Ali Naaji heestii U fiirso

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • www.bclub19.com

Komentáře • 20

  • @abdullahiayoubdaha296
    @abdullahiayoubdaha296 Před 6 lety +3

    hees intaan dhagaystay ma arag hees ka murti badhan heestaa waa very nice

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 Před 12 lety +4

    ADOOMADA ILLAAHEEY
    XAQA LAGAMA OODEE AAQIRAA DANBEEYSO
    IFKA LAGUMA WAAREE,,,, WAA XIGMAD AAD U WEEYN
    ERAYADA HEESTAN ALAYAA CISAK CALI NAAJI

  • @abdihussein2278
    @abdihussein2278 Před 3 lety +1

    God Bliss Reer Naji all of them ever since my childhood they were my dream family.They established Shareero the Wonderful team.I love them

  • @user-sc7du8tf9v
    @user-sc7du8tf9v Před 4 lety +3

    Family naji caadiahna
    Ahmed naji
    Cali naji
    Didi naji

  • @adanshidane5142
    @adanshidane5142 Před 12 lety +1

    this is one of my best that i like every time i hear i get melow

  • @saidjamaali2528
    @saidjamaali2528 Před 4 lety +1

    Mid ka mid ah heesaha aanan ka daalin bey ka mid noqtay manta 22.12.2019 malinti ugu horesay an maqlo 1000 mar dib wan udhagestay maba ahan hees laga daalayo waana micnaha muga wayn iyo codka dananaya.
    Somaliyey Nabad iyo Jacayl

  • @Baabuuji77
    @Baabuuji77 Před 12 lety +1

    Ali naaji Yaa salaam dad waa dadkii hore

  • @magichashi
    @magichashi Před 4 lety +1

    Kolba meel abraarkiyo
    Ilowshaha ma fiicnee
    Ikhtiyaarka qaarkii
    Awood looma yeeshee

  • @micnamalahan
    @micnamalahan Před 12 lety +1

    music , ereyo , cod , laxan , farsamo tayeeysan mmm it tastes nice U fiirso )).

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. Před 10 lety +5

    heestaan marnaba kama dhargo, macaankeedana si qaas ah ayay iigu socotaa, xilli badana wan dhagaystay, waliba mararka qaar wan ku nafisi jiray, nolol dheer oo cafimad leh baan ku rajaynaa caliii

    • @gacal11
      @gacal11 Před 5 lety +1

      sxb me too. Anigaba kama daalo.

  • @ahmedabdi6891
    @ahmedabdi6891 Před 8 lety +1

    heestaan aad iyo aad ayaan uga helay.

  • @samiircumarwacays1117
    @samiircumarwacays1117 Před 7 lety +2

    heetan ad ban u jeclahay

  • @buuxoowbuuxoow9646
    @buuxoowbuuxoow9646 Před 9 lety +1

    Heestan caadi ma ahan

  • @farahcarlos3669
    @farahcarlos3669 Před měsícem

    👍💐Ali Naji
    I`m believe you
    sweet song
    Ali Always support
    🟣🟡🔴🌏🔴🟡🟣

  • @eagel143
    @eagel143 Před 11 lety

    I love heestaan

  • @echus
    @echus Před 7 lety +1

    where am i?

  • @libinalale6556
    @libinalale6556 Před 7 lety +1

    heestan waxeey igu soo dejisaa duulasha