Axmed Rabsha ihn | Heestii Axadii | Kaban

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 40

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 Před 3 měsíci +4

    Heesta Miraha❤laxanka iyo Codka iyo heerka Soomaali ay gaartay Fanka Xilligaas 70s Ahmed Allah yaa Barak Fannaan kabir❤❤❤ Jana❤janna Fardowso ❤

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 Před 21 dnem +1

    Ahmed cawad rabsha nin wax bartay😊😊😊 nootada musicada ayu xariif ku ahaay

  • @husseinelmi3614
    @husseinelmi3614 Před 3 měsíci +2

    Kama hoydo aydoo naftu olol madeysee .... Miro iyo Cod iyo Laxan isa saaran allaha unaxariiso Axmed Rabsha

  • @mohammedalinaji1030
    @mohammedalinaji1030 Před 2 lety +5

    Aaax Aaaax. Axmed Rabsho o kale ma jiro mana so bixi doono codkiisa & garaacida kabanka. Axmed Rabsha wa carab/Somali kana biyo shubtay hidihii & sugaanti .

  • @jaamal44axmed61
    @jaamal44axmed61 Před měsícem

    Walaahi cod miro laxan iyo kaban baa is helay Axmd Cawad Rabsho AUN
    Tolow fanaanin nuucaan ah dib ma loo arki doonaa

  • @maxamedboobe
    @maxamedboobe Před 2 lety +4

    Waa Erayadii faylasuuf ka, abwaanka Cabqariga weyn ee maxammed Ibrahim warsame “Hadraawi”
    Iyo laxankii Cabdikariif jiir

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Před 2 lety +3

    احمد عود ربشه إلا يرحم فنان من الزمن الجميل

  • @moogeumal3989
    @moogeumal3989 Před 3 lety +7

    Axmed Cawed Rabshe. Fannaan buu ku bannaanyahay.

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 Před 2 lety +2

    Alaha uraxmado axmed cawad rabsha laxanki cabdikariin faarax qaarey jiir alaha uraxmado jandi alaha geeyo labadba

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Před 3 lety +12

    Axmed rabsha aun wuxuu ahaa fanaan fanka school kusoo bartay siiba musiga noocyadiisa kala duwan

  • @AbdiCali-yg1nr
    @AbdiCali-yg1nr Před 2 měsíci

    Guul Ayan ku leyahay wll mcn

  • @creativesomalia7784
    @creativesomalia7784 Před 3 lety +3

    Maclinka fanka. Axmad rabsho

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před rokem +2

    Wah waah❤

  • @qasimabukar7488
    @qasimabukar7488 Před rokem +3

    Erayadii Maxamef Ibraahim Warsame "Hadraawi" Laxankii Cabdikariim Faarax Qaaray "jiir" Muqdisho 1970

  • @aq_ahmed
    @aq_ahmed Před 2 lety +1

    Allow kuu naxariiso Ahmed Rabsha

  • @fastmover2082
    @fastmover2082 Před rokem

    Allaha unaxaristo abwanka fananka iyo laxamista

  • @Rako_SomaliTV
    @Rako_SomaliTV Před 10 měsíci

    2022-02-13 ma ilaawo 😢😢 Allow Aabo kuu naxariiso Cabdikariin Faarax Qaarey ( Cabdikariin Jiir) waxaad ii ahayd qof aan waligii ku dayan doono

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN Před rokem +1

    Cod dareen leh ya waduud. Allow ku naxriiso hirarka codkiisu samynayan la cajabay

  • @cabdixamiidaxmed9198
    @cabdixamiidaxmed9198 Před 2 měsíci

    Mar waxaan iraahdaa way imane sii joog marna waxaan iraahdaa axdigaydin dhigateen koley oofin mayseeee haaaa yac ma aha fanaaniinta maanta canbuulo hadaan ku casheeyo caadi waayee

  • @galmaaxabdullahi549
    @galmaaxabdullahi549 Před 8 měsíci +1

    heestan xasuus gooni ah ayey iguledahay

  • @mohamedsheikh4773
    @mohamedsheikh4773 Před 2 lety +3

    Ubax baan guroo, soo urruriyoo, amranaa golihii , odii madhnayd, ku ila xiroo, ku ag daadiyoo, weheshada iri.

  • @maguled
    @maguled Před rokem +3

    Laxanka heestaan oo suudaani ku qaabaysan waxaa iska leh Axmed Rabsha. Dad baa ku sheega CabdiKariim Jiir, laakiin ma laha. A.h.u. labadoodaba.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Před rokem +3

      Miyaad daawatay AHun Cabdikariim oo sheegaya inuu isagu laxanka leeyahay, 80 jir been ma sheegeen, adeer, meeshaad joogta horeentaa 1970s aad ku ogaataey bal noo sheeg. Si fiican baan u xasuutaa heestan cajaladii igu horey compact cassette bay igu duubnid ku dhageysan jiray record player/recorder Grundig ah

    • @maguled
      @maguled Před rokem +1

      Haa, beri hore baan arkay C/Kariim Jiir oo heestan ka hadlaya iyo taariikhdii Axmed Rabsha. Waana runtiis Jiir, laakiin siiqaddan way ka yara duwaneyd, baa igu maqaale ah. Waxaana jirta, rumayso ama ha rumaysan, hees Suudaani ah oo lah exactly laxanka iyo siiqadda ay heestani "Axaddii" imminka leedahay. Waana meesha uu ka soo dheegtay Axmed Rabsha markii uu Suudaan tegey, early in the 70's. Wallaahu Aclam.
      Let me add this: In 1984/85 Riyadh SA, CabdilQaadir Bagaag oo isna heestan hadda kor qaaday baa waxaa waydiiyey dad ku muransan laxanka 2 heesood oo midi Axadda tahay (tii kale hadda ma xusuusto). Wuxuuna sheegay in Axmed Rabsha heestan laxankeeda uu wax badan ka beddelay markii uu Suudaan la tegey, laakiin ixtiraam uu u hayo macallinkiisii u bilaabay, waa C/Kariime, sidaas isaga loogu diiwaan geliyey. Mana aha markii ugu horreysey ee la i weydiiyey, buu yiri Bagaag. A.h.u Saddexdoodaba.
      FG: Heesta Suudaaniga ah ee almost exacty laxankan sidata, hadda ka hor baan dhegeystay. Haddii uu jiro qof hayaa, fadlan ha nala wadaago.

    • @Ebyaan
      @Ebyaan Před rokem

      Heestan ma carabi ayaa laga soo turjumay mise hadraawi laftiisa ayaa arkay qisada heesta halkaas isoo sheeg cawayska dalmar

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 Před rokem

      ​@@Ebyaanheestaan iyadoo sabti ah ayaa jirto marka hadraawi axad ayoo ka dhigay

  • @GuushaG30
    @GuushaG30 Před 3 měsíci

    Heesta aniga ahan waxa ila cod mcn c/casiis jarmal

  • @cantarcusmaanmaaxi
    @cantarcusmaanmaaxi Před 11 měsíci

  • @Ayyhh2022
    @Ayyhh2022 Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 3 lety +2

    Addunya hal baan lahaa hashina horor baa latagey oo HARUUB madhan baa sitaa shidaalka shidaalka shidaalka shidaalka DDS