Suaalihii ugu adkaa aya la weydiiyay nin maaku qabay marka maxamed buskut guursaneysay maxkamada dah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024

Komentáře • 17

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 21 hodinou +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @farhiagudow8932
    @farhiagudow8932 Před 19 hodinami

    Waay cabsaneysaa gabdhaan miskiinta ah.wadanahuu kaqabtey maskaxada wuu kaqabsadey

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 21 hodinou +1

    Oo hadii ninkii hore qabay sidee ayay maxamed buskud guursatay

  • @SamsungS-eg3xb
    @SamsungS-eg3xb Před 21 hodinou +2

    Asc daahir gabadhaan caruurteedo waa shan caruurta badh waxaa haysa ayeydood oo gabilay joogta

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 21 hodinou +1

    Markhaati la'aan way furantaa

  • @farhiagudow8932
    @farhiagudow8932 Před 19 hodinami

    Shareecatu waqaynuu sax baykusocotas

  • @farhiagudow8932
    @farhiagudow8932 Před 19 hodinami

    😂😂😂😂😂😂😂..goorme farsiisa adey adkaatey

  • @abdallahabdi1012
    @abdallahabdi1012 Před 19 hodinami

    Meeshani ma XERADII DADKA WAALAN AYAY NOQOTAY !!!!!!

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 Před 19 hodinami

    Waa beenteed kuwi horeba way kasoo tagtay marka labaad hadii wax la sixray asaa sixran oo cidiisa iyo ilmahiisa jaray

  • @maryanabdemuhammad1864
    @maryanabdemuhammad1864 Před 21 hodinou

    😢😢😢😢😢😢

  • @sahrafahiye7315
    @sahrafahiye7315 Před 21 hodinou

    Oo.naagta.maxay..hooyadii.udiidaysaa.oo.wiilkay.dhashay.ayeeydiis.waa.naag.aan.kala.dhaqan.nahay.oo..ayeeydiis.dhaheyso.yaan.loo.geynin.waa.arin.culus.ooreer..koofurka.dhaqan.u.lahayn.ayeeyo.la.caayo.w

  • @safaaa94
    @safaaa94 Před 21 hodinou

    Maxaa cadey karo in lasixray war ilah ka bakh war nagihii niman mey nokhden wa ayaga laba nin arosayan ar ilaah kabakha war cadab ayaa nasugeysa

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 Před 19 hodinami

    Wax badan bay is dhex qadaysa,waxa yaba lakin hadayna shaqaysanayn nin aan shaqaysana ay gursatay waxay lacag laanta ay ka cabanayso iyo gajadu may shaqaysato,sixirkana wa kufri qoof adna ogayn inu saxir yahay inad ku tidha wa dulmi nag walba markay waxay rabto samayso ayay wa sixrana laso farisane haday awladeda sixir darti ugu tagi wayday siday lacag laan u tagee 😂😂😂aw sixirki

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 21 hodinou +1

    DAHIR FURIIN WAA FURIIN QORAAL AHAAN HADUU KU FURO XATAA MARQAATI LA,AAN WAA FURMEE

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před 21 hodinou

    Ma taqaano sixir