesha la Soo fariistaa.

  • @ryfarrah1
    @ryfarrah1 Před rokem +1

    Ayaanle, waxaan backgroundkaaga ka maqlayaa cod digaag oo aad qaylo badan saaxiib.

  • @Qiirajabaan
    @Qiirajabaan Před rokem

    Hanoolaato see wax ujiraan ninkan maxaa noogusoo cel-celisaan hadaba dee nabar iyo naxdin hakala jeclaysanine soo wada waraysta!!!!